Part 7: Dagaalkii Ugu Cuslaa & Weerarro Gaadmo Ah | Taxanaha Iska Caabinta Kalinimada | Walaac Horle

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • #Qaamuus #Taxanaha_Duuliyaha
    Part 7: Dagaalkii Ugu Cuslaa & Weerarro Gaadmo Ah | Taxanaha Iska Caabbinta Kalinimada | Duuliye

Комментарии • 164

  • @farahali
    @farahali 3 года назад +10

    Asc dhamaanba shacabka sharafta leh..... Mida kale dadka dhan waxay ka hadlayaan dareenkayga waana taariikh aanan horey u maqlin balse aan jeclaan lahaa in mas, uul soomaaliyadeed uu ku reebi lahaa XUSUUS QOR ARRINTAAN mahadsanid reer qaamus oo dhan iyo ORLANDO INTABA

  • @abdihassan7856
    @abdihassan7856 3 года назад +20

    Mahadsanid walaal waqtiga iyo juhdiga weyn aad gelisey shekadaan. Waa sheeko nagaqarsaneed 👍🔥🔥🔥

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 3 года назад +6

    Wlhy waxaadba moodaa inaan hada si live ah u daawanayo meesha ciidanka somaliya sidaas ugu dagaalamayaan oo kartidaasi uu u qirayo nin gaal ah
    Mahadsenid wll adna ale ka sokow adaa noo suurto galiyey inaan macluumaad noocan oo kale ah aan fadhigeena ku daawano anagoo aan dawlad nimo il saarin😥
    Guusha ciidanka somaliya ee saas u dagaalameysa waan ku faraxsanahay🥰

  • @sadaqunamoha3933
    @sadaqunamoha3933 3 года назад +12

    Manta dhana sugayey qeyptan wlhi xasuqa ethiopianka wu igu socda👌

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 3 года назад +5

    Taariikhda iyo wiilkan ka waramaya miyaa laysa soo raaciyey.Libaax .Maasha Allaah.Codkar.

  • @sahalmacaaneeyeofficial3974
    @sahalmacaaneeyeofficial3974 3 года назад +7

    Intaan caawa bilaabay ayaan dhamaystay xalqadii koobaad ilaaa tii todobaad weliba laba jeer ayaan ku ceshaday waan qiirooday wlahi mahadsanid zxb

  • @bilanahmeddheere1631
    @bilanahmeddheere1631 3 года назад +11

    allaha najeeyo my somalia🇸🇴😍💪

  • @abdullahiguhad8113
    @abdullahiguhad8113 3 года назад +5

    Masha'Allah, wallaahi waa xasuus qor qaali ah.
    Walaalka diyaarshay aad ayuu umahadsanyahay.

  • @jamaalsomali7484
    @jamaalsomali7484 3 года назад +6

    Waa dhiganaha uga qiimaha bdn aad soo gelisay pro

  • @sompubgmobilegamer7884
    @sompubgmobilegamer7884 3 года назад +5

    M.a sxb mcn hormar wacaan

  • @abdiqaniaxmed6703
    @abdiqaniaxmed6703 3 года назад +3

    Soo badi xalqadaha adeero aadbaan u xiisaynayaaye

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 3 года назад +2

    Waa kula socdaa Qaamuus. Wali guusha ciidanka soomaliya ataa socda.

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 3 года назад +9

    mahadsanid sxb siyaad bare alle hawnaxaristee dawlad iyo ciidan.adag oo tababar heersare ah qaba ayuu dhisay lkn maanta waxba lagama hayo

    • @user-zc6ig1ep9q
      @user-zc6ig1ep9q 3 года назад

      Ader libiintaa ragii lahaa
      Haa kaa xaasidiin.afweyne caadabtaa alaa haa kuu fogeeyo.in rooshku cidamadaa dhiiso xiligii.cigaal iyo cabdii rashiid.bay aheyd.
      Qorshaahaa afweynee wuxuu ahaa inuu somali daa dhameeyo

    • @maxamedaxmedxasan2180
      @maxamedaxmedxasan2180 2 года назад

      Sawtii loo adeegsaday shacabka reer somaliland.ee lagu xasuuqay maatidii.hargaysa iyo barbara iyo burco.ee lagu daray kuwii ciidanka qaranka ahaa jeelasha inta laga buuxiyay.kolba in lala baxayay malko durdoro lagu laynayay wixii kadambeyay waynu ogayn

