Kuwa halganka Dalkooda iyo Dadkooda dartii kaffanta u xirta xittaa haddi ay geeriyoodaan ALLE wuxuu gadaashooda kasoo saaraa kuwa ka mayal adeg oo sii amba qaada qadiyaddoda maanta XAMAS waxay noogu jiraan booskii SALAXUDDIIN AL-AYUUBI. ان الله لا يضيع اجر المحسنين❤
اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم
"Yow zxp 2022 ilaa iyo 2025 kugu xeranahay muuqaaladada ima dhaafaan waxaan kaaso salaamayaa xamar wadajir school sare koley ma aqaan comment tigaan inaad arki doonto iyo inkale waana marka iigu horeesay aan comment soo qoro lkn keep going masuul" hadaan u imaado dhanka muuqaalka ilama aha xishiish kaan inee ogolaanees Israel sababtoo ah waxee intaano dhan bur burin ku waday hadana dib loo habeenaa ma yeelee waa may ileen hub iyo naf baa ugu baxeen tacab keed hal bacaad lagu lisay ee ka noqonee waa fikir keyga
Bal eeg intay isu jiraan Xamaas iyo xisbulah,,,Xamaas waxay muujisay awood ilaahay ku irsaaqay iyo samir iyo talo saarasho allah SWT halka xisbulah ay is duleeyeen isuna basaaseen yuhuuda
Ilaahay ayaa kitaabka ku sheegay in aan la aaminin gaalada waayo wacadka way ka baxaan , maxaabiista hadii lays dhaafsado way ku boodayaan ilahay khayr haka dhigo
Waaberi media mahadsanid walaalkay cabdiraxman omar hadi ay isku deyan mar kale waxa so dhaw burburkii yuhuuda waayo reer Palestine waxay ugeysteen dhibaato hor leh ciidankooda wa burburiyey 12 malmood guhood ayaa laagu gadhsiiyay burbur xoogan khoxda iska caabiinta illaahey ayaa laa jira kaama guulleeysan kaaran yuhuudu xms mareykanka badbadiyay mooye guudaha loo gaalilaha madaxtooyada yuhuuda guull iyo goobanimo reer Palestine allhamdulilah wan ku faraxsanahay guushooda calaamka ayaa kayaabey dagalka ay ku waadeen yuhuuda
Wajiga 2ad e heshiiska xamaas ha tiraahdo hadaad rabtan in aan soo dayno dhamaan maxaabista Israel ha ogolaato in ay soo dayso dhamaan maxaabiista reer falastiin
Kuwa halganka Dalkooda iyo Dadkooda dartii kaffanta u xirta xittaa haddi ay geeriyoodaan ALLE wuxuu gadaashooda kasoo saaraa kuwa ka mayal adeg oo sii amba qaada qadiyaddoda maanta XAMAS waxay noogu jiraan booskii SALAXUDDIIN AL-AYUUBI.
ان الله لا يضيع اجر المحسنين❤
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
mansha alah waan ku faraxsanhy in qaza xarowdo 💕
Ilaahay ha guuleeyo reer qaza iyo geesayaashooda
الله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد اللهم انصر اخواننا في غزة يا الله 😊😊😊
Wlle hooray usoco, waanu ku taageeraa waanuna ku taageeri doonaa ilal abad
الحمدلله على كل حال 🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴
Allahu Akbar 💪💪💪💪💪💪
Allahu Akbar 💪💪💪💪💪💪
Guul shacbul Palestine 🇵🇸
Dhamaan umada Muslimka ah guul Insha Allah 💪💪💪💪💪
Allaha akbar Allahu akbar Allahu akbar
Allahu Akbar Alhamdulialh
اللهم نصر كم مجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️
اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم
Waaberi media sxp kasoo hadal
kooxda daacish iyo siday dalka kusoo galeen
waa kaa sugaynaa
guul shacabka reer qaza
Waabari media ka soo hadal sxp saxaraha galbeed ay morooko is hayaan
Alxamdulillaah!
