Falastiin guul yahuud balan ma galan halaga fiirsado xisbullahi ayey dhibato ku hayan ayago xabad ridin xisbiga walina duqeyn lagu waday marka Quranka lagu shegay halaga feejignado markey maxabiista loo daayo ayey raban in dagaal sii laba jibaran lkn ma oga in mar kale lagaso qabsan karo dad oo ilahey wato lagama guleysto marnaba 😢😢😢
Illaahay ha Ka Qabto Umada muslimiinta ah EE ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada KU hayaan ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta ah EE Reer Fallasteen Iyo Reer lumnaan Iyo Suuria Yaman Allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta ah Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Netanyahu Qorshihiisa ahaa ilaa laga gaarayo Axada in uu laayo wuxuu leyn kro iyo Heshiiska uu galabta War ka keenay Marmarsiya ayaa Qorshihiisa Mid ka qararsan ayey udegeen Xamaas taasoo ah in Liiska 33da Haweeneey ka mid ah in ee dileen isla markaana Abuu Cubeyda Warkiisa ee aad u aaminsanyihiin soo haday taasoo ka dhigan in Heshiiska Netanyahu qasab ku qaadan doono iyo laga bilaabo Caawa wax weerar ah eeysan geysan doonin Yahuuda isla Markaana Banaabaxyo Waaweyn Cawa is qabsan doonaan dhamaan Israel, Nimankaan Xamaas Wlh waa Maskax Miiran markaaseey doonayaan Yahuuda in Wiilashaas Caqliga iyo Taatikada Miiran in ee ka guuleystaan
Dadka haysku dirin hamaaz waa laga gardaran yahay why way dha maadeen 🛑❌❌⁉️. Already sixun bay ula dhaqmeen Xasbunallah human being saas loolama dhaqmin Xasbunallah
Yuhuuddu aamin maleh.
Halaag aduun iyo mid aakhiro allaha ku rido
9:45
Allahumma amiin.
Ma Sha Allah hanolato xamas ree falastina ha helan xornimo iyo xaqi ka maqna insha Allah?
Sraeel iyo mareynkan Aamin male Alle dhagartooda ha dhaafiyo ummada muslimiinta ah
Ilaahayaw xuutiga khayr sii una gargaar, waa jimce ku saliiya nabi muxamed, csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw cswcsw csw
Allaahay yuuhuuda habaa biiyo
Aaaamiiin aaamiinn
Waa habayn jice ahe allaw jabi
YA RA'BBY YA ALLAH YA WADDOUD
Falastiin guul iyo,gobonimo
xuuti illaahoow barakee wax sgacabka falastiin u hiiliya ale ka sokoow iyagaa jiree cid aan illaahay ahaayn xuuti baa jieta wax ka ognaayd inaay uhiiliyaan dhab ka ahaayd guul xuuti insha allaah
Gaylan madia allaahu akbar
Faarax c/qadir maxamad waan kaaga mahad celinayaa garab istaaga reer falastiin guuuul insha allah
الله اكبر
🥺🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Subxanallaah subxanallaah subxanallaah
Farxadda Muslimkaa dhibaysa Balse Allaa noo aari
yahuud iyo mareeykan in la aamino maaheyn illaahow u hiili reer khaza xuuti aamiin aamiin illaahow baabi yahuud mareeykan aamiin aamiin
Ilahay baa noshegay yuhuda dhagaratoda lama aminikaro ilahoow dhagaratoda naga qabo😢😢😢😢
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw
Scw scw scw
illaahoow jabi yuhuuda illaahoow nasrigaagii usoodadaji yaarabi dadkaa cid aan adiga ahaayn malaha yaarabi ducada naga aqbal yaarabi
Warka sii daa
Guulaysta reer falastiin
Guul reer qaza
Iyagaa argagixisada ah oo dadka diyaarado and maraakiib kuduqaynaya Xasbunallah
Mxx kudaary wariye
Yuhuud alle sareeye malin ayuu la sugayaa wuxuuna qaban doona qabasho daran waana yabooh sharciya❤❤❤
