Maxaa hortaagan magacaabista Asad Diyaano: Xasan Sheekh iyo Xamse midkee diidan reer Puntland?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 июл 2024

Комментарии • 67

  • @User7654suy
    @User7654suy Месяц назад +4

    Maasha Allah anigu
    Waa soo dhaweeh magacaabista Taliyaha cusub Asad.🇸🇴👍🏽💪🦁🙏

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад +5

    Reer Puntland kuma qancayaan Sulub iyo Diyaano oo loo kala bedelo, Xasan Sheikh waxa uu dawladdii dhamayd ee la wada lahaa ka dhigay Ergay iyo reerkiisa

  • @user-sq5tf9ok1e
    @user-sq5tf9ok1e Месяц назад +3

    iska dhaaf kala dheereynta soomaalida , aniga matageero xasan lkn marabo in laga shaqeeyo qabyaalad , wariyaha wa inaas iska ilaaliyo qabyaalad

  • @Shihaab464
    @Shihaab464 Месяц назад +3

    Hassan Sheikh xataaa Aniga waaan ognahqy in Reer MJ aheeeyn Dad wanaagsan oo Somalia jaceel Qabin

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Месяц назад +3

    Waa Loogu Tala Galay Asad Cisman Diano In Labahdilo Oo Xasan Guurgurte Bahdilan Waana Ku Fiicantahay Baga AKHAS

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Месяц назад +4

    Majeerteen waxay ka gudbeen in wax looyeeriyo xamsena majeerteen col kuma ah lkiin xasan inuu cuqdad qabo Waa cadaan

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 Месяц назад +3

    Waxay illatahay in Nin jeclaysi o qabil lagu taagero la daafo o wax micnaleh o lagugu xasusto la tuso ummada somaliyeyed waayo qabil iyo qurun iyo musuqmasuq wa waxa
    somalia dib u digay marka horey halo socdo SOMALIA SOMALIBA LEH

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i 27 дней назад +1

    😊

  • @KawsarIsmail-td9yg
    @KawsarIsmail-td9yg 28 дней назад

    Guleyso.asad.diysno

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Месяц назад +2

    Reer puntland waxay ku qanci karaan HSM oo kursiga la dhaafiyo maadama awalba ayagu kursiga saareen

  • @_22260
    @_22260 Месяц назад +10

    Puntland Asad waxba kama suubinkaro oo ah qalalaase asaga iyo wixii raacaba cagtaa lamarin wiil yaroo boliisa waxba kama badalikaraan

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 Месяц назад +1

    waa fkir fiican hadii reer putland ku qanacayaan waa arin fiican hormar leh

  • @AbdiXaahi
    @AbdiXaahi Месяц назад

    ❤❤❤❤❤

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 24 дня назад

    Abdulahi benale

  • @user-fk6fl9ho5h
    @user-fk6fl9ho5h 28 дней назад

    JENERAL ASAD DIYAANO WAX WEYN AYUU AMNIGA SOMALIA KU KORDHIN KARAA taliye qibrad leh

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 Месяц назад +1

    70 sano ayey wadeen ila meereyso laba cid siyaasiyiintooda
    USA

  • @Adam-y3x
    @Adam-y3x Месяц назад

    Dawladnimada inta reernimo lagu cabirayo waliba heerarka amniga laxidhiidha Somalia wadan caadi ah noqon mayso,xil siyaasadeed waa lagu qaybsankaraa reero lkn ciidanku inta uu reernimo kudhexjiro dawladnimo kaquuso.

  • @faisalabdi4393
    @faisalabdi4393 Месяц назад

    Police somalia hadii nabad loo rabo inuu kusoo celiyo caasimada halaga daayo askarta saldhigyada loo dhiibaayo waxaa wanaaagan inspector in lo dhiibo degmada laga so doortay aan hab ciidan ku imaan si bulshada ku aaminto waayo anaa askari ah kusok qabanaayo hadana anaa ku xukumaayo sax maaha

  • @saladiidow305
    @saladiidow305 Месяц назад

    Ok R/ware xamsa waalaga garleeyahay ama budlaan hakeeno ama diyaano hakeeno

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Месяц назад

      Asad puntland ma keeeeni Karo taaas biyo ku caba
      Hamze Iyo sulub maba naqaaano isku level ma nihin
      Ninka dilayno waaa ninkaaan keeenay
      Ex mw Hassan
      See u 2025/4

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 Месяц назад

    Maxay soo kordhinaysaa markaa. qof qof ku badal looma baahna ee shakhsiga shaqada sifican u qaban kara ayaa dadka iyo dalkaba u dana. mida kale qofka shaqo loo dhibayo hadii reer loogu dhiibo muxuu soo kordhinayaa ma reerkiisu ugu shaqaynayaa.

