Masha Allah waa buug ahmiyad gaar ah siinaya dhibta ay la kulman dadka darbi jifka ah qofki soo mara dareemi Kara xanuunke le dahay markadan hoy iyo meel aad wax ka cun lahayn
ilbir salan sare ayan isula taagay wlhi🤗 nin rageed damiir leh ayu ahaa! tuugta daalimiinta ah ee Diinta naxariista badan ka been shegtay isaga diinta uga dhawaa wlhi oo carurtaa yar yar ee cidna lahayn u noqday waalid ilaaliya oo dhawra❤ #dulmi halkad ku aragtan ka dhiidhiya oo u hiiliya dulmanaha oo garab siiya✅
Beenaale weyenaadey goormey Soomaali heshiis ahayed intii Allah Meesha ku alkumey waa is dilayeen Waa bahalo Raga soomaalidu wax Magartaan waxan Sugayaa inta Laga qaadayo dhulkaa hodanka ahee Allah khayeraad ka buu xiyey Oromoda Muslim ka ah Allah hakeenina
Isha aa ka riday, waxa uu suurad xumeynayaa culimada, taana waxa ay tilmaamee ruuxa qoray waxa uu ka aaminsanyahay culimada. Sheekadana waxa ay suurad xumeyn ku tahay culimada, dadkana waxa ay ku talaalee in ay maangaabyihiin kana dhaqan fiicanyihiin mooryaaanta.
Masha Allah waa buug ahmiyad gaar ah siinaya dhibta ay la kulman dadka darbi jifka ah qofki soo mara dareemi Kara xanuunke le dahay markadan hoy iyo meel aad wax ka cun lahayn
Masha Allah waa buug ahmiyad gaar ah siinaya dhibta ay la kulman dadka darbi jifka ah qofki soo mara dareemi Kara xanuunke le dahay markadan hoy iyo meel aad wax ka cun lahayn
Ilmo waan ceshan waaayay
Zxp inshaa allaah qaybta labaadna waan dhagaysan doonaa
Maanta kadibna waxa aan kawarhayndoonaa dadka darbi jiifka ah
Mahadsanid Sxb
qoraga buuga cabdirixin h galayr
❤ waa uu mahadsan yahy iyo tabiyaha sheekada cabdisalan ❤
ilbir salan sare ayan isula taagay wlhi🤗 nin rageed damiir leh ayu ahaa! tuugta daalimiinta ah ee Diinta naxariista badan ka been shegtay isaga diinta uga dhawaa wlhi oo carurtaa yar yar ee cidna lahayn u noqday waalid ilaaliya oo dhawra❤
#dulmi halkad ku aragtan ka dhiidhiya oo u hiiliya dulmanaha oo garab siiya✅
😢😢😢😢😢😢😢😢
War abdisalaam intaa xanuunsanaa qiso qurxoon idhaaftay balse cawa waa dhegestay thanks 🙏
Allah Haku Caafiyo Wall
Nio qarin jog waa wiil hoog war ninka ku boba shekoyin xiso badn ayuu daa dihiya ❤
Mahadsanid Abdisalan" Sidoo Kale Qoraaga boogga Abdirihiin H. Galay" laba shaqo oo an kala dhicin ayaad haysaan keep going legend's
Sidoo Kale Masul
Like kaliya mahee ilaa intaan ka daalayo waan kuu saari lahaa hdaan karayee lasoo dhakhso wll
Insha Allah
mahadsanid walaalkeyga muslimka ahow
SOOMAALIDOO DHAN CARUURTA SAASAY UGALAAN GABDHAHUBA U BADNAANAADEENA
Sxb Qash Ayaan Kusiney Fadlaan Inno Soo Turjim Buugagta Tuuga Calamka Uguu weeyen Ee Ingriska Sheekoyinka Calaamka Ukaa Dhacey mahadsanid
Sheeko ku haboon in film laga sameyo wye runtii mhdsanid sxp ❤
Wcs zxio shekoyinkan noo soo badi wekiba zxip kuwa jceylka ah sida yusuf iyo muma❤😂
Ruuntii waa sheeko aaad uxanuun badan calool xumo ayaan kadareemey walaal
❤ masha allh sahib xdaa ayan sogaley cawaa ayan dhaveysan
Si farsameysan ayaa laguugu beeraa in culimadu mooryaantu ay dhaanto , oo aysan aheyn culimadu dad aragti dheer oo dhinacyo badan wax ka fiiriyo.
