90 ayay soo deysay lixdanna wey xireen | Xiisadda Cusub ee Daanta Galbeed & Wararkii u dambeeyay |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 47

  • @CishqiNuuriye
    @CishqiNuuriye 2 часа назад +5

    Illaahoow ugar gaar muslimiinta gaar ahaan reer falastiin illaahoow waa iga codsi yaa rabi

  • @AyuzhAisha
    @AyuzhAisha Час назад +3

    @maracadde show ❤ adigoo exam ku bilowmaday baa hadana warkii nooso tabineysa wllhi wxa kugu abal gudno magaranyno allaha kaa abaal mariyo wll🎉exam aduun io kan aakhiro alaha kuu fududeyo😊

  • @CabdifataaxMaxamed-sc6dg
    @CabdifataaxMaxamed-sc6dg 2 часа назад +2

    ilaahay ba sheegay marwalba oo ay balan galaan way ka baxan yuhuudu

  • @feysalmaxamed835com
    @feysalmaxamed835com Час назад +1

    Waa in ay iska caabiyaan

  • @BinSharif-n2k
    @BinSharif-n2k Час назад +2

    Free Palestine ilahey ha nabad yeelo God bless Palestine Allahuakbar takbiiiir

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Час назад +2

    Waxan maqli jirey gacan qaad qaad baratey xitaa hadii la jaro gumudkeeda ayaa dhaq-dhaqaaqa cajiib kuwana waa sidii oo kale masiibo idinku dhacday

  • @NajmoXuseen-rt5ns
    @NajmoXuseen-rt5ns 2 часа назад +1

    Rer qaza gesinimadoda bey tijaabiyeen srael hdane waxey tijabinayaan daanta galbed😢balse maxamud cabas wa damiirlaawe

  • @AbdiwahidyareAbdiwahid11
    @AbdiwahidyareAbdiwahid11 2 часа назад +4

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المسلمين في كل مكان يا رب العالمين 🤲

  • @CALIMAHADCALI-b4q
    @CALIMAHADCALI-b4q 2 часа назад +1

    Asc maxamed ciise

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 2 часа назад +4

    Maxud cabaas waa inay iska wareejiyaan dhalinyarada daanta galveed

  • @AbdiKaniJama-u9m
    @AbdiKaniJama-u9m 2 часа назад +1

    Wacan oo wangsan maxamed ciise wll

  • @Sadiya-g7e
    @Sadiya-g7e 2 часа назад

    Nacatulaah caleyk kufaarfa allaaha jabiyo aamiin yaa rabi

  • @ikranroobleali451
    @ikranroobleali451 Час назад

    InshaAllah guushu way dhowdahay😊

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 2 часа назад +1

    Wsc walal

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 2 часа назад +1

    Horey ayaan u ogeyn in ay waxba ay soo deyneynin oo bedel kaliya ay sameyso.
    Kan dey kan xir bey weligeed isticmaashaa yahuuda.
    Kuwa ay xirtana in basaas ah ayey ka dhexsameystaan.
    Inta Cabaas iyo dowladiisa ay jiraan falastiin nabad waa ku dhib.
    Allahayow nabad buuxda sii xamaas iyo reer gaza dhamaan bicizatilaah.

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 Час назад

    Mahadsanid walaal

  • @YaasiinismaaciilRooble-y2k
    @YaasiinismaaciilRooble-y2k 2 часа назад

    Asc maxamad waad mahadsantahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 часа назад

    Wcs inta dhulfalastiin leedahay ay xoog ku heystaan dadshacab falastiin ah ay ku nool yihiin gumeystahuna heysto xiriin iyo dil ka dhamaan mayaan iney is xoreeyaan maahane dadka ku nool bar inuu dhinto bar qaxo bar dhaawacmo dhiig badan daato ayey xoroobayaan ha diyaargaroobasn xamaas waa diyaargaroobeen ilaaheyna ha guuleeyo muslimiinta rerfalastiin meel walba ay ku nool yihiin gumeysigana ka saaro yahuud aamin maleh ha la is jiro

  • @faysalfarah910
    @faysalfarah910 2 часа назад

    Waad mahadsan tahay maracade

  • @zuusuu66
    @zuusuu66 2 часа назад

    Shuken wllkey❤❤❤

  • @CumarQidma
    @CumarQidma 42 минуты назад

    Arinta daanta galbeed ayee ubedeleen 😢

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 3 часа назад +1

    سبحان الله....maxamud cabas Asagaga xarami Bilaa damir ah miya ?

