Samaysiga Roobka iyo Xaqiiqadiisa.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 113

  • @halooyelochannel9798
    @halooyelochannel9798 5 лет назад +23

    Masha allaah sxp rmadn kariim
    Channelkan sahanka Xogaha
    Subscribe qofki ku cusub ha saro
    Commntiga pin ii sar lph
    Ana subscribe ha ii saro channlkn cusub waaa rmadaan ajarka bdso
    ruclips.net/video/k9FIDdoha0k/видео.html

  • @Suuq4uu
    @Suuq4uu 5 лет назад +15

    Markasta oo aan #hargeysa gudaheeda roob illaahay ka barino wuu noo shubaa , deegaanada soomaalida ee kale iyaguna waa nala mid roob hadii aanu illaahay ka barino wuu noo shubaa , Allah ayaa mahad leh , laakiin xiliga uu shubaayo iyo meesha uu ku shubaayaa maaha wax aanu faro gashan karno isagaa leh awoodaas iyo rabitaankiisa, illaahay wanaagsanaa ilaa maalintaan dhashay biyo aan cabo ayuu i siinaayay raashin aan cuno ayuu i siinaayay Hawo macaan oo aan qaato ayuu bilaash igu siinaayay ilaa hadana isagoon lacag iga rabin ayuu i siiyaa , illaahoow waan ku jeclahay waan ku adeecsanahay adigaaa i abuuray oo i ahaysiiyay THANK YOU ALLAH
    Aadan waad mahadsantahay barnaamijyada qiimaha badan ee aad nala wadaagto

  • @qoslintabarbaarta2188
    @qoslintabarbaarta2188 2 года назад +6

    Markaan maqley in roobka somalia la dhacay ayan xog raadis bilaabey 23/march/2022 ayan daawanaayaa m.a 🥰

  • @bathramustaphe5166
    @bathramustaphe5166 5 лет назад +3

    ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خيرا رمضان كريم 🍃🍃🍃🍃🍃🍃

  • @zamraanka_____poi114
    @zamraanka_____poi114 2 года назад +4

    laba sano kadib waqti aan ubaahnaa inaa ogaado arintaan xaqiiqdeeda___🥰

  • @cinemahouse2254
    @cinemahouse2254 5 лет назад +4

    Only Allah uunba noo shubi Kara raxmadiisa ....Cidina ma sameyn karto Roob sameys

    • @cinemahouse2254
      @cinemahouse2254 5 лет назад +1

      اشترك في القناة لمتابعة اخر افلام الجديدة

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад +1

    2005 iyo 2009 Ayaanu Universty grenoble ku qaadadaney Hadana Lyon Albert eine stein Villeurban.Waxan aad adigu inyaroo Sheeka u soodhigeyso
    Blse Wey jiraan ku sookoob Daruurtoo Roobkey sodo Lasoodedejiyo Tuujin daruureed,

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 5 лет назад +5

    35,178 subscribes u have hamplyo hmplyo sxp horay usoco

  • @cadisalaam3194
    @cadisalaam3194 5 лет назад +3

    maasha allah ale hakuuu kardhiyo

  • @sahidsalahjamac1808
    @sahidsalahjamac1808 5 лет назад +4

    Ilahay cumri deer haku seyo mahad sanid wall 👍

  • @nawaafbashiir9126
    @nawaafbashiir9126 5 лет назад +4

    Dawadahi u horeye in an noqdan ku farax sanahy

  • @zuhaybcarab5768
    @zuhaybcarab5768 5 лет назад +6

    wxn doonayey inaan noqdo qofka 1aad balse daruufo jira awgeed ayn noqday qofkii 56aad 😢😢😢

  • @SamatarCosta
    @SamatarCosta 5 лет назад +4

    Macha AllaaH zhp Aadan Horay U soco Marna Gadaal Ha eegin
    Videoyada Azxaabtii Noo soo diyaari Ramadaanta Darteed an uga Faaidaysano sida Khaalid ibnu Waliid iyo Caamir Ibnu zaabit
    Ziiba caamir ibnu zaabit Xaqiiqo waxn ka maqlay ah Waligii Ma Tukan Janadana waa loogu Bishaareeyay Bal Waxa Ka Jira wax Nooga Sheeg