Asc wllky cabdisalan waa ku mahadsanthy tabinta sheekadada iyo... xeeldheerida aad u leedahay hadalka iyo dhanqanka somali
aad ayan ugu xiranahay qarni joog
sheeko aad adiga tabisay oo anan dhagaysan majito runtii kuli wan dhamaystay ilaa kuwi hore xitaa wll noogu so dhaqso qabta xita iyagoo isku xig xiga wana mahadsan thy wllky wan ku tageeraa jasaka Allh wllky Allha ku daayo aqoonta iyo caqliga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WCS 🙏 Insha Allah
❤❤❤❤
Maashaa alaah
Sxp waad mahadsantahay qaybta 2aad no soo dadaji
Ilbir is the goat
Sxb Qaran joog maka saartay qisadii Boodhari iyo hodan waanba ka waaye sidaan u raadinayey
Haa Waa Wiilkeeda Ayaa Kasaar I Yiri
Mahadsanid sxb codsi Manalapan wadaagi kartaa qisadii Leyla iyo qeeys.
Kuwaas Somali Mahan
@@QarniJoog102 abdisalanow waxn rajaynaya in janalkani noqdo mid ugar ah somailda iyo soban dhigida sheekoyin koda.Mahdsanid wall
Waa sheeko murugo badan bulshadii wey dayacantay
Wll waa,inoo markale & sheeko wacan mahadsanid❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉
Masha allah mahadsanid abwe guuleyso
Salaam sxb Guuuleyso c.salam sxb
❤❤❤
Maan sha allah guulayso ❤❤
🌜⭐🇺🇳
Aad io aad qarni jog isha ayanba kuku heyne mahadsanid
Qoraga waa rugcada mudo aad uder ban fb sxb kunahy shekadan kama xiso dhaco 🫡✌️
Sxp xgeka helaa shekada agonki hoyadi ilaway
RUclips ka Weyn
@@QarniJoog102 mxa kuqoran hee marka
😢😢
❤❤❤❤❤😢😢😢
❤❤❤❤❤😮😢😢😮😢😢😢😢😮😮😢
❤❤❤❤❤❤
😢😢😢❤❤❤
Beenaale weyenaadey goormey
Soomaali heshiis ahayed intii Allah
Meesha ku alkumey waa is dilayeen
Waa bahalo Raga soomaalidu wax
Magartaan waxan Sugayaa inta
Laga qaadayo dhulkaa hodanka ahee
Allah khayeraad ka buu xiyey
Oromoda Muslim ka ah Allah hakeenina
Thanks qarni
😢😢
Thank you
You're welcome
SXB SHEKENKA WAQTIGA HANAGODHERN SXB WAQTIGA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hala habsaamin qaybta 2aad
Macquul
Al ani diciifsaniya
😭
M.a
Shewkadi hore meeday
Teeh
Shekadii Garbaduub
@@abdifatahahmedabdiali9656 Ma Daawan Miyaa Ilaa Qeybta 4
@@abdifatahahmedabdiali9656
Wey dhamatay shekada garba duub 🫂👋👋👋
Walaahi waa qiirooday sxp hala soodaahin 😢❤❤
Zxb naso dadaji hee qabta lawad 😢😢
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Free Israel
Waka haynaa taliye🫡🫵
SOOMAALI NAXARIIS MA LEH WAA DULI DAD AAD UXUN MIYAA AABE IYO MASUUL FIICAN LAGA SUGIN
Qofka sameyey shekadaan waa cilmaani dadka didnta u saaxiibka ah dacaayad ka fidimaya 11 jir in aan cidina maxakamad saarin qofkasta oo diin leh wuu ogyahay ee waa diin cebeys kani
Isha aa ka riday, waxa uu suurad xumeynayaa culimada, taana waxa ay tilmaamee ruuxa qoray waxa uu ka aaminsanyahay culimada.
Sheekadana waxa ay suurad xumeyn ku tahay culimada, dadkana waxa ay ku talaalee in ay maangaabyihiin kana dhaqan fiicanyihiin mooryaaanta.
Masha Allah waa buug ahmiyad gaar ah siinaya dhibta ay la kulman dadka darbi jifka ah qofki soo mara dareemi Kara xanuunke le dahay markadan hoy iyo meel aad wax ka cun lahayn
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