DEG DEG Oday 90 Jir Ah Oo Cashar U Dhigay Itobiya & Arin Halis Badan Oo Soomaalida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 янв 2025

Комментарии • 86

  • @JawaherMohamed-l7k
    @JawaherMohamed-l7k 2 дня назад +7

    Mashaallah aabo❤❤❤ warunta an iska celino gumeysiga

  • @AbwaanDulmidiid
    @AbwaanDulmidiid 2 дня назад +4

    Xaajiyow Buntland iyo jubaland waxay ka Amar Qaataan Etoopia Oo Diidan in Dawladnimo ka Dhalata Somaliya Ee kuwa Aad Tiri Dil Toogasho waa in lagu Fuliyaa Ee Runta Haka leexan ❤

  • @saed404
    @saed404 2 дня назад +5

    Odey waaya arag ah oo wadani ah , walee Somalida hadey odeygaan camal u fikiri lahaayeen xabashida itoobiyaanka nama soo haweysan laheen .

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 2 дня назад +4

    Nin kaan waa xaqiiqa sheeg!!

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 2 дня назад +1

    Geesi geesi dhalay khayr illahay haku siiyo adeer Xasan sheekh haduu khayr leeyahay illahay khayrka ha waafajiyo hadii kalena illahay ha inaga qabto.

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 дня назад +1

    Maa shaa allaah guuleyso adeer dad waa kii hore illaahow cimridheer ku sii adeer run badanidaa, anagana
    Siyaasiinteena xiriir bey la leeyihiin illaahow noo bad baadi dhulkeena aamiiiin.

  • @abdiali5750
    @abdiali5750 2 дня назад +2

    Maasha Allah adeer guuleyso aduun &aakhiro.

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 2 дня назад

    Maashaa allaahu waa oday soomaaliyeed oo wadani ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maden7818
    @maden7818 2 дня назад +1

    Khaa'in kasta oo itoobiya jaajuus u ah madaxa halaga toogto qabiilkuu rabo ha noqdee GUUL SOOMAALIYA 🇸🇴

  • @fadumakeynan8890
    @fadumakeynan8890 2 дня назад +1

    Walale waa kugu raacsanahy
    Waa run

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 День назад

    Adeer Annaa dhiman waynay.oo soo gaadhnay iyadop dad Soomaali ah ay leeyihiin waa Walaalaheen

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 День назад

    Mahadsanid meel fiican baad dhigtay

  • @mohamedhussein8443
    @mohamedhussein8443 2 дня назад +1

    Waa run laakiin aaway ragii fulin lahaa adeer.

  • @Cuba5206
    @Cuba5206 2 дня назад +1

    thank you aabo wallahi waa rutiisa

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 2 дня назад

    Waa runti odogaas qayr Allah kusiiyo

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q День назад

    Yuhuudaa masar. Waa ku halis Masaajidada: dugsi Quraanka:

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 дня назад

    Noolaw❤Adeer❤Qabrigaaga❤Allaha.nuuro😅Aabo❤

  • @saaduhassan8488
    @saaduhassan8488 2 дня назад

    Maanshaa alaah ❤❤❤❤❤

  • @IkraanMaxamad-m4j
    @IkraanMaxamad-m4j 2 дня назад +1

    Guuuuul guuuuul soomaaliya

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 2 дня назад +2

    XASAN DHIIQO kabilaaba waaka marka meel u saxeexaaya e
    SOOMAALIYA QOF kaliita. DHINAC WALBA oo Laga eego KASOO marin

  • @IsmailMohamed-p5c
    @IsmailMohamed-p5c 2 дня назад +1

    Masallh

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 2 дня назад +1

    Ader Ilahay cafimad iyo cimri dher Allah ku siyo garashada manta dadka way ku yartahay sida utali ,ragi wax garanayay wanaga dhamaden Ilahay haku barakeyo.somali inta ado jira madax wayne ku doran laha

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t 2 дня назад +2

    Afka alakumagooyo.tolaay oo tolaay ilayn weli ragbaa nool soomaali ah oo damiirleh yaa madax wayne noha dhiga adeer noolaw

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 дня назад

    Adeer. Masar. Ka. Hadal... intaad itoobiya ka hadlaysid

    • @FaisalAbdinasir
      @FaisalAbdinasir 2 дня назад

      In aad Caruurtii TPLF tahay ayaa halkaa ka Cad aad bay kuu dhibaysaa in Abyssinia laga hadlo .😂😂😂😂😂

