Lakulanka Farmaajo oo ka qiimo badnaaday shirkii loo tegay dalka Qatar iyo kooxda Xasan oo kanaxday.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 192

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 2 месяца назад +20

    Waanku salamayaa habo mashaallaah welcome back Xabiibul Malaayiin♥️♥️🇸🇴👈🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈

  • @alirage1746
    @alirage1746 2 месяца назад +17

    Alleh hano so celsho Farmajo

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 2 месяца назад +13

    Waa cadaalad md Farmaajo noso noqo adoo nabada❤❤

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 2 месяца назад +10

    MashalaAh MashalaAh MashalaAh farmaajo so noqo adoo nabada inshalaAh ❤❤❤

  • @maryanyusuf7653
    @maryanyusuf7653 2 месяца назад +11

    Sac masha Allah FIFA farmaajo sonoqo adonabada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ramla8285
    @ramla8285 2 месяца назад +21

    Sonoqo farmajo adigo nabada❤

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 2 месяца назад +9

    Guul iyo gobonimo nabad iyo nolol ❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 месяца назад +15

    Mooryaanta allaha hor dhaafiyo ummada somaliyeed

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 2 месяца назад +4

    Madaxweyne farmaajo guul

  • @FartunK
    @FartunK 2 месяца назад +5

    amiin yaarabi illaahoow noosoo celi farmaajo❤❤❤

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 месяца назад +4

    Allah noo soo celiyo
    Madaxweyne maxamed cabdulahi Farmajo insha Allah ❤🇸🇴❤️

  • @ramla8285
    @ramla8285 2 месяца назад +10

    Xasan sh wa banjaray

  • @shiiqcalishiiq2277
    @shiiqcalishiiq2277 2 месяца назад +7

    Alle hanoo so celsho

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 2 месяца назад +6

    Xabiibul Malaayiin

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 месяца назад +7

    Farmaajo nololi kama danbeyn dal iyo dadbo waa loo darsadey waa hadii xaqiiqda laga hadlaayo

  • @zainabraan9446
    @zainabraan9446 2 месяца назад +11

    Dumaashi noolow cilmi iyo caqli ilaaheyba ku siiyay waxan ahay tageerahagan ahay

  • @Nadifohussien-f6z
    @Nadifohussien-f6z 2 месяца назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ aabo farmaajo alow noosoo celi aamiin yaa rabii

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 месяца назад +2

    Ilaahow farmaajo❤ usoo Celi wadanka marlabaad oo NABAD iyo NOLOL👍💯❤
    xukunka noogu dhiib waa maalin jimcaad iyo bishii barakaysnayd aamiin aamiin❤💯👍🙏🦁🐎💪 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 месяца назад +4

    Allow Xaqa U Hiili Aamiin yarabi🤲👍🏾👏🏼👏🏼👏🏼.

  • @munajama1023
    @munajama1023 2 месяца назад +4

    Mashallah tabarakallah waa runta inshallah wu sonoqooni

  • @aliawad2288
    @aliawad2288 2 месяца назад +4

    Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MohammedAli-sx8pm
    @MohammedAli-sx8pm 2 месяца назад +10

    Thanks brother saad runta ushegin. Ale ha noo soo celiyo Xabiibul malayiin farmaajo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 2 месяца назад +5

    Sonoqo adow nabad ah farmajo amiin ya rabi raysu wasare khayre isha allah shushkuna haka dhex baxo kuxigenku wa murursade wadaniga dhabta ah wa marexan iyo murusade nolada somali dhab ah

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 2 месяца назад +4

    Walaalayaalow qabyaalada inagadaaya oo wadaniyadu ha,inadeeqdo cadawgeenu waaka isku keen diraya si ay,inooga faa,iidaystaan hogaamiye wadaniyah oo daacadah dalka iyo dadkana wax uqabanayah Una cadaalad falayah aan ilaashano oo garab istaagno Lana shaqayno qabiil kuu doono hanoqdee horomar keenaa kujirah cadawguna waa inaga waabanayaa guul iyo gobonimo iyo soomali oo qabyaaladii assay oo kamaydhay wixii soomaray inshaa alaah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 месяца назад +4

    Ilahey ha no soo celiyo farmaajo wuxuu ahaa wadani

  • @zahraahmed5566
    @zahraahmed5566 2 месяца назад +3

    Soo noqo adoo nabad ah Madaxweyne Farmaajo. Xabiibul Malyuum

  • @sahalorhaye5407
    @sahalorhaye5407 2 месяца назад +6

    Soo noqofo farmjo❤

  • @CanabMaxamed-dg6db
    @CanabMaxamed-dg6db 2 месяца назад +1

    Waa ku sugeenaa farmaajo Isha alaah ayaxu wada Ku qulqul Isha alaah❤❤❤❤ farmaajo

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 2 месяца назад +1

    Mahadsanid kabayare guuleyso

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 2 месяца назад +1

    Absolutely you’re right 100%

  • @Hanaddalmer
    @Hanaddalmer 2 месяца назад +4

    Waxaaa na matalaya hadaan umada soomaaliyeed nahay kuwaas ku booqday madax waynaha gurigiisa codsigana kuwaasa noo wada insha allah wuu soo noqonaya mudne far maaajo markale insha allah soo dhowoow ayaan leenahay mudne m,wayne mcm farmajoo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤100%

