Qubanaha Maanta, May 30, 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2024

Комментарии • 122

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 года назад +15

    Madaxweynaha S/land muuse biixi, waa madaxweynihii ugu horeyey ee Qabta labo doorasho, oo isku Sidkan barlaaman,iyo gole deegaan, 1 diwaanka taariikhda ayey uu gashey muuse, dhaqalaha oo bixisey inta uu badan, oo ah 15 million oo dollar,Guul S/land Aamiin 💯💪❤

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 года назад +11

    Madaxweynahaygu wa geesi madaxweyne noolow🥰

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 3 года назад +19

    Madaxweeyne muuse biixi waa nin nasab ah oo hadalkiisu cadyahay ManshaAllah mudane horey u soco ayaanu ku leeyahay from kismaayo

  • @xuseenismaacil6818
    @xuseenismaacil6818 3 года назад +11

    Madaxweyne muuse biixi guuleyso
    doorashadana nabad allha noogu
    dhimeeyo insha allh 🤲🤲🤲🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 года назад +9

    Somaliland Cadawgaa ha jaabo ALLDAY EVERYDAY INSHAALLAH 💪🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 3 года назад +3

    Noolow president the somaliland gessi mahaci somaliland koor baad ou qaaday barakayalla fiyik cadiwga SL down

  • @xareed1
    @xareed1 3 года назад +3

    mnsha alllah ilahay ha idinla garab galo🥰🥰🥰🥰

  • @foosijaamac4983
    @foosijaamac4983 3 года назад +3

    Mar labaad nala dhihi maayo somali qaldaan, waayo 1960 ayaanu qaldaney, naaneys ayaanu kula baxney oo ah somaali qaldaan, micnaheedu ahaa wey soo qaldameen, runa wey aheyd, markaa dadkii 60kii joogay maanta ma joogaan, riyada ka baxa oo dhulkiina dhista imaansada labada webi iyo beeraha ninaan ku doonay ha soo fiirin, tashada .

  • @ahmedkosofe296
    @ahmedkosofe296 3 года назад +6

    Muuse biixi cabdi madaxwayne ugu wacan ee soomaaliland maray allah cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo madaxwayne

  • @cagmadhige411
    @cagmadhige411 3 года назад +3

    Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Noolow ✊🏾✊🏾💪🏾💪🏾

  • @maallcigemukhtar9865
    @maallcigemukhtar9865 3 года назад +7

    Viva president bixii waa run isku mowqif baanunahay madax weyne bixi noolow .

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 2 года назад +1

    Reerkaaan 😂😂😂 waa funny dowlada xamar lee ku jiraaan 24/7 war dadkaas warba idiinma hayaan ee maa dantiina Ka raacataan somali qabiil walba ha dhisto magaaladiisa horay u socda

  • @fuadmohamed355
    @fuadmohamed355 3 года назад +6

    Madaxweyne waan kugu taageersanahay inaanay wax go'aana ku yeelan doorashada

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 3 года назад +7

    hadal keliya looma baahna madax wayne waanay cadey in soomaaliya xili ay noqotaba aynu gacanta isa saari doono markaa sow maaha ineynu tabaabushsano

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 года назад +1

      Dagaal dhax mari maayo somalia iyo somaliland sababta oo ah waxey keeneyssa a in l abaduba isla burbburaan sidey isula burbureen 1988 waliba hada waa laba dalwadood oo leh cid hubsiisaa awal shacab iyo ciidmada dagaalamey

    • @maxamedadan9024
      @maxamedadan9024 3 года назад

      @@abdullahiomarali5241
      hadii luqada keliya ee reer soomaaliya ay wax ku fahmaan ay xabad tahey ma xal kale ayaa jira sow xaalku uma eeka af waynii
      yidhi xabad ayaan ku qabsadey xabad ayuun baa laygaga dejin karaa

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 3 года назад

      Dagaal ahliya waan soo marnay xiisana uma qabno ee walal hanoo saadin sokeeye dagaal kooda Nabad iyo barwaaqo Allaha na siiyo guud ahaan gayiga soomaaliyeed oo dhan InshaAllah

    • @maxamedadan9024
      @maxamedadan9024 3 года назад

      @@saidojama1170
      dagaalkii af wayne lala galey dagaal ehliya muu aheyn ee jihaad waajiba ayuu ahaa sidoo kale kan soomaaliya iyo sland dhex mari doonaana waa jihaad dhankayaga

    • @abdirashidaidid3109
      @abdirashidaidid3109 3 года назад

      Aleeyleh run baad ka Sheegtay caqliga zoomali yala u malen mayo inaaynu wada hadal ku kala baxeyno sidaas darteed dagaal waa in loo diyargoob waxaan hubal ah dagaal waa lama huraan.