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 2 дня назад

    Waa dadkii hore oo aragti fog leh; ma'ahn kuwan aan daaha gadaashiisa waxba ka arkeen!
    Mahadsanid

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 2 дня назад

    Sax Sax Sax Sax Waa ragi raga yes

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 дня назад

    ASC Mansha ALLAH runtii waa intii aan dhihi laha,waa diyaar in aan cod dheer iyo mid gaabanba ku leenahay Etophia ha inooga baxdo wadankeena , runtii Ahmed madoobe arrintaasa kuguma raacsani Adeer, Dawladdu iyada ayaa wadanka maamusha,gaar ahaan xuduuda iyo lacagta, hawda,Doorashooda marka Ahmed madoobe Kenya ayuu dabada gashaday,isagaa ka daran,Deni Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @aweysxasan1523
    @aweysxasan1523 2 дня назад

    This is my legend I salute 🫡 you ❤❤❤❤❤❤

  • @hassanelmi7394
    @hassanelmi7394 2 дня назад

    Waa nin waayo arag somaaliyeed ah

  • @ABDiwahabMohamedOmar
    @ABDiwahabMohamedOmar 2 дня назад +1

    ASC ninkii xiriirlaleh haddii lataabto wuxuuyeelanayaa qabiil difaacayo maxaa lagayeelaa oo qofkaas garkusiiya difaacaya

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 часа назад

    Hambalyadii mangiste ,ee ciidanka itopia gelidii muqdisho

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 2 дня назад

    Shakh waad fiican tahay
    Lankse rootcause taabo.
    Somalia waxa ku dhaca oo xumaan ah iyada ayaa ka Dan beeysa.inta iyada aay is yasdeeyso waxaba ma imaannyo.
    Shalay Kenya 🇰🇪 maanta Ethiopia 🇪🇹 Beri yaa xigaa ?
    Allah knows best.

  • @Ahmed-p6y9f
    @Ahmed-p6y9f 2 дня назад

    DOQON. AYAA. SHAYSDIN. MADAX. NOGADIGEEN.

  • @FartunMahamed-f4n
    @FartunMahamed-f4n 2 дня назад

    Run badana

  • @maden7818
    @maden7818 2 дня назад

    Adeer caaqil soomaaliyeed ayaad tahay waxaad ka 100% ka fiicantahay odayaasha iidoor ee Itoobiya jawaasiista u ah.

  • @iqrayasin6904
    @iqrayasin6904 23 часа назад

    Xaaji Saad usocotay uunbad reer noqotay

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 22 часа назад

    Somalia meesha ay taal ayagaa is dhigay.
    Mana muuqato hugaamiye daacad ah oo kasaari dona dalka

  • @GasheFather-r3d
    @GasheFather-r3d День назад

    Dareenka Qaranimo iyo Nabad kuwada noolaanasha ayaa waxay yihiin lagamamaarmaan.

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 дня назад

    ASC runtii Adeer s

  • @mos1954
    @mos1954 2 дня назад

    Adeerkan Allaha Dhowro Waa Nin Wax Og.

  • @AxmedMaxamed-s5y
    @AxmedMaxamed-s5y День назад

    Adeer Sanbaloolshe oo ah agaasimaha Sirdoonka Somaliya iyo Wasiirka Arimaha Dibada Balcad labaduba wexey haystaan Basabor Diblomati ah .
    Xasan ma Dowlad ayuu wax ka garanayaa .

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 День назад

    Mid kasta oo Ethiopia 🇪🇹 iyo shisheeye u shaqeeyaa waa qaran dumis

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 22 часа назад

    Ninkaan waxa uu kadan beeya hal yaagii somaliyeed ee hore.
    Ninkaan waxa uu ku hoonaay in uu ahaado
    Hugaamiye somaliyeed

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 2 дня назад

    gurguurte waa khainu wadan,hadii aanu ka noqon is afgaradkii Ankara,dhulka iyo badda somaliyeed iib iyo kiro midna ma aha.ethiopia gorgortan kala geli mayno dhulka iyo badda somaliyeed.somaliyeey difaaca dalka haloo Sara kaço,gurguurte dalka halaga badbaadiyo, halaga cayriyo hogaanka dalka ,waayo wa tuug khainu wadan ah.allahu Akbar.

