Taleefanka Ay Samees Ukeensadeen Ayaa Kasii Jabiyay!! Siaan U Cabiro Falcelintooda |Very Funny prank

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Taleefanka Ay Samees Ukeensadeen Ayaa Kasii Jabiyay!! Siaan U Cabiro Falcelintooda |Very Funny prank | Kamera Şakası
    MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com
    selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
    Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
    💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com

Комментарии • 123

  • @abdirisaqcawadabdallesamat600
    @abdirisaqcawadabdallesamat600 Год назад +7

    Talo
    Dadka ku daawanaya yeysan ka aamin bixin inta badan Barnaamij-yadada waxay u badan yihiin wax aan run ahayn oo la isla ogolyahay
    Qof kasta waa u fahmi kara in aad Xilkas aqoon isku leedihiin
    Walaalow nin dhalinyara ah oo firfircoon ba tahay ee la imow sida Yaxye Hunter hal-abuur iskana daa Prank-kan beenta ah ee lagaga aamin baxayo
    Ixtiraam dadkan ku daawanaya in ay kula caqli yihiin ama ka caqli badan yihiin marka ilaali maskaxdooda
    Waa iga talo haddii aad xumaan u fahantay iga raali noqo🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @asmokhalif4959
    @asmokhalif4959 Год назад +4

    War anaga yab aragnay Ani waqti xadirkan akanuu qof an haraneyn inu iskyaryhy maleynaye ileyn dadban codkisa iyo wajigisaba garaneyn

  • @noorpile6553
    @noorpile6553 Год назад +2

    Anoo og iney been tahay baan hadana daawanayaa🤣

  • @burakozturler7997
    @burakozturler7997 Год назад +14

    Severek izliyoruz kanka

  • @mohamedhaajiisse6440
    @mohamedhaajiisse6440 Год назад +28

    Prank Nucan Cml Waa Midki Ad Hargeisa Kuso Samenesay 🤣🤣🤣

    • @anisodaahir
      @anisodaahir Год назад +1

      Brank NUCan cml waa midki and hargeisa kuso

    • @anisodaahir
      @anisodaahir Год назад

      🚙🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🚙🚙

  • @maliworldproduction5886
    @maliworldproduction5886 Год назад +18

    1M Views in 1 Day in sha Allah 📌

  • @jibriilupdy2160
    @jibriilupdy2160 Год назад +1

    Wlhi gabadhan saaid ayay u qurux badan tahay masha Allah baayo hrgysa ayaan kaaso salaamaya ❤

  • @sakariyeismacilmuhumed4688
    @sakariyeismacilmuhumed4688 Год назад +5

    Aar maanta waad fashilantay tan tii maahoo emotional damageja😂😂😂😂😂

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 Год назад +4

    Waa isla ogtihin😂😂😂

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 Год назад +2

    Gabadha kowad wakahelay waa gabar farxad badan masha allah

  • @jabraboy974
    @jabraboy974 Год назад +3

    Ninkaan sheekada wuu ku dhelay wax la isla ogyahay ayuu ka dhigay😂😂😂😂😂😂

  • @updallaupdy4327
    @updallaupdy4327 Год назад +1

    Gabadha waxa jaalaha qabto Yahya hunter chanalkiisa ku arkay xafso xilkas

  • @cumarmustaf362
    @cumarmustaf362 Год назад +5

    Adigoo isdabolay prank maba igu samenkartid iskadaa adigoo wajigaga aan arkayo baayda wey 😂😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +4

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤

    • @ikranyusuf3259
      @ikranyusuf3259 Год назад +1

      English dheh marka kowad

    • @raxmoaxmed4998
      @raxmoaxmed4998 Год назад

      @@ikranyusuf3259 😂😂😂😂

    • @ikranyusuf3259
      @ikranyusuf3259 Год назад

      @@raxmoaxmed4998 aydoo aqoon qaabka loo dhaho English aye ledaahy waan idin bara kwrn hh

