Mamulgoboledka Jubaland ha taba barato cidamo iyada ugaara si ay oga maranto dowlad dhexe in cidamo ay oga bahato hal askeri laga keney muqdisho yusan ka soo degin kismayo ama Jubaland oo dhan insha allaah ❤️🇸🇴🇪🇷❤️
MR FIRINBI WAAN KU WATAA HOREY U SOCO ILAHOOW NACAFI DULMIGA AAN AHMED GEDO NAAR AAN KU TAAGERAYO ANIGO OG IN AHMED LOOGA HABOONYAHAY BALSE ISAGAA WATAA SADAX DEENANA WAAN SOO WADANAA EE MID KI KU ANFACA KA XULO SI MASIIBADA MASTER DHIIQO WADO ILAHEY INOOGA XIJAABO DUCADA XASAN FIRIMBI AMEEN DHAHA
Anagu hadaan NN nahay waxaan leenahay cadawgaaga cadawgiisu waa saaxiibkaa. Ahmed madoobe waxaan leenahay halkaa ka wad, ninkii shalay kuu sacab tumayey maanta ku tumo
Xasan sheekh inuu sii joogo ayaad u fududeyseen ee wax kale sooma kordhina , Madaxweyne hlgobpleed beesha caalamku ma taqaan qiimana ka maleh agtooda ee dawladda dhexe ayeey aqoosanyihiin wixii somaliya la siinayo xasan sheekh ayeey soo marayaan siduu doono ayuuna ka yeelayaa ee yeeysan idinla weynaan soo laabashada axmed madobe
Masha allah guul iyo gobonimo jubbaland
Mamulgoboledka Jubaland ha taba barato cidamo iyada ugaara si ay oga maranto dowlad dhexe in cidamo ay oga bahato hal askeri laga keney muqdisho yusan ka soo degin kismayo ama Jubaland oo dhan insha allaah ❤️🇸🇴🇪🇷❤️
Masha allaha illaahay haidin barakeyo jupaland xasanyaraw waa geesi halyeey waa in laysku furaa wadooyon
Xasan yare illaahay hakuxafido cadawgaaga allaha qabtoguul jupaland
Cumar cabdirashid
Cabdiwali sheekh,
Cabdiwali cali gaas reisal wasaar qiima leh kumey jirin guulwada yaasha
Mash allh
Hambalyo
Hanbalyo alsayid axmad islam horay usoco
Libaax labo maaha Hadal murti iyo miisaan leh
Guulasta jubaland iyo axmad islaan ogaada besha caalamka xawla yirahdo majiran ururada adunka ka Jira walayaqan kamit ma ahan beesha caalamka waxla yirahdo
Xasan Firimbi waa ku wataa xasan Culusow 2sano iyo dheeri ayaa mashruuca Bajaajtu kuu xirraa oo Tuubada jaqaysay maantana inta tuurtay baad Axmed Madoobe la safatay
MR FIRINBI WAAN KU WATAA HOREY U SOCO ILAHOOW NACAFI DULMIGA AAN AHMED GEDO NAAR AAN KU TAAGERAYO ANIGO OG IN AHMED LOOGA HABOONYAHAY BALSE ISAGAA WATAA SADAX DEENANA WAAN SOO WADANAA EE MID KI KU ANFACA KA XULO SI MASIIBADA MASTER DHIIQO WADO ILAHEY INOOGA XIJAABO DUCADA XASAN FIRIMBI AMEEN DHAHA
2 wejiiiiiiiile xar xamar imooooooow doqonyahoooooow xaad kalsooonisiiiiinkartaaaaa doqonyahooooow
40 X. Waxaan Ulayaabeeyneynin Shalay Asagaa Soo dortay
Ushaan kudhiibtay Iisoceli
Xalboli Xaraanah Nirig Xalaal Madhasho
Xasan firinbi 😗
Ninkan aad modo inay uqubo ku dhacday xagen ku arki jiray
Jubaland waxaa xoog idinku siiyay Tigreegii. Hassan wuu diiday inaad xoog ku qabsateen ayuu sheegay sidaasina Runbay ahayd Tigreega Adissabab uga yeedhay hassan sheekh. Kama hadli kartid ayay Tigree ku dhaheen.
Guulaysta
Kuma qanacsanin hadaan nahay shacabka jubaland
Comments 75 xildhibaan uu lee yahay Axmed Madoobe ayaad noo sheegaysaan waa odayada hadda Raysalwasaare Xamsa hausto oo been abuur ka daba wado.
Anagu hadaan NN nahay waxaan leenahay cadawgaaga cadawgiisu waa saaxiibkaa. Ahmed madoobe waxaan leenahay halkaa ka wad, ninkii shalay kuu sacab tumayey maanta ku tumo
Jubaland waa halkee halka Taladeeda dhexe laga gooyaa. Hhh Waa Dawlada dhexe maxaad la soo baxsateen.
Habalyo madxwenya cusub ee jubaland Ahmed islam madooba kkk
Xasan sheekh inuu sii joogo ayaad u fududeyseen ee wax kale sooma kordhina ,
Madaxweyne hlgobpleed beesha caalamku ma taqaan qiimana ka maleh agtooda ee dawladda dhexe ayeey aqoosanyihiin wixii somaliya la siinayo xasan sheekh ayeey soo marayaan siduu doono ayuuna ka yeelayaa ee yeeysan idinla weynaan soo laabashada axmed madobe
Waaď rìþooteen
Qaswade xabsi aakuu dàn beeyo
Niin walba gofkisa ha kunooqdo😂😂😂
Xasan gurguurte dhulboobe masaakiin qixiye jupaland waxba mayeeli karo inu iska ooyo mooyee
Waraa Cod qof waxaad uga baqaysaan ama uga cararaysaan waa Laydinkaga cod badnaanayaa . Kkk markaa ka yaaca Xaq ah . One man one vote. Hhhh
Xamar odhan kasooo qaaad, shaley markuu farmajo lahaaa waaad dideeen, unukaaa leh caqligiii dameraha ayaaad la imaneysaa
Xuquuqda dadka hawiye sahal ku qaadan maysaan
Mesha waxbikumaxay sed kisoco
Xasan firinbi saaan makuudanbeeysay hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
isla kuwii shalay firinmbi amaani jiray manta caynaya 😅😅😅
Beenbadanaaa
Waxun waxuneey dortaan X. Firinbi ayaa Tusaale U ah in Ahmed Qabqable Inuu Soolaban doono
Waxaan foodo way dhaaftay wallhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