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 2 месяца назад +1

    Kabayare guulayso

  • @faizajama1874
    @faizajama1874 2 месяца назад +1

    Aad baad ugu mahadsantahay inaad qiratay khaladkaaga

  • @Adanjkahin
    @Adanjkahin 2 месяца назад +2

    Mahadsanid Abwaan Abdirizak

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 2 месяца назад +2

    Maa shaa Allaah Abwaan Kabayare! Mawduucyo wanaagsan baad soo daysaa!

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 2 месяца назад +5

    We are waiting him madaxweynehena xaqa ah wa isaga wixi kale cariqsi ayay ku jogan wayn na iska tegayan insha allah

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 месяца назад +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    استاذ صحفي kabayare
    🎉🎉🎉🎉🎉
    Mahadsanid

  • @Fatima-h7g6c
    @Fatima-h7g6c 2 месяца назад +1

    Fadlan waxaan ka hadlirbaa Deegaanka.
    Fadlan fursad isii.Shukran oo ila soo hadal.

  • @okorontokoronto8331
    @okorontokoronto8331 2 месяца назад +4

    Soo noqo Formajo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +4

    saas weye masha allaah❤❤❤❤✅🇸🇴👌👍♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅

  • @AhmedDahir-io2wy
    @AhmedDahir-io2wy 2 месяца назад +1

    Asc abwaan kabayare mashaallah waa runtaa... somali oodhan baa kutaageersan Wararka aad bulshada Soomaaliyeed u sheegtit waa warar xaqiiqda dhabta ah kusalaysan.... & midnimada dalkeena Somalia waa muqadis dhab ah....
    Abwaan kabayare mashaallah..

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 2 месяца назад +3

    Kkkk Abwaan kabayare caaqil iga dheh cakku niman qaladkiisa qiran guulayso sxb halkaas kawad

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 2 месяца назад +4

    Walaal waan ku tageera

  • @bby6
    @bby6 2 месяца назад +3

    Abwan ku soco karbashka runta ah brother

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 2 месяца назад

    Xabiibul malaayiinka ummada soomaaliyed ee mohamed farmaajo guuleyso inshallaha waligaaga ❤❤❤

  • @SamatarhassanBouh
    @SamatarhassanBouh 2 месяца назад +3

    Farmmajo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад +3

    Ex mw.farmaajo dadka iyo dalka U baahan runta ficane wax dhaama mahayno😅😅😅

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +2

    mahadsanid habo marna waa abtigaa marna waa dumashiga habalyo rabow noosoo celi xabiibi malaayiin masha allaah habo hakaweecan mardanbe farmaa💖💖jo❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 2 месяца назад +1

    Warka keen mr Kabayare.

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 месяца назад

    Farmaajo soo noqo ayaan leeyahay anigoo abgaal ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 2 месяца назад +1

    Abwaan kabayare guuleysa

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 2 месяца назад

    Abwaankeyna abdirasaz kabayarow waxii horey kaa dhacay waa cafis maanta waxii ka bilaawda aan taageeyrno mohamed farmaajo si dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed iyo ciidanka xooga soomaaliyed qab midnimo iyo sharaf u gaarno anagoo wada jirna hadeeynu nahay N&N Inshallaha tacaalaa mahadsanid adigana Abwaane kabayare

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 2 месяца назад +2

    Habo rutaaway alahsooceliyo ❤

  • @Junanilll
    @Junanilll 2 месяца назад +6

    wan huba hadii farmaajo iyo xasan cali kheyre ilaa manta hadey wadanka xukumi lahayen inuu wadanka israaci laha , dowlad xoog lehna kajiri laheyd manta

    • @AbdiRahiimMohamed-uc4be
      @AbdiRahiimMohamed-uc4be 2 месяца назад +1

      MW FARMAAJO GUUL

    • @2daysago_
      @2daysago_ 2 месяца назад

      Lkn Kheyre ayaa mas noqday oo dowladii farmaajo ka hor imaaday....haduu farmaajo iska hoos joogi lahaa dowladii farmaajo ma dhacdeen. Lkn markuu qas bilaaway farmaajana Rooble keenay....ayagii ayaa dhulka isla galeen.
      Waxna kameey faaidin Farmaajo...Kheyre...Rooble intaba waa banaan joog hada.

