Sir Laga Helay Difaaca WADDANI Ee Geellaha Jabuuti Iyo Isbaahaysi Somaliland Dagaalka Kula Jira

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Sir Laga Helay Difaaca WADDANI Ee Geellaha Jabuuti Ee Diiddan Aqoonsiga Somaliland | Xog-waran Siyaasi Aadan Wali
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Комментарии • 135

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 3 месяца назад +31

    Waar muuse biixi iyo ciro ma la simikaro waayo muuse waa mujahid dhab ha waa daacad waa ka Somaliland idhihii adigu ka ku soo jabiya waak cadowga ka soo satay hogaga waxa kasto ka xumadey waxa ka masuulaha ciro xirsi inxashi oo la soo saga try huwan iyo jabuuti iyo xamar iyo ixtisaam muuse waa guulasanay inshal guul Somaliland waxan oo kaly Arabs news you the one of the best media ❤

    • @hooyosiraad0
      @hooyosiraad0 3 месяца назад +1

      ❤❤❤❤❤

    • @hooyosiraad0
      @hooyosiraad0 3 месяца назад +1

      Qofkii muwaadin dhab ah ayaa granary qiimah mxwyn muuse

    • @MohsmedFaatah
      @MohsmedFaatah 3 месяца назад +3

      Muse waa siyasiga kowaad ee kaga ilmaysiyey huwan oodhan isagaa ila tahay in muse mar labaad la dooran doono

    • @MohamedAxmed-b4b
      @MohamedAxmed-b4b 3 месяца назад

      Muixiuyahay..Ciro.waa.huwan

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 3 месяца назад

      pasha allah xaqiiqda kat hadasheey kkkkk yaab maa muse baa wax jabiyeeey mise muse bixi baa lama shaqayne wayeeey oo WAAR USE BIXI WAA GEESI TOOLE WAYEEEY MUSE WAAXU KAA SHAQAAYNE KAARIWAYEEY WAA WADANI EE XAQDARO KUU SOOCDAN EE

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 3 месяца назад +2

    Guuuul kulmiye again Aboo guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid 3 месяца назад +3

    Masha allah guuuuul soomaliland geeei muuse biixi cabdi guuuuul 💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛

  • @IgeAbdiman
    @IgeAbdiman 3 месяца назад +2

    Greate good habarawal
    Am Arab
    Thanks indr

  • @advyser
    @advyser 3 месяца назад +8

    Wadanka marka la soo weerarona, mucaarid iyo muxaafidba gacmahaa lays qabsan jiray
    Muuse biixi iyo kulmiye markii daahir rayaale laascasnood lagu weeraray kuwii ugu horeeyey garab istaagiisay ahaayeen iyagoo mucaarid
    Maantana ucid iyo Faysal maalintii goojacade ilaa maanta mucaaradnimadii way naaquseen oo qarankay horaysiiyeen
    Xisbi yidhaah dhex baan nahay ama qaranka ka soo horjeesta, wadani baa kow ah

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 месяца назад +9

    Muuse ilaahay baa siiyay

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 3 месяца назад +3

    Hxisbiga wadaani. Insha Allah wuu dhacayaa huwaan

  • @charmarkeabdillahikamil464
    @charmarkeabdillahikamil464 3 месяца назад +3

    Kani waa huwan, Alle hana ga qabto huwannta gudahha, Allahuma aamiin.

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 3 месяца назад +1

    Insha Allaah illaahaw Jabi Cadawga Somaliland, Guul iyo Horumar Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland,

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 3 месяца назад +12

    MUUSE MAAN DOORTEEN LAAKIIN CID KA EED YAR BAAN WAAYEY OO LA TARTAMEYSA CIDA UGU SOO DHOW EE TARTAMAYSAA WAA XISBIGAA WADANI OO AY AHEYD INUI DADKA KA DHUUNTO MARKA LA EEGO DHBAATADA UU DALKA U GEYSTEY HADABA DADKA REER SLAND KHASAB AYEY KU TAHAY IN MUUSE AY DIB U DOORTAAN

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 месяца назад +11

    Ninka dalkiisa lugaha hayaa faaiido malha guuuulna helimaayonwadani

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 3 месяца назад +14

    Waar xanuun qabyaaladded ayaa haya ee noocan ookale hawareysanina

    • @daudsalah4832
      @daudsalah4832 3 месяца назад +2

      Weriyaha xitaa xumadu way haysaa.

  • @HassanMohamed-wl7ox
    @HassanMohamed-wl7ox 3 месяца назад +10

    Cirro waa khayin.