  • @zekeriamusa5986
    @zekeriamusa5986 Год назад +1

    Gabadha kowad wa gabar aad u Dagan Masha allah

  • @maryamaahmed2715
    @maryamaahmed2715 Год назад +3

    In laisla ogyahay ayaan daremoya 😅

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад +5

    Legend keep forward ❤❤❤

  • @mohamettapdalla9407
    @mohamettapdalla9407 Год назад +3

    Kan wa laisla ogyhy gabdhahas Caan waaye beeee xamdi 🤣🤣🤣🤣🤌

  • @naimasheikhnor7811
    @naimasheikhnor7811 Год назад +1

    Waa fashilanty Akanuu Awal Video Yaa shaada way igu socon jiraaan lkn Hda Waa fashil ilaahaw Hdaan kaa yeelo mxaa ifartaa dhoocishaa Waa tii bilaa laa aqlaqda ahyd oo yaxye hunter Bar naa Mish kiisa ka qayb Galysy wxaa isla ogtihiiN nosoo samysy Axsan qof Aan Caan Ahn Noo keen 🙆🙆🙆

  • @carab527
    @carab527 Год назад +4

    Codkaaga ma fahmeeso shax shax prank beelo sxip 😂

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Год назад +4

    Waxaas hada Maske miyaa mise af kale soo xeratay😂😂😂

  • @saabirdhaqane216
    @saabirdhaqane216 Год назад +5

    Waxaan prank ma ahan channelka yahye hunter video isla duubteen fashilaaza😂😂😂😂

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 Год назад +1

      Hadeey isla duubeen chalange macnaha prank ma lagu sameykaro miyaa🤣 baaba jeyba waa asagii idiriska prank kusameynaayey

  • @yaasiinboonbale-kt1gc
    @yaasiinboonbale-kt1gc Год назад +1

    Wll akanuu

  • @zakariyamohammedali3403
    @zakariyamohammedali3403 Год назад

    Zxp ku soco waku wataa from Holland

  • @inazultaanofficial3144
    @inazultaanofficial3144 Год назад +1

    Prankigan wan ka zhakiyayy waa feek 😅😅🤌

  • @zakilove
    @zakilove Год назад +1

    Pro plz soodhig afsoomali. Ii aqri wlh qosolka adiga un ba iga keeni karo

  • @abdullahi9609
    @abdullahi9609 Год назад +1

    anagoo og in aaad isla socotaan hadane jilliinka qatar ku tahay bro kaannuu

  • @ruulaa4207
    @ruulaa4207 Год назад

    the first girl very beautiful ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nooffeysal1021
    @nooffeysal1021 Год назад +1

    Lee ti madobed oo walned so wadaty bee 😅😂

  • @saxansaxomedia2344
    @saxansaxomedia2344 6 месяцев назад +1

    Akhyaarey address map ayaa inaga dhiman wax kasta waa tilmaan wadankena😢

  • @abdihakiimmohamed3371
    @abdihakiimmohamed3371 Год назад +4

    Two legends keep goingbrother

  • @khalifisse9274
    @khalifisse9274 Год назад +1

    Shashada telefonka iyo meqa jira tahay😂😂😂

  • @israabdi7625
    @israabdi7625 Год назад +3

    Abdullahi akanu imtixan aa tahay brother rebly isogalba😃🤩😍

  • @abdikariimcadeabuuka3642
    @abdikariimcadeabuuka3642 Год назад

    Lagend akanuu

  • @nadiiro6125
    @nadiiro6125 Год назад +1

    Abdullahi akanuu waan kujeclahay wlh!!

    • @mohamet35
      @mohamet35 Год назад

      Ana adigan kujaclhay wlhi😢😢

  • @izmailomarmohamedkeyow8729
    @izmailomarmohamedkeyow8729 Год назад +1

    Waxan waa film cadi ah anyway wan iska dawaneynaa 🤣🤣

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 Год назад +1

    الامانه هى سر النجاح ورسولنا الكريم لقب بالصادق الأمين صل الله عليه وسلم. اآللـــھمِے🕋🌾صَّلِ🕋🌾وَسُـُلْـﻤ🕋🌾وٌبـ̨̥̬̩ـارگ🕋🌾عَلے🕋🌾سَيدنِـــا🌿🕋🌹 مُــُحـمـ̨̥̬̩ـد🌿🕋🌹عَدد🌾🕋مَا ذگرك🌾🕋 ألذَاكِرونّ🕋💙🕋🌾وغَفِلَ🕋🌾🕋عن🌾 ذِكِرك🕋💙🕋💖🕋💚🕋ألغَافِلونّ🌾🌾
    ❤‏آلُلَُّـہِــم💮صٍَلُِّ💮ۆَﺳَ̭͠ـــلُِّم💮 ۆَبَْآرِگّْ💮علُﮯنَْبِْيَِّنَْـــآ🌼🌿مُحٍمَّدِ🌿🌼 ۆِأّلَُـﮧِ💮ۆِصٌٍحٌٍبِْـﮧِ💮 أّجٍِمَعٌيَِّن💮وسلم🕋💮تسليما🕋💮كثيرا🌾🕋🌾💖🌾🕋🌾💙🌾💚🕋🍀🕋🌾🕋اللهم صل على سيدنا محمد🌹🕋عدد خلقک🌹🕋ورضا نفسک🌹وزنة عرشک🌹🕋ومدآد كلماتک🕋🌲وعدد الذاكرين🌲🕋والذاكرآت🌷🕋وذرآت وآلرمال🕋🌷فى الأرض والبحار⁦🌺والجبال🕋🌻والانهار🌻🕋وعدد مالا يحصى عدده🕋🌷و على اله🕋⁦🏵️⁩وصحبه🌹🕋اجمعين🌷اللهم امين🕋🌿🕋يارب العالمين🕋🍀🕋🕋استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه🕋 🌼🕋اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين❤❤❤❤❤