Alxam dull alllh😢❤❤❤❤
"Yow zxp 2022 ilaa iyo 2025 kugu xeranahay muuqaaladada ima dhaafaan waxaan kaaso salaamayaa xamar wadajir school sare koley ma aqaan comment tigaan inaad arki doonto iyo inkale waana marka iigu horeesay aan comment soo qoro lkn keep going masuul" hadaan u imaado dhanka muuqaalka ilama aha xishiish kaan inee ogolaanees Israel sababtoo ah waxee intaano dhan bur burin ku waday hadana dib loo habeenaa ma yeelee waa may ileen hub iyo naf baa ugu baxeen tacab keed hal bacaad lagu lisay ee ka noqonee waa fikir keyga
Alxd reer qaza❤❤
Awooda illahey iyo adkeysiga rer Qaza ayey ku dhacen waxan waa mirihii samirkoda xabad joojin waarta insha Allah iyo dib u kabasho ayn u rajyna
ilaahay hakaa farxiyo aduunka aakhirana hakugu casuumo janadiisa waan ku farxay guusha reer qasa yadoo ay gaaloo dhhami isugu tageen ayay ka badin waayeen ilaahay ciduu la jiro ayaa libinta leh
Mashaa Allah alxamdulilaah ilaahay ayaa uhiiliyey qaza ilaahay haka qabto cadawga marwalba xasuuqaaya siday qalbiyada reer qaza u gubeen ilaahay hawgubo inshaa Allah way guulaysan falastiin wayna xoroobi
Guul guuul inshallah
ألله. أكبر الله اكبر. الله اكبر. ولله ألحمد....
Allow u hirgasha, yuuhudu waji maley balan nah maley
Allahu akbar ❤
Waa hordhaca guusha insha alaah aaaaamiiiiiiin aaaaamiiiiiiin
Kusiliya xabeebkeena muxamad scw scw scw❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Illahaybaa la jira markasta dadkaa xaq u dirirka ah sidoo kalena xaqa ku taagnaa alle ha ugu wado nabada iyo xasiloonidaa ay caawaba dareemayaan
Ar borsoyinka so xidhxidha waa lafuray marinkiye
Illa iyo qaza🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Allaahu akber
Alahu akbar ❤❤
اللهم ثبت اقدامنا
Mashalaah jzk laaha qayr
Guula inshallah
Khayr iyo wanaag
Qofki kowad 👋waku salamay zxp wabeeri
Allaahu akbar
Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari
Allahu akbar
Alx 🎉
Allah akbar
ما شاء الله تبارك الله. الله اكبر
🥺🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
ألحمد لله حمدا كثيرا طيبا مباركآ فيه
Allah ha jabiyo galada kufaarta
Wax walba alx❤
Insha Allah guul falastiin
Free falstiin alhamdulilah ❤❤😊😊
Abdiraxamaan zxp kaso hadal xog ku saabsan dabka ka kacay USA 🇺🇸
Ok ❤❤
Allahu akbar insha allah wy gulaysanaysa Palestine 🇵🇸 bidnilah❤
Ma allah
Ilahay haka jojiyo wlhi reer qasa wa geesiyal hiil wayay lkn 4bilod kadib hadana sow dilimayan yarabi
insha allaaH GAZZA 🎉Will be freee🎉🎉🎉
Guul❤
🎉🎉❤❤❤Machallah
Bal eeg intay isu jiraan Xamaas iyo xisbulah,,,Xamaas waxay muujisay awood ilaahay ku irsaaqay iyo samir iyo talo saarasho allah SWT halka xisbulah ay is duleeyeen isuna basaaseen yuhuuda
Gul
Maanshall hambalyo rer qas
Ilaahay ayaa kitaabka ku sheegay in aan la aaminin gaalada waayo wacadka way ka baxaan , maxaabiista hadii lays dhaafsado way ku boodayaan ilahay khayr haka dhigo
Insha allah galadu way jabayaan falastina way guulaysan doontaa
Yuhuudi balan maleh ilaahay haw gargaaro muslimiinta reer falastiin
Maashalah alle ayaa weyn inta dhiman alle guul haku dhameeyo
❤❤❤
Alxm.ale ayaa mahad ale alow.unabadee.dalkoda.masakinta.la.dulmiyay
Allahu akbar 🤍
Raga alle kagabaxay ba lankii aylagaleen
Alxm ❤
Ustaadi macal anaga ayaa ku seexaney
Axl Reer Qasa wey Gulaaysteen❤
Yahuuda balan ka baxa waa lagu yaqana ee yaan la aaminin.🐍
Illhy ha u gargaro reer palestine
Gull inshallah
Markey dhameyen masakinta falastin
Ilahay ha dhameyo 🎉
Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay
Qori Caaradii Cidna Lakuma Faquuqi Karo
𝐀𝐥𝐱𝐚𝐦𝐝𝐮𝐥𝐢 𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐰𝐞 𝐰𝐨𝐧 𝐢𝐟 𝐰𝐞 𝐚𝐫𝐞 𝐦𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦 🤲