  • @HORUMARINTA
    @HORUMARINTA 5 лет назад +3

    Mshllah aadan khadar ali madaxbaad tahy wll hore usoco

  • @calimaxamedcali1983
    @calimaxamedcali1983 5 лет назад +4

    Roobka dariiqada lagu helo alle wuu inoo sheegay waana ISTIQFAARTA

  • @RelaxationA
    @RelaxationA 5 лет назад +3

    sxb alaah hakudowro cilmigana kuu kordhiyo

  • @omarhoone6036
    @omarhoone6036 5 лет назад +5

    Inta sooman Allah haka aqbalo Inta afurana Allah haku baraarujiyo

  • @روحالروح-و1ن
    @روحالروح-و1ن 2 года назад +3

    Wixii ay somalida dip ka ogadaaan adne 2 year ago ayadpa ka hadshaa😂 mansoniyiinya ayn la yapaa markan arkey 2018 inad ka hadashey hadane arinta roobka m.a abow ilahy haku ziyadiyo caqligaga iyo aqoontadapa wllky🙏🙏

  • @B.11ss
    @B.11ss 2 года назад +4

    Rooobkii somaliya markii la yri waa laxadey ban baaritan galy lknse waxn hubaa wax walba in ilahy na siiyo mana aaminsani waxan 😔 ma aaamin sani in ibnu aadam waxas sameyn karo

  • @mustafemaxamedjnc5781
    @mustafemaxamedjnc5781 2 года назад +3

    2 sano kadib daawaday legend waxanba hore kafahansanty

  • @mahamedshorty7417
    @mahamedshorty7417 5 лет назад +3

    masha Allah cilmigaada allaha ku siyaadiyo wax aanan ogeyn aan kaa faaiday horay usoco

  • @mohameddayax2824
    @mohameddayax2824 5 лет назад +6

    Sahanka xogaha libaax hore uzoco ✔✔🔥

  • @saidahmed7784
    @saidahmed7784 5 лет назад +6

    Waaa aragti aanan hore u maqal #Roobaynta
    Fadlan Chanelkan halagu ixtiraamo oo yaan laga daba qaadan
    Alle hku barakeeyo saxiib Aadan sahan

    • @ninweynqansax1383
      @ninweynqansax1383 5 лет назад +1

      Ruushka marku ciidamadiisu marayaan, waxay kala eryaan daruuraha, waa wax jira.

  • @MohamedAhmed-bu7cy
    @MohamedAhmed-bu7cy 2 года назад +4

    Yaa dawanayo 2022

  • @zakariyepurhan7088
    @zakariyepurhan7088 5 лет назад +3

    Zxp ilahay haku daayo cilmigana ku fududeeyo ramadan kariim

  • @ironlady1218
    @ironlady1218 5 лет назад +3

    Mazha allah akhii inaga nimcda illahaybaa inagu filan

  • @amgaadali2435
    @amgaadali2435 5 лет назад +3

    Wax fikrada kaman han sida lo sameyay roobka lkn dad si qaldan u macnastay ban bara bulshada ku arkayay Alle haso hadeye

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 5 лет назад +3

    Thanks brother and keep going

  • @thabitabdallaali7917
    @thabitabdallaali7917 5 лет назад +4

    masha allah sxb mahad sanid illahay hakaa abaal mariyo cilmiga aad inala wadaagtay

  • @Boqoldile1
    @Boqoldile1 2 года назад +1

    Roobka somalia wa la xadey ma maqashey sxb yaab waaye ✌🇸🇴

  • @Khalidabdulkadirdiriye
    @Khalidabdulkadirdiriye 5 лет назад +3

    Mnsha allah sxb mhdsanid

  • @mahedimohammmed4256
    @mahedimohammmed4256 5 лет назад +3

    Thanks Brother ❤

  • @nimconimco8304
    @nimconimco8304 2 года назад +1

    27.3.2022 ayaan Daawanayaa waxaana lasoo dhigay 2sano kahor wllHi ninkani waa Indheer garad