  • @imsoomali938
    @imsoomali938 Год назад +3

    😂😂😂qofkaan gaaban ma waxanu prank nooga dhigayaa

  • @hamdadhaqan1350
    @hamdadhaqan1350 Год назад

    Maanta ka hor kumaan garteen lkn alx wanku bartay hadaad hargeisa timdo😂

  • @sadamxilwa6803
    @sadamxilwa6803 Год назад

    Brother keep forward

  • @zuepsmond
    @zuepsmond Год назад +3

    Waxan prank maahaYaxye hunter aa barmaamish wada sameeseen 😂😂😂

  • @sharmaakexasan7867
    @sharmaakexasan7867 Год назад +1

    Prankiga waxaa umaleen jiray inee beentahay waa fahmay

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 Год назад

    itus aboowe taleefoon kega manool yahay hhhhhhh hhhhhhhh hhhhhhhh

  • @DaahirxasanMaxamed-f9e
    @DaahirxasanMaxamed-f9e 5 месяцев назад

    Good 👍 job

  • @ARRALLE14
    @ARRALLE14 Год назад +1

    V
    Brank somali hada amin ayiga cml allha iga dhigo
    Sabbto gabrtan vidin yaxye hantar ayeey iskala somuuqden
    Waxan prank mahine ciyalada ulataga 🤣🤣

  • @saabiriinsa-pl4bc
    @saabiriinsa-pl4bc Год назад

    Will aan taageero Abdullahi akanuu

  • @cabdifataxcabdibsshiir
    @cabdifataxcabdibsshiir Год назад

    Xabso xilkas😂

  • @sumeyafamily24
    @sumeyafamily24 Год назад

    Abdullahi akanuu

  • @kingshula8787
    @kingshula8787 Год назад

    First person❣️

  • @abshirxasan1437
    @abshirxasan1437 Год назад

    M.a muuqaladii turkiqa😂😂

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 Год назад

    Sxb cabdilaahi gabadha waad is taqaanin tu aanad garanaynin soo qabo sxb prank beenta ah naga jooji sxb

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 Год назад

    akaanuu gabadha waa ku naqaana ciyaarta naga daa

  • @robotsaak5630
    @robotsaak5630 Год назад

    Wara nio qofwayn tahe real prank same ama Un fan

  • @alexanderkhuyo5851
    @alexanderkhuyo5851 Год назад +2

    Ku sali nabiga scw

  • @fartun9503
    @fartun9503 Год назад

    Way Yabathay😅

  • @DayibAadan
    @DayibAadan Год назад +1

    😂😂😂

  • @burakozturler7997
    @burakozturler7997 Год назад

    Devami gelsin

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 Год назад

    Anigawa waa jab jab jab sa karaa af somali oo macguul eh waa ye hhhhhhh

  • @fartun9503
    @fartun9503 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuunehassan4506
    @nuunehassan4506 Год назад

    Real prenk saxa ah kana arkay somali sameyso

  • @nadiiro6125
    @nadiiro6125 Год назад

    The best

  • @idirisadan4669
    @idirisadan4669 Год назад

    Hhhh baranki lee waye😂😂

  • @sharmawade
    @sharmawade Год назад

    Prankigi hargeso kusoo subinese ee maqayada gawada sunta kuugu darese soo samey

  • @abdi_manaan
    @abdi_manaan Год назад

    Aknuu 😂

  • @ayuubabdi-er2se
    @ayuubabdi-er2se Год назад +1

    Prank somali filim cml ufiirsadaa

  • @zahra_674
    @zahra_674 Год назад

    Intee ku taalaa

  • @iamhacker6087
    @iamhacker6087 Год назад

    Gabadha waaka helay

  • @maliworldproduction5886
    @maliworldproduction5886 Год назад

    Fist person

  • @mohamedelimiali9738
    @mohamedelimiali9738 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😅😂😂

