Deg Deg Abiy Ahmed & Cagjar Oo U Midoobay Dagaalka Somalia, DFS Oo Dhiiga Ku Karisay Deni

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 59

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 12 дней назад +12

    Itoobiya Iyo Dabadhilif Keeda Soomaaliya Warkooda Kuma Jirto Soomaliy Waa Tashatay Cadawgedana Waa Iska Celine Waana Ka Adkane Insha Allah

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 12 дней назад +3

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @redback043
    @redback043 12 дней назад +5

    SOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 GUUL 💪 IYO GOBANIMO WE LOVE ♥️ SOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 RESPECT 🙏.

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 12 дней назад +1

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 12 дней назад

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪

  • @sucaadahmedqalilula-et2tx
    @sucaadahmedqalilula-et2tx 12 дней назад

    Somali aya ahay marnaba lagama yaabo inan dilo walal somaliyed from jigjiga

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 12 дней назад +3

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guul 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 12 дней назад

    Music to my ears. They will be fighting With us not against.

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 12 дней назад +3

    Abiy Wuxuu Ka Wada Miyaa Lafa Maroodi Ayaga Lesku Jebiya Walalaha Somali Galbeed Hubka Ha Hakula Jeestano Itoobiya Si Ay Uga Xurooban Itoobiya

  • @saynab7503
    @saynab7503 12 дней назад

    war abiii somaliduu is leyahy hakllaa shakiyan

  • @DahirDahirmohamet
    @DahirDahirmohamet 12 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @MaxamedCqaadir-j5v
    @MaxamedCqaadir-j5v 6 дней назад

    Wararka

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 12 дней назад +2

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso difaceen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 12 дней назад

    Dalka somali baa leh hadan somali ayeeyn orodoo xabashi uguur

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 12 дней назад

    Umada soomaaliyeed ka xishoo

  • @saalaxcali8724
    @saalaxcali8724 12 дней назад

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 12 дней назад +1

    Cagjar yuuna jar kaatuurin oromka walan gabalkisa dhacay, cagjar nin goa'nleh maaha

  • @Abdillahi.Hassan-k7j
    @Abdillahi.Hassan-k7j 12 дней назад +1

    WAxa waben

  • @elburadde5092
    @elburadde5092 12 дней назад

    Caqliga Itoobiya waxuu noqday in Ciidamada Deegaanka Somaaliya ee Itoobiya in ay kahor geyso Ciidanka Xoogga dalka Somaliya ee Xuduudaha u dhaxeeya Somaliya iyo Itoobiya

  • @Amiir013
    @Amiir013 12 дней назад +1

    War beenta dhaaf madaxwayne mustaf iyo abi wayba kalafurteene

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 12 дней назад +1

    Hubee dheh somalida insha allah waxaan rajaynayaa inaan somaliyeed itoopiyaa garab siin iskadaa ha hubeyo hadhawna xaga somaliya hau goostaan

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 12 дней назад

    Itobiya waxba aqoonsaneyso waayo ayadaa heysatosomaali galbeed

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 12 дней назад +2

    Faanweyna bal ha timado Ethiopian faan lee wadan

  • @saalaxcali8724
    @saalaxcali8724 12 дней назад

    Ogaadeen soo raaca .

  • @Somali1960-s4h
    @Somali1960-s4h 12 дней назад

    Who's waare

  • @AliAli-p7w3g
    @AliAli-p7w3g 12 дней назад

    Alla marunbaa😮

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 12 дней назад

    CABDI CUMAR AYAA WADANI DHAB OO SOMALI ETHIOPIAN AHAA LKN CAGJAR WAA ONALF

  • @KhalifHabiib
    @KhalifHabiib 12 дней назад

    Xayyanadaladhaho ogaaden

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 12 дней назад

    War garaad dhaamo. Wiil DDS udhashay ladagaa lami maayo walaalihiis, wuu yaqaan cadawgiisa soo jireenkaa. As ayay itoobiya tababartaa

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 12 дней назад

    Walahi inu will somaliyed nool yahay Ethiopia waa kaxaran taako somaliyed dulkedha

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 12 дней назад

    Anigoo ah nin kasoo jeeda DDS waxan usheegaya dadkayaga DDS itoobiya inaga iyo dhulkeenaba wey gumeysataa diiniyan insaaniyan dhaqan ahaan iyo somalinimadaba gef weyn oo taariikhi noqon doona hada itoobiya oon lasoo werarin ee iyadu duulimaad ku ah dhulka inta inoo hadhey dad somaliyi gacan siiyaan

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 12 дней назад

    beenale anagu soomali baanahay dhulkanagan difacana soomalina wanu difacnaa nacas 👇👇👇👇👇👇👇👇

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 12 дней назад

    Ciidanka itoobiya haday diidan bixitanka kawarama ?

  • @AadamAhmad-ne1nu
    @AadamAhmad-ne1nu 12 дней назад

    Somali waydagalanta iyo masar Turki iyo dowladaha kale eyan uyedhanaya ismaqabato? Benta nagakada iska shaqaystow

  • @IdrisAlikorow-my1ld
    @IdrisAlikorow-my1ld 12 дней назад

    That is nonsense somalia will destroy in few days the Ethiopian army marauding theirs in somalia.