  • @cabdimaalinho9412
    @cabdimaalinho9412 3 года назад +6

    waan ku haystaa runtii maalinwalba waan sugaa

  • @jamaalsomali7484
    @jamaalsomali7484 3 года назад +4

    First man

  • @sharifbinshariif2306
    @sharifbinshariif2306 3 года назад +2

    Shukran sxb qeybti 7aad

  • @salmaanindho4223
    @salmaanindho4223 2 года назад

    Masha'allaah walalkay aad baad u mhd sn thy wlhi waa Tariikh aad u wanaagsan waana ilahay ha inoo soo celiyo awoowdeeni waxaan nasiip u sheegtay 1 ilaa dhamaad in aan si xariir ah u wada dawado

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 3 года назад +4

    Libax yada africa wan aheyn waaa

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 2 года назад +1

    Runtii 77 ragii soomaaliyeed ee galay Rag Dheh, kuwa maanta jooga ee amxaarada kaba qaadya u ahna dumar dheh,

  • @fardawsofaarax2040
    @fardawsofaarax2040 3 года назад +2

    Dagaalki waagaas waxaa ka adag kan maanta ee soo celinta qaranimada somaliya.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 года назад +2

    Alla maxaynu rag ahayn ilaahay dawladeenii ha inoosoo celiyo iyadoo cidna daba galin oo islaanimo ku dagaalamaysa

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 3 года назад +1

      @@mohammedabdi7061 haaa wllo lkn midbaa jirtoo somali waxa qasayaa wali waa siyaasiyiintii dalka burburkiisii joogay amaba ka qayb qaatay
      Nimankani waxay qasaana iyagu bariba way dhimanayaan ee waxa dhibtu uhadhayso waa dhalinyarteenan hadaynaan ka tashan

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 года назад

      Khalid oday
      Kuwo inoo eg ayaa inagu dhex jiray weligood oo Somalinimada iska neceb. Kuwas ayaa weli layno adeegsadaa oo cadowga u shaqaya.
      Waa Karte kuwa adduunka keligood inay wax walba qaataan samaysteen oo maal geliyaan oo salka ku haysa plankii divide and rule ama qaybi oo xukun.
      Hadda waxa loo bixiyey "THE WAR OF ZERO COST" ama dagaalka aan centi ku bixin oo cadowga isaga laysku jebiyo sida Somalida isugu burburisay burburin aan Ethiopia u geysan karteen. Waxan oran karaa Ethiopia waxa Somali looga aaray ilaa la seexiyey Villa Somalia madaxdii ciidamada Ethiopia, lana dejiyey xeryihii ciidanka Somaliyeed kaga duuleen Ethiopia kuwo Ethiopian ah.
      Raggii waawayn oo habeen iyo maalin la sawirayo oo la amaanayo waxay ku faanaan inay dawladdii Somaliyeed jebiyeen!. Ficlan waa rag
      Aan waxba fahansanayn, garan karin
      Cidda ay u shaqayaan.
      Waa rag weli u shaqaya cadowga Somaliyeed oo raba inay Somali meesha ka baxdo waayo kuma qanacsana position ka ay Somali ku dhex leey yihiin. Ma garan karaan in maalintii Allah adduunka abuuray ay ku jirto in laysku imtixaano oo ay xitaa islayn karaan.
      Westernku iyo kuwii Ethiopia u so hiiliyey markiba waxay dib u shaalaysiiyeen raggii ay iyagu so tababareen markii Ruushku dhinaca Somalia joogay sida Ssdf, snm, usc iyo usb. Iyaga ayaa dabki ku si shiday oo loo doortay inay Ethiopia u
      Aaraan oo Somali la burburiyo. Somalida maanta qaar badan waa duriyaddii Gaalo madowdii dhulka magaca diinta looga qaaday oo faataxada loo qabtay oo weli ku ciil qaba jabkii gaadhay awoowayaashood iyo dhulkii ay degi jireen ayaan u malayey, mana hubo oo Allah ayaa iga war roon midaas. Marka qabyaaladdu ku madax marto xitaa waxay ku ilowsiin kartaa sharafta diintaada oo awoowaha oo Gaal Madow ahaa ayaad ku ciil qabaysa waxa looga adkaadsy 600 sano ka hor waayo waxaad dhibane u tahay Qabyaalad Urayso, ma aha qabiilkaaga.
      Allah ayaa wax hagaajiya ee ilahow
      Ilaahow Somali isu sakhi
      Adiga maxay kula tahay?
      ربي أنني ظلمت نفسي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت. أستغفر آلله