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 часа назад

    Ku.scw.Scw.Scw.Scw.Scw.sce.Scw.❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nourabshir4857
    @nourabshir4857 2 часа назад

    Galbeedka Africa ayaantan war kamaadan keenin bal halkaas hubi

  • @yusufmohamed3407
    @yusufmohamed3407 Час назад

    Asc maracade taariiqada sheeg

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 2 часа назад

    Wacan oo wanagsan Sxb

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 часа назад +1

    Walayab dadka danta galbed halmarhakecen marka naftu marbaygodaye

  • @CabdifataaxMaxamed-sc6dg
    @CabdifataaxMaxamed-sc6dg 2 часа назад

    Fiid wanagsan dhankanaga ohio

  • @AbdullahiMuhumed-q9r
    @AbdullahiMuhumed-q9r 2 часа назад

    Asc mahamed cise

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 35 минут назад

    Sxb imtixanki makuu dhamaday

  • @BareAdams
    @BareAdams 2 минуты назад

    Xabadjojinta waxaay quseeysaa qaza qofna kama xirikaraan

  • @KhadraXabiba-ht3ec
    @KhadraXabiba-ht3ec 3 минуты назад

    Waxan ayaa qbanaya oo masuuul ka ah bilan ma yaqaanaan

  • @AhmedHassan-ry2pr
    @AhmedHassan-ry2pr 3 часа назад

    Subax wanagsan dhaman

  • @cabdiraxmanjiisow4278
    @cabdiraxmanjiisow4278 2 часа назад

    Italy qaab noocee ah ayaa laygu geynaa warbixin faahfaahsan iyo damaanad ma noo heysaa maeacadaw

  • @BintoAli-v6g
    @BintoAli-v6g 2 часа назад

    Wuxu wAburyaqab yuhudu waxan gudnen balan malaha

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 2 часа назад

    waxan waxa sabab u ah qainka maxamud cabaas ilaa ee Turan xukun kaas wlh danta galbed nabad arki Mayan ee ha isku diyariyan iney sida xamas u dagalaman oo jasusiinta xukumada cabas iska Turan

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 часа назад

    Waxaynuxurka heshiska uradinayan xagjirintu markaymaqlan sojedinti baydhan waxaykaegayan qodobki ugudanbeyay ahaa indawlad falastin ladhiso kusalaysan xududihi 1967 wanamesha xagjirintu baydhan kunecen unadiden xabadjojin intuxilka jogo

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 часа назад

    Madaxda israil danta galbed waxaykasameyan dhaqaalaha ugubadan jebkoda gala masharic aykuqatan bad dhac iyo ganacsiga sharcidarada ah wana agkabaxsan isla xisabtankoda damaca dhuled kasokow dhaqale ahan midkasto xilka yimada masidaynayo wakudhegaya

  • @CabdiqaniSiciid-jo6xs
    @CabdiqaniSiciid-jo6xs 3 часа назад

    Asc All Muslim

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 часа назад

    Horan ushegay gumaystaha israil maxabis kadhigida dadka falastiniyinta wamashruc madaxda gumaystuhu dhaqale kasameyan mizaniyad badan baykuhelan aykalagostan kunanka xabsiyada kujira qofki heshiska xamas lagusodayo boskisa qofkala wadada lagasoqabanaya laguna bedelaya

  • @AadanCabdisalaan-e5v
    @AadanCabdisalaan-e5v 25 минут назад

    War gaal weligii muslim heshiis dhamestirn lagali mayo oo kama daalo heshiis burin sidii alae uu kuyiri suratu towbah كيف وانيظهروعليكم لايرقبوفيكم الاولاذمه