GURI AAD UQURUX BADAN OO IIB AH KUYAALA MADIINA CABIRKIISA YAHAY 20x20 DAGMADA DHARKENLEY MOGADISHU

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 18

  • @maxamedaxmed1241
    @maxamedaxmed1241 Год назад +1

    Dharkeenley wa degmada ugu guryo wa weyn masha allah

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 Год назад +1

    Masha Allah bannaan weyn ey carruurta ku ciyaarto ou guriga leeyahay

  • @abdikarinise2267
    @abdikarinise2267 Год назад +1

    Waa mahadsantahay gacalkeey soomaaliyeed

  • @kamalali79
    @kamalali79 Год назад

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 Год назад +1

    Walaaley 180000 umaqalmo intaas uti in udhaw.waxa aad uleedahay ma uqalmo aaliidhihidoonaa waxaa ogtahay in uu uqalmin.

  • @Muna_Mogadishu
    @Muna_Mogadishu Год назад +1

    Its a very nice house for a big family to live a happy life

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 6 месяцев назад

    Asc abaayo gurigu ma yahay guri sugan oo xalaal ah tan kale dharkayn leey malaha kiro

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Год назад

    maansha alaah beautiful

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 Год назад +2

    Umada hawaalin fursad beesho

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 Год назад

    MaashaaxAllaah

  • @ismailmuorad1261
    @ismailmuorad1261 Год назад

    ماشاء الله

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 Год назад

    Mash Allah.
    Wlhi

  • @huzensaid4076
    @huzensaid4076 Год назад +1

    Walshey qali apartment karaba darasalam meeqo waye adomhdsn

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Год назад

    Màsha Allah

  • @roodanuur2196
    @roodanuur2196 Год назад +1

    Wooow. This is so overpriced. I don't know why somali people love to overpriced everything they no safety instability. But yet everything so expensive. So sadly.

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 Год назад

    Guri qurux badan

  • @maslah345
    @maslah345 Год назад +1

    Yaab waaye 180 kun kulahaa gurigaan hore ayaa losoo galiyey qiimaha ay sheegayaan waxba majoogaan somalida qurbahow yaanan idin lagaadin dadkii xalaasha iyo xaraanta ayaa isaga darsantay tuuga kan wax xado oo dafo kaliya ma aha dalaaleyda soomaalida badigooda lacag xoogan ayaysaartaan taasina waa tuuga nimo cad