Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Flow Isoo Dhehfacebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL
Shekoyinku makala macane qofka tabinaaya ayaa dhadhanka uyeela hhhh Wiilkani Hab tabin fcn ayuu leeyahay Dabcan waana nin wax badan Og 😂
😊😊
😊😊😊
Mahadsanid ❤❤❤
Qisadaan wa cajiib wlhi Waxeyna ku tuseysaa gobanimada sida ay u macaantahay
Zxp aad iyo aad ayaad u mahadsantahey wlhi waad isku hawshey zxp wakhtiga sidaas u soo badi
❤❤ Waaaw Sidan Aya larabaaa 1Saaac Qatar waaye
Qalbiga iga taabatay wlhi Filim laga sameeye igu caawiya
Thank you for this beautiful stories brother
thanks brother allaha ku xafido
You right brother 😢 we never forget that 😢
Insha allaah wll qali❤❤❤🎉🎉😊😊😊
Waa halyay geesiyaalah
Qarni joog wan ku salaamay iyo dhaman asxaabta qarni joog sheekoyen kiisa iyo tabentiisa ila jacel❤❤❤
Walee qisadaan dagaal wax bdn ayaanka faa’iidey waxan isku sii diyarinaya dagaalka ka Dhalan doona Somalia. Iyo Ethopia ✊🏻😠
Sheekadaan aad bay ii soo jiidatay fadlan sheekooyinka noocanoo kale ah noo soo badi
Wadankee ayuu ahaa dalka Elaano sxb inala wadaag
...Plop😅
Somaliland
😂😂😂😂😂😂😂😂@@abdisalam7792
Waa maanta Dalkeena waxa Ka Jira Anigu waa Noqon Karaa HaLgama ELana Oo KaLe.
Ha
WADANKEE BU UDHASHAY. CILAANO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sheekooyinoo kle soo diyaari kuwa jacylku naf malehee
Qarni joog salaan sare waan kugu xiranahay sheekooyinkaada aad ayaan u xiiseeyaa min bilaaw ilaa dhamaan dhamaantood lkn maalmahan Waa lagu wayay
Haa Waan Mashquulay
mahadsanid wll Qarnijoog🌹
Hye, mahadsanid inadeer.
Wanso dhanaynayaa barnamijka adoonsigaIyo dhibkooda inlaga shekeeyo❤
Asc wll wax rabnaa in aad nooso gudbiso gabadhii qamarka qoraagu waa fowzi abdi please 🥺
Wallhi reer yurub tarikhta iyo dadka madow macafin doonan 🥹
Masha Allah Pro Hory U soco
HORE U SOCO SAXIIB❤❤❤❤
good job Qarni joog
Thanks abwe ❤🎉
Waxaan umaleynaya ayadoo FILM ah inaan daawaday SHEEKADAAN 😊
Sxb waad mahad sanghy inbadanbaan ku daawanayay sxb waad barmaamij wacan thy taariikh badan thy lkn codsi sxb shekada ninja iyo naagta miiga ku sheekaysanaya nagadaa hadiikale is ku dhexwad sxb aadban sxb ku salamyaa 😊
Wall qabti kale book boojin😂❤❤
Boojin Wu Dhamaday
Wd ka shekysy sheekdan abti
Mahadsanid wllo
Wll awey buugii aad dhaheeysay waan kuxijinaa ee eheeyd garbaduub
Jimcaha Insha Allah
Sharaf korkaada ha ahato walal
Waan kaa houmahay
Reer galbeedku inta ay ina gumeeysten ayeey hadana boogaag ayku sheegaan Taariiq ka qoreen africa ,welina waxaay jecel yihiin inla rumeeysto beentii ay ka qoreen.