  • @KhayrExplorer
    @KhayrExplorer 5 лет назад +3

    wxn maqlaa in roobka samaysigu inuu yahay acid rain oo uu dilo dirta. mxa ka jira xagaa

  • @xasanxadaari792
    @xasanxadaari792 3 года назад +2

    Allow nimcadaada hannagu halligin🤲🤲

  • @abduqadirabdullah1256
    @abduqadirabdullah1256 2 года назад +3

    war niyow uppdate baa thy wixi cusub adiga ba hore ugu hadasha indheergerad iga dheh waa laka la tagay orod na ma aha aya maqli jiray.😂 aniga neh hadda ayaa ba igu horeesa roob la sameynaya iyo mid la xada iyo mid la leexsada ba 😂

  • @maxamuudilyaas7476
    @maxamuudilyaas7476 5 лет назад +3

    Wll 2 puc miyuu kasòo horjeedaa maansooniyada mise waa raga u ololeeya

  • @waheliye44
    @waheliye44 5 лет назад +4

    Aaadan keep going pro from Cardiff

  • @moelmi9308
    @moelmi9308 5 лет назад +3

    I never heard about it. Aad bad u mahadsn thy mudane

  • @raashidaden3543
    @raashidaden3543 5 лет назад +2

    Masha Allah hore usuco sxb

  • @matanali3391
    @matanali3391 4 года назад +2

    Jazaaka llaah khayr wll igu qaali ah

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 5 лет назад +3

    Thanks bro

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 2 года назад +4

    After 2 years today daawanaya

  • @AhmedHassan-sr8xi
    @AhmedHassan-sr8xi 5 лет назад +3

    ZXB ASC RAMADAN MUBARAK WALL *INTRO*GAAGA ILAMA YARA FIICNA INTA KALE LKN WAA FIICANTAHAY MASHA ALLAH WALL WAA IGA TALO.

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 5 лет назад +2

    Shukran sxb barkalahuma

  • @axmed-jamaalsh.saleebaan6127
    @axmed-jamaalsh.saleebaan6127 5 лет назад +4

    hore ugu soco AADAN roob ay daruurihiisa isku dayaan in ay abuuraan iyo mid ay baajiyaan ba waa jiraan'e.
    Su'aal. dijaal cawar hortii awooddan maamul ee daruuraha la maamulayo ma la filayay aadan?

    • @sahanka97
      @sahanka97  5 лет назад +2

      Waa mashruuc ay wali tijaabadii ku wadaan oo la yidhaahdo HAARP
      Ilaahay ayaana og inuu u hirgalayo iyo inkale

  • @axmed_beereed
    @axmed_beereed 2 года назад +4

    Roobkii somalia waa la leexsaday

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 2 года назад

      Kenya haddana ma roobkeeni leexsatay

  • @horseedreportagency5138
    @horseedreportagency5138 5 лет назад +5

    Marvel Filimaanta ah Xaqiiqdooda No So Raadi Tu saale Ahaan Spiderman batman Hulk Ironman

  • @adkow6784
    @adkow6784 5 лет назад +3

    Waan u baahnaa mawduucn thnks

  • @igamashquul743
    @igamashquul743 2 года назад +4

    Aadan ma 2 sano ka Hor baad ka hadashay.😂

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 5 лет назад +5

    Xayaysiintiina wataa laguu furaye pro bahalka manad lacag ka samayn 😂😂

  • @hormariye5864
    @hormariye5864 5 лет назад +3

    Asc walaalayaal kusoodhawaada Chanalka nasoobooqda hadii aad ku qanacdo subscribe saar waadna ku mahadsantahay aqbalaadaada

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 5 лет назад +2

    Thankz pro qli

  • @hudamohamed6008
    @hudamohamed6008 5 лет назад +3

    wax waliba wuxu ku wanagsanyhy dabcigisa marnaba natureka iyo human creater iskumid manoqonyan