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 года назад

      @@khalidoday8943
      Waa run balse u fiirso faaidada ku jirta isku duubnida. Way dhacdaa in ragga Somaliyeed ee sidas u dagaalamayey ay jireen kuwo bilo bilo iska dhigayey oo fursad helay oo aad moodid inay dalka dadka ka xigaan. Cadaaladda iyo sharaftu waa mataano. U fiirso haddii qof ku hagaajo waxaad rabaysaa inaad adna wanaag keentid. Mushkiladuba waa dhaqaalihi oo burbursan, haddii dhaqaalaha la hagaajo qabyaaladdu iyo kala qaybsanaanto meesha way ka baxdaa

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 3 года назад +1

      @@mohammedabdi7061 hdiii hogaamiye cadaaliya lahelo somali inay waa hore qabyaalada ka bixi layd baan qabaaa

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 года назад

      Kkkkkk kkkkk kkkk kkkkkk

  • @mohamedmohamud4250
    @mohamedmohamud4250 3 года назад +6

    Somalia markaas waxay eheed dad jira iyo daljira lkn maanta maxaan nahay sory Allah nokaso sidii. Aan ahaan jirnay berigaas oo kale

  • @sidiiqahmed4895
    @sidiiqahmed4895 3 года назад +1

    Allah sidaa soomaalidu may wax uqorto, waa sheeko xiiso badan oo aan laga xiiso gaynine mar is wada raaci sxb

  • @suhaybcllaahi6581
    @suhaybcllaahi6581 3 года назад +2

    Thanks part 7

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 Год назад

    Bilaa tol ayay noqotay somaalidu , xabashi waan adkaanay oo loo yaqaanay libaax africa, waxan ka dhignay bisad

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 3 года назад +3

    Waa dagaalkii somaliya galaaftay ee indhaha caalamka ku soo jeediyey sabayna in laga ilaaliyo dawladnimo ,waa aniga aragtidayda

    • @aweysmacalin7210
      @aweysmacalin7210 3 года назад +1

      Yusuf wll aniga Aya kula qaba wayo waxay ahed arin layab le dowlad 8 Sano jogta e dowladaha Africa cagta marisay wa wax laga tacajibo sidas awged wa in laga ilaalsho jiritanka dowlad somaaliyed o quwadle Aya lesku mafmay aduka Ayan qaba

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 года назад +1

      Kkkk kkkkk sheeka somali weeye taasi

  • @nasirsiyaddaud8510
    @nasirsiyaddaud8510 3 года назад +4

    Part 8 noogu soo dhalhso wll

  • @cabdimaalinho9412
    @cabdimaalinho9412 3 года назад +5

    Wll noo sobadi

  • @husseinali6742
    @husseinali6742 3 года назад +4

    Thank you sxpo

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 3 года назад +5

    Really It's Amazing History
    Many Thanks
    Ibraahim

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 3 года назад +1

    Waa Barnamujydii Taxana aha ee Maaweelada Caruurta Somaliya 🤣🤣
    Rer somaliya wa qoomka kliye adunka ku nool xasuus 😭😭

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 года назад

      @Cumar Farah Reer Amizom taaha yryso daarood kid , yn lga grn cuqdada iyo ncybka wliga daarood envious

