اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد
أَوَكُلَّمَا عَٰهَدُواْ عَهْدًا نَّبَذَهُۥ فَرِيقٌ مِّنْهُم ۚ بَلْ أَكْثَرُهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ Yuhuudu ma ahan kuwa ilaaliya ballanka wuxu yiri alle, mar walba ay ballan galaan waxaa ka baxa ballanka qeyb ayaga ka mida, run ayu no sheegay allah,
Alle aya mahad o dhan mujahidiinta guul gaar siiyay munafiqiin ta ceeb dhax jiifiyay , pravo all mujahidiin xuuti xamaas xizbalaah viva down yahuuda iyo sahaayinata carabtA
Hoyaday OO kuku xidhan aya ad kaka wal walsaned malmahan oo ad ka maqned RUclips ka hada waa ay huruuda bari ayan uku bishareyna inad ad cafimad qabto oo ad muqalo so dhigtay walal abdirashid alla hagu xafido
Waxa qosol ah in hadala ay dhahaysay inta ay ku radinaysay ay kamid ahayen tolow ma magaladi gubatay ayu jogay maxa heley hhh Wan kuku salamay huno wa ayna kuso ducaysay ustas abdirachid 6sano OO an kuku xidhanahay w marki u horeysay OO an jawabtada argo mahadsanid ustas abdirachid ilahay haku dhowro
Labada dsgaal ee ay gashy israel mid mid dhan kasts way ku adkasty wsna ka lubnan Ka gaza isaga melatery ahan si buuxda way ugu adkaan kari waydsy ku darso heshiiska ayaa looga adkadsy isrsel, hada wayo waxabu furayaa albaada gaza jeelasha 00 aya laga dhigayaa waa guul lagu iibssdy 100kun oo dhiigs shuhadada rer falastiin, oo si gobanimo iyo geesi nimo leh u dhinty, alla hiw naxariisto dhamaantod , free falastine insha allah
ustaad aad baan kuusugaynay ale guulsha aduuyo iyo aakharaba ha inawadsiiyo aamiin
GUUL XAMAS ❤❤
guul
maasha alaah allaahu akbar awooda Allah iska leh ciddii raacda hanuunsan Islaamka alaah ha xafido bi-idni mahadsanidin
GUUL MUSLIMIINTA INSHA ALLAH❤❤
M.a waa noo soo badise mahsanid❤❤❤
Daqiiqdaha markay sidan u bahantahay waan kutageranahy wlh 23 minutes ❤❤❤❤❤❤❤❤
Muslimiita allha guuleeyo
Alaha kaso gabagabeyo amin amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rashid sxb saw arimahaagii khayr kuugumay dhamaanin, الحمد لله على سلامتك
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@@fiidowmrk Salalahu calayhi wasalim Salalahu calayhi wasalim Salalahu calayhi wasalim Salalahu calayhi wasalim Salalahu calayhi wasalim Salalahu
Scw scw ❤❤
Scw scw ❤❤
Xamaas guuul
Allaahu akbar
Wlhi Alle un keliyah guusha bixiya
اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد
@@liibancartan8591 صلي qalad waye qaabka aad uqortay صل qaabkan uqor
Scw
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
Thank you ustaad ❤
Xage ka dhacday cidkagag adban u jeclahay alx hada ficantahay allah ikadayo abowe ❤
Umada islaamka ah alla ayaa ubalqaaday guusha Haday alla hood aaminaan oo ay samraan
أَوَكُلَّمَا عَٰهَدُواْ عَهْدًا نَّبَذَهُۥ فَرِيقٌ مِّنْهُم ۚ بَلْ أَكْثَرُهُمْ لَا يُؤْمِنُونَ
Yuhuudu ma ahan kuwa ilaaliya ballanka wuxu yiri alle, mar walba ay ballan galaan waxaa ka baxa ballanka qeyb ayaga ka mida, run ayu no sheegay allah,
Ustaad waa guul alle ayaa mahad leh yahuuda jabshay Lakin xizbalaah tareenka ayee ka hartay
Alxm ❤😊
Ninka kaliya waxa thy uusan hadalkiisa is khilaafid ❤🎉😊
N
