ISBAHAYSIGA WADANI IYO KAAH WUXU KA DHIGAN YAHAY RIWAAYADII LA ODHAN JIRAY KA JOOG ADIGA MAAHEE WYO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 июл 2024

Комментарии • 61

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 21 день назад +5

    🎉🎉🎉cali qaran geesi runta sheega guul somaalilnd guul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 21 день назад +4

    😂😂😂😂❤❤❤❤xagu Meherku ka dhacay. Odeygu waa ciyaalkii hore

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 21 день назад +6

    𝐖𝐚𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝𝐮𝐡𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐢😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @Xasmas
      @Xasmas 21 день назад

      😂😂😂😂😂😂

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 21 день назад +4

    𝐰𝐚𝐚𝐥𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐱𝐮𝐬𝐛𝐢 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐚 𝐢𝐢𝐛𝐬𝐚𝐝𝐞𝐧 𝐝𝐢𝐢𝐠𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚𝐬

  • @abdiazizmaxamed2629
    @abdiazizmaxamed2629 21 день назад +2

    Siyasii ali dul dul waa majajilayste aad ayan u salamaya

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 21 день назад +2

    Xisbiga wadaani iyo kaah. Waa kuwa Huwanta la shageeya siba wadani waa kuwa buur fuulka galay Gacan libaxa ee ciidanka garanka layaya madaxa iskaga tagayay marka doronamayano .XISBIGA kulmiye ayan Doronayan. Xukumada jirta ayan Doronayan garanka iyo dalkan difacayas way guulayastanyasa

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 21 день назад

      Qarankeey difaacaysaa? Xukuumada kulmiye waaqaran qaawiye hubkii iyo ciidankiiba waykasoocarartay

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 21 день назад

    Waruntii digo iyo dabas baa lagu midobey cadawga gudaha ee huwanta adoomada uah weeye ale umada haka qabto amiin

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 21 день назад

    Siyaasiga nuux afwayne cali Ismael carab indr waan ku wata 😂😂😂😂

  • @user-nb3tz5pr5l
    @user-nb3tz5pr5l 21 день назад

    Mr once again you are a good singer

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f 21 день назад +3

    Cali run sheeg

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 21 день назад

    Well said 👏siyaasi Ali duul duul

  • @Halgame334
    @Halgame334 21 день назад

    MUUSE WUU SOO NOQONAYAAA HJ IYO H AWAL ARAB AYUB MEEL AAN KULMIYE AH MA DOORANAYAANN

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 21 день назад

    0:15

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 20 дней назад

    Ku saliya nabiga ❤

  • @razebrawlstars542
    @razebrawlstars542 21 день назад

    WALAHI RUNTA AYAAD U SHEGTAY WARIHAN LAGA DHEX HADLAYO SOMALILAND WAY GULAYSANASA BIIDINI ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bashatalents
    @Bashatalents 21 день назад

    Ilaahow noo daa odey cali
    Waar niyow asal burco ayaan ahay waanad garan aabay laakinse kuu sheegi maayee rageedii ayaad tahay buufi cayayaanka iyo huwanta

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 21 день назад

    Guul somaliland ❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 21 день назад +1

    WAXYE SOO KOORDHINYAN WAXAN WAADA AFKA QAADHMUUNE BEEYE EEDBINYAN

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m 21 день назад +1

    Cali my news source.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 21 день назад

    Wixii cali duul.duul.sheego Wlee waa La arka Somaliland weftiyo.badan ayaa ku soo qulqulaya

  • @prof.mohameda.farahjaafaa2137
    @prof.mohameda.farahjaafaa2137 21 день назад +1

    CALI DUUL DUUL----RUNTA WAAD KA WAR WAREEGEYSA---WAA MARKA HJ---LA SOO HADAL QAADO

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 21 день назад

    Xisbigii wadani daaxada wuuu nananeeyay

  • @Halgame334
    @Halgame334 21 день назад

    MOU HESHIIS DUNA HESHIIS YADA LAGALAY KU WII UGU SAMAYNTA BADNAAA

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 20 дней назад

    Laga jarimayo

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 21 день назад

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 21 день назад

    Ururka jar iska xoorka ah ee dheegii ciidanka gacmaha kusta ee huwanta ah yaa dooranaya

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 21 день назад

    Ciddii rabtaaba gashaan buur ha noqdeen balse nin difaaca dalka an ogolaayn cidi dooraan maayso

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 21 день назад

    Hawa-Liqe Ina Hashi oo ah tuug muctarif ah iyo Xisbiga Huwanta Wadani oo ah cadowga gudaha iyo cadow kal kaal maxay isku kordhin.