  • @MahamedDaahirabdi
    @MahamedDaahirabdi Месяц назад

    😂😂😂😂

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 Месяц назад

    Asad diano waxba kusoo kordhin maayo xasan xaga puntland

  • @ahmedfirato4247
    @ahmedfirato4247 Месяц назад

    Sxb hadaa runta. Shegtid alihiiku aburtayna wakujeclan umaduna wakujeclaan

  • @SuudiMahamuud
    @SuudiMahamuud Месяц назад

    Waxay ilatahay waxad shegtay

  • @faisalabdi4393
    @faisalabdi4393 Месяц назад

    Ina diyaano haduu yimaado ma in magaalada lagu kala guuro maa rabtaa

  • @abdirisakmohamud9250
    @abdirisakmohamud9250 Месяц назад +1

    Inad iska aamustid

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed Месяц назад +1

    Hamze Iyo reeerkiiisa isku level ma nihin
    Iyagaaaa isku kay xoqaaaaya
    Cid kaliya aaan dilayno
    Waaaa HASSSAN

    • @tuuladaciyaaraha677
      @tuuladaciyaaraha677 Месяц назад +1

      Adiga maxaad haysataa oo aan ka eheen garoowe oo bilaa bad ah iyo boosaaso oo oromo la wareegtay balse xamse reerkiisa Ethiopia ayay wax ka yihiin kenyana wasiiro muhiim ah iyo sirdoonka ayay haystaan Jubbaland ayay 13sano haystaan adiga maxaad haysaa yaa miskiin Levelka aad ka hadlayso muxuu yahay😂

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Месяц назад

      @@tuuladaciyaaraha677 Mr
      Bes baaaa ila doooodi kara
      Igala hadli kara
      Siyaasad
      Dadnimo
      Deeegaaan
      Aqoooon
      Pawer
      Sorry

  • @TAASINTERNATIONALSERVICES
    @TAASINTERNATIONALSERVICES Месяц назад +2

    Welcome To Taas International Trade and Services Ltd
    Get Airline Cheap Tickets
    Airport transfers
    Visa Consultants

  • @AarkaBas
    @AarkaBas Месяц назад

    H

  • @daudamin2616
    @daudamin2616 25 дней назад

    Waa khatar in Asad Diyaano loodhiibo taliska booliska soomaaliyeed.
    Waa nin fudud sumcadna kuma dhaxlaha bulshada.
    Waxaa kasii horeeyay Nisa oo nin waalan loodhiibay hadii kanna kudarsamo xaalku seenoqon???

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Месяц назад

    Rwrs xamza Abdi barre aya diiday

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Месяц назад +1

    Diyaano waa lafdhabarka p/land iyo federalka calooleyga wuu dhaamaa

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 29 дней назад

      Diyaaaano mahan ninkiiii hore oooooo la yaqaaaanay
      Ninkaaan
      Anaga baaa bahdir la ah
      Wax uuu sooo kordhinaaayo majidho
      Waxa kaliya aaan rabno waaa inaaaaan dilno adooonkaaaan keeenay villa Somalia
      Cid kalaba nooooma cuntanto
      Hada hawiye tahay difaaaaco ex mw Hassan

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v 24 дня назад

    Fiiri wasiirka arrimaha gudaha iyo taliya booliiska iskuma helaysaan

  • @IbraahimMahamud
    @IbraahimMahamud Месяц назад

    Ka qada sulub meesha

  • @Cadar49
    @Cadar49 Месяц назад

    Reer Putland waa qori lama sitaan mana qancaan

  • @abdidahirhassan2710
    @abdidahirhassan2710 Месяц назад

    Waxaan warbixin maaha ee waa calawsaad😅😅

  • @abdirashidabdi3940
    @abdirashidabdi3940 Месяц назад

    Abdulaahi xasan shekh asagaa qaatay dhamaan xialakii ciidanka Agaasima yashii iyo waxii umada somail iskulaheed Maxad Raisul wasaraha Afka oowu Tirana Ama Aad eeda usaari masa shekada qabyalad warye isku badashay Saxb