  • @luulaadan5727
    @luulaadan5727 2 месяца назад

    Farmaajo fiiquluubinaa sonoqo adoonba markale inshallah 🇸🇴👍💕💕💕💕💕💖💖💕💕💖💕💖💕

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 2 месяца назад +2

    WAA NIN SADE D5 LANDHEERE IGA DHEEH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Doctorbadal2025
      @Doctorbadal2025 2 месяца назад

      MADAXADA AL SHABAAb .AMIIRADA IYO XAMSE AYAA SHIRAYO. SIDA AFGHANISTAN ISKA FAHMA

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika 2 месяца назад

    Geed hadh wayn ayaad goyseene
    Waan ku cafiyay wlhi
    1000 thanks

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 2 месяца назад

    Farmajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habbibaahmed8367
    @habbibaahmed8367 2 месяца назад +5

    Daaca.ayeey.ka.tuhamaaya

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 2 месяца назад +2

    Taas waa lagugu raacsan yahay.100%
    Xaqiiqatan somalia waxay u baahan tahay
    Qof doo.naya qaranka in uu horu mariyo.

  • @drkhaalidgeesh3915
    @drkhaalidgeesh3915 2 месяца назад +2

    ❤❤❤ shukran abwaan ❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад

    MWE XASANNA INTA U HADHSEN HA DHAMEEYO I.A.

  • @abdi6533
    @abdi6533 2 месяца назад

    Waa sax xadii uu san fiicnayn looma tageen waxan rabnaa hogaan wnaagsan oo aan safar badnayn dowlada dariskaa naga celiso

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 2 месяца назад +1

    President Farmajo was libax siyaa sided. Aar Lion ♌

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 2 месяца назад +2

    2017 ayaan doqonimo uga hadhay tareenkii nabad iyo nolol 2026 ka hadhi maayo inshallah maanta ayaan sii raacayaa

    • @Aviationpinzz
      @Aviationpinzz 2 месяца назад

      Aniga 2017 ilaa iyo hadaan saaranahay Farmaajo isku qabiil manihin laakiin howsha siduu u waday waan ku qanacsana IinshaAllah isagoo nabad qaba Allah ha noo so celiyo kheyr kiisana wata ❤

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 месяца назад

      @@Aviationpinzz waad noolaatay

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤insha alah

  • @SacadaApdi
    @SacadaApdi 2 месяца назад

    Walhi wan uhiloowneyy farmajo❤❤❤

  • @farhandahir1427
    @farhandahir1427 2 месяца назад

    Mansha Allah

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 2 месяца назад

    Jir oo Joog🙌🫶🏽😘 Habaryer Gacaliye halo Guntado halo Kaco intey Goori Goor Tahey hala Badbaadiyo Dadka iyo Dalka! Yaan Waqti Badan la Lumin! Waa Degdeg ❤️😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 месяца назад

    Masha Allah Abdirizak Kabayare Habo Waa Ku Salaamay Marka Hore!!! Soomali Xaqii Baa Ku Soo Degay!! Habo Xataa Kuwii Shalay ka Soo Horjeeday !!ummada Waa Kala Garaneysaa Madaxweyne Xalaal Quute Ah Oo Wadankiisa & Ummadiisa U Roon ba Waa Yahay Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo!! Ee Allah Noo Soo Cesho Si Uu Hogaanka Wadankeena Noogu Qabto!!!

  • @Ruki-t1d
    @Ruki-t1d 2 месяца назад

    Habar yar iyo dumaashi allow nacas hanaga dhalin hadaad naga dhaliso naga dil aamiin ceeb daarood ha ku taageero ayaaba ceeb ah

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 2 месяца назад

    Allaha soomaali u sahlo m/weyne farmaajo hana u soo celiyo .doorashadana ayagaa isbaaro u dhigtay

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 2 месяца назад +1

    Nin raga waa kii qaladkiisa qaata

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 месяца назад +1

    Somalia Ha Oran Ee Mogdisho Hawiye Weeye Meesha Dayacan Anagu Nimcaan Kujirna Iyo Nabad Xasan Iskatura Oo Farmajo Saarta Hawiye Waxba Qaban waaye

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 2 месяца назад

    Guuleyso madaxweynaha shacabka

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 2 месяца назад

    Maash alaah ❤kabayare waxaa tahay geesi

  • @aminamohamed1570
    @aminamohamed1570 2 месяца назад

    Soo dhowooow xabiibal malaayiin sayid Mohd farmaajo dabadaa dab lama shidan

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 2 месяца назад

    Abtiyow waad ku mahadsan tahay sida aad u taageerto Reer Abtiga kii ka xunow ciil u dhimo waad u dhiman.