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 5 лет назад +3

    Hore usoco zxp

  • @mahdibanetia8309
    @mahdibanetia8309 3 года назад

    Mzha Allh wll
    Allh aya xuman ka nasahan

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 5 лет назад +3

    Roobka bey sahanka xogaha ugu shidan tahay

  • @abdallahassan5703
    @abdallahassan5703 5 лет назад +2

    Mahadsanid sxp🙏

  • @dhaqaneali7064
    @dhaqaneali7064 5 лет назад +3

    Masha allah

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 5 лет назад +3

    MASHA ALAH HADA XITA ROOB BA NO DA, AYO WLLHI FROM GAROWE

  • @farxaanabdiraxmaantaleexi7203
    @farxaanabdiraxmaantaleexi7203 5 лет назад +4

    Eran ayaa lhyd roobki waa nlga xawishy ayan dhWayd

  • @متععقلك-خ4خ3ظ
    @متععقلك-خ4خ3ظ 5 лет назад +5

    *wll xagee kala soo xidhiidhaa min fadlik hayga xasidin fadln arrin muhiima ayaan ka raby walaalkayow.*

    • @sahanka97
      @sahanka97  5 лет назад

      aadankhadar1996@gmail.com

    • @ducaleahmed9108
      @ducaleahmed9108 5 лет назад

      First leter is small brother or capital??

  • @amiinahmed8381
    @amiinahmed8381 5 лет назад +3

    Sxb qaylada yaro calaaada sahanka xoga tilmaameysa dhiiq leh ka dhaaf

    • @amiinboos7632
      @amiinboos7632 5 лет назад +2

      Amiin Ahmed
      Waaar af-soomaligu miyuu kugu yar yahay waa maxay waxan aad qoraysaa maad na fahansiin kartaa qoraalkaaga

    • @stanbulfarah3647
      @stanbulfarah3647 3 года назад

      Sxb afsomaliga igu mayare ee waxaad aqrisay ayaad fahmaynin
      Wxan kawada dhawaqa tilmaamayo logada sahanka ayaa idhibayay

    • @stanbulfarah3647
      @stanbulfarah3647 3 года назад

      Wa amin

  • @abdikhalaqibrahim7980
    @abdikhalaqibrahim7980 5 лет назад +4

    Hadii aad so koobi lahayd yacnii aad minuteska uu soconayo videogu yarayso 4k like wad heli lahayd

  • @ABC-schools
    @ABC-schools 4 года назад +1

    Roobkan dad sameyska ah waxuu hordhac u yahay, roobka Dajaal uu dadka kugumeysan doono si ay u caabudaan.

  • @maryanmahdi4694
    @maryanmahdi4694 5 лет назад +2

    Wll aad ayaa umahad santhy thanks

  • @rooblemax1118
    @rooblemax1118 4 года назад +2

    Hhhhhhhh Rooble ilaahay baa keena

  • @moaahmed319
    @moaahmed319 5 лет назад +1

    Ataaturki wli shaki ba iga jirah video gaz ina ad wx qaladay

  • @y4ska37
    @y4ska37 5 лет назад +4

    MIRO GUNTIGA KU JIRA 😑
    KUWO GEED SAARAN LOOMA DAADIYO!!❤

  • @s.m.c.hargeysawidhalada1769
    @s.m.c.hargeysawidhalada1769 5 лет назад +3

    Daruuraha Ma la jiidan karaa Yacnihii in daruurta ku dultaagan uu wadan kale kaa jiito ???????????!!