  • @adenhusse3866
    @adenhusse3866 Месяц назад

    Dustuurka sow kii la badalay RW hana shaqaalaha madaxwayna yahay. Waxaad u hadlaysaa uun sidii iyada ooon dustuurka la badalin oo kale. Mise badalaka ayayna waxba ka jirin

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 Месяц назад

    Yaab wlahi putland waa la meyd garaacay ma taliye ciidan baa loo tuugtugaya viva xasan sheekh waliga adaa iska heysanaya mesha ruux hawiye ah oo ka daba hadli karana majiro xmr unuka leh bey jogtay dalka somalia unuka leh dadkina dhinac ka raaca

    • @Cadar49
      @Cadar49 Месяц назад

      Guul Xassan Shiiq President

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v 24 дня назад

    Waryaa hebel meesha iiga qaad caqli maaha caqli kale la jmaada

  • @Hadibalad
    @Hadibalad Месяц назад

    Yarkaaaaan yaaanagu dhahay weriye tahay 🤦🏾😂😂😂

  • @mohamedahmedfarah
    @mohamedahmedfarah Месяц назад +1

    sulub maxaa laga rabaa oo loo badalaa ma awood qeybsi mise shaqa xumo
    waa loo jeeda sida uu sulub amniga wax uga qabtay
    Asab xil kale halooo raadiyo

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Месяц назад

      Sulub
      Hamze
      Iyo reeerkiiisu midna xaq uma lahan kuraasta Somalia
      Balse
      Hawiye baaa isku ilaaalinaya
      Sababtooo ah way ogyihiiin inay rabaaayad yihiiin

  • @ahmedsheikhdoon5471
    @ahmedsheikhdoon5471 28 дней назад

    Nin aan waxqibrad lahayn baatiri waxbuu kabadalikaraa miyaan aqooni kuu kordhin wax iskula hadh

  • @ShukriCabdullahi-pv2gx
    @ShukriCabdullahi-pv2gx Месяц назад

    Sax waye Asad diyano Hala keeno xilka Taliyaha polecka Somaliya sababto ah Ogaden iya Mariixan xil la aan uma careysno lakin Majerten Xil weyto ayey ka cabanayan oo ow ku sameyy wllkod Xamze.

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Месяц назад

      Mj xil ma rabo
      Mj wa kingdom looona talin maaayo hadiiiii xitaaaaaaa nala siiiyo xilka Somalia ooo dhan
      Hassan baaa nooo muuuqda waaan dilaynaaaa
      Seee u 2025/4

  • @nuurabdi8821
    @nuurabdi8821 29 дней назад

    waxay ila tahay inuu kugu dhacay cudur aan dawo lahay (CUQDAD)

  • @maanka4722
    @maanka4722 29 дней назад

    Waxaan mar hore ayaa maqlayay adigane xiligaan ayaad wadaah yaaahuu 😂

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs Месяц назад

    NACLAA BI NACLAA DOOFAAR SOMALI

  • @yahyebashiir7810
    @yahyebashiir7810 Месяц назад

    Wareyoow maxa dantaadu tahay hadalkaagu maba ahan hadal soomali isku soo dhaweynaye

  • @mukhtaarsheikhabdi3621
    @mukhtaarsheikhabdi3621 Месяц назад

    Beenaale inaatahy ayay ilatahay

  • @bossman1024
    @bossman1024 Месяц назад

    Imisad gaysaten beentad laso fadhida beenaale

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Месяц назад

    Asc Asad diyaano waa stupid calooshiis u shaqayste,.la rabo in lahu dumiyo puntland.

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 29 дней назад

      Ha dagdagin inder
      Asad hawl adag baaa looo diray
      Vila Somalia anigaaaa leh inagaaa burburinayna

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 28 дней назад

    Beenaale

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 Месяц назад

    DOWLAD MAADAN NOOGA SHEEKAYN EE REERO AYAAD NOOGA SHEEKAYSAY.
    WAXAYNA ilatahay sidaas dal iyo dowlad toona lagu noqon maayo ee shimbirow heesa oo heesa waligiin ba heesa......

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 Месяц назад

    Xaasan tuug qoof sharaftisah dhowran bah kaah agdhawaadah aalow haanaa hoosgan munafuq

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v 24 дня назад

    Beenaale