DAAWO Xildhibaan Jeesow Mw Xasan Waa Fulay Itobiya Wuxuu Badda U Siiyay Wuuka Cabsanayaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии • 32

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 День назад

    Itoobiya xasan shiiq aa siiyey soomaaliya oo dhan weyna kusoojeesee mar aan dheereyn xasan shiiq ilaahayow wax xasanshiiq nagaqabta soodadaji

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 2 дня назад

    Alxaqiiqah xildhibaaan jeesow

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 2 дня назад +1

    Cawa saraakiishii ethiopia iyo siyaasiin ethiopia baa caawa qamriga ku cabaaya villa somalia.. xasan sheikh dufow somalia waa u dhamaatay . Xasan sheikh waa ey rabaayad u ah ethiopia ebow ceebtii adduunka

  • @adamhasan5151
    @adamhasan5151 2 дня назад +2

    Waxaan wariye maaha

  • @CabdulqaadirMaxamad-de7kz
    @CabdulqaadirMaxamad-de7kz 2 дня назад +1

    Waxan ma ahan wariyal wayo masul ayey sual weydinayan asigo suashi wado bey kuqabsanayan shii😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢marbey kubanantahay in at laqabsato sobaro suxufi nimada

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 2 дня назад

    Jesow, xikmad hadaa heyso, madaxweynenimo u tartan oo wax a tus, war maran iyo fadhi ka hadal waqtiga hanooga dhiman..