  • @djkimovich
    @djkimovich 5 лет назад +3

    Halkaa kawad khadarow

  • @abdiroblexuto8119
    @abdiroblexuto8119 5 лет назад +2

    Mahad sanid wll

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 2 месяца назад

    اانتم انزلتموه من المزن ام نحن منزلون
    Miyeyna aayadaas ka hor imaanyn

  • @Ali-so2ws
    @Ali-so2ws 5 лет назад +2

    Makafikrty abaraha somalida dhulkeda kusolalabta? Hadannu awodno wainan kudadala sidan dadka ugu faidyno.*dadka samysaty aya kubabi laha wacadi in dadkenu aysamystan*

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 5 лет назад +4

    Somali African mahn sxp ?? Wana kasharaf badanahy

    • @ahmedhashi1066
      @ahmedhashi1066 5 лет назад +2

      Kkkkkkk waynagii American ka ahyne

    • @hhhhhh6818
      @hhhhhh6818 5 лет назад +1

      Maaweeladii caruurtaad wadaaa oo hadaa mxd thy kkkkkk

    • @thabitabdallaali7917
      @thabitabdallaali7917 5 лет назад +3

      Najiib Alpha sxb afrikan markaad maqasho hamoodin
      dadka mad madood ee murqa kuusta ah ee sanka waa wayn timahana adag sida kenyanka.
      afrika waxaa daga qowmiyado badan
      masar,liibiya,tunisia,aljeriya,morroko waa dad cad cad
      waxayna dagaan afrika waa na afrikaan DAGA AFRIKA
      somalia,jabuuti,eritariya,itoobiya
      dowladahana maahan kuwo lamida si afrikada kale waa dad san dhuudhuban waji qoran
      sidaa so ay tahay waa afrikan DAGA AFRIKA
      AFRICANKU MAAHAN OO KALIYA DADKA KUUKAYDA AH
      hada marka aad maqasho QOFKANI WAA ASIYAN MACNA HEEDU MAHAN INUU YAHAY HAL DAL IYO HAL QOWMIYAD
      ee waa inuu dageegan kiisu yahay asia
      shiinaha,kuuriya,taywan,jaban,
      waa dad indhayar ah sidaaso ay tahay
      waa AASIYAN
      DAGA ASIA

    • @khaledturkey6632
      @khaledturkey6632 5 лет назад +1

      Walal qof qof ka sharaf badan
      Majiro
      Kuligeen ilahay adomadisa nahay
      Cidi ilahay xaqa ku caabuda
      Aa sharaf leh oo libanty
      Marka walaal ilahay
      Xaqa haku wafijiyo

    • @thabitabdallaali7917
      @thabitabdallaali7917 5 лет назад +2

      Essasson Osmaan usheeg dee in binaadam
      binaadam kale kasharaf badneyn

  • @dhibic8952
    @dhibic8952 5 лет назад +3

    Dawadihii dhowr topnaad 😂

  • @zakariyecade4997
    @zakariyecade4997 5 лет назад +3

    Roob lasoo jiidanayo waa sheeko Raqiis ah

    • @thabitabdallaali7917
      @thabitabdallaali7917 5 лет назад

      Ali Yare sxb lama soo jito balse waxaa labacrimiyaa
      oo hadii ay daruuraha robani kuwajahan yihiin dhanka dalalka bariga oo ay daruurahsi in ay kudul maraan ku qadanayso 2 sacadood
      ayaa waxaa laga faaidaysanayaa labadaas sacadod oo waxaa lagubacriminayaa kiimikaalo
      kamikaladaasna waa kuwo daruurta rooban ee socota cuslaynaya oo dhaqaaq udiidaya sidaas owgeed malmo kadib waxay keeenaysaa roob
      malmahasna waa malmihii aysafarka kusii jiri lahayd oo laga hakiyay
      markaa kadib waxay keenaysaa roob sunaysan oo aan wax nafci ah lahayn qaasaaro moyane
      waayo maahan roob kuyimaaday si aan dabiici ahayn
      dalalka qaar sida EMARATKA yaa sidan adeeg sada

  • @maahirabdisalam5845
    @maahirabdisalam5845 5 лет назад +1

    Wllo magacaga manoo sheegi kartaa
    ارجوك هل يمكنك ان تخبرنا بسمك؟

  • @faysalnacnac1872
    @faysalnacnac1872 3 года назад

    Eeerr

  • @mohamedrajaab1641
    @mohamedrajaab1641 5 лет назад +2

    shukran bro