Soo labasho wanaagsan wariye runtii waad Naga aragtay.. haduu warkaagu joogto noqon lahaa waxan hubaa dadka baraha bulshada ku taxan meel kale war umay raadsadeen
Macalinka Macalimada alle Haku sharfo aakhiro iyo aduunba
Sxp waan ku taageeraaaaa
Welcome back❤
Mashaallh Mashaallh
Waa Guuleysteen Maanta Xamaas Mujrimiineey
Asc wall maxaa laguu waayey alxmdulilaah hadii ad sonoqotey wall wan ku tabey ilahey ha guul ha siyo wallalehey rer qaza wall waxad kaso hada shaa dabkii ka holcay marekanka iyo xiritanka TikTok jizaakalahu qeyran ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
ustaad channelka dib u dhac ayaa ka muuqdan baryahan ee inaga soo tiiri barnaamijyada taxane ka dhig
Machalla Machalla Machalla Machalla 🤲🤲🤲🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️🤲🤲🤲🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼
Ustaad hashiisku meequu soconaa
Barashada qur'aanka kariimka ah si online ah fadladn ka baro
Allh wax kabarya inu dhaqan galo heshiskan😢😢😢
Anigu waxaan Eebe ka baryaa inuu dhulka uu kala nacaladan baas oo lid ku umadda muminiinta oo adoonka rabi.
Aacw ustaaad Intee jirtay Ayaaanta
Wankufarax sanahy m. A guuul plestine
waan ku sugay wlhi mahad sanid
Waa is casilsay
Walu wayay❤
Golaysda falastine insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alxamdulillah
Ilahay waxan ka baryaya inuu heshiiskan ka dhiigo kii falastiin ku xoorbii lahadiii ilahay idiinkii🤲🤲🤲🤲🙏🙏
Muslimiinta Kor allaha ka yeelo Cadawgoodana hoos
Waan jookna mcln
Mashaa Allah ❤❤❤alxmdullilah alxmdullilah 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸falastiin oo xoor ah m.a Allah ayaa mahad usugnaatay 🤲🥺🇵🇸
Yuhuuda wey jabtay si kasto uu hanjabato rer Gaza wax wey ka badali weysay weyna daashay dagalka neh wala ga adkate xammas neh wy ku leysatay dhamman rer Palestinie baa 🇵🇸🇵🇸👏alxm
Waa sax
Aad iyo aad baad u soo daahday
Zxb malmahn safar miya jirty aad ban ku tabay Abdirahman ❤
My dream will be somalia oo mid ah all five somalia 🇸🇴
ASC Ustaad aniga bar naamij kaaga music kii 1aad ayaan ku heystaa fadlan hadaad aragto cud sigeyga irix gali fadlan ❤❤free philistine Israel 🚫
Falastiin guuuuuul allaahu akbar
ustaqd waad raagty wlhi sidaan kuu sugay waxaan is dhahay maxaa ku dhacay ma nabad qabaa
Ustaad arrimaha science ka kaso hadal. Space ka universeka and etc.
Asc Ustaa waad nugraagtay
Ustaad saan dhan maxaa nooga maqneed😢
❤
Yaa aaminaayo nimankaan waa gacan ku dhiigle Nataniyaahu
Daacish buuraha maamulka puntland kula dagalamayo ka soo hadal sxb Ujeedka daacish ee geeska afrika u dorteen buuraha puntland inay galaan😊
Scw scw scw
Ariimaha suriiya nooga sheekay
Oo hadda gaza airport ma yeelanaysaa
The economist 2025 muqaalka soo samee
Alle aya mahad o dhan mujahidiinta guul gaar siiyay munafiqiin ta ceeb dhax jiifiyay , pravo all mujahidiin xuuti xamaas xizbalaah viva down yahuuda iyo sahaayinata carabtA
Insha allh falstin ha gulaysato beidmallh
Muqaaalda khaaska ah sidee loo heli karaa
Waan kufarax sanahay heshiiska daanda galbeed
Daanta galbeed ma ehee ee waa Gaza wall
Merci beaucoup
zog iyo ben waxba lagu wa yuhuday
Ilaa qiyaas Ahaan 5099 Tank ayaa laga burburiyey .2000 askari na wey ku daayeen.