❤❤❤❤❤
nacalad illhay haku dhacdo israliil nacbiyaaaaa
Falastiin guul yahuud balan ma galan halaga fiirsado xisbullahi ayey dhibato ku hayan ayago xabad ridin xisbiga walina duqeyn lagu waday marka Quranka lagu shegay halaga feejignado markey maxabiista loo daayo ayey raban in dagaal sii laba jibaran lkn ma oga in mar kale lagaso qabsan karo dad oo ilahey wato lagama guleysto marnaba 😢😢😢
farxada falastiin sodhoow ❤
Reer falasatiin waxay utahay guul si kasta baa waa iyaga waa guul bay uu tahay
Falastiin guul
Allah akbar 😊😂
Illaahay ha Ka Qabto Umada muslimiinta ah EE ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada KU hayaan ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta ah EE Reer Fallasteen Iyo Reer lumnaan Iyo Suuria Yaman Allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta ah
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Gaylan iyo sulaymaan xaashi raga afkood ugu hiiliyey rer falastiin wariyaasha somaliyeed guud ahaan
Sow tan qaateen heshiiska? Yahuudu qowl malaha walee
Netanyahu Qorshihiisa ahaa ilaa laga gaarayo Axada in uu laayo wuxuu leyn kro iyo Heshiiska uu galabta War ka keenay Marmarsiya ayaa Qorshihiisa Mid ka qararsan ayey udegeen Xamaas taasoo ah in Liiska 33da Haweeneey ka mid ah in ee dileen isla markaana Abuu Cubeyda Warkiisa ee aad u aaminsanyihiin soo haday taasoo ka dhigan in Heshiiska Netanyahu qasab ku qaadan doono iyo laga bilaabo Caawa wax weerar ah eeysan geysan doonin Yahuuda isla Markaana Banaabaxyo Waaweyn Cawa is qabsan doonaan dhamaan Israel, Nimankaan Xamaas Wlh waa Maskax Miiran markaaseey doonayaan Yahuuda in Wiilashaas Caqliga iyo Taatikada Miiran in ee ka guuleystaan
Fircawuun and muuse ummm 🤔
AYAGAA ISKA DILEY ISRAIL DADKEYGA.ISRAIL WACAAD MA LEE.
Dadka rerfalasrmtine qaza waxaynoqden dadka uguraqisan dunida oherka biniadantinimada lagahosmariyay kudarso waxlaxisabtana oisrail lagulaxisabtamayo anayjirin
❤❤🎉😢😮😢🎉❤😂😢😮😢😢🎉
Hawenay qurihi umadhiganto dadka 80ka kabadan manta kaliya dhintay waxaficnayd 10nan inaydhintan afhayenku kudhawaqo halka hawenayqura ukashegay
Dadka haysku dirin hamaaz waa laga gardaran yahay why way dha maadeen 🛑❌❌⁉️. Already sixun bay ula dhaqmeen Xasbunallah human being saas loolama dhaqmin Xasbunallah
Nacalada ilaahay idinku dhacday oo naarta qoryahii lagu shidi lahaa noqda ma kuwaas baa qowl leh ilaahay reer falestine wadankoda xor ha uga dhigo cadowga ilaahay idin dhamee
Waar,heshiiskaasi waa khiyaamo yuhuuda gumaadkeeda laguteegeerayo ee carabtu waxa guumaysta yuhuuda bariga dhexe dalxpr ahi majiro.
Meel haday kabexeen waa meel ay kadhar geen
Falastiinhanoolaato
All gaalo way dileen hadaysan joojin Allah swt ayaa u aar gudi doona why fiiri Los Angeles wax kadaran baaba kusocda
67 beri miya
Yahuud balan kabax waligeed bay taqanay nacalad alaha ku rido
Waxan maqlay heshiska inaykujirto indadki dhintay magdhaw lagabixiyo tasokadhigan inan madaxda israil waxdacwada loracanayn kudarso magdhawga waxabixinaya carabta khalijka qazana dhisaya wana sababta ayxasuqa usiwado ilahada
Alle ayaa.mahadiskale.xamas.na.wayguulaysanaysaa.insha.ala.dibayay.iska.caabinto.isku.abaabuli.doontaa