Harada ugu wayn somaliland | Harta looyar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 июл 2023

Комментарии • 263

  • @Suldan952
    @Suldan952 Год назад +107

    Hadaad u jeedo magaca ALLAH like 👍 saar

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Год назад +50

    Our natural beauty land ❤.. Alla-i baday .. yes it's our first time we see this beautiful city the whole RUclips ❤

    • @rashiid187
      @rashiid187 Год назад +3

      We need more place like this

  • @ummhudayfa2227
    @ummhudayfa2227 Год назад +31

    ManshaAllh xabuubta kaso goda Alaybaday burco nalogu keena ManshaAllh guulaysta reer somaliland

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 Год назад +21

    Asxaabay hooyo mcn naga geeriyootey allah ha u naxariisto iigu soo duceeya kitaabkeeda gacanta midig ka siiyo😢😢

    • @muscabmohamed9665
      @muscabmohamed9665 Год назад

      Ilaahey ha unaxaristo abaayo samar iyo iiman Allah haniga siiyo

    • @hayaan2418
      @hayaan2418 Год назад

      Alle hawnaxariisto

    • @raadiyarasmi575
      @raadiyarasmi575 Год назад

      Alle ha unaxaristo kitaabkeedana midigta alle haka siiyo

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Год назад

      Alle ha unaxaristo amin

    • @SeinabShucayb
      @SeinabShucayb Год назад

      Ilaahay hownaxariisto janatu fardowsa ku casuun yaarabii adnasamir iman haka siiyowllo mcn

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252 Год назад +6

    December 2021 baa igu danbaysay iguna horaysay degmada allay baday runtii waa degmo qiimo badan dadkeeduna nasab iyo dun xariira yihiin siday noo soo dhaweeyen ban wali xasuusta ❤

  • @shaaficiosmaan4716
    @shaaficiosmaan4716 Год назад +11

    Wlhi Markaa dhahday Hal Nin ayaa Qoday waan Farxay Waxaan Doonaayey in aan Qodo Tanoo kale Dadka Asxabteyda iyo Reerkeyga oo dhan waa ila Yaabeen war waa Waalantahay Cagaf mooyee Dad ma Qodi Karo ayey igu Dhaheen lkn waa Balan waan Sameynaa Ugu Yaraan 200×100 Oo isku weer ah ayaan Qodaa .

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 Год назад +7

    Dagmadii ree Abtiyaashay Alaybaday Cabdalaa bokor laandheere nimo ❤😍✨

  • @raxmacabdirashiid5824
    @raxmacabdirashiid5824 Год назад +16

    degmadan ku dhashey masha allah ❤mahadsanid dhakhtaraw ❤😂

  • @asmaabdirisak7160
    @asmaabdirisak7160 Год назад +20

    Thank you for recording this beautiful video for our city ❤❤

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Год назад +7

    Harta Looyar waxan tegi jirnay maalmaha Jimcaha anigoo arday dhigta dugsiga hoose dhexe ee Allybaday 1985.

  • @khalidabdilahi4018
    @khalidabdilahi4018 Год назад +3

    Maxamuud Dhakhtar 200k asxaabeey ma gaadhsiinaa waa Legendne

  • @suudaani1
    @suudaani1 Год назад +1

    Maasha Allah Degmada Allaybaday Rabi ha u siyaadiyo nimcada Insha Allah

  • @samdasummar501
    @samdasummar501 Год назад +5

    Mashallah i always heard of This place but never seen it in live or in youtube Very beautiful and heart warming thankyou for sharing this

  • @lailaabdi5554
    @lailaabdi5554 Год назад +3

    Dhaktar go forwd wll
    Guuleyso
    Waan jecalahay wadankeena masha allah allow noo barakee ❤🥰