  • @walaalkaween-gz1vc
    @walaalkaween-gz1vc Год назад

    Waan fuuray wlh 😂

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 Год назад

    Markan isticmalaa ya marawa inleey la arka. Hhhhhhhh hhhhhhhhhh Hhhhhhhhhh

  • @xamdicali6973
    @xamdicali6973 Год назад

    Wiilka gacmo cun cun ayuu qabaa

  • @sawdasiciid85
    @sawdasiciid85 Год назад

    Waxan wa laysla ogyey gabadha danba laga darema

  • @salaadartan-my4pn
    @salaadartan-my4pn Год назад

    How much is ps4 please tell me
    Please
    Please

  • @abdiwaliabuukarmohamed4228
    @abdiwaliabuukarmohamed4228 Год назад

    Gabdhan hidaayo wax dheexa dad baranki ku so mesy mate hesata

  • @sadamxilwa6803
    @sadamxilwa6803 Год назад

    Nin quusleynin marku samenay prank

  • @AbshirAweys-v9o
    @AbshirAweys-v9o 8 месяцев назад

    😂😂😢😮😅😊

  • @abdimalikabdulahi3000
    @abdimalikabdulahi3000 Год назад

    😆 🤣 😂 😹 😆

  • @realog2022
    @realog2022 Год назад +1

    My friends, I was your support but now You know what's lying😡🤮😈

  • @abumoalim
    @abumoalim Год назад

    Prank been ah, ninyohow waa lagaa aamin baxay.

  • @yuusufcabdi3263
    @yuusufcabdi3263 Год назад

    🤣🤣😄😄😃😃😃

  • @abdiraxmaamyuusuf-mi1bc
    @abdiraxmaamyuusuf-mi1bc Год назад

    Sxb barnkigan wa fashil qoftan wa layaqan ee lalabo

  • @saabiriinsa-pl4bc
    @saabiriinsa-pl4bc Год назад

    Noosoo badi pls

  • @moaweys4836
    @moaweys4836 Год назад

    Shafto cayow wey bilowdey

  • @rafiiqrafiiq
    @rafiiqrafiiq Год назад

    ✅✅✅✅✅✅

  • @sayidmohet5426
    @sayidmohet5426 Год назад +2

    Aar show beenaale aheyd hhhkkkk im8ka wax kaste sheegi jirte waaba beene gabadhan waavla yaqaan nio tii yahye hunter la fuubeyse maaney aheyn

  • @Abdifataax.Buraale
    @Abdifataax.Buraale Год назад

    Waar dadka beenta kadaa nio, gabadha marada huruda yaxye hunter mid dooro ku jirteene

  • @caissdgh2263
    @caissdgh2263 Год назад

    Been cad 😂

  • @mazamesdayip2254
    @mazamesdayip2254 Год назад

    Hhhh

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 Год назад

    Kkkkk

  • @samatarsamatar5755
    @samatarsamatar5755 Год назад

    Wad naga so dahday xarig aya tahay

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Год назад

    Kkkkkkk

  • @rafiiqrafiiq
    @rafiiqrafiiq Год назад

    Hi

  • @shucaybmaxamad8950
    @shucaybmaxamad8950 Год назад

    Beentan kugunacay gabar caana waaye waxaan jirinbaad noosamaysaa

  • @ShucaybShaafto1342
    @ShucaybShaafto1342 Год назад

    Pls subscriber wax badan iga faaiidee

  • @arimahabulshada3437
    @arimahabulshada3437 Год назад

    Waxaan parank ma ahan fake

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Год назад

    Somali waa dagal

  • @Dalmardahirmohamud
    @Dalmardahirmohamud Год назад

    Fake prank

  • @newage1393
    @newage1393 Год назад

    This guy become a fake youtuber walhi intaan ka bdn masii fiirsan kari cuz gbdhaan 10 muuqaal ee la jishay channalka yahye hunter codkiisa iska dhaafe tintiise taqaan walhi akaanuu wuxuu ahaa pranker wax run ah prank ka sameeyo hadase fake uu noqday pks naga badal waxaan anaga ciyaal ma nihinee