xasan xabale qote asaga ale kareb ma istahilin mel xun ale ku dhig wadanki meel xun ayuu dhigey badi kinya an kaso ceshaney ayuu ruti u saxixey safaradihi intu xarashey ayuu dadki adunka u shaqa tagey o shacabka boqol boqol u sooturayey ayuu ibsadey waxuna raba in u al shabab galan o u al shabab cayiliyo
MashaAlaaha.suleymaan.whl.waa.runtaa.waxdad.iska.celinkara.waa.xibulaahi.&xamaas.xuurt
Allah ha guuleeyo Xisbullah iyo Xamaas 🤲🏼🇵🇸🇱🇧🤲🏼
Hi👋
Masha Allah mudane xashi af soomaali ligau caad ma ah ❤
Dawlada Masar waa munaafuq sheydan ah ilaahey Siisii haka qabto Masar
❤❤❤❤❤❤❤❤
SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Kenya yaa cadow ku ah
Fujaan laga cabi mahayaan 😂😂😂😂😂😂😂
Geela wayeelkisi durduriyey arankisi maxad mooda? Xasan isagu misaan ha isasaaro intusa cid kale eedayn
Warkaan gorma duubtay maxkamada adunka warant ayey ujartay odaygii ma ogod
Maxkamadaas waxa loo sameeyey in Muslimiinta lagu xukumo uun. Yuhuudigaas foosha xun soo xidhimaayan 100%
Sck wariye awalu waxay mahad u dugnaatay alaah subxanahu wa tacaala ale oo kaliya ayay mahadi u sugnaatay intaa ka dib ururka xisbulaah xuutiyiinta xamaas ciraaq iyo iiraan oo ah hooyada ururada xornimadoonka ee shacabka reer falastiin ee gasa iyo masjid alaqsa waxay noqdeen kuwa maanta caalamul islaam u ah hormuudka soo celinta sumcada islaamka waanu ku faanaynaa waana taageersanahay ururada. iskacaabinta iyo iiraan rabina waxaan ka baryaynaa in uu siiyo furaha guusha xoraynta shacbka gasa iyo alaqsa waxaan rabi ka baryaynaa in uu siiyo iiraan iyo kooxaha ay taageerto furaha guusha iyo awooda burburinta guuldarada hooga iyo halaaga burburka iyo baaba cadawga islaamka kufaarta yuhuuda maraykan iyo reer galbeed rabi ha ka yeelo iiraan iyo kooxaheda kuwa soo afjara ee ka guulaysta kufarta yuhuuda iyo maraykan aamiin yaa alaah
xasan xabale qote asaga ale kareb ma istahilin mel xun ale ku dhig wadanki meel xun ayuu dhigey badi kinya an kaso ceshaney ayuu ruti u saxixey safaradihi intu xarashey ayuu dadki adunka u shaqa tagey o shacabka boqol boqol u sooturayey ayuu ibsadey waxuna raba in u al shabab galan o u al shabab cayiliyo
tuug xashi qacin wadan waxwalba waxwalba waaso conayan dalkana dadka ushaqeya itoobiya iyo imaarad walaso xirxira sida adiga qabiilku qaaday