  • @fadxiyadahir6231
    @fadxiyadahir6231 Год назад +6

    Masha allah alaybaday meeshii aan ku dhashay magaladaydiii iyo hartii looyar

  • @samaramohasamra5674
    @samaramohasamra5674 Год назад +7

    Qofki ugu horeeyy dawada habalyo 🎉😢

  • @MohamedMahmoud-og7gp
    @MohamedMahmoud-og7gp Год назад +2

    maansha Allah midi dheer ka dib ayaan arkayaa magaaladaydii aan kusoo koray AAD baan ugu faraxsanahay waliba waxaan jeclaa inaan arko yacaygii iyo aan loda ku raaci jiray

  • @nawalmahamudhaji6140
    @nawalmahamudhaji6140 Год назад +5

    M.a rer somaland wa dad ilbax ah❤

  • @fai6998
    @fai6998 Год назад

    MaashaAllah TabaarakaAllah Hooyo,runtii wadankeena quruxdabadan ayaad aad nooga dhargisay JazakAllah khayran

  • @zual7457
    @zual7457 Год назад +4

    Mashaallah Edo guulayso Haldoorkii Burco in aad tahay maxaa lagu garanayaa waa Wadan iyo Dad Jacalyl allaha ha ku Xafido adiga iyo dhamaan Asxaabtadii kale iyo Meelaha aad soo duubaysaba

  • @abdirahmanmukhtar1575
    @abdirahmanmukhtar1575 Год назад +3

    Dhakhtar adi iyo Alay badayba aad baan kuu salaamaya😊

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 Год назад +2

    ما شاء الله
    Qurux badanaa Alay-baday iyo harta looyar, waan kusoo doconaa insha allah

  • @SamiraHussien-nt4jj
    @SamiraHussien-nt4jj Год назад +1

    glory great green landscape,wow MashAllah

  • @Xaashi-official
    @Xaashi-official Год назад +2

    Mahadsanid Sxb Dhakhtar , haradii awoowgay Muxumed Cali Samaale (Looyar)

    • @Xaashi-official
      @Xaashi-official Год назад

      Alle ha u naxaristo awoowo Muxumed Cali Samale (loyar ) waxa uu ka tegay dhaxal cajiib ah

  • @khadartoosane7677
    @khadartoosane7677 Год назад +3

    Waanku salaamey sxp qaali dhakhtar 🖤🙌

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Год назад +3

    M.a dhaqtar allaha ku xafido wllky dadow taageeraduna waa xagiina ha la idin dareemo👑🤘✌

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +3

    Runtii wa meel qurux badan oo aan jeclahay mar uun inaan tago insha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdicasiisAhmed-cy9vf
    @CabdicasiisAhmed-cy9vf Год назад +3

    Waxd shaqada adag umareysa waa inad malin tayada loo qurxiso allhe qabriga haku nuuriyo pro dhakhtaaaar be work strong don't worry 1m we do incha allah 1day

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 Год назад +3

    Aynu ku salino Rasuulkeena scw

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Год назад +1

    Mansha allah , waa muuqaal qurux badan sxb

  • @laanfarah5024
    @laanfarah5024 Год назад

    Wllo dhaqtar thanks waa muuqaal cajiiba respect wllo

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 Год назад +2

    MaanshaaAllaah Alleybaday waa meel barakaysan.

  • @abdulqanicismaanibrahim2279
    @abdulqanicismaanibrahim2279 Год назад +3

    Magaaladaydii aan ku dhashay ❤allaybaday

  • @rashiid187
    @rashiid187 Год назад +3

    What beautiful place

  • @salamkala14
    @salamkala14 Год назад +2

    Mashallah beeraha ku dadaala iyo in daaqa waqtiga barwaaqada la goosto kayd la dhigo somaliland allow dhowar iyo dhamaan somali

  • @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
    @BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Год назад

    Dhakhtarkeeni dalka waad na kala bartay thank you brother ❤😊

  • @NemoDegan
    @NemoDegan Год назад +3

    Dhakhtarow la so dhakhsada video walal ❤😊

  • @cawoxasan9272
    @cawoxasan9272 Год назад +4

    Dhakhtaraw maanta degmadaydii tagtay waa kugu soo dhawayn lahaa hadaan joogo❤❤

  • @rahmaali2401
    @rahmaali2401 Год назад

    I like the fact that you are very fond of your tradition. Thumbs up!!