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 года назад +2

    Maantaba aan helo ciidankaa ragii waa dhamaadsy

  • @mohaanmuhanad1482
    @mohaanmuhanad1482 3 года назад +2

    Qisadu wax igu socotaa wlle inaa xalufad uu gaysanayey

  • @mciisecali2681
    @mciisecali2681 3 года назад +5

    Waayo INTERNETbaan udoontay meel iga fog xiisahan uqabo

    • @liibaanaflax3783
      @liibaanaflax3783 3 года назад +1

      Sxb orlando waxuu markasto leyahay soomaalida way naga yaabsadeen

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 года назад +3

    Mooryqaan aan aqli lahayn ayaa na helay

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 3 года назад +4

    Waar channelka halagu taageeero like, share, comment

  • @jaamaccali948
    @jaamaccali948 3 года назад +1

    Waad ku masantay macmuudkan aad inoo gudbiso marwalba.lakiin magaca xabsigu ma,ha laanta buur ee waa laanta buuro waxaanu u dhaxeeya degmada afgooye iyo Deegaanka number 50. Mahadsanid markale

  • @maxamedburcaawi21
    @maxamedburcaawi21 2 года назад

    Wallo khariirada itoobiya sadan ha u isticmaalin ee ka reeb dhulka Somali galbeed

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 года назад +1

    Sxp sheekadu dab ayay ledahay ee diqiqadaha no biri mahadsanid

  • @GAROORE40
    @GAROORE40 3 года назад +5

    Walaal noo soo boobsii qeybta xigta way igu socotaa qeybtaan 7 wili ma'daawan markaan joodari tago baan ku seexanaa🥰🥰

  • @abuuahmed8438
    @abuuahmed8438 3 года назад +2

    Walee rag baa hele wn iska ogaa in abayaasheena dagaal lagu dhameen

    • @liibaanaflax3783
      @liibaanaflax3783 3 года назад +1

      Nio waxuu yiri ciidamada soomaalida habeen iyo maalin waa isugu mid lkn itoobiyaanku habeen ma dagaalami karaan

  • @QAAMUUS_PODCAST
    @QAAMUUS_PODCAST 3 года назад +4

    Second Man

    • @mohamedhassanmohamed45
      @mohamedhassanmohamed45 3 года назад +1

      Asc walaal ninkani haddii uu ahaa duuliye sidayku dhacday inuu infary/ciidanka lugta noqdo miyaanay ahayn khaladweyn oo aan meesha qabankarin

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST 3 года назад

      @@mohamedhassanmohamed45markii baadhay waxaan ogaaday in uu ahaa nin labadaba u tababarnaa. waxa kale oo aan qisada xusuus qorkiisa ku arkay in ujeeddo kale loo soo raaciyay oo ah in dhabar jabinta marka lagu samaynayo ciidanka uu diyaar u noqdo hawlgalka ciidamada cirka.

    • @mohamedhassanmohamed45
      @mohamedhassanmohamed45 3 года назад +1

      @@QAAMUUS_PODCAST aadbaad u ugu mahadsantahay jawaabtaada laakiin waxaynu ognahay in ninka duuliyaha ahi aad uga qiimabadanyahay ninka ciidanka lugta markaan eegno xagga hubka markuu duuliyuhu lamidyahay tank kan lugtu qori AK47 ayuu lamidnoqonayaa haddaan eegno dhinaca tababarka ninka duuliyaha ah waxaa labaraa inuu naftiisa badbaadiyo waa haddii base ka uu joogo lagusooweeraro ama diyaaraddu ladhacdo tankale ithiopia ciidanla aan mahaysan sida qaybihii hore ku aragnayna ninkani specialist kuma ahayn ciidanka askari caadi ah buu ahaa inuu sida askarta kale xabbad rido mooyee waxba madheerayn marka adiga maxay kula tahay kolleyba aniga waxaan u arkaa inwax khaldanyihiin oo xitaa marnamasoo qaadin xirfaddiisa duuliyenimo haddiiba larabay inuu kaqaybqaato dhabarjebinta ay sameeyeen diyaaradihii ruushku waxay ahayd in ninkani kusugnaado airbase laakiin ninkan sabab khatar intaa leeg loogeliyo majirin ee bal aan eegno qaybaha dambe haddii khalad uu sameeyey darteed ganaax ahaan loogu sameeyey ciqaabtan maadaama uu nindhallinyaro ah ahaa suuragalbaynoqonaysaa

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST 3 года назад

      @@mohamedhassanmohamed45 Aad iy Aad, si wanaagsan baad noo fahansiisay wax badan. Mahadsanid walaal.