𝐐𝐚𝐳𝐚 𝐚𝐦𝐚𝐳𝐢𝐧𝐠 🥺
Free flastin 😢😊
Waaberi media mahadsanid walaalkay cabdiraxman omar hadi ay isku deyan mar kale waxa so dhaw burburkii yuhuuda waayo reer Palestine waxay ugeysteen dhibaato hor leh ciidankooda wa burburiyey 12 malmood guhood ayaa laagu gadhsiiyay burbur xoogan khoxda iska caabiinta illaahey ayaa laa jira kaama guulleeysan kaaran yuhuudu xms mareykanka badbadiyay mooye guudaha loo gaalilaha madaxtooyada yuhuuda guull iyo goobanimo reer Palestine allhamdulilah wan ku faraxsanahay guushooda calaamka ayaa kayaabey dagalka ay ku waadeen yuhuuda
Free Palestine ❤❤❤❤
thanks 🎉
Kaso hadal saxaraha kagoostay moroco please
Waanku kugu taageersansahay
Dadka waxbakaqaldan heshiska waala aqbalay dhaman qodobada iyo inladhaqangaliyo lakin natanyahu bacodsaday inlokadiyo ilaa axada waqtigasna usaxiixidono heshiska wali waxlakala saxixday majiran mazulki qadar uhadlayna wuxushegay inheshiski layskufahmay axadana udhaqangalidono oah marka lasaxixo midna ogaada ah in natanyahu ukabixidono heshiska ayna ogolanayn xagjirintisa argagixisada ah
Garyahey kunoqonayan guryaba madhisne
Mahadsanid wabri media 😂
ilahay ha guleyo reer falastin dhanka kale yuhudi isku halayn malaha balan iyo diinba dad ka dheer ilahay ba garan sidu xalku noqon
Wan kusalamay walal
M.a
waxan hubaa yahuudu iney jabin doonto balankaas waqti aan fogeyn🤧
Israiil waykabaxaysa wajiga hore kumelgarka ah heshiska damanad qadayashuna waxba kamaqabankaran tas waxa ufiican in masar iyo qadar intay rerqaza shirqoli lahayen hader marka rafax lafuro inaywaxwalba muqawimada muhim uah waxtarleh casrina ah aykudiyariyan gudaha qaza xafadkasta muqawimaduna diyarsato oqodato difacyo adag
Free palastine
Yahuudu way jabin dontaa ka dib markay helaan maxaabistooda khiyaamo yahuudi daynmayso sxb abdi raxmaanow wabillahi tawfiiq
100kiba 100 waa wax caada uahy yahuuda in balanta ey jabiso
Wajiga 2ad e heshiiska xamaas ha tiraahdo hadaad rabtan in aan soo dayno dhamaan maxaabista Israel ha ogolaato in ay soo dayso dhamaan maxaabiista reer falastiin
Wajabinayan heshiska tasi waxaqiiq wana ogandonta
Hisham seyid magac muslim buu iila eegyahay kaas ha toogtaan
Ila ma ahan inay waxan dhan sameeyanayan Netanyahu iyo dadkiisu
Xabbad joojinta Qasa waxaa laga fahmi karaa:
Marka laga eego dhinaca iska caabinta Falastiin;
•Gobolka bariga dhexe iyo caalamka, wuxuu arkaya in iska caabintu ay isu rogtay xoog aan la iska indho tiri karin.
Marka loo eego qabsashadii Israa’iil;
•Awooddii bariga dhexe ee militariga iyo sirdoonka, waxay ka baxayaan Qasa, kaddib 15 bilood oo mashiinnadooda iyo sirdoonkooda uu awooddi waayay inay gaaraan guul la sawirri karo. Burburinta mashiinnada militari oo ka hor 7 Oktoobar,2023 - sitay tilmaamta kuwa aan la hor istaagi karin, hadda waxaa burburkooda laga guraya Qasa. Nidaamkii difaaca iyo nidaamyada amni ee qabsashadu hadda waa mid jlicsan..!
Marka la eego aragtida dadka reer Falastiin;
•Xabbad joojintu waa tallaabo wanaagsan, gaar ahaan haddii ay ilaalinayso sharafta iska-caabbinta oo aanay u tanaasulin cadawga. Shacabka Qasa waxa ay garwaaqsan yihiin in dagaalkii dheeraa aanu dhammaan, balse uu yahay marxalad halganka socda illaa xorraynta.!
Marka laga eego dhinaca siyaasadda iyo gobolka;
•Iska caabinta falastiiniyiinta ayaa noqotay mid adag marka loo eego isla'egta siyaasadeed, shuruudo bahdil ahna laguma soo rogi karo sidii hore.
Gabagabo:
•In la saxiixo heshiiska xabbad joojinta macnaheedu maaha in dagaalka uu dhammaaday, balse waa tallaabo dhiig-joojin iyo nasasho u ah dagaalyahan..!
😢