MW Xassan oo JL, PL & mucaaradkiisa ku sheegay Qaswadayaal & Jawaabta Beesha 6-aad uga timi 4 qodob

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 ноя 2024

Комментарии • 63

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Час назад +1

    Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Runta Haleysugu Yimaado Wax Ka Fiican Maleh 🇸🇴🙏👮👮

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 5 часов назад +5

    Adeer Xasan Wadankan maleh ninkaan safiirada Uk bu la shaqeeya iyaga waxay u mariyaan buu ku dhaqmaa xasan waa la yaqaaan

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed Час назад +1

    MASHRUCII. SOMALIWEYN. EED. KU TUGSANJITEEN. UU. DHAMAADEYE AAMIN. LAASKA

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 2 часа назад +2

    Xassan Sheikh waa kaligi taliye soo daxi

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 2 часа назад +1

    Guul guul beeswax caalamku run bey sheegtay xasan waa riyoonayaa

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 2 часа назад +1

    Madaxweyne Xasan waxa uu ku dadaalaya in dalka ay ka dhacdo doorasho one man one vote. Madaxweyne ku dhiiro arinkaas.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад +3

    jamhuuriyada boqortooyada qaranka soomaaliyed ssc khaatumo geesiyada barakeysane ee wadanka kadifaacay argagixisada fallaagada idoor war halataageero ssc dowladnimadi iyagay uwareegtaye💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад +11

    xasan sheekh wadanka halaga qabto qaswadaha soomaali kala eryay midakale qof iyo cod maaha wixisu ee wa 4 nin oo uu diyaarsaday

  • @Dheeman1-d9e
    @Dheeman1-d9e 2 часа назад +1

    Guul Somalia Hasan warkiisa waxaan ahayn masoconayaan waayo Shidaalkiisii ayuu soo saaranayaa Koox Cabaadayso uma joojinaayo Kismaayana waa laqabanayaa Nin Shacabku rabaan ayaana ladooranayaa inshaa allaah

    • @shaafiabdi8273
      @shaafiabdi8273 Час назад

      Horta nimankan u ladagaalayo.mataqaana😂😂

  • @ahmedshirwac6474
    @ahmedshirwac6474 4 часа назад +3

    Xasan dhiqo

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 4 часа назад +3

    Ninkaan intuu farmaajo copy dhahaaye, ayuu umadii wakhtiga ka dhameeyay

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 6 часов назад +2

    🥺🥺 😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 5 часов назад

      Alle usheego muraadkaaga isagaa awoodlehe

  • @kornalycaano
    @kornalycaano 5 часов назад +9

    Xasan shiikh Mxmud siyaasada soomaliyed waku fashilmay ee

  • @IsmaHussein-u5g
    @IsmaHussein-u5g 2 часа назад +1

    War hadey meel laqabta ledahay ee halaga qabta wadanka xasan sheikh maxamud . Walee hadey 1991 ki ay sheegi jireen hadey kusocota

  • @Darulqalam12
    @Darulqalam12 2 часа назад +2

    like plz

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c 5 часов назад +1

    Oo hadda ma "geedigii-caanaha lahaa" ee madaxweyne Xasan baa lagu dheganyahay?! Jaalle madaxweyne, saw "Dirta-Waqooyi" xildhibaanadoodii mooro kuuguma jiraan? HAA dheh, cidna ha u joojin haddii jamhuuriyaddu ay Kaaraan ka soo harayso. Kaaraan & xildhibaanada Dirta Waqooyi ayaa naga badan, hore u soco!!!

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz 3 часа назад +1

    Xasan Teendhada ayaa yaa Mr Dhiiqo😂😂😂

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 3 часа назад +1

    Madaxweyne ku sheeggu Puntland doorashadii qof cod ahaa ay suubisteen muxuu ugu hambalyen waaye????