  • @nadiiryare3121
    @nadiiryare3121 3 года назад +2

    Waa macaane sxb noolasoo dhokhso

  • @luckylorenzo9225
    @luckylorenzo9225 3 года назад

    Thanks bro wad so dhereysay

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 6 месяцев назад

    Afweyna burburiyey.somalia iyo qabiilkisi gaajaysna

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 3 года назад +1

    Ninka qabtay aya kamid aha cuba askarika

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 3 года назад +6

    Geel baaan lahaaaa dameer baan leeyahay maanta baa dhaanta
    Libaaxyada Afrika baaanu ahayn maxaa !!! Maxaynu nahay maanta
    Sow ma haboona gar iyo gardaroba in aan madax weynaheena is garab taagno iminka si aynu u hiigsano halka aduun marayo

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 3 года назад +5

    War ina Adeero noosoo boobsii part8

  • @ayuubaxmed7558
    @ayuubaxmed7558 3 года назад +2

    Wlh wa shekoyin xamasad leh

  • @bosteyacaynab4755
    @bosteyacaynab4755 3 года назад +2

    Waa sida ladoonayo inhada loogalo cidkasta oonoo àhcadaw

  • @keysewarmahaye4418
    @keysewarmahaye4418 3 года назад +4

    Illaahow ragannimadii inoosooceli

  • @dahfur2735
    @dahfur2735 3 года назад

    Mahadsanid walaal

  • @mohaanmuhanad1482
    @mohaanmuhanad1482 3 года назад +1

    Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 года назад +1

    maxaa kaayaalay dalkayga kuubaan

  • @BookhSeeds
    @BookhSeeds Месяц назад

    Allaahu akbar

  • @kuulowgalhareeri9019
    @kuulowgalhareeri9019 3 года назад

    Saxp aad ayaad umahad santahy aad ayan ual dhacay shekadan ee inoo soo dhameystir adigoo mahad san

  • @xaajibootaan0987
    @xaajibootaan0987 3 года назад +3

    Corona waa magac spanish ku aad ula baxaan tusaale laacibka porto ee jesus corona

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 года назад +1

      #Salah mahadsanid walaal waa sidaa.

  • @abdulahimohamed2586
    @abdulahimohamed2586 3 года назад +2

    Sxb naga dhamee 7 kabadan waaceeb ayaamaha waa 7 cirka waa 7 dhulka waa 7 wax walbo waa 7 haka badin

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 года назад

    Hada ayaan soo dhacay walina warka ma dhagaysan in kastoo saxmadu i wado

  • @MaxamdcabdiBile
    @MaxamdcabdiBile 9 месяцев назад +1

    Gashanle itoobiyaan ah ayaa lala soo hadlay..hhhh maadama uu dhintay taliyihii ciidanka watay
    somalidu tabarsare ayay qaabeen dhafoorka ayay naga wada toogteen

  • @mciisecali2681
    @mciisecali2681 3 года назад +1

    Fadlan soo deg deg qabta8aad

  • @ahda18mey63
    @ahda18mey63 3 года назад

    mashaAh somaliyadee horee

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 3 года назад +1

    Cashar qaraar baan dhadhan siinay
    Gaalo madowda iyo gaala cadba

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 года назад +5

    Orlando: dhan aan ka soo socno iyo dhan aan ku socno waanu kala garan waayeyneYe
    هكذا هو الحرب العالمية الثانية الصومالية ضد النظام الحما ر

    • @aadamdiiriye3012
      @aadamdiiriye3012 3 года назад

      لم يلقب أسود قارة الإفريقية عبثا
      الصومال لقنت درسأً لاتنساه ابدا مليشياة أوباش الأحباش وعمال البطن مثل كوبى وبعض من الدول العربية
      لو لم تتدخل قوات روسيا لكانت إثوبيا تحت قبضتنا
      والآن يتعافى جيش الصومالي من الخراب
      إن شاء الله ستعود الصومال أقوى نظاما وجيشا

    • @foosijaamac4983
      @foosijaamac4983 3 года назад

      Its difficult, to resume strongest government in horn africa, because of siyad bare regime

  • @shukriadar5981
    @shukriadar5981 3 года назад +2

    Abdi.
    Magaca gaalka aan kuu saxo waa orlando kaastaro.