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 дня назад

    Sxbyaal Hassan Sheekh haduu dooni 10 Sano ha’joogo kaliyaata haduu qabto waxa 100% shicibka Somali ay doonayaan uu qalbiga ka’jabin Somalida xalaasha ah uunan cadowgana uu qalbiga u dhisin eena ah Ethiopia 🇪🇹 iyo kenya 🇰🇪 waana qasab in cadowgeena dalka laga saaro Ciidankooda iyo shaqaalahooda ee sirdoonka ah waana Cadowgeena koobaad#1. Baddaheenana ilaahay nasiiyay ee awoowayaasheen soo difaaceen aan lagaba gorgortamin oo Ethiopia 🇪🇹 si cad loogu yidhaah bad aad lug ku’lahaato kuuma hayno aan ka’ehayn wixii kuu soo’dagaa Somali ayaa kuugu keeni Xuduuda SomaliGalbeed oo waliba SomaliGalbeedna la’soo celiyo iyo NFD Ethiopiana buuraheedii ay kasoo dageen la’isaga celiyo intaa haduu sameeyo uu shicibka qalbigooda dhowro uunan cadowyada ka’fatxin rabitaakooda sharka ah sxb WALAHI wuu guulaysan laakiin khiyaamada uu wado imika wadkiisii ayuu soo dadajinayaa walahi oo owlaadiisuna badbaadi maayaan waligood oo shicibku way ka’aarsan walahi kulligooda inta Badaheena iyo Dhulkeena 5ta Somaliya ka’gorgortama xitaa SomaliGalbeed NFD & Jabuuti Cidna kama gorgortami karto walahi waana dhaar cidii ku dhaqaaqdaa way ka’shalaayi maalintay noqotaba waa laga aarsan meeshuu dooni dunida ha’u baxsado InshaAllah geesiyada xalaasha ah way is arki’doonaan bi’idnillah 🤲🏼 SXB Baddaaasna waa la’difaaci oo saldhig cidna lamasiin karo walaa Turkida🇹🇷👎🏼👎🏼 walaa masaari 🇪🇬 walaa Kufaarta gadaal kataagan kuwaas ee soo dirsaday walahi waa la’holcin meelwalba ay joogaan Turkiduna kama dhisi karaan saldhigga dayax’gacmeedka hadii kale markay dhismaha dhameeyaan dhulkaa la’dhigi sabab cadowgeena ayay garab siiyeen waan shaqaale Yahuuda&ReerGalbeedka ay Islaam ahaan noogu soo direen markay iyaga wax naga’qaadi waayeen ayaa khiyaano naloogu soo’diray Massarna mewdkooda ayay ka’carari doonaan waadna arki Ciidanka Masaarida waa wada yahuudii masar oo sirdoonka ahaa ayaa muslimiin laga’soo’dhigay sxb indhaha fur jaahilnimada ka’soo’bax sxb! InshaAllah waannu difaacaynaa dhiig iyo maalna waa loo daadin waadna arkidoontaa Muqaawamada inay soo noqoto walahi Somalida xalaasha ayaa guulaysan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    Haduu Hassan khiyaano intaa sameeyo 10 Sano haku darsado annagaa u ogol oo ciidanka ah special commandoes force ka ah oo dalal badan ka’soo dagaalamay oo Turkidaa xitaa aan garab siinay tabarta yar walahi ciidankooda Kursidaa ka’adag doolka kafool oo annagaa ugaga saarnay xuduudada iyo Azerbaijan 🇦🇿 Iyo Armenia 🇦🇲 isbuucyo gudaheeda aan kaga sifaynay Armeniankii 🇦🇲 ciidankooda dhulka sxb Turki🇹🇷👎🏼 tabar malaha walahi Diyaarahaas issuuliya kaliyaata ayuu isku haleeyaa ee 30+ sano Azerbaijan 🇦🇿 wuu kaga xorayn dhulkaas sxb maantana Turkidu shicibka Somali wuu khiyaamay walahi waannu ka’aarsan InshaAllah waan u aamusaynaa laakiin godkiisa ayuu’qotay shidaalaasna Hassan waxuu dooni ha’saxiixo Turki way uga dhamaatay badaheena waadna arki’doontaa haduunan towbad keenin InshaAllah sxb waa laga difaaci cadow walba annaguna maanta dalka ayaan ku’sugannahay inta kalena waysoo wada noqon ilaa kuwa Syria 🇸🇾 Iraq 🇮🇶 xuduudaha ku’sugan oo calooshood u ahaqayste ahaan uu u kaxaystay dalkaana lagu soo wada noqon InshaAllah sxb🙏🏼
    Ciidankeenu waxwalba oo khalad ah oo khiyaanona ah waannu aragnaa laakiin dulqaad ayaan siinaynaa Arsenalna wuu ogyahay Hassan meesha laga maamulo & kuwa maalgaliya waa Xerada XALANE isagaana Ciidanka khiyaama & xukuumadiisa baarlamaankay ka buuxaan sxb oo ciidan badan oo xeryo ku’jiray ayaa la’fasaxay oo Somali ah waxaana lagu badalayaa oon ognahay ciidamo aan la’garanayn heebtooda oo badankooda aan Somali u ekayn sxb laakin way soo idlaan waxaas InshaAllah isagaana barooran sabab ciidanka Somali waa geesiyaal dalkooda difaacaya kuwaas kalana waa kuwo looga sheekeeyay dhulkan ayaa Cadowga lasiinayaa idinkaana dhaxal u leh Somali iska dhiga oo ciidan liyuu bolis ah ayuu Abby isku halaynayaa waan aragnaa maalin walba xeryaha la’soo galiyo iyo kuwo baydhabo laga’keenay oon luqaddab ku’hadlin xitaa maymayga jajab ugu hadla oo ciidanka Somalida ah xerooyinkaas laga ilaa’liyo walahi waan aragnaa oo Arsenal loogu balamiyo inta kalena qabaa’ilada ay hubka kadhigaan iyagoo la’odhanayo waa Arsenal walahi badankoodana xoola dhaqata ah waana laga qixiyaa deeganadaas shicibka Hassanna isaga cadowga u fulinaya damacooda qalifan sxb annaguse waan u aanusaynaa shicibku cadhadooda ha’bato ilaa meel’walba maalintay noqoto shicibku wuuqarxi maalintaana Hassan meeshuu gali ayaa la’isku haystaa waana lagu maxkamadayn sharewcada Islaamka waan daldalaad InshaAllah wayna soo dhowdahay iyo Madaxda oo idil iyo kuwii ka’horeeyay iyo Tuugta shaqaalaysiiyay InshaAllah Somaliya oo idil waa lagu go’doomin cadowga InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Somalida xalaasha ah way guulaysan sida xaqqa ah cadowguna wuu quusan wayna halaagi doonaan hadaynan intaa wax iska badalin dhaqanka Hassan uunan cadowga iska eryin inshaAllah dulqaata shicibow farjigii rabbi ayaa soo dhow ilaahayna kaa’shada guushu way soo DHOWDAHAY bi’idnillah kariim🤲🏼💪🏼Allahu Akbar💪🏼🤲🏼

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 2 дня назад

    Xasan sheekh maxamuud waa iska baahan yahay 😅😅😅😅

  • @Abubakar-w3j2h
    @Abubakar-w3j2h 2 дня назад +1

    Uf uf uf xasan dawadhilif fuley fuley gun gun dhashay duf kubax wu isdhibay? Soomaalaay adinkana ma isdhibteen ha weye mcnha qaranki somali la oranjiray wa dhintay waxa lagu badalay qaran layirahdo itopia