  • @CabdiAxmed.cabdi.3355
    @CabdiAxmed.cabdi.3355 3 месяца назад +5

    No.wadani

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 месяца назад +9

    Khilaaf maya geesi geesi dhalay qofkastaa wuu siinayaa muuse

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 3 месяца назад +11

    Waar ciro mageyo in msdaxweyne noqdo

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 3 месяца назад +3

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏

  • @SleepyDesk-mn9lk
    @SleepyDesk-mn9lk 3 месяца назад +9

    Wadani wuu iska wanaajiyaa soomaliya

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 3 месяца назад +2

    Cabdi shakuur haybow sxbkan aad waraysanaysaa waa wadani support waayo wadani muu cadayn halka uu ka taagan yahay difaaca qaranka.haddii aan ka hadlo xirsi iyo xaashi labadooduba cod badan oo aykakeenayaan habarjeclo majirto sababtoo ah waxay ka soo horjeedaan difaaca qaranka iyo ciidamada ssb.Suuragalna maaha labadooda ururna inay soo wada baxaan

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 3 месяца назад +2

    WAAR KANI WAA WADANIYE HA NOO WARAYSAN

    • @aliosman9609
      @aliosman9609 2 месяца назад

      Malah.adigu wxd tahay RER LAASCAANO oo wxd isleeday isku dir BELEH SLND.hadaba anigoo AH FROM GABELY (G.Cagaaran) wxn ku cadaynya in any jirin CADAWO GUDEED .lkn rer SMLND wxy leeyihiin CADAW DABADEED

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 3 месяца назад +6

    Adoga. Ayaa. Lugaha. Kaga. Marnaa

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale 3 месяца назад +5

    Waabaantaa jabuuri waa cadowga soomaalilaand cidkale cadow kumaha aan

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 3 месяца назад +4

    no wadani

  • @KalldiMhmed
    @KalldiMhmed 3 месяца назад

    Mansha allaah

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 3 месяца назад +1

    الله كريم😊

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 3 месяца назад +1

    Man proposes God disposes.
    Who knows what happens when the Somaliland proper might have a different geopolitics pivotal ovation inspired by the UAE DPW aspirations and the Somaliland proper and Eprdf iwm guul qarannimo kudos.

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o 3 месяца назад +2

    ARATI KA HADAL MAAHEE FIKIR AAMIN WAYO SIIRAYO WALAGU EEDAYNAYEY WANI ISKA DIFAACI JIRAY WADANI WALI ISMADIFAACIN KANI WAA CADAWGII GUDAHA

  • @BaashiirCiige
    @BaashiirCiige 3 месяца назад

    Asc arabsiyo news

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 месяца назад +3

    Guuuuuuuul somaliland

  • @Binin-do3ni
    @Binin-do3ni 3 месяца назад +1

    #wadani=burrinslnd

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o 3 месяца назад +2

    ILAA TAASI CITIRAAF KU FUSHO
    WAAYO HADII KULMIYE KADAGO
    WADANI WAAKALATUURAYAA

  • @fatumamohames
    @fatumamohames 3 месяца назад +2

    Benale huwan ah

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o 3 месяца назад +2

    MUUSE MAANTANA GABILAY AHAAN IYO CIDIISII WAYJOOG GAAN NIN WALIBA WAACIDIISA

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 3 месяца назад

    Taasi waa rayigaga kaliya Adan Waliyo. Maaha rayiga Shacabka Somaliland.

  • @HassanMohamed-wl7ox
    @HassanMohamed-wl7ox 3 месяца назад

    Waa Xassan hurre Djibouti. Ka daa adti!

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 3 месяца назад +1

    Any chance for amb Baashe Silaanyoz geopolitics kulmiye knighthoods inspired by the UAE and what goes with the UAE DPW berbera corridors Sahel project alliances.

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 месяца назад +1

    Wadani walahi inuuna madax waina kanaqonain😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 3 месяца назад +2

    He is 😂😂😂😂😂😂😂😂😢😂😂😂😂😂😂😂😂lairs

  • @Adualeh
    @Adualeh 3 месяца назад

    Wadani waa xisbigii huwanta ahaa sidee dadku u dooranayan anagoo arkaynay wuxuu shalay lahaa😂😂

  • @advyser
    @advyser 3 месяца назад

    Xisbi ay madaxdiisa si cadaan ah Nairobi, Mecca iyo Turkey ba dad qaranimada Somaliland ka soo horjeeda shirar la galayaan oo sawiro iska qaadayaan wadani baa kow ah