  • @mahamedal-faath1046
    @mahamedal-faath1046 3 года назад +1

    Wad mahadsantahay sxb

  • @qolombichanal9832
    @qolombichanal9832 3 года назад +1

    Masul aad bad umahad santaha qaybta xigta codsi

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 года назад

    Manshlallaah 💐💐💐💐💐💐😭😭✋🤲😭😭 yaa rabii aaway ciidankii

  • @abdirashidawaleh2562
    @abdirashidawaleh2562 3 года назад +4

    Allaha soocileyoo quwaddi soomaliyoo

    • @adoontiialle3162
      @adoontiialle3162 3 года назад

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭🤲

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 года назад

      Kkkk kkkkk kkkkk

    • @adoontiialle3162
      @adoontiialle3162 3 года назад

      @@libaaxasomaliland1066 aad baad u mahadsen tahay🤔

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 3 года назад

      @@adoontiialle3162 Ma Riyo Soojeed Ka dhiganysaan 🤣🤣

    • @adoontiialle3162
      @adoontiialle3162 3 года назад

      @@libaaxasomaliland1066 adiga maxaa i kaa daba dhigay miyaadan xishooneyn nin baabad isku sheegeysaaye🤨

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 года назад

    Sxb waqtiga aad ayuu ugaaban yahay fadlan shan daqiiqo ku dar

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 3 года назад

    waa Run Dagalka waxa u fican Habenki ama oga Hore Dagalna waxa u fican san Jamiska waliba Strategical wa muhim force military

  • @wllmooti3034
    @wllmooti3034 Год назад +1

    Wʟʟᴇ ʀᴇsᴘᴇᴄᴛ ᴋᴜ. Hᴀʏᴀᴀ 🤝

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 3 года назад +1

    lkn sxb wakhtiga ilaa 20daqiiqo.ka dhig adoo mahadsan.waa taariikh xusuus mudan

  • @maxedodawaa599
    @maxedodawaa599 Год назад +1

    Just wanted you

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 года назад

    Yaa cunay Somali cadow somalia oo magaca ila wata yaa kariim Allow sio celi

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 3 года назад +1

    Wan sugay runtii

  • @CaliDiiriye-dy6yq
    @CaliDiiriye-dy6yq 6 месяцев назад

    ❤❤

  • @ubaxismail4435
    @ubaxismail4435 3 года назад +3

    Oo ma buugodhan Miyaad no akhriyesaa Runta dagalkii Soomalia iyo itobiya waxa gaacant saare laahaa Ciidaama Soomaliya
    Blse markeya Kuuba iyo ruushaka iyo Yeman eya dagalaka so galeen ayaa Soomalia dib oo cekiyaa waayo Waxa meesha kadhacay Hal Dowalada iyo afar Dowaladoda

  • @xilkascade
    @xilkascade 3 года назад +1

    Waxa uu sheegay inta uu qariyay ayaa kabadan

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 2 года назад +1

    🇸🇴

  • @abubakarmaxamuud1693
    @abubakarmaxamuud1693 3 года назад

    Ereyga corona afka laatinka wxa lola jeeda (taaj) amaba duubka dahabka ka sameysn ee bqoradu mdxa saartaan

  • @mohamedfiin6660
    @mohamedfiin6660 3 года назад +1

    Ciidankii xooga dalka somaliya saw wey ciqaabeen kuuba naasdheer ruush iyo xabadho qudhun

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 3 года назад

    Waan jeclaaday tebintaada saaxiibb aad baad U mahadsantahay

  • @abdiqaniaxmed6703
    @abdiqaniaxmed6703 3 года назад +1

    Kamid baan ahaa ciidankaa jidgooyada galay

  • @QABIIRKAOFFICIALIT
    @QABIIRKAOFFICIALIT 3 года назад

    Waad mahafsan tahay sxb

  • @haboon180
    @haboon180 3 года назад +1

    Dagaalkii ninkaa lagu soo qabtay, cidanka uu sheegay ee somaliyeed ee geesiga ahaa, faqashtuna dhabarka ayey ka tooganaysay. 25 sarkal oo cidankaa ka mid ah faqashtu waxay ku dishay Hargeysa. Dambigoodu waxa uu ahaa kartidii iyo dacadnimadii xoraynta dhulka somalida. Faqash weligeed cadawga somalida ayay ahayd.