Hoyaday OO kuku xidhan aya ad kaka wal walsaned malmahan oo ad ka maqned RUclips ka hada waa ay huruuda bari ayan uku bishareyna inad ad cafimad qabto oo ad muqalo so dhigtay walal abdirashid alla hagu xafido
Aad baad u mahadsantahay, Waan yara mashquulay keliya. Igu salaan 😍
Waxa qosol ah in hadala ay dhahaysay inta ay ku radinaysay ay kamid ahayen tolow ma magaladi gubatay ayu jogay maxa heley hhh
Wan kuku salamay huno wa ayna kuso ducaysay ustas abdirachid 6sano OO an kuku xidhanahay w marki u horeysay OO an jawabtada argo mahadsanid ustas abdirachid ilahay haku dhowro
4sano ugu danbeysay muuqaakiisa imadhaafo siyaasi in aa noqdo maxa diidayo
Masar asagaba dhaqaalo bur bur ku jira C/Fataax Al-Sisi wadankiisa hantii ummada umu reeban waana sababta oo uu caasimad cusub dawladu uu wareejinayo sidi uu iskaga af gambi ama in xilkiisa la rido.
Iiraanaa loo socdaa shaxda fahma. Xamaas iyo xisbula waa loo so noqon rabaa.caqli caqli ciyaari rabaan
Labada dsgaal ee ay gashy israel mid mid dhan kasts way ku adkasty wsna ka lubnan
Ka gaza isaga melatery ahan si buuxda way ugu adkaan kari waydsy ku darso heshiiska ayaa looga adkadsy isrsel, hada wayo waxabu furayaa albaada gaza jeelasha 00 aya laga dhigayaa waa guul lagu iibssdy 100kun oo dhiigs shuhadada rer falastiin, oo si gobanimo iyo geesi nimo leh u dhinty, alla hiw naxariisto dhamaantod , free falastine insha allah
Xabad jojinta waa in la weraro iran kadibna luu sonoqda gasa
Wariyahani ma ( aborkbaa tlow)
Ciyi waagu kabaryay weeeye warkaaagu
Trump waxuu cadeeyay inuu yahay mid danta maraykan uun wada oo uusan ahayn mid jacayl iyo nacayb wax ku wada
Maraykan cadawgiisa koobaad waa china trump na asaguu awoodiisa uwada jeedinayaa
Mawduucyadan yaryar inuu ku mashquulona dan uguma jirto
Oo magaalo yar. Oo sida gaza ah wax ay maraykan kuso kordhiso majirto
Ha qarsato waxay rabto yaabay weydiinaya taanki kasta markii la burburinayay fidiyow baa laga duubayaye qarso dheh maxay qarsan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
SAHIB WASIIRKA AMNIGA IYO ISMODRIJ KAMA BIXIDOONAN DOWLADA NETANIYAHU WAAYO TRUMP AYAA UHANJABAY MAADAMA UU ISAGU HESHIISKA KA DAMBEEYEY TRUMP.
NETANIYAHU MUU DONAYN IN DAGAALKU DHAMAADO LAAKIIN TRUMP AYAA KU QASBAY IMIKANA TRUMP AYAA UJOOGA .
Xaq udirirka xamas wey gulesten hal sharud oo israael dan ugu jirto kumajirto side mac qul kunaqatay waa adkeysi iyo fikir xaqah xamas
Israa'il down
Manshallah tabarakallah
Trump waxuu cadeeyay inuu yahay mid danta maraykan uun wada oo uusan ahayn mid jacayl iyo nacayb wax ku wada
Maraykan cadawgiisa koobaad waa china trump na asaguu awoodiisa uwada jeedinayaa
Mawduucyadan yaryar inuu ku mashquulona dan uguma jirto
Oo magaalo yar. Oo sida gaza ah wax ay maraykan kuso kordhiso majirto