  • @salebanabdi8980
    @salebanabdi8980 3 года назад +2

    Guuul iyo gobonimo somaliland maansha allah

  • @ghadardable5239
    @ghadardable5239 3 года назад

    Somalilandh. Guuul Gobanimo. Mx Muse bixi. Abdi. Nolaw From Muqadhisho. Cadeyyy,

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 3 года назад +2

    Somali land Nina liicin mayo Ilayn waa Libaaxii Niska laylka dhacayee 🦁🐅🐆💝💖

  • @hamzemohmed8770
    @hamzemohmed8770 3 года назад +8

    SOMALILAND GUUL 🤍💚❤💉💪💯

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 года назад +1

    Thank you wariyalka newska voA Somaliya 💋💋💋👍👍👍💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋👍👍👍

  • @naemadhooble5034
    @naemadhooble5034 3 года назад +1

    Madaxwaynaha Somaliland Muuse biixi cabdi guul ayan ku rajanay i❤Somaliland

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 года назад +1

    Thank you wariyaha newska voA Somaliya mahamud muscade 👍👍💋💋💋👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💋💋

  • @maqalxaqiiqada6120
    @maqalxaqiiqada6120 3 года назад +1

    Rag ragaa tihin ayan shisheeye idiin talin

  • @xafiismedia6449
    @xafiismedia6449 3 года назад +3

    Libax madaxwayne muse wuu ku banaanyahy allayle thangs sxp

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 года назад +1

    waa sax mudane madaxweyne taasaynu ka dagaalamaynaa. yaa somalilandar galka seefta kalabaxa!

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 Год назад

    Asc. Mahad. Sanid. Mascade

  • @history-0.5
    @history-0.5 3 года назад +4

    Insha allah muuse biixi waad soolabanayza

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 3 года назад +2

    VOA xataa iyagaa muqdisho dhibteeda ka mida oo isku dira soomaalida

    • @abdis70
      @abdis70 3 года назад

      Runta oo la sheegay, goormay noqotay isku dir. Car noo sheeg waxaad ka hinaastay- VOA mise !¿?

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 3 года назад +1

      @@abdis70 waar waraysi journalism ah maaha sidani ee waa street talk, arintuna run iyo been kuma salaysna ee sidii laba hablood oo Yar Yar Ayaad kasoo qaaday ood leeday maad is necbtiin; ee danaha guud ku eekaysii su’aalahaaga meel ay isku jeclaayeen ilayn majirin oo qadiyad Labadoodaba ka wayn baa hortaalee. Garan maayo what kind of schooling you have.

    • @abdis70
      @abdis70 3 года назад

      @@bustaale6554 for you it is a street talk as long as you bias. When it comes to education and journalism, that should be none of your business.everybody is entitled to his opinion. The reporter asked Questions that are relevant to recent political comments in the media, that is all- what can't be cured, must be endured.

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 3 года назад +1

      @@abdis70 if that’s is the best of your opinion with all of your respect I advice you to choose a different field of cureer bcs this is very disrespectful to our president of somaliland

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 3 года назад

      @@abdis70weli luqad laga xishoodo ayaad isticmaalaysaa oo hinaase iyo wax qof leh educated baan ahay aanu istcimaalin, runtii cabdiyaw adaabanan kula jecelayn dhaqankan oo kale ee si qof muxtarima u hadal please