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 5 часов назад +1

    Xasan.sh.xagee kuqabanayaa.doorasha.qof.iyo.cod.maku.qabankaraa.yaaqshiid

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 12 минут назад

    Xasan somalia 🇸🇴 in eey kadanbeyso marabo

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 4 часа назад +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk beel caalam.marbaa nici jirey hadlkooda lkn hadda wan ku farxayaaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад +1

    xasan caafimaadkisa halabaadho wayo isaga dhib iskuhaya oo isduqeynaya naftisa

  • @CadaniBare
    @CadaniBare 2 часа назад +1

    Nacala tulaah uk shaqo kuma laha uk dorasho somalia ka dhaceysa mana laga ogolan dono inaad adegsato beesha lixaad mana ogolan donan shacabka somaliyeed iyo mucaradka oo wada socda kutala gal ka soo bax vilada iney kugu bilaban donto insha allaah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 5 часов назад

    Tuuga Qabyaaliistaha ah halaga soo saaro Villada

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 часа назад

    Gumeystihii dadkeena xasuuqey miyaa maanta la xusayaa ‘ iyagoo laga qaadan magtii xasuuqii ay ka geysatey waqtigii gumeysiga, waa ayandaro in maanta loo dabal dego dadkii ilaa hada gumadaya xoriyadeena

  • @kilastube
    @kilastube 3 часа назад

    Xasan shekh waxu kutagan yahay wadadi uu horay ugu fashilmay xamse na waxu noqda rimodh indha la by c rashid kilas jigjiga

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад

    shacabka soomaliyed siday ssc khaatumo utaageersanyihin waxay cadeyn utahay shacabku inay u oomanyihin oo ubaahanyihin midnimo iyo dhaqan qaran

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 5 часов назад

    Xasan.shiikh.siyaasada.somaliya.wuu.kufsadaye.yaaka.xaalbixinaya?

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 4 часа назад +1

    Wuu laaluushi doonaa beesha caalamka, wadankana wuu iibin doona, Somalia Xasan Sh. Maxamuud kama dambeyneyso!

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 5 часов назад

    GOLAHA SACABKA AMA SACABTUMIDDA AYAA GACANTA U TAAGEEN.
    MEESHII AY SANDUUQ CODKA KU RIDI LAHAAYEEN.
    GOLAHA ODAYAASHA WEY XISHOODEEN.

  • @YusufGabobe
    @YusufGabobe 4 часа назад

    Safiirka UK miyay kuso uruurtay somalia

  • @anabisseali
    @anabisseali 5 часов назад

    Wariye mucardka aad ku tahey xasan shiiq maxa ugu naqan weydey dani iyo axmed madowe misa waxkala aya jira

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 6 часов назад

    Walee koonfur baan siyaasad baran. Waligood sidaa ha usku cunaan

  • @MaxamedIbrahim-nl1lc
    @MaxamedIbrahim-nl1lc 5 часов назад

    Xasansh wa qain wadan qabqable wu dhafsan yhy

  • @anasaxmedmacalin5387
    @anasaxmedmacalin5387 4 часа назад

    Xasan safar wuxuu farmajo ka dii day oo dham xiliigiisii usocon mayso waad ku fashilmaysaa 😅😊

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад +1

    xasan munaafiq waxa loo haya sheekh sharaaf iyo cabdishakuur iyaga soo afjara shisheyaha u beenta usheegayo oo kuwabaadaya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад

    haykalki dowladnimada soomaaliyed ssc khaatumay uwareegtay wana maamulka keliya ee soomaali oodhan taageersantahay waxayna tusin in dadku midnimo u oomanyihin

  • @Moha.BinuMuhya
    @Moha.BinuMuhya 3 часа назад

    Qofka wax turjuman karin waa dhibanyahy😂😂😂😂

  • @AbdiwaliAhmed-d1y
    @AbdiwaliAhmed-d1y 2 часа назад

    Waxaa loo diray Shaqo Guri Odayga Loo Jooji Maayo meeday

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 2 часа назад

    Been haka sheegin warkii beesha caalamka,

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 5 часов назад

    Dariiq u jeexay hasan weeye isaga miyaa diida

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 Час назад

    Xassan shiik marabo dalka inu nabad noqdo , so isagi farmaajo ka hor istaagay inuu nimankan ahmed iyo deni meel saaro??

