WALLHI WAA GURI AAD UQURUX BADAN OO BEECNA AH ISMA DHAHEEYNIN GURI SAAN AH AYAA IIB NOQONAAYO !!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 64

  • @duckali7058
    @duckali7058 Год назад +4

    ASC abooyo jugal waxa jooga ciyal waaro walaga qaxay

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 Год назад +2

    Masha Allah caadi maha qofkii calfada rabi ha u barakeeyo aad bu ugu habonyahay beeca qurux sida loo beerey

  • @Cali_xaaji
    @Cali_xaaji Год назад +2

    Maanta xaafadeydii juungal aan kuso barbaaray aya so gashay 13 sano ka maqanahay ilaahow xamar barakey 🤲🏾

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Год назад +3

    Maasha Allaah Juun gal Ainika Aya Degan Wa Xaafad Aan Qabiil Qabiil Laka Aqoon umad Is wada Jecel

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Год назад

    Mashallah Mashallah gurugan okale ma leska gada kan wa ki ladahi jiray betul cumri❤❤❤ cidi lahedey gurugin hesta lacag wax matarto ishcala qurux badan

  • @AzmarAbshir
    @AzmarAbshir Год назад +2

    Waa guri qurux badan mashalllh wa sac ah si wngsn loo dhisay waana qiimo wngsn wlhi mash allh wan ka helay aniga ahaan. Wado fiican hestaa mash allh❤

  • @jamalabuukar6723
    @jamalabuukar6723 8 месяцев назад

    Rurigaan weli beec miyh ? Jzkh

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 месяцев назад

    Masha allllah ilaahow muqdisho nabad siii❤

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Год назад +1

    Beecna na ah ha odhan iib dheh waasic ha odhan balaadhan dheh. Idinkoo Somalia jooga ayaa afsomaligii sii cidhibtiraysaan.

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Год назад +1

    الله اكبر ولله الحمد

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Год назад

    Mashaa allaah

  • @dal-xoreeye1030
    @dal-xoreeye1030 Год назад +6

    15000 somalida wa waasheen lacag jecla

    • @HamzaMalik-ez4ro
      @HamzaMalik-ez4ro Год назад +3

      Xisaabta ayaad si khaldan u qortay 15000 haduu ahaan lahaa anigaa hada gadan lahaa.😂
      Lacagtiisa waa $150,000 (Boqol & Konton kun oo dollar)😢

    • @sufiqumane
      @sufiqumane Год назад +1

      Xili hore amuu ka hadlooyaa 15000😂

  • @Liiloowe
    @Liiloowe Год назад

    GURYAHA XAAFADDA HURIWAA MAASHA,ALLAAH WAAYE

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Год назад

    waaaaw❤ caadi maahan allaw muqdisho nabad ka dhig hawiyaha somalinimo tussi

  • @naleycadey9610
    @naleycadey9610 Год назад +2

    Masha allah xafadeyda❤❤ gurigan wan aqanaa wlhi wa qurux badan yhy

    • @darishore814
      @darishore814 Год назад

      Waa guriga kugu aroosi doono Markaa so noqdo

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 месяцев назад +1

    Waa guri quruxbadan❤

  • @SahraLuul-w2u
    @SahraLuul-w2u 8 месяцев назад

    Guriga inaba caadi ma aha kaliya waxaan ka badali lahaa safiitada kore kuwa cadcadka ah baan galin lahaa

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 Год назад

    Masha Allah walaal

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Год назад

    Masha Allah

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 Год назад

    Thanks

  • @abdisalaan2712
    @abdisalaan2712 Год назад

    Rer muqdisho ma.ahi lkn gawadha muqalada ay sodhigto wn fiirsada tankle xfdan wadooyin waweyn ayy ledahay gurigana waa uqalmaa lacagta

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 Год назад +2

    Alow dhulka nabad noga dhiig

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 Год назад +4

    Waa qurux lkn juungal waa xafad ameenkeda aan fiicnen juungal haduu kuyalo waa qaali in uu raqiis ahadaa ayaa larabay Allaha nuurka usaaro

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Год назад +1

      xamar manta wa isku mid

    • @cumarkaaa4121
      @cumarkaaa4121 Год назад

      Waa mesha igu fcn Amnika lkn Wali ma arkin sory😢

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 Год назад

    mashaAllh

  • @asiaali566
    @asiaali566 Год назад

    Waa guryihii hore qurux

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Год назад +4

    Kkkkkkkkkkk 150.000 xage laga keenaa wadankaba shaqo malahan

    • @mohamedadowadan325
      @mohamedadowadan325 Год назад +2

      Birmade dadkisa uun baa gadankaro

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 Год назад +1

      Wadanka shaqo maleh haloo yeelo waxaan xasuustey sharmo boy

  • @hasanbalala4777
    @hasanbalala4777 Год назад +2

    ciida usheek yesan kaguurin kaas qof uma sosocotee juugal Aaaa 150 😂😂😂😂😂😂

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Год назад

    Mashlh

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 7 месяцев назад

    Waa xagee

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Год назад +3

    150kun juungal umaqalmo xitaa 100kun waayo juungal xafad tuugo badan waaye

  • @ima6291
    @ima6291 Год назад

    Waa raqis ee yaa......
    .