  • @tayeeqlow2566
    @tayeeqlow2566 3 года назад +5

    Muuse Biixi waa madaxweynaha Somaliland ee 4 ta sano ee soo socota

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад +1

    Thank you for everything

  • @yassirmuhumed4306
    @yassirmuhumed4306 3 года назад +3

    Guul iyo gobonimo

  • @abshirali313
    @abshirali313 3 года назад +1

    Maxamuud Mascadde waan ku salaamayaa

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 года назад +3

    Wallaahi hadaanu reer somaliland nahay meel Aanu joognaba damaca cadawgayaga waanu ka dagaalamaynaa, masiirka ummaddayda iyo jiritaanka qaddiyaddayada dhuuxayagaanu ku difaacaynaa kamana caajizi doono insh tacaalaa, qiimahay doonto ha noogu kacdee Aakhirka cadawgayaga waanu ka guulaysanaynaa insh tcaalaa,, viiiivaaaaa somaliland rep,,,

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 года назад +1

    Thank you newska voA Somaliya 👍👍💋💋💋🇸🇴🇸🇴👍💋💋💋

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 3 года назад +5

    Simaliland ku daysho inay somalida kale ku daydaan siday isugu tashatay iyo beenta beesha acaalamka waata somali halkaa dhigtay madxweyne muuse alle ha brakeeyo

  • @SeynabMaxamedcigaal-mj6ul
    @SeynabMaxamedcigaal-mj6ul Год назад

    Asc weriye cascade

  • @hogaamisom.m700
    @hogaamisom.m700 3 года назад +5

    Allh u gargaaro inta Indhaha la

  • @amuundahir9298
    @amuundahir9298 2 года назад +1

  • @abdirahmaanhassan9083
    @abdirahmaanhassan9083 3 года назад +1

    Muuse guul guul

  • @medaouled4565
    @medaouled4565 3 года назад

    Waa run bselyaro issaqa ayaa maradan calanka kadhigteen samaystay waxay kutursan yihin samalua walugiin hadla

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 3 года назад

      Kkkkk.who ask you about us.kkkkkk.sleep well

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 года назад +1

    Love

  • @ridwaanmaxamed52
    @ridwaanmaxamed52 2 года назад +1

    Muuse biixi

  • @foosijaamac4983
    @foosijaamac4983 3 года назад +1

    Dadkan waqooyi degan waxay yiraahdeen midnimada dantayadu kuma jirto, markaa ninka midnimo doonaya siyaad bare aakhiro haku soo weydiiyo , midnimadii halkuu geeyey intuu ifka joogay

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 3 года назад

    Allah ha mideyo umadda Somaliyed Aamiin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 года назад +3

    Madxweyen muuse baxiii wuxuxu maalin kasta helaa xumataa aay wadaaan reer koonfurtu gudha iyo dibadba kolkaa isna xaq buu u leeyahey inuu shacbaka la socadsiiiso cadowga kowaad ee reer somalialnd

  • @MohamedAhmed-vx8ku
    @MohamedAhmed-vx8ku 3 года назад +3

    Qadaadwayntu way maqlaysaa dhagaha fura.

  • @hoyosweetychr.1381
    @hoyosweetychr.1381 3 года назад

    Waaya tahay Somalia waqoiye

  • @magicart7334
    @magicart7334 3 года назад +3

    Madaxwayne Muuse; waa madaxwaynihii ugu horreeyay ee laba doorasho mar wada qabtay, go’aankiisana laga yaabay...

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 2 года назад

    Nolow madaxweyne muse

  • @ahmedrageh4174
    @ahmedrageh4174 3 года назад +13

    We wish you all the best in your forthcoming elections May Allah Bless you abundantly Guul Guul Allow Dhawr Somaliland Ameen

    • @halimoroble2435
      @halimoroble2435 3 года назад

      S!dcccc'

    • @msasha4991
      @msasha4991 2 года назад

      ككططججججججط٠

    • @msasha4991
      @msasha4991 2 года назад

      ٠ططططططططططططططططططجططججطجججججججججججججججججججججججججطجججججججججججججججججججججججججججججججججججججججججججججججججججججججججج٠ط٠

    • @amrancismaan9359
      @amrancismaan9359 2 года назад

      WA ruunti Muuse

  • @guledcigaal3452
    @guledcigaal3452 3 года назад +5

    Run baa lagu dhaqaa oo lagu hogaamiyaa somaliland , xamar se waxa lagu dhaqaa been ,khayaali , gaalaa yiri , qarafo , gaalaa na aqoonsan .