  • @user-zi1ot6zy3r
    @user-zi1ot6zy3r 21 день назад

    Asalaamu calaykum sidii hore falaqaynta ku wada.yarka dhallinyarada ah hayska daayo hadalada u eeg jilicsanaanta oo siyaasadda taagan ha ku weydiiyo oo odayguna ha fasiro xiisihii dadkuna ay barnaamijka u qabeen halkaa ha kasii socdo

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 21 день назад +1

    REEL KAAH IYO REEL WADDANI WAA HUWANTA GUDAHE YUSRA HARTI....

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 21 день назад +1

    𝐦𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐱𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐦𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐱𝐚𝐲😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐢𝐢𝐫𝐬𝐢 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Halgame334
    @Halgame334 21 день назад

    WALEE MALIN CIDANKA NINKA KA HADHAA OOYI DOONAA JIRIDOONTA

  • @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
    @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by 21 день назад

    Huwan kulahaa ala beerka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 21 день назад

    Huwan iyo hadhaa faqash shaqo halaga qabto

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 21 день назад

    Kkkk kulahaa maxay soo baranayaan

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 21 день назад

    Mahad sanid abwaan

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 21 день назад

    😂😂😂huwanta gudaha don't 😂😂iyo tadebedaba😂😂😂

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 21 день назад

    Hhhhhh huwanta waa wadani tasi waa kugu racay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 21 день назад

    Guwan isku biiristeedu macno badan masamaynayso

  • @saeedyusuf7329
    @saeedyusuf7329 21 день назад

    Stop hating kaah and wadani united. He still waiting for muuse to pay him 😂😂😂😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 21 день назад +1

    Cali duulduul runta ku eedaame
    Walee waad sii sheegtay booli qaran iyo cadawga gudaha isku biiristoodu waa
    Siinoow dhareer cusko

  • @siciidsacad3248
    @siciidsacad3248 21 день назад

    Abwaan caliyow ninkii xirsi Gaab waxuu yidhi mujaahid cali duulduul kaa kaaruhu nawada jiidhay ayaa iigu xabad kulul walee kkkkkkkkkkkk

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r 21 день назад

    Waar bal odaygan nijaaska ah ee saca wasey heen walba maxaa lagu qasbaa in uu dadka Aflagadeeyo

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 21 день назад

    😂😂

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 21 день назад

    Uraaye xaasida oo guulwade ah waar camal wadaydiiso ilahay aan ahay guulwade nimada

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 21 день назад

      Booli qaran iyo cadawga gudaha
      Allow yaa isku beega waysu bashan yihiin inay booraantii hadimay qaranka u qodayeen iyagu DALAQ yidhaahdaan

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 20 дней назад

    Hadad wax taqaano toobad keen ooilaahaga u noqo cimri kuuma hadhine waa toobada qabso xoola tahay oo tasho

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 21 день назад

    😂😂😂
    ruclips.net/user/shortsVz0gZDY2QvQ?si=dnspqUsboMlxvcR-
    Aarkuwanaa 😂!

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 20 дней назад

    Waar cali afkaaga maydho cudur xun baad qabtaa if iyo aakhiro midna ma joogtid Mar hore baad walatay cimrina waad joogtaa

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r 21 день назад

    Waar ka warayso sacii habari heshay uu ku wasey ee lagu qabtay bal waxad wax waydinayso eeg xayawaanka fuulay

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 21 день назад

    Daahir jimcaale dhegataag
    1.0. Waxan dhahayaa waxa dhaanta iyadoo jabhaddii SNM ay ku tababarto degmada sheekh. 2.0. Waxa sinnaa jabhaddii SNM iyo jabhaddii TPLF.
    3.0. Jabhaddii TPLF wazay qabsattey dalka ethiopia waxayna meesha ka saartey dhammaan ciidamaddii iyo saraakiishii amxaarada.
    4.0. Haddaba jabhaddii TPLF waxa gummaadday atto abbii ahmed ali xilligii ay ka hor yimaadeen maamulkiisa.
    5.0. Haddana waxa dagaal qadhaadh dhexmarey attoo abii ahmed ali iyo amxaarada oo hadda dagaallansan.
    6.0. Waxan ku weydiinayaa waa ayo cidda soo tababareysa ee wax kugu dhaanta.
    7.0. Waxan dhahayaa waxbaa la soo tababarayaa cidna ha ugu sheekeynin.
    8.0. Waxbana kama jirraan waxan aad ku sheegtey tababarka waxad sheegtaa afka tababarka lagu bixinayo iyo cidda bixineysa.
    9.0. Waxa qasbaya arrintan waa bakhaynimada madaxweybaha muuse biixi cabdi.