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад

    Masha allah I really enjoy beautiful videos salaam from uk

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke Год назад +2

    mashaa Allaah dhul qurux badan

  • @hamsehussein4083
    @hamsehussein4083 Год назад

    Masha allah mahadsanid wlll

  • @Keysek
    @Keysek 7 месяцев назад

    Dhakhtar masha allah. Marwalba magaca ALLAH Afkisa kamo madhna. ❤

  • @user-oy7mb4rc3b
    @user-oy7mb4rc3b Год назад +3

    mansha allah muuqal quruxbadan walalken dhakhtar marwalba muuqalo fican oo kusabasan beeraha dhulkeena mansha allah 💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @anwarabdellahsuleiman
    @anwarabdellahsuleiman Год назад +1

    Maashaa allaah bro laakiin waxaan rabnaa in aad soo booqato tuulada agabar iyo meelihii ay daganaan jireen qoxootiyadii agabar

  • @AbdiqaniMuze
    @AbdiqaniMuze Год назад +1

    Very good and interesting format like it we need more Sxb 🙋🏽✅☕️

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 Год назад +6

    Saxib waxaan ahay farahaxaniste ama Arts waxaan jecleystay inaad I caawiso oo asxaabtaada Iku shere kareso haddii ay macquul tahay waa codsi mahadsanid

  • @CabdiraxiimXaashi-zo7jg
    @CabdiraxiimXaashi-zo7jg Год назад

    Maansha allah our beautiful city Allaybaday

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye Год назад +2

    Dhakhtar keep goin bro

  • @Daaw8124
    @Daaw8124 Год назад

    MNCHA.ALLAH dhulkii barakaysanaaa 💛

  • @kormeerak8431
    @kormeerak8431 Год назад

    Ku soco wll

  • @mukhtarmusemohamed3864
    @mukhtarmusemohamed3864 Год назад

    Masha Allaah. Degmadaydii iyo halkii la igu dhalay.

  • @ApdixakiinChama
    @ApdixakiinChama Год назад

    Masha Allah magaalo gurux badan allow noo barakee Allaybaday

  • @barrooooz......70
    @barrooooz......70 Год назад

    Hore u soco ina. Adeer

  • @shaadiyasharaf6793
    @shaadiyasharaf6793 Год назад +1

    Apdimajiid looyar wllky iladhashow♥️👑

  • @xamdaalimuuse6052
    @xamdaalimuuse6052 Год назад

    Hore U soco walaal 🎉❤

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Год назад

    Masha allah waa magalo xudud ku tala laba wadan isku xidha somaliland iyo itopiya

  • @moustaphamahdimoumin7857
    @moustaphamahdimoumin7857 Год назад +2

    Magnifique

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 Год назад +6

    The land we love ❤️

  • @foozia426
    @foozia426 Год назад +2

    Maasha allaah ❤

  • @hamzasaleban9919
    @hamzasaleban9919 Год назад +3

    abtiyad gobgobi dhashay illahay haydin daayo niman arag harta looyeer wale dhayo ma leh

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo Год назад

    May Allah bless our motherland allahumma barik.

  • @almaaspea8333
    @almaaspea8333 Год назад +1

    Waaa magaalo qurux badan❤🎉

  • @hamdimustafe1664
    @hamdimustafe1664 Год назад

    Dhakhtaroow waan kugu xidhanahay wll muuqaladaadana waan sugnaa diri dhabana aad❤

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Год назад

    Ma dhamaysanine laakiin waan u soo duceeyey dhamaantood

  • @munoabdi489
    @munoabdi489 Год назад

    Maanta ka hor ma arag wlhi wllo qali shugran

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 Год назад +1

    Dhakhtarow hartaa aad arkeyso ayaan koone ilaa koone dabaal kaga talabi jirney baryo baryo .. wll waad ku mahadsantahay booqashada magaladii aan ku dhashey ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @manalciltira8127
    @manalciltira8127 Год назад +1

