Tix Iyo Taariikh Somaali Galbeed Iyo Hanqal Taaga Hada.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 119

  • @SOMALI-EFOOTBALL
    @SOMALI-EFOOTBALL 8 дней назад +30

    walaahay marka aan gabaygaa dhagaystay waxaan ilaaway qabyaalidii qudhanka ahayd oo qalbiga meel iga furantahay somalinimo ah
    from burco

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 7 дней назад +1

    insha allah wa laso celinaya somali galbeed iyo nfd Djibouti jazirada scotra

  • @abdis4930
    @abdis4930 8 дней назад +5

    Waxii awoowayaashay adeeraday iyo waalidkay usoo dagaalameen. Inaan ka tanaasula waa calaacashoo timo ka soo baxaan.
    Si kastoo maanta naloo kalaqaybiyayay.
    Rajadaydu waa SOMALIWEYN XOR AH INSHA ALLAH.
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 8 дней назад +7

    Soomaalaaay midnimo
    Soomaalaay midnimo
    Soomaalaay midnimo
    Ballanteenu waa midnimo
    Wallaal soomaaliyeeeeeey
    HMTV 🌳🤝🌳

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 8 дней назад +15

    Wllhi xashi ama warbaahinta horufadhi media waxey ku jiraan halgan oo umada somaliyed ey fahmi karin wa illaa inti illahey fahamsiiya mooyee lkn wllhi qalbiga ayaa ka ooyay 😂😂😂😂😂😂😂wan idin kaga mahad celinaa xashiyow adiga iyo tiimkaaga iyo dhaman warbaahinta horufadhi wllhy illahey dartiibaa idin jclhy ❤❤❤❤❤wada halganka wayo waa waajib inaga oo dhan nasaaran illahow xaqqa nagu baraaruji

  • @zahrachide2275
    @zahrachide2275 8 дней назад +4

    Walee waan taagnaa 😢
    Maantaase iigadaran
    Xabaaley xajiya😢😢😢😢😢

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 8 дней назад +7

    Wareyi hashi Salan Sare .
    WA wariye somaliimadu Ku dheertahay

  • @calixasan6688
    @calixasan6688 8 дней назад +8

    Yaa allaah wadankeyga ilinta wey isodhaftay gacmahana wankajareynaya allow wadada tosan natusi yaarabi wadankeyga waa wadan muslim ah allow culeeska nagadulqad

  • @amiirqoone5140
    @amiirqoone5140 8 дней назад +3

    Thnks 👍 hashi qod wadani ah ayaatahy oo tarikhdenii ilaaliyey noonasoogudbiyey waxyaabo badn oonaga maqnaa gabeygan hada iguhoreyso oon maqley aniga ookamid ah dhlinta somaligalbeed 2000 kii dhalatey balse uruurinta iyo dhagysiga tarikhdena waamid aan jilkadmabe nagadhaxlidonaan oona ugushekendono

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 8 дней назад +11

    Xusuus soomaalinimo
    14 jirbaan kugaalay dagaalkii
    1977kii 😢 HMTV 🌳🤝🌳

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e 8 дней назад +3

    Xaashi suleiman wllhi Halgan weeye warbaahintiisa alow kudarajey

  • @Aaziz5
    @Aaziz5 8 дней назад +2

    Dhulku kaftan ma galo
    Waxaan oogo mahad celinaa wariyaha soomaaliyeed dadaalka uu galinayo wacyi dhiska da-yarta soo kacaysa inayna iloobin wixii la soomaray iyo xaalka maanta mahadsanid ❤
    Yarka qoraxey🫡

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 8 дней назад +4

    Gobayadii halganka soomaaliyeed marmar dhaxanta nagaga kicyiya
    Bahda Hmtv 🌳🤝🌳

  • @AdanMohamed-i6k
    @AdanMohamed-i6k 9 дней назад +6

    Waa gabay cajiib ah oo wada quseeya dhaman Somali iyo gayigoda
    Wa hadalkii Somali wadan ahaa