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 месяца назад

    Citiraafka waa guul laakiin waxad moodaa in itoobiya citiraaffku ku culus yahay sababtoo ah dhamaystirka citiraafka waxaa lagu sheegey 30cisho iminkana wuxu maraya 7bilood

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 3 месяца назад

    SL=isaaq. Isaaq= SL

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 месяца назад

    wadanka ma muuse dhulk lumiye mise Wadani baaa buuraa fuuley oo ciiidnka jabiyey
    Wadani Hal cod ka heli maayo qof kasta rabaa in Somaliland jirto

  • @SahraBoqore
    @SahraBoqore 3 месяца назад

    Clankan tuxiid ka leh tuug iyo faqash waa ka xaaran in uu maamulo ilaahy soo saari maayo tuugta wadanka raba in baa bi iyaan calnkani cyaar hamoodin ilaahy ayaa la jira wixii khaayinaha isgaa ka qaban xibiga wadani iyo ina xaashi waa tuug hore loo soo arkay ilaahy na uu kashifi umadii ehelu toxiidku ducada way wadaan rbigoodna way kul soon yihiin inshaallaah cadwga somaliland ilaahy ha jabiyo iyo tuugta ilaahy u gar gaar calnkani towxiidka inshaallaah somaliland guul inshaallaah

  • @Binin-do3ni
    @Binin-do3ni 3 месяца назад

    Arabsiyonews umada dad runta kala hadla ukeen.

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 3 месяца назад

    Cirro oo somalia Ka hadlaya weligay maan arag oo Somaliland difaacaya

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 3 месяца назад

    Marin habaabinta joojiya, jabuuti iyo SL maaha 2 dal oo derisa ee waa dal iyo gobol soomaaliyeed oo derisa. Awdal state of soomaaliya iyo Dalka jabuuti baa deris ah.

  • @advyser
    @advyser 3 месяца назад

    Hab qabiil waligeedba siyaasada Somaliland way ku dhisnayd
    Laakiin qabyaalad ku ololeyn ilaa heeer qabillo dhan la yidhaah waa ehlu naar, wadani baa kow ah

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 2 месяца назад

    Aadan waa nin masuul a oo waaqici ah laakiin Arabsiyo wey ku dawaqeen wareysigan 😂

  • @CabdiAxmed.cabdi.3355
    @CabdiAxmed.cabdi.3355 3 месяца назад +1

    Waar.waxanookàle.lama.waraysto.wadani.ku.was

  • @raafxero527
    @raafxero527 3 месяца назад

    Wadani waxa uu sameyey maha wax loo dulqaadan karow. Iyo Aaminadi bu dimatey.

  • @Adualeh
    @Adualeh 3 месяца назад

    Waa xisbiga ciidanka laayay oo buuraha galay oo cadaw ku ah somaliland

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 месяца назад

    Wadani waa dalkaa burburkisa illahay hanagahayo

  • @Invincible-nw3xp
    @Invincible-nw3xp 3 месяца назад

    Wadaani supporters are lost. They don’t care about Somaliland.

  • @Mustafe-p4s
    @Mustafe-p4s 3 месяца назад

    waar faqashtan aad waraysanaysaa muxuu ahaa?

  • @MamafaatimaXuseen
    @MamafaatimaXuseen 3 месяца назад

    Cadowga badan ee dalka waxaa hogaaminaya xisbiga wadani huuro muuse muuse muuse

  • @Adualeh
    @Adualeh 3 месяца назад

    Wadani iyo xildhibanada golaha barlanka qaar ka mid ahi waa huwan iyo cadowga dalka

  • @Adualeh
    @Adualeh 3 месяца назад

    Nimanka golaha wakilada qaar ka mid ah waa in lagu sameeyaa kacdoon shacab because dalka god bay ku ridayan

  • @osmanabdulahi3474
    @osmanabdulahi3474 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂 ma xisbiga huwanta la socda jabuuti ayaanu doornaa waa kani koob ma oga cid dhaanta kulmiye hadii ay waa Ucid

  • @bashe3051
    @bashe3051 3 месяца назад +2

    War kani waxba ma oga...He knows nothing... sumxanala. He has been sent by Xirsi gaab tuug! This dumb guy doesn't even know wadani is huwan with villa wardhiiglay connection... this huwan guy is not from gabiley...