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Год назад +2

    baayo masha allah lkn muqdisho guri laga gattaa waxaa ka horeyda amni iyo hawiyoo dawladnimo ogolaada markaaa ka dib

  • @nurreproductions4340
    @nurreproductions4340 6 месяцев назад

    150000 aan guri xamar kuyaal markan ku gadanayo, maan london guri kaga iibsado

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 Год назад

    qurux ❤❤❤❤❤❤

  • @banahamaadi
    @banahamaadi Год назад +6

    فعن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: ((أربعة يبغضهم الله عز وجل: البياع الحَلاف، والفقير المُختال، والشيخ الزاني، والإمام الجائر)]، وفي حديث أبي ذر رضي الله عنه أنه سأل النبي صلى الله عليه وسلم فقال: قلتُ: فمَن الثلاثة الذين يبغضهم الله؟ قال: ((المُختال الفخور))، وأنتم تجدونه في كتاب الله المنزل: ﴿ إِنَّ اللَّهَ لَا يُحِبُّ كُلَّ مُخْتَالٍ فَخُورٍ ﴾ [لقمان: 18]، قلت: ومن؟ قال: ((البخيل المنَّان))، قال: ومَن؟ قال: ((التاجر الحلاف، أو البائع الحلاف).

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza Год назад +2

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 Год назад

    booska banaan juungal abaayadis waa meeqa oo laamiga u dhow oo uusan guri ka dhisneen

  • @cadeyarevlogs5338
    @cadeyarevlogs5338 Год назад +1

    Ku beeran (ku abuuran) maa laga wadaa😮😮😮

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 Год назад +1

    Unukaleh laiskuma haleenkaro

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724 Год назад

    Xaafada diyaasbaro miyaa dagan
    Kushiinka kaliya ayaaba qasri ah

  • @goonibare1345
    @goonibare1345 Год назад +2

    Juungal 100 xitaa Uma qalmo waayo abgaal ayaa looga Kala cararay

    • @mascudgacal6227
      @mascudgacal6227 10 месяцев назад

      Abgaal dagmo uu dagin miyaa jirto 😂

  • @mogawarta8550
    @mogawarta8550 Год назад +5

    Xaafadan harti abgaal lee looga cararay anaa rabay inaan dhul ka gato waana laiiga digay. Nasiib xumo

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Год назад +2

      dadka mey dilaa. 😢😢😢😢

    • @sadiyohassan4396
      @sadiyohassan4396 Год назад +5

      Anigu abgal eh , lama degi lahen harti abgal oo xafadan degan. Wax ka dhiban majiro. Hg ba ii dhaanto in aan la dego. Anigu abgal eh ba leh.

    • @mogawarta8550
      @mogawarta8550 Год назад +1

      @@sadiyohassan4396 aniga wardhiigley aa ku dhashay mooryaan iyo tuugu maleh waa amaan qabiil majiro somali oo dhan aa dagan hadaan xamar ka imid xataa daarood aa buuxa

  • @Zaki-q9s
    @Zaki-q9s Год назад

    Yaa gadan karo guri 150000 kkkkkk

  • @mohamedadowadan325
    @mohamedadowadan325 Год назад +2

    Dadka.lacagta wadanka dhacay uun baa gadan karo

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 Год назад +2

    Hassan dhiiqo xamar halo gaboxo

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 Год назад +1

      Tuugadii ceyrta kuqaadanjiray Xamar miyaad tahay oo siyaad bare kumasruufi jiray dadka Muqdisho shaqeesta ceyr majirtee reer mashaqeyste

    • @payitforwardpower9910
      @payitforwardpower9910 Год назад +1

      @@sahruja5777 aqli futo kkkk hassan dhiiqo muxu ku taray. Wa markee labad u madax noqdo hal warshad neh ma dhisin

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 Год назад

      @@payitforwardpower9910 Caqli futo haduu galaa adiga iyo farmaajo duufluu kagalay 5sano oo shabaab ayuu faaruq farmaajo abuuraayey laakiin Xasan libaax waadiiday inshabaab canshuur lasiiyo cadawga Muqdisho usoo shaqo tagay waqtigoodi wuu dhamaaday reer faaruq.

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 Год назад +1

    Maashaa Allaah