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 2 месяца назад +2

    Ilaahow noo soo celi Farmaajo iyo Xassan Cali Khayre oo heshiis ah sidii markay yimaadeen ay ahaayeen noona barakee.

    • @Ayan-le4hb
      @Ayan-le4hb 2 месяца назад

      MARKAAN HADUU SOO LAABTO WIXII HOREY ULA SOO SHAQEEYEY WAA INUU BEDELO OO DHALINYARO FIRFIRCOON OO DAACAD AH DADKA IYO DALKABA HORUMARKIISA KALA SHAQEEYA FARAMAAJO ,, LAAKIIN KUWA MAJO XAABIYO SIDA KUWII HORE OO UU KA MID YAHAY XASSAN ALI KHAYRE GADAAL UU DOWLADII DHABARKA KA JABSHEY . DAD CUSUB IN LA TIJAABIYO .

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 2 месяца назад

    Manshalaah Habo qaali❤❤❤ wax wangsan ay timanteye wan wax wangssn inad qalddki shaleye saxadeye darentayen wax Ka maqan eed tabayessye iney Ka badanyen wax wangsan ood haysateye , lakin wa adun Iyo xaalku oo biniadmku sidis banan ma garato nimacada marka uu hayesto hadan wax laydinka rabaa dadkiin dhawaqodu meel dheer gaarayo inad bulashada nocayedad kal duwan aad wacayi galisaan oo baraarujisan oo u carabisan dowaladnimo kal danbeyn Iyo dulaqadka wan ku mahdsan tahsye barnmijayo wangsan bad no so gudbisa Iyo warbixino la huno aad Iyo aad bad u mahdsan tahsye Habo qaali ❤❤

  • @foosbaddi6753
    @foosbaddi6753 2 месяца назад +1

    Qirta khaladkii oo u saxiixa 10 sano oo danbe because hada makufilna afar sano in uu kusaxo khaladkii uu galay x sh mahamud wabillaahi towfiiq

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад

    ABTI WAA SAAD U SHEEGTAY FARMAAJO WAA HOGAAMIYE DAACAD AH

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf 2 месяца назад

    Haa hawiye dameroow
    Guul formaji mashll
    Guul darood

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад

    WCS ABTI MAALIN LA MID AH 👋

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 2 месяца назад

    Scww! Run Sheega Yimid 😂😂😂 Wiilkeygiyow Karbaashkaga lakala Bax🙌

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 2 месяца назад

    Hpo wn ku salamy,Qofka ilahy hadu jecelyhy Adomadisa ayu jacayl u gasha,farmajo guuuul in.a.

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 2 месяца назад

    Hassan allaha na mootiyo soomaali oo nabad qabo

  • @wiilosaeed6159
    @wiilosaeed6159 2 месяца назад

    Was sax eedo walaahi runtiibaatimid

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 2 месяца назад

    Argagixisada & Mooryanta Fadhisa Villa Somalia Weey ku Ceebooben Dalka & Siyaasada Somalia Wadanka Wuxuu U Baahan Yahay President Farmaajo

  • @sadiyoaden2677
    @sadiyoaden2677 2 месяца назад

    Waaad Fican tahay hadaa toobadkeeentay welcome like waa ku saray horay u soco

  • @hibomohamed2355
    @hibomohamed2355 2 месяца назад

    Soraca tarenka qaranka soraca tarenka kherka qaba ❤❤❤

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 месяца назад

    Dhul booba qabriya qod Xasbunalah Illaheyow nadhaafi damuljadiid

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 месяца назад +1

    Dawladnimadii Soomaaliya waa dhimatay Xasan Sheikh baana bur buriyey sida muuqatana waa lagu kala tegayaa haddii aan la bad baadin

  • @sahalorhaye5407
    @sahalorhaye5407 2 месяца назад +1

    Abwaan saas weeye

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 2 месяца назад

    Nabad&Nolol,Guuul iyo Gobanimo

  • @abdiqadirsalad3124
    @abdiqadirsalad3124 2 месяца назад

    Mucaarad

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 2 месяца назад

    mudane farmaajo xamar haku noqon inta hawiye lee yihiin xamar unukaa leh halkas ha u dhafin xasen io qoyskiisu haku uunsadeen

  • @doonmedia6512
    @doonmedia6512 2 месяца назад

    Mar labaad Farmaajow majaraha inoo qabo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 месяца назад +1

    way fashilmeen dawlada waa lacag raadinyaan waana qurba joogta waa kuwii shabaabka ahaa ee taagerayay qawarijta dawladaan waa fashilantey nimankaas tegey qaarbaa qaaimiin ah illaahay shartooda haku celiyo

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 2 месяца назад

    N&N it’s going to be back Insha Allah