  • @abdullahiisseabdi1987
    @abdullahiisseabdi1987 2 дня назад

    Hasanoow
    Waxaad lee dahay waxaan garab u noqoneeynaa inta dulman caalamka
    Miyaad iloowday inaad duluntatay meeytadii oo aad qabuurada soo faagtay dhulkii doowlada aad xaraashtay ( BAYO NINKEEDA DHAMEEYSTIRA WAAD XARAASHTAT QARANKII)

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 2 дня назад

    CANO NINKI LISAJOGO NASHAKUFANO FARMAJO 2 MALMOD WUXUQABTAY 4 SANO XASAN BAHANE MAQABANKARO

  • @YuusufAbdu
    @YuusufAbdu 2 дня назад

    Gaaljecel waa wadaniyiin waxaa ka dhashay sheekh xasan barsane,xitaa hadii nin gaaljecel ah uu noqdo dabadhilif wuu kafiican yahay soomaalida kale damiir ahaan.

  • @Ahmed-p6y9f
    @Ahmed-p6y9f 2 дня назад +1

    NINKA HADALKA U OGOLOW, SIDAS WERIYE KUMA TIHID

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 2 дня назад

    Baddii soomaaliya marba haddii shisheeye laga xaraashayo heshiis ka aad sheegaysaan muxuu yahay waa qaran dumise .

  • @Abdirashid-g9m
    @Abdirashid-g9m 2 дня назад

    Qofkaan cawaanka ah wax rag ka soo showery buu ku faanayaa oo weliba xaairayaa dameer hasanow Adigu Maxaad somaliya ku soo kordhisay

  • @ismailhusseineid2400
    @ismailhusseineid2400 2 дня назад

    Dalka qof kaligii ma bixin karo,ceebtaas waxaa ia wadaagta barlamaanka dadka badan ,

  • @somalioutlet
    @somalioutlet 2 дня назад

    NIN BAAHAN IYO NIN LA WASAY MIDNA GOB MA AHAN.

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 2 дня назад

    HSn wadanka waad babi isey bilaa calayk war Somali wad kala geysey dhul iyo bad iyo qayrad intaba wad XARASHTEY bilaa calayk isku xishood oo is casil

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 2 дня назад

    Wariye saqajaan ah baad tahay hadii aadan awood ulahayn hawaraysan dadka jaalle

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 2 дня назад

    jeesow ninka soowareeysaa oo waqti iskagelinaa moxow wareeysto oo kale ayow waayey jeesow siyaasimaaha nin aqlibadanamaaha ee woxow jaaniskahelay gaaljecel oo iska xoolodhaqataa kursigooda Allah unaxariistee gabadhiikuhabooneedna asagaakadishey kursiga

    • @Mohab74
      @Mohab74 2 дня назад +1

      Jeesow miyaa gaarta. Wa qof kaliya oo masuul somali ah. Oo run loogu tagaayo siyaasi daacad ah qof lamida somali kuma jiro

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 2 дня назад

    Sarakiil majoogto wadanka afgabiya miyaa askarigu waxaa lodharshe dadka dalka diinta inuu cadawga kadifacda ee lomadharin nin asaga oo kale wadanka burburinayo inuu Isha kadawado

  • @abdisalanjamal4247
    @abdisalanjamal4247 2 дня назад

    Credit keda adiga malehid howshan Waa kahoreysay waxii yara lasodhodhobay badkala tuurtay cidku amineysa maleh mandate kaga dhameyso sxb tuugada iyo corruption ka adnagu hey so falla ladhaf qabyaladii oo qof ah ayaa rahay. Ninkii dhagay farmaajo Waa marexan Ayaad xilkusisay abaal guda marka musuqmasuqaga Halku garay gaal iyo Muslimba Waa ujeeda ha wareerin xabsadoow

  • @BaasheMahamud
    @BaasheMahamud День назад

    Cudur laguu keen nacasaysanaa weligay kanoo kale maarag mana arki doono.
    Waa xoolo been awash khaayina tuuga oo doqona.
    Xaqaaga lawaa illahay idinkkii.

  • @muktarali2477
    @muktarali2477 2 дня назад

    You sold the country to Ethiopia

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 дня назад

    tuug booskaa farmaajaa keenay adigu kii kale ee uu farmaajo keenay waa adigii gabadhii udiiday iyilo walabi kiikale ee gavadha kale aad udiiday xasan xabaalo qote tuug mooryaan