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 месяца назад +1

    Isbadel kkkkk hawadii waa lasoo celiyay xirsi

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 3 месяца назад

      Dadku waa walaalaheen

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 3 месяца назад +1

      Guuuuul kulmiye qabiil laguma helo wadani ceeeb 7 sano reero

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 3 месяца назад

    Is bedelka waxa keena marka weji Cusubi dadka hor yimaado , Cirro 15 Sano ayu fadhiyay Golaha wakiilada waxa keliya e lagu Xusaa Feedhki God. Xigeenkisi.
    Xirsiviyo Ina Xaashina 7Sano ayay dalka So Xukumeen marka Ninka hadlaya Afki Wadani ayu ku hadlayaa , ILAAHAY Masoo saaro Xisbiga Huwanta

  • @CismanMaxamed-k8i
    @CismanMaxamed-k8i 3 месяца назад

    markaa xisbiga wadani wuxuu leeyay ciidagale aniga hay doortan
    hadana xiitaa xusbi nimo Uma oglin ciida gale
    ciro imika ayuu khaladkii ugu waynaa galay ciidagale oo sandaladii isaaq ah ayuu cod Naga doonayaa waxaanu leeyahy ciidagale hay codeeyo

  • @AAhmedMooge
    @AAhmedMooge 3 месяца назад

    Wadani iyo kaah cod naga heli mayaan wayo waxayi la mawquf yihiin cadawuga somalilan waxanayi ku layeen cidankii boliska huwan u hilin Kuna faraxsanayen jab kii cidanka qaranka oo ayi dabaal degayeen marka ma kuwasa cod raba

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 3 месяца назад

    Waa iska hadle inaigirre oo habayaraatee ka aqoonla' Somaliland, Ictisaam iyo cadaw huwan ah buu ku leeyahay waa la dooran.He is absolutely ignorant about the whole situation.

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o 3 месяца назад

    GACAN LIBAAX MIYUU SAMEEYEY
    SIIRAANYO HACEEBAYN C SHAKUUR WAXAN HAWAREYSAN NOOCAN CUQDADEYSAN

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 3 месяца назад

    JAAW KAAN WAA QABILEYSTE WANA WADANI WAALE CIDI UU CODEEYNE MAYSO WADENI EE ISKA NAASO

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 месяца назад +4

    Wadani guuul daro

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 3 месяца назад

    Waaa cadaw xusbiga waddani dadku wey ogyiin dalka ay kaso jedaan ayay ka hor yimadeen sirdoonka somaliland ayaa gaabis ah waayo dadka nocaas ah inay laydha jogaan may ahayn xukun halagaso saaro wixii dalkale difaaca xeer halaga yeesho somaliland waaa dal gaara hadal jilicsan looma baahna

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 3 месяца назад

    Wadini waa xisbiga qabyalada ina baray weligay muse qabyalad nocasa kama maqalin

  • @suldaancashara
    @suldaancashara 3 месяца назад

    asc dadka xaaqiida iska indha tira aakhiro ayaa danbaysa

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 3 месяца назад

    Kani Maraykan buu joogaa maxaa wax laga weydiinayaa, ta Maraykan ha ka hadlo. Waa nin qalad loo akhriyay.
    Ma Cirro iyo inta ku xeeran baa inagu cusub. Ninkani wuu badheedhayaa xaqiiq ku hadli maayo.

  • @KAFARAH1
    @KAFARAH1 3 месяца назад

    Islayaab
    Runta taageera, dhinacuun raaca
    Candho dhexe looma foodgaraynkaro

  • @DhooboJamac
    @DhooboJamac 2 месяца назад

    no. Wadani

  • @yaxyesh-gf5pd
    @yaxyesh-gf5pd 3 месяца назад

    Wasé kani wadanibuu wada hadal usocdaa meel xunbuu wax kadayay

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 месяца назад

    Qabyalada ma Muse Bixi bas keenay ? Wax walba yan la dul dhigin Muse iyo xukumadisa ee shacabka wa in lo iftimiyo in Wadani iyo Kah dhibatada ay dalka ku hayan

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 3 месяца назад

    Waddani muxuu beddeli karaa ? Laftiisa ayaaba burburinaya oo cadawga la safane.

  • @BurcaawiShalaqo
    @BurcaawiShalaqo 3 месяца назад

    Arabsiyo news salaan sare. Marka warku soo gelayo waxaad soo saartaan magaalada Hargaysa oo maalin sawir laga qaaday. Waxaan idinka codsan lahaa in aad ku bedeshaan, Hargaysa oo sawir cusub laga qaado waqti habeen ah oo qurux badan please 🙏. Ma fahanteen waxaan ka had layo?