YAAH QARNI JOOG CAADI MA AHAN 17:40
Thanks zxp ❤
Maxuma sxb hore usoco lkn markaa qiso tabineeso hadalkaga daji nio
Waa Hore Ayaan Duubay Ustaad
Degenaasho miyaaa u dhiman
Asc. Maxaad. Nogiu. Shaman. Way da sheekadii. Dhibanaha. Aan. Dhalan
Sheekadaas Waa Leygu Qabsaday
❤ war sxb aaway qeybtii 15aa we boojiin, mahadsanid, wll, qaali, 🙏🙏🙏🙏
Waa Ku Jirtaa Waan Soo Galiyay Waa Hore
@@QarniJoog102 okey, wll, sxb, waanwaayee, hada, ayaan, kabaarayaa, maxaayeelay, meel, mac, ayey,nooga, dhamaatay
Shalomm
Waas maxaa naga galay
Thanks zxp
Aadbad uga helnay waxan rajaynaya inaad nosoo badiso
Hiisoyon. Ruunta ee. Sheekad. Ee. Soo. Guudbi
Insha Allah
Waxan igu dhacay somalidan qarnigan joogta sidee cadow isku tahay
Wll waxaa tiri kaliya gumeystaha reer yurub yurub sidaan ognahay waa wadamo please inoo sheg wadanka saxda ah
Waa Sida Buuga Ku Xusan
🫡 thnks taliye
Video yaasha nosobadi wll plz plz 🙏
😊😊😊😊😊😊❤
SHEKOYINKA JCYLKA INOGA BADAL SHEKOOYINKAN
Subxanallah ma aqaano runtii ragena somaliyed we geesinimada lagu shegijiray meshey kabaxey
Qarni joogow noso badi bugaagta
Lkn shekadan marlabad ayad sogalisey lkn Chanelkan ma ahn Waa kikale
Ha Ustad
Africanku iyaga caqligodu 0 yhy
Caanahele waa muuqaal xiiso badan Runtii aadbuu isoo jiitay Sxb Aaaway garbaduub waaan sugi la ahaye
Adeer inbo sokaa dhintay mu so noolaaday
Waa Iibow Elano Saxbki
beenaley waxad sheekadan uga sheekaynaysa si aad jaahilinta somalida aad neceeb ugu aburtiid yaa kalaaad
Yaa nacaybka loogu abuurayaa markaa, qabiilkiina mise reer yurub ayaad udoodaysaa yaa doofaar?
Caqli Yara subxnlh reer yurub say qaradena u gaaleen ila hadey ka muqata hada imika Canada jogtana cadaanka ka sareya
Flow Isoo Dheh
facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL
Shekoyinku makala macane qofka tabinaaya ayaa dhadhanka uyeela hhhh
Wiilkani Hab tabin fcn ayuu leeyahay Dabcan waana nin wax badan Og 😂
😊😊
😊😊😊
Mahadsanid ❤❤❤
Qisadaan wa cajiib wlhi
Waxeyna ku tuseysaa gobanimada sida ay u macaantahay
Zxp aad iyo aad ayaad u mahadsantahey wlhi waad isku hawshey zxp wakhtiga sidaas u soo badi
❤❤ Waaaw Sidan Aya larabaaa 1Saaac Qatar waaye
Qalbiga iga taabatay wlhi
Filim laga sameeye igu caawiya
Thank you for this beautiful stories brother
thanks brother allaha ku xafido
You right brother 😢 we never forget that 😢
Insha allaah wll qali❤❤❤🎉🎉😊😊😊
Waa halyay geesiyaalah
Qarni joog wan ku salaamay iyo dhaman asxaabta qarni joog sheekoyen kiisa iyo tabentiisa ila jacel❤❤❤
Walee qisadaan dagaal wax bdn ayaanka faa’iidey waxan isku sii diyarinaya dagaalka ka Dhalan doona Somalia. Iyo Ethopia ✊🏻😠
Sheekadaan aad bay ii soo jiidatay fadlan sheekooyinka noocanoo kale ah noo soo badi
Wadankee ayuu ahaa dalka Elaano sxb inala wadaag
..
.
Plop😅
Somaliland
😂😂😂😂😂😂😂😂@@abdisalam7792
Waa maanta Dalkeena waxa Ka Jira
Anigu waa Noqon Karaa
HaLgama ELana Oo KaLe.