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 дня назад

    Masar. Iyo. Itoobiya inooma kala sokeeyaan. Haddaad masar. Wadato. Dadbaa itoobiya wata. Oo. Aan. Ahayn. Labaduba dalka waa ka wada maqnaanayaan

  • @Ahmed-p6y9f
    @Ahmed-p6y9f 2 дня назад

    Adeer waxaa ka dhimanay muwadinimo shacabku wey.hurdaan , waxay ahayd in wixii xun in shacabku ka mudaharadaan, hada waxaan aminsanahay hadii madaxdeenu shirka feberayo ka qeybgalaan in Mudaharad guud ahaan laga sameeyo wadanka oo dhan.

  • @NasroYusuf143
    @NasroYusuf143 День назад

    Alahabara

  • @ahmedabdu6963
    @ahmedabdu6963 День назад

    Waxaan ka xumahay dadka nuucaan ahi, oo wax diidi karaa inay naga sii dhamaanayaan, siyaasadana aysan kuba jirin.
    Waxaa sax ah in dalka laga saaro itoobiya, Gorgortana aan laga galin.
    XSH Madaxweyne billaahi caleyk jilayca jooji.
    itoobiya waa in aad dalka ka saartaan, chance kiina waan haysanaa maanta. no negotiation on this point.

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 2 дня назад

    Subxasnalash intay odayaasha soomasliyeed noocasyihiin waxba hagasgimasyaan somaliland wuxuilahaa waykhaldanyihiin somaliland ciidamo itoopi wadankeeda kumajiro heshiis sharafleh ayay galeen axmed madoobana waslagagardaranyahay oromo udagaslamayso

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 2 дня назад

    Pln ma joogaan xabashi laakiin ganacsi baa ka dhexeeyey waligeen DDS waxaa safan Somali in ay difaacan xabashina uma baahn Pln

    • @ahmedmusa8929
      @ahmedmusa8929 2 дня назад

      Qunsul garoowe uma joogo?hurdada ka Toos,ithopianka joogaa ka badan reer puntland,wllhi reer puntland ayaan ahay

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 дня назад

    Ethiopia lasts 20 years ayayi Somalia ka talinayiisaye maxaa cusub adeer

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 2 дня назад

    Warun

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 2 дня назад

    Waa Run
    Nin gurigaagii kugu haysta oo laysla sawiro Ama lala hadlo waa Qaran dumis

  • @mohamedadan7867
    @mohamedadan7867 2 дня назад

    Ethoipia way joogaysaa xasan dhiiqo inuu ka baqdo ,waxa sababay muuse biixi

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 2 дня назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿

  • @Shirwacismailbootaan
    @Shirwacismailbootaan 2 дня назад

    Anaga itoobiya ku filan. Baydhabo iska daaye reer baydhabaa ku filan Kiina ka saara hadaad tahay NFD ama hadaa thy Kidinka 5aad.

  • @NasroYusuf143
    @NasroYusuf143 День назад

    Noolow

  • @AxmedMaxamed-s5y
    @AxmedMaxamed-s5y День назад

    Adeer Dowladi Somaliya wexey Noqotay Dowlad Qabiil
    Dhamaan Maamuladu wexey Saxiib ka dhiganayaan Sxb
    Adigu Hadaad xukuntid yaa kaa qaadanaya

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h День назад

    Tolow ma Daarood ba kuwas a wadani lagu yaqan

  • @abdidiirye
    @abdidiirye 2 дня назад

    WAA VERY SIMPLE ODAYGA HADALKIISA WAXAAD WEEY DIISAA MASUULKII XIRIIR LASAMAAYSTA ITOOBIYA HADII UU YAHAY QARAN DUMIS,ABAALKIISUNA YAHAY DIL DIYAAR MA U TAHAY IN LADILO MADAXWEEYNE HASSAN SHIIKH? SABABTOO AH WAX UU AHAA MADAXWEEYNIHII KASOODHAANTEEYAY JIGJIGA MEEL FAGAARA AHNA KAYIRI ITOOBIYA WAX DANBE OO DHIB AH NAMA DHAXYAAL. ADEEROOW TALO AHAAN WAXAAN KU'ORAN LAHAA INTA AADAN LAAB-LAKAC SAMAAN MARKA HORE TAARIIKHDA SOOBAAR.

  • @Shirwacismailbootaan
    @Shirwacismailbootaan 2 дня назад

    Reer koonfur looma hadlo khaasatan Reer baydhabo . Mida kale intee leedahay is cadeey. Somali waa federal.