  • @maxamedhayancade9372
    @maxamedhayancade9372 Год назад

    Gamates

  • @jamaaloromo3698
    @jamaaloromo3698 3 года назад +8

    We are proud of the federal state of Somaliland 🥳

  • @aminafarah8088
    @aminafarah8088 Год назад

    Ok hi v hi😊 2:12 😊

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 года назад +1

    Geelii la dhacay qaalmihii dhoofka laga keenay dhabayacooooooooooo majeerteen miyaa loogu dhici waayey oo iidoor maaruflow dhulmahantaha aad iskaba naagaysatay, maayada majeerteen ayaa mar dhaw soo jiirin hadaadan aagaa edeb kuba joogin oo uno iyo ingiriis ba'ayeey uguba yeeryeeran oo marinada hargaysaad aaran jaan bm kula dhex mushaaxin oo hadaad daarood dhulmahante iyo mareexaan maraleey kaba dhigatay, iidoorow mistake samaysaye majeerteen waa ku barin somaliya geedkeeda halka fadhigaaaaa yahay oo maranka aad kaba farandulaynayso oo maatada dhulmahante aad iska soo hormarisay oo malageedu galay meeshay door bideen mortar waa lagu gaynin oo ina canbaashihii aad dhulbahante (85 birmagayso gawrac) ku cuni jirteen aan aaran jaan aakhiro u hoyinin oo iidoorow cagtii joogsan waydaa mar ayey ceeb la kulantaaye oo dawacii (iidoor) galayr (majeerteen) cadkiis damac ka galo, galayr dawacigiii hawada waw la duulaaye oo geedaha buuraha ku dul yaal dushooda hilibkii dawaca galayr cunto waw ugu casheeyaaye, ee iidoorow miyaa mujrim falanoo marduuf qaada cunay warkiis walaal weerar kaa celinin.

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 3 года назад +4

    Somaliland waxay mudantahy hormarkeey gaartay in lagu amaano

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 года назад +2

    Hargaysi runway kudhaqantaa muqdisho se been cad iyo Moran cadaawad uun dhalay oo aan cidna isukeenikarin xataa aakhirka koonfur ay kaltagto Leenidoonta baalagdhaqaa

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 3 года назад +4

    Reer somaliland Nabad Aan Ku codayno Muxaafid iyo Mucaaridba

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 3 года назад

    QOF AAD WAREYSATAAN MIYAAD WEYDEEN CUNSURIGAAN MARKAAD WAREYSANEYSAAN

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 года назад

    Lives

  • @hassanjanaw5008
    @hassanjanaw5008 3 года назад +1

    Qumanhavoasomali

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 3 года назад +7

    Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland, ilaahow kugu guulee hawsha aad wado,
    Madaxwayn waxaan rajaynayaa inaad somaliland nolol qurxoon gaadhsiiso.

  • @AbdirahmanWarsame-uc6gc
    @AbdirahmanWarsame-uc6gc Год назад

    Somaliland iyo Somalia waa laba wadan aan isu baahnayn ! ! !

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 года назад +1

    Talaxumida xamartaalaa we somaaliland aan faraa kudhegno waxay kadhigantahay in 100 sano eesoo socda somaalidu colaad uun kumash quulsanaato

  • @abdibunow2006
    @abdibunow2006 3 года назад +2

    Muse biixi is dectetor ,selfish and nepotism

  • @xamseaskar754
    @xamseaskar754 3 года назад

    j

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 года назад

    Facebook

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 2 года назад

    Somalaialnd wixii ku dhacay kulahaaa
    Yaa malab la siiyay cid walbaa is dishay ee war ninyohow naacda nagala taga 😏

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 3 года назад +1

    Waxaan idin weydiiyey somaliyeey voa ma dad lahaysto oo inay xumaanta somali ka shaqeeyaan lagu khasbaybaa mise waa dad xanuunsanaya oo uurka ka buka????????