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 5 часов назад +1

    WAA SAX WAA QASWADAYAAL WAANA RAACEENAA GARABKIISA AYAANA TAAGAN NAHAY WELIGAANA XAASID C BB BAA TAHAY WAANU KU NAQAAN

    • @FaysalAbdiaziz-y7j
      @FaysalAbdiaziz-y7j 4 часа назад +1

      Shalay farmajo wuu ku tagerayay wiilkan manatana wa qalad ayu Naga dhadhiconaya

  • @CiidMaxmed-y5w
    @CiidMaxmed-y5w 6 часов назад

    Asc

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 5 часов назад

    Ugudanbayn xasan salkusotabtay balse aragtidayda waxanqabaa xasan inusanqabin inwaxanisurtogalyihihin balse qaskan ukuqarinayo boobhantiyed iyo coodasho ujedkisuna yahay inugudanbayn udhaco kulan ah inwixilasodhafay andibloeegin lanaheshiyo horana losocdo

  • @reallyg9264
    @reallyg9264 5 часов назад +1

    dalxureye horey usoco

    • @Aviationpinzz
      @Aviationpinzz 3 часа назад

      Intuu xoreeyey Alshabaab sidaydi u joogta dadkana baada ugu qadaa Allah dal uu xoreeyey majirte

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 5 часов назад +1

    Hasan you wil never suceses

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 38 минут назад

    Ereygaaan foolaat. Maxaa laga wadaaa iga daba geeya

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 5 часов назад

    😂😂😂😂😂

  • @maxamedcaseyr8840
    @maxamedcaseyr8840 3 часа назад

    Haddii dalka loo diido inuu hore u socdo oo laoo diido madaxweynaha inuu fuliyo balan qaadyadiu lagu doortay talaabooyin laqaaday oo dalka u wanaagsana laga horyimid sida deyn cafinta, qaadida cunaqabateyntahubka & kadifaacida badeena iney qaadato Ethiopia maxaa kuu diidaya in lagugu tilmaamo qaswade kabadan ayey astaahilaan ayey ilatahay aniga aragtideyda oo ah khaa,imiin wadan

    • @Aviationpinzz
      @Aviationpinzz 3 часа назад

      Shalay asaa ahaa Qaswade xisaabta ku darso deencafintana iyo cunaqabatenta dowladi horay way ka so shaqeysay

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 2 часа назад +1

      Dan cafinta iyo cunaqabataynya waxaa kasoo shaqeeyay oo saxiix oo basa ka dhimanyihin farmaajo Ayaa ka shaqeeyay kuna wareejiyay Xassan
      Badii kenya waxaa kasoo celiyay farmaajo , hawadii somaliya oo kenya lagu maamulayay waxaa loo celiyay farmaajo , Ciidankii Qarankee burburay iyo nabadsugidii waxaa dhisay oo meel sare haadhsiiyay kuna wareejiyay Xasssn waa farmaajo , doorasho qof iyo coda inuu qabto waxaa u diiday teamka Xasan oo si cad uga hor yimid ayagoo ka baqayay inuu farmaajo Guulaysto hadeerna Mw ayaa diidan doorasho qof iyo coda oo Putalnd oo bilawday ayuu dagaal ku qaaday halkii uu ku taageri lahaa .
      Marka Xassan Qodaxdii uu beertay oo before iyo After ah ayaa u daarane Af aad ku difaacdo kuguma yaalo oo kuwii shalay taageersana ee badbaado qaran la baxay ayaa badbaado Qaran mar labaad samaynaya ee Xassan shalay bu u qaldanaa mise maanta ?

    • @Aviationpinzz
      @Aviationpinzz 48 минут назад

      @ runtaada waaye

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 2 часа назад

    Been miyaa taas qaswadayaal waa yihiin.

  • @FaysalAbdiaziz-y7j
    @FaysalAbdiaziz-y7j 4 часа назад

    Ninyahow adiga. Ama war noo soo gudbi. Ama youtube iskaga bax. Anaga afka hano gelin wax an mesha olin fekerkagana ha nagu qasbin

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 5 часов назад

    Beenaale caan baxay