  • @SalaxMaxed
    @SalaxMaxed 2 дня назад

    Runsheeg

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 2 дня назад

    Odaygan daacadbaan moodaayay walee soomaaliyi madaahirto waxasnlayaabay axmed madoobe magardara

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 2 дня назад

    Dawladu waxay ucadayn lahayd waa khasimiin waxay isleeyiin dan gaaroo leeyihiin inay fuliso markaa intaasay ucadaynlayihiin dantoodaa marka loodaayo wayogolyihiin haday dadkeeda iyo dawladeeda daacad utahay wayogyihiin dadku inay bixida itoopia kufarxayasn

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 2 дня назад

    Asc, 90 jir Kaadib ah, oo aan ilaah iyo Rasuul aqoon, war Ethiopian ka yaa keenay Somalia, Cabdullaahi Yusuf Axmed iyo pro Ali Maxamed Geedi, ma iyagaa iska imi , waana laysku difaacay. Oo Laga adkaadey, khasab baa lagu saaray, beenlow, kaadib ah, lashing ah, run aan aqoon, nacalad kugu dhacday.

  • @AxmedMaxamed-s5y
    @AxmedMaxamed-s5y День назад

    Iska hadlow Ina igare waa haddii lagaa yeelaa .

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 22 часа назад

    WALAAHI ADISSABABA AYAAN JOOGAY MAALINTAAS WAANAN OOYAY BALSE KUWA HOGAAMIYA SOOMALIYA AYAA CID WALIBA NOO JABISAY ANIGU KAMA MID IHI KUWA AY XUKUMAN BALSE WAAN KA DAMQANAYAA

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 2 дня назад

    PLN CAQAD KUMA AHA DF WAA BEEN TASI XASAN OO RABA DASTUR U BADALAY IN AY B PLN KU RAACDO SAX MIYAA MEEQA GOOR AYU DENI YIRI WADA HADAL BAAN OGOLAHAY MEQA MAR AYU XASAN XABALO QOTE UGA BAXAY PLN DOWLADA AYADAA XAMAR GEYSAY AYADOO BAHALA GALEEN AH RAG UGA DHINTEEN ILAAHAY HA LAGA BAQO

  • @AxmedMaxamed-s5y
    @AxmedMaxamed-s5y День назад

    Inta Xasan sh Maxamud yahay Madaxweyne PTL PTL iyp J land wexey Garab saar la lahaanayaan ithopia .

  • @AZus6pd
    @AZus6pd 2 дня назад

    Adeer damiirkaa ba dhintay haduu qofka xaraan cuno damiirkaa dhinto.

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q День назад

    Ethiopian waa Baqi Gaalnimo. Dhulka somalia U nationkaa lacag ugu Qortay:
    Inay ku Qaataan: masarna way Soo wadaan Yahuud sooc ah:

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 2 дня назад

    Keebaa Madaxweyne ah. Ma. Xasan dhiiqaha. U. Sujuudaya. Abey ahmad. Odaygani war ma hayo. Caadifad ayaa iska haysa

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q День назад

    Cadowga dowladnimada Somali waa U nation . Dadka iyo diinta. 2aad. Inay tirtirto rabaan. Maamul goboleedka ayagaa mazruufa: somalia: U nationkaa. Xukuma: ha sugin dowlad:
    Somali : dagaalada Qabiil . Waxa ka danbeeya. UNta:

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km День назад

    aderp somaliland ma ah mel somali ka taliso 34 sano marka hurdo ayad ka so tos taye sexp oo cano cab mas ka dadu wa qadiimi

  • @Shirwacismailbootaan
    @Shirwacismailbootaan 2 дня назад

    Laba goodle hadal waa taqaaniin .
    Hhhhh itobiya dhul aan xureyney ayey u xanqal taageysaa .lkn idinka ayaa dhul iyo dad idinka heysataa maad iska qaadaan ??? Been badnaa ... culimadood iyo odayaashood waa isku mid . Hadaad run sheegeysid kidinka 5aad ayaa u baahan in aad iska xoreysaan. Hadal haan ma buuxsho. Waa kutirikuteen waxaad sheegeyso

  • @Ahmed-k2i5b
    @Ahmed-k2i5b День назад

    No somalia

  • @iqrayasin6904
    @iqrayasin6904 23 часа назад

    Xaaji Saad usocotay uunbad reer noqotay