    • @sahromohamed4375
      @sahromohamed4375 3 года назад

      Wa lahaystayal

    • @sahromohamed4375
      @sahromohamed4375 3 года назад

      Waha uder cudur qabil

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 3 года назад

      Lahaysta yaal inta lagu bilaabay ayay si toosa ula qabsadeen cadaawad ay soomaali oo dhan ka dhex wadaan, uurkuna aad buu u xanuusaday

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 года назад

    FacebookS

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 года назад

    muuse runtu sheegay wayo isna wuxu ku dhartay in somaliland gooni ahato

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 года назад

    madaxwayne muuse hadalka ah wa lagugu talinaya waxa lagu siiyo aad baan ugu bogay waaa gobanimo hadanu xita qabiil nahay somalida wa laba iyo toban Million shan wa anaga maxay ku diidayan citirafkena dee geesiyada somaliland bay guuusha u diidayan lakiin iyago ku sandulaysan bay na citirafayan dhowan idinku xejista goaanki reer somaliland

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 года назад

    madaxweyne muuse biixi waa runsheeg daacada ah oo laabxaadhan oo aan leelleexashada oqoon, geesi hadal cad!

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 3 года назад

    Hadee waba ka mid tahaye somaliyee Odeygu way ka wareertay

  • @aniisaaniisaaniisa7932
    @aniisaaniisaaniisa7932 3 года назад

    Cawa

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 года назад

    Cagomaal MC Awe Noolays iidoor isagoo xoogii ingiriisku wado ayuu waxba goosan kari waayey oo diyaarad iyo kanooniba loo dhamaystay oo taariikhda daarood waa taas faranjigu ugu qoray inay ahaayeen dadka kaliya ee british royal airlines ay afrika uga garaaceen hub oo hadana ku guuldaraystay oo waa kuwaas magac xumo iyo guul daro kala tagay oo gooni goosiga aad hada ku nacnac tiraahdaan ayaa wakhtigaas ingriisku idinku dagaalamay oo ifiin waayey oo waa taas sababta iidoor u yahay dhilada ingiriiska oo markaan beenta ay gaxmagaradka iidoortu ay afka ka shubayaa ayeysan ku khaldin oo dhulka iidoortu dagan tahay waa dhul daarood ooy raali uga yihiin inay daganaadaan ee maalintii ay isku afgartaan inaan iidoor u qalmin dalkaas inay la wadaan oo daris la noqdeen wadadii ingiriisku qaaday ayaa iidoor la qaadsiinayaa

  • @maxamedsheqcade3091
    @maxamedsheqcade3091 3 года назад

    55/"

  • @cabdinasirmaxamednuur5185
    @cabdinasirmaxamednuur5185 3 года назад +1

    Dhabti somali wey tilabsatey!
    Cidi ka mudan darajo haka baqilin.
    Macaliminta somaliyed wey mahadsan yihin.

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 года назад

    Asc voA Somaliya 👍👍💋💋💋💋

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 3 года назад +2

    Waayo uu madaxwaynu u siiyay interview VOA it a big mistake

  • @gttty708
    @gttty708 3 года назад

    Isagoo dhamaystiral wali ma hano 👎

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 3 года назад

    Taasi waxay uyaar tahay isaaqa waxaladilay hadii layugoayo waalanadilry
    Taasi isaguba waatuu ku laayey boorame siilayana ku laayeydadbadai caruuru iyo ciroolaba ciidamadiisilayo wataykalshaale miyuu ilobey dadka ay hada iskudiyayaan welibuu wada

  • @jmohamud8961
    @jmohamud8961 3 года назад

    Voa. Duliyiin baad tihiin ka shaqeeya iskudirka iyo dhib soomaali dhex Marta

  • @jamaaloromo3698
    @jamaaloromo3698 3 года назад

    Somalia parlement wanted exactly the same thing one man one vote within 2 years. Out there parties would have come out. Musse Biixi we've all witnessed your struggles to agree on election deal. Did you forget you and your mate from Djibouti ware and still are trying to push Xamar to the ground, your a hypocrite. Somaliland will always be part of Somalia 🥳🥳🥳

    • @abdis70
      @abdis70 3 года назад

      Plz, clarify your writing. It's difficult to comprehend the context.

    • @jamaaloromo3698
      @jamaaloromo3698 3 года назад

      @@abdis70 which part?

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 3 года назад +2

    Muuse 🔒 alleh ku ceebee sidaad Somaliland u ceebaysey waa jaahil