    My home alleypadey mcn❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +1

    Thank you for your sharing

  • @Kingjimale
    @Kingjimale Год назад

    Masha allh deegaankaygii ❤

  • @hamdamohameda4264
    @hamdamohameda4264 Год назад +3

    Harta sheekha❤❤

  • @hamze8948
    @hamze8948 Год назад

    Maansha Allah xasuus baan galay inkasto anoo 6 sanno jira aan kamid waan u xiisey runti

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Год назад +1

    MashaAllah ❤

  • @hoodoapdilahi-3921
    @hoodoapdilahi-3921 Год назад +3

    Allaybaday dagmadydiih❤❤

  • @user-rl8mk3ow3u
    @user-rl8mk3ow3u Год назад

    Good job a good farmer is nothing more nor less than a handy man with a sense of humans

  • @AyanleCkariin
    @AyanleCkariin Год назад +3

    Masha allah

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 Год назад +3

    Mnsh Alah Somaliland wa Mel barwaqo talo❤❤❤

  • @umaledebsan5730
    @umaledebsan5730 Год назад

    Wow alaybadey iyo dhakhtarkii RUclips ka

  • @abdirahmanomer1520
    @abdirahmanomer1520 Год назад

    Mahamuth dhakhtar keep going

  • @subeersatoru5737
    @subeersatoru5737 Год назад +3

    Cabdala boker ❤❤❤❤

  • @user-qz1er9zt3h
    @user-qz1er9zt3h 5 месяцев назад

    Dhakhataroww san maxa ugu dhacosa nh bowe ❤

  • @shamsudiinmaxamed4849
    @shamsudiinmaxamed4849 Год назад

    My Favorite RUclipsr dhakhtar❤

  • @munasalah446
    @munasalah446 Год назад +1

    My home ❤

  • @yasmiinabdirahman8198
    @yasmiinabdirahman8198 Год назад +1

    Mcha allh deegankeygii❤

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c Год назад +1

    ماشاء الله ❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahismaciil158
    @ifrahismaciil158 Год назад

    Maansha allah magaladaydi aan ku dhashay

  • @dhawrsanadanchannel4523
    @dhawrsanadanchannel4523 Год назад +1

    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @user-to8vr4sn8z
    @user-to8vr4sn8z Год назад

    Guulyso wll

  • @roodacishqi7985
    @roodacishqi7985 Год назад

    Dhakhtarow hbn ban aroos harta loyar ka dhacy tagaye😘

  • @hamzamahamud557
    @hamzamahamud557 Год назад

    MashaAllah magaaladii reer abtigay!!!!

  • @AhmedIsmailAbdi
    @AhmedIsmailAbdi Год назад

    Beautiful ❤

  • @azumaden777
    @azumaden777 Год назад

    Mnzhllh ilahay nimcada ha usii siyaaadiyo 🥰

  • @dihinhoahmed698
    @dihinhoahmed698 Год назад

    Masha alha❤dhuulken nimca fadhida

  • @ummhudayfa2227
    @ummhudayfa2227 Год назад

    Dhakhtarow ma reer hodaan qaylaad ahaayd ManshaAllh hodan qaylaan kaso salaamaya guulayso wll

  • @karaama9
    @karaama9 Год назад +1

    Magaalada Alay baday 😊
    sido kale xaafada Alay baday ee diri dhaba
    waan jeclan lahaa inaad muqal kaso duubtid
    Mr dhakhtar

  • @Abdi-weli
    @Abdi-weli Год назад

    Dhaqtar NinAad uj3clayhy Alle haku Amaansado sxp

  • @mohamedalahi2708
    @mohamedalahi2708 Год назад +2

    Dhul weynihii Sacad_Muuse ❤

  • @hibomohamud4242
    @hibomohamud4242 Год назад

    Mzha allh welcome to allaybaday

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v Год назад

    Masha Allaah

  • @hibaaqmubaarig5828
    @hibaaqmubaarig5828 Год назад +1

    Mansha allh