  • @khalidyare1655
    @khalidyare1655 12 дней назад +1

    been iyo baqti waaye somalida Ethiopia waa somali u sheega yeeysan gadaal idinka Toogan

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 12 дней назад

    Aqliga alle kaaqqad dhehkuwaa aad sheegayso waa kuwii kusoo qabanlahaa ee kuqumba dhuug ragba maahan haddayan shaqo kaaqaban dhulka iyo badda aad soo maahmaahatay saw iyagu maleh ma soomaalidaa dhul iyo bad kalaleh waxgaran waayahaw

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 12 дней назад

    FADLAN DAWLADA ITOBIYA SOMALI CIRI TIR DALKAN LA WAREEG,KUWAN MASAQESTE WAYE DIL MOYE WAX KALE MAYAQANIIN.

  • @Sarta100
    @Sarta100 12 дней назад

    Waare iyo Deni ma qandaraas ayay ku qabasn inay dhabar jebiyasn shacabka iyo dowlada warkaan yaa gardaran xabashi iyo masar yaa soo dhiibey oo raba inuu delka gumaysto kuwaan waa cadaw kalkaal marka waa in ayaga labedelaa waayo waa caadaqaatayssl xasan waa inuu bedelaa waare waa dhabar jebiyay siyaasada dowlada.waa in la helaa rag difaaca shacabka sida fiqi iyo tiktok..

  • @saynab7503
    @saynab7503 12 дней назад

    Garad tv been maa meelku gaare nninkkwa cagjara ooossomaallo dhan baa utahniyay naaya mustafe guul buusoomaliya uusoo jeedinaya mar hore buu ka diidayy mustafee abiii haduu siidaa dhhahayy somaliduu uga naxsa naya mooo kla shaki ku abuuraya cagjar waa geeesi

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 12 дней назад

    TAAS RUN MAAHA CAGJAR WAA NINKA MAALIN WALBA SHACABKA ISAAQ DDS U DABAKA DHIIBA SOMALIA EE QOQOBKA IYO TAKOORKA KA WADA DOWLAD DEGAANKA

  • @HodanJorden
    @HodanJorden 12 дней назад

    Beenaale cagjar abiyo ma raacsana ee isaga ayuu dagaar kula jiraa

  • @IstahilAbdi-f5t
    @IstahilAbdi-f5t 12 дней назад

    😂😂😂😂

  • @aweyskhayre2568
    @aweyskhayre2568 12 дней назад +1

    BEENAALE

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 12 дней назад

    War beenta aad soo dhoodhooboto umada kala tag

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 12 дней назад

    Dani xu raba yab waye dowlad dowlad kale hostag ta aya is walayan yab ani muse bixi iyo cabdulahi dani iyo cabdicasis lafta garen iyo cali gudlawe in la rida codsan laha ani

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 12 дней назад

    You are not professional this is big criminal what you talking about

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 12 дней назад

    Daney waa gudoomiye gobol

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 12 дней назад +1

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @dargo114
    @dargo114 12 дней назад

    Hubka Oromada Etheopia keentay Somaliya iyada ayaa lagula diri doonaa In-Shaa-Allah

  • @rashidmohamed8605
    @rashidmohamed8605 12 дней назад

    Garaad beenaale

  • @SomaliLand-p7t
    @SomaliLand-p7t 12 дней назад +2

    Waryaa beenta naga dhaaf been iyo balaayad nagu dhuraysa war anagu somali ayanu nahay qoti waxba naga qadimayo itobiyankan afsomaliga bartayna dhigoda ayanu garanayna oromo waxba tarimayan aboo ayad bunbuninaysa geesinimada somalida oo kale malahan itobiyanku way naf jecel yihiin itobiyanku waa fulay orom qotiya

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 12 дней назад

    Toban jeer ayaad maalin walba been dadka u sheegtaa

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 12 дней назад

    Asc Asxaabeey Xasan Xaraash waa waashay Asarbajaan waa dal toban qof ah maxeey Somalia u tari karaan Xasan Xaraash waa Fulay ula badane Inta uu kala soko mar sanayo Umada Somaliyeed afkiisa ayuu Somalia ku jabina yaa Tan kale Ogaadeen waa in uu Cadeeyaa in uu yahay itobia iyo Somalia labada dhinac ayaan ka tir sanahay war maahane Xasan Madharge Dagaal kiisu ma dhamaado Puntiland na kama haro wax na kama qaado alloow sahal Amuuraha

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 12 дней назад

    Waxasi hadey run noqoto waxaa been noq 18:40 oneysa warbixintii Siyaad Bare uu qoray ee aheyd Ethiopia dad & dal ayaa naga jira Kenyana dal ayaa nagajira ee dad nagama jiro ayuu udhigay Somalida dalka Kenya ayuu liiday nacam waa dad daciif ah oo jaajuus ubadan ayuu udhigay waana u egyihiin Somalida Itoobiyana waa dad dagaal iyo dadnimo iyo Somalinimo gobonimo soonka somaaliyey galbeed looguyimaado ayuu kutilmaamay sidaa darteedey Somali 2jeer iyo kabadan dhiiga ushubtay war hooy Somalinimadu waa
    Sharaf

  • @CadnaanFaysal-l1k
    @CadnaanFaysal-l1k 12 дней назад

    Beenalle. Hooyada. U. Sheeg. Free. SOMALILAND. Huuuro. Faqaash