    • @najmaosman511
      @najmaosman511 3 года назад

      Taariikhda wa ineey nabartaa maanta "faqash" iyo laanba inaa nahay dad libaax ya Ka dhashay oo dagaal kaa hal bacaad lagu lisay oo noqon qabyaalad wa waxa dhul Ka na dhigay..... Ee Somalinimada aan u hilino abaayo....

    • @axmeddaahir9459
      @axmeddaahir9459 3 года назад

      Faqashtu ma reerba mise wa dawladii jirtay

    • @haboon180
      @haboon180 3 года назад

      @@axmeddaahir9459 faqashtu waa waxaa umadii somaliyeed xeryaha Kenya ka buuxiyey, dhulkoodina qabsaday. Faqashtii tulada Balanbale, waxay sheegtan Gedo iyo jubooyinka oo dhan, ilaa Bula xawo. Faqashtu dad ma ah, waa dugaag.

    • @axmeddaahir9459
      @axmeddaahir9459 3 года назад

      @@haboon180 subaxaanalah wan fahmay waxd u socoto halkaa inagaga daa wall 🙏🏻

    • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
      @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 3 года назад

      Si khaldan aya wax laguugu sheegay ee taariikhda si run ah u baar arinkaa waxa lagu xumaynayay madaxwaynihii waxana qandaraaska qaatay saraakiil kaydka taakulada iyo gurmadka joogtay waxana la soo marinayay talyaaniga ee faqashta ciidankaa lagu caayi joray qolo gaar ah maahee markaad wax maqasho wax baar adoon dagdagin ama nacayb hadlin haboonay adeer anaa goobtaa joogay!!!

  • @walalka.1007
    @walalka.1007 3 года назад

    Sxb magaca corona wa magac ay labaxan dalalka qaar talyaniga spanishka iyo kuwa kle

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 Месяц назад

    May i see again the somaali unity

  • @serchlearn
    @serchlearn 3 года назад +1

    Wanukusodahisi

  • @apdimajiidmijo1464
    @apdimajiidmijo1464 3 года назад +1

    Wanu ku farax naa jabka itopiya lakin somalidu markay jabtay wanu ka niyo jabay 😔

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 2 года назад

    Waxay ahayd wakhti aan soomaali dib u soo marayn

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 3 года назад

    Sxb sheekada soogabagabeedee

  • @boykingdomboyboxgame2394
    @boykingdomboyboxgame2394 3 года назад

    karona mac naheedu waa taajka boqorada

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 года назад

    Awoowey baa ii sheegay dhargi baa la oran jiray meesha xoraxdu ugu dhacdo ayay Iska gabran jireen geel jiraha somalida ayaa hubka ka qadan jiray lkn cadowgiii soo duulay ee muslim kusheega iyo gaalo wadeen.iyoh ciidankeniii OO kala amin baxay ayaa jabiyay geesinimadii Ciidan keena

  • @maxkoyare2185
    @maxkoyare2185 Год назад

    Nasiib uma helin inan dalkeyga naftaw hibeyo oo aan difaaco dalkeyga hooyo o maan dhalanba wakhtiga balse caawa xalqada kowad ilaa 32 inan dawada o waliba dhuuxa ima dhibayso waayo dalkaaga naftada aya lo gooya gobanimada waa lo go aa godka aakhiriyo iilka lo galaa somali astantedu wa geesinimo

  • @cabdalesalebansaleebaan9747
    @cabdalesalebansaleebaan9747 3 года назад +1

    hhhhhhhhhh

  • @CaliDiiriye-dy6yq
    @CaliDiiriye-dy6yq 6 месяцев назад

    🐗🦒🐏🐹🐘🐘🐘🐘

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 Год назад

    Ethiopia gaalo ayaa u soo gurmatay, halka ay somaalidu ka wayday gacan muslimka , xataa in gacan siyaan daaye , dalal muslim ah ayaa la soo saftay ,

  • @CaliDiiriye-dy6yq
    @CaliDiiriye-dy6yq 6 месяцев назад

    🐏🦒🐏🐏🐏🐏🐏🐏🐏🐏🐏🐏🐏

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 Месяц назад

    Am sorry , how somaalis are naw