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 3 месяца назад

    Cirro muxuu soo kordhinayaa hore ayuu gudoomiye barlamaan u soo noqdey

  • @Adualeh
    @Adualeh 3 месяца назад

    Muuse waa ninkia keliya ee dalka badbaadin kara waa geesi wadanka lexejeclo ka leh

  • @suldaancashara
    @suldaancashara 3 месяца назад

    isbadalku ma raga siday xukumada ufadhen xisbiyo ka samaystay baa

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 3 месяца назад

    Kanokale waraysigisa hakudalin wayo geele afka ayukayidhi aqoonsigu toorbu igunoqday bukaansocod hawraysan

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 месяца назад

    No vote wadani

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 месяца назад

    Djibouti waa cadow

  • @abshir1974
    @abshir1974 3 месяца назад

    Ilaa hada shaqadii ciidanka cidii gabtay lama eryin

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 3 месяца назад

    Ina maxamed xaajiyoow adigu kuwa qadhiidhka loo qaybiyay baad kow ka tahay walaalkaa mustafe maxamed xaaji baa kaa wadanisan tolow ma maxamuud xaashi baad la xidid tahay mise xirsi meelahaas baan kugu ogaa markii aad ka tagtay gabadhii wadada gabiilay geedka jacaylka kugula beertay.

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 3 месяца назад

    Ninkan waa beerka jecli xaydha jecli…. Qalad walba oo la hordhigo wuuu ku rafanaya…., hadana wuxu ku leyahay Wadani ayan ku biiraya…
    hadana wuxu ku leeyahay xisbiga Wadani sharciyadiisa ma aqaano

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 месяца назад

    Kani wa nooca,duminta iyo cadifadu biiyo dhigtay,ee kursiga uwalatay dal iyo dadtona naf uma hayaan 🤑🤑🤑🤑

  • @abshir1974
    @abshir1974 3 месяца назад

    Dalka doorasho kama dhacayso sanadkan waayo wadani iyo odayaashii warqada akhriyay ee sharcigii ku ciyaaray muusenashacabkiisa ha u soo dabco

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 3 месяца назад

    Cirro maskax fayoobi dooran mayso waayo waa qaran dumis cirro,xirsi iyo xaashiba waa la bartay hogaamintoda oo lam rabo

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 3 месяца назад

    Ninkani wuu iska riyoonayaa muuse nin aan ahayan oo dalkan lagu aamini karo ma jiro ciro maaha nin ka bixi kara oo dalkan lagu aamini karin

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 3 месяца назад

    Iska hadlaw ina hiigiree wadani dhibaadada u dalkaku hayoi wala arka waa xusbiga kaliyee somaliland qabilka iyo kala qaybinta keenay iyo beelo lacayo wadani walahibanu kursii fuulayn cafawga dalka bur burkiisa kawkah talabad burihii mar labaad gala dhee muuse waa jibkiisi wuugutay waliba aflagadaada lagu hayoo iyo qaran duminta somaliland dhawaca ugaystay waa wadaani walliba xukumafu iyago xadguudub qaran kukavay iyags iyo xamaglayasha fadhiya marlamanka madaxwaynuhu dulqaad ayu kamujiyay xiita falallka xusbi ahan kukaceen uruurka wadani sharcigu wuxu sheegaya falalkasii in lagala noqonayo xasanada xuusbi nimo waxasoo dhiiba oo ay umadi arkaysad siiyasad iyo been ku sheegaysa codka umada sheegi waxay gaysteena xiisaaba ka furan

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 3 месяца назад +2

    Akhaz ciro waa 000

  • @raafxero527
    @raafxero527 3 месяца назад

    Wax dhaama muse ma heeyno. 😮

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 месяца назад

    Warkani siyasi mahee maxa laga wareystay

  • @KhadarCabdi-d5g
    @KhadarCabdi-d5g 3 месяца назад

    Caqligii.midaysan.ayaa.ceelbiyaykara

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 3 месяца назад

    Waar mayda arkayn xirsi xisbi marabo wasiir uwaxkubobu donay wana logubalan qaaday

  • @Adualeh
    @Adualeh 3 месяца назад

    Wadani yuu cod idinka qaadin waa kii shalay cidamada ku wiirsanayay

  • @Adualeh
    @Adualeh 3 месяца назад

    Wadani baa qabiil dhex dhigay iyo kala abtiris oo aanu qarsan

  • @Binin-do3ni
    @Binin-do3ni 3 месяца назад

    Kkk hooyada iyo badlkaba aad shegayso w#^...dadka hala hashiisiyo ayuu leeyahay hadana kuwii wadanka iyo dadka kala kaxeentisa ku suntana ayuu u olaleenaya. Arbsiyo news sidee wax leedihin 🙃