Ha
WADANKEE BU UDHASHAY. CILAANO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sheekooyinoo kle soo diyaari kuwa jacylku naf malehee
Qarni joog salaan sare waan kugu xiranahay sheekooyinkaada aad ayaan u xiiseeyaa min bilaaw ilaa dhamaan dhamaantood lkn maalmahan Waa lagu wayay
Haa Waan Mashquulay
mahadsanid wll Qarnijoog🌹
Hye, mahadsanid inadeer.
Wanso dhanaynayaa barnamijka adoonsiga
Iyo dhibkooda inlaga shekeeyo❤
Asc wll wax rabnaa in aad nooso gudbiso gabadhii qamarka qoraagu waa fowzi abdi please 🥺
Wallhi reer yurub tarikhta iyo dadka madow macafin doonan 🥹
Masha Allah Pro Hory U soco
HORE U SOCO SAXIIB❤❤❤❤
good job Qarni joog
Thanks abwe ❤🎉
Waxaan umaleynaya ayadoo FILM ah inaan daawaday SHEEKADAAN 😊
Sxb waad mahad sanghy inbadanbaan ku daawanayay sxb waad barmaamij wacan thy taariikh badan thy lkn codsi sxb shekada ninja iyo naagta miiga ku sheekaysanaya nagadaa hadiikale is ku dhexwad sxb aadban sxb ku salamyaa 😊
Wall qabti kale book boojin😂❤❤
Boojin Wu Dhamaday
Wd ka shekysy sheekdan abti
Mahadsanid wllo
Wll awey buugii aad dhaheeysay waan kuxijinaa ee eheeyd garbaduub
Jimcaha Insha Allah
Sharaf korkaada ha ahato walal
Waan kaa houmahay
Reer galbeedku inta ay ina gumeeysten ayeey hadana boogaag ayku sheegaan Taariiq ka qoreen africa ,welina waxaay jecel yihiin inla rumeeysto beentii ay ka qoreen.
YAAH QARNI JOOG CAADI MA AHAN 17:40
Thanks zxp ❤
Maxuma sxb hore usoco lkn markaa qiso tabineeso hadalkaga daji nio
Waa Hore Ayaan Duubay Ustaad
Degenaasho miyaaa u dhiman
Asc. Maxaad. Nogiu. Shaman. Way da sheekadii. Dhibanaha. Aan. Dhalan
Sheekadaas Waa Leygu Qabsaday
❤ war sxb aaway qeybtii 15aa we boojiin, mahadsanid, wll, qaali, 🙏🙏🙏🙏
Waa Ku Jirtaa Waan Soo Galiyay Waa Hore
@@QarniJoog102 okey, wll, sxb, waanwaayee, hada, ayaan, kabaarayaa, maxaayeelay, meel, mac, ayey,nooga, dhamaatay
Shalomm
Waas maxaa naga galay
Thanks zxp
Aadbad uga helnay waxan rajaynaya inaad nosoo badiso
Hiisoyon. Ruunta ee. Sheekad. Ee. Soo. Guudbi
Insha Allah
Waxan igu dhacay somalidan qarnigan joogta sidee cadow isku tahay
Wll waxaa tiri kaliya gumeystaha reer yurub yurub sidaan ognahay waa wadamo please inoo sheg wadanka saxda ah
Waa Sida Buuga Ku Xusan
🫡 thnks taliye
Video yaasha nosobadi wll plz plz 🙏
😊😊😊😊😊😊❤
SHEKOYINKA JCYLKA INOGA BADAL SHEKOOYINKAN
Subxanallah ma aqaano runtii ragena somaliyed we geesinimada lagu shegijiray meshey kabaxey
Qarni joogow noso badi bugaagta
Lkn shekadan marlabad ayad sogalisey lkn Chanelkan ma ahn Waa kikale
Ha Ustad
Africanku iyaga caqligodu 0 yhy
Caanahele waa muuqaal xiiso badan
Runtii aadbuu isoo jiitay
Sxb
Aaaway garbaduub waaan sugi la ahaye