  • @Drqadraqurux
    @Drqadraqurux 8 дней назад +4

    Thanks❤ hashi noo soo badi gabayda halganka🤙

  • @cabdiqadirmaxamuud-j4p
    @cabdiqadirmaxamuud-j4p 9 дней назад +8

    soomali galbeed waa dhulka ugu wayne ee ay itoobiya haysato anigu waxan ku soo koray magalada dhagaxbuur ee gobolka jarar waligayn kama qusanin in maalin malmaha ka mid ah aan ka xorobi doono itoobiya lakin baraamujkan xaashi dhiiga ayuu igu kin waxan ahay nin dhalinyara ah cadha ayan la galiilyoonaya marka aan kuwa mustafe cagjar lamid ka ah ay dhahaan wadankeena itoobiya lakin aragti ayaan ku nool nahay hadan nahay shacabka degaanka soomalida xataa axmariga ma barano ruux itoobiyan noqday moyaane

    • @duceysanelearn
      @duceysanelearn 8 дней назад

      ani waxaan ku noolahay moqadisho lkn inaan idin kala qeb qaadan doonaa
      haday markle noqoto in la wajaho cadowga ethopis

  • @abdihakinmohamed9352
    @abdihakinmohamed9352 8 дней назад +1

    Allah u naxariisto madaxwayne maxamed siyaad bare runtii muwaadin dhab ah ayuu ahaa

  • @Mohamad-x6i
    @Mohamad-x6i 8 дней назад +7

    Soomaaliya waxa halkaa dhigay
    Waa kuwi ciilqabka gaaladu ku beertay Xassan ayaa ka mid ah

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 8 дней назад +2

    🥺🥺 🥺 Allahayoow xaalad liidata ayaan ku jiraa, adigaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto ee ii gargaar. ilaahbaan ku dhaartee iimaanka ayaa i celinaya balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax barta oo shaqaysta balse maanta ma awoodo, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garabsii, si Allah darti ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    :Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex:

  • @f.o847
    @f.o847 8 дней назад +1

    raggii hore ee Soomaaliyeed oo kale oo badan Allaha noo soo saaro,
    dad difaaci kara,diintooda dadkooda,dalkooda iyo sharaftooda

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 8 дней назад +1

    AXA AXA AXA allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @MaxamedAxmed-t9s
    @MaxamedAxmed-t9s 8 дней назад +2

    Wad mahadsantahay saxiibkeey xaashi aaad ban kugu mahad celinyaaa sida wadaniyada leh iyo lex jecladu kamuuuqato eed ogasoshaqynyso xaqiiqoyinka mahadsanid

  • @XasanWeli-r2z
    @XasanWeli-r2z 8 дней назад +2

    Hadad maqasho wariye muwadin ah wa kano kale somali yey kakaca hurdada 😢😢😢😢😢😢😢

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @MolaCadde
    @MolaCadde 9 дней назад +4

    Haashi waa kisaalamay zxp❤ number one views

  • @hassanweli22
    @hassanweli22 8 дней назад +4

    Somalia waxaa madaxweyne u ah nin aan uqalmin oo aan kala jecleyn gunnimo iyo gobanimo Allow adaa weyne kuwaan umada ka horleexi

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 дней назад +1

    Ilaahoow.idinxafud.horfadhi

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 8 дней назад

    subxaanallaah Hassan iyo xertiisu isma dhaamaan‼️😭taa Qalbiga galiya ‼️😭

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 8 дней назад +3

    Xasan Sheek Aya Ethiopia noo jaabiyay.
    Lakin taarikhdo way is qoori doonta

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 8 дней назад +2

    Maanta t Runntakahadashay❤❤❤❤😂😂😂

  • @Ashaabdi-n7v
    @Ashaabdi-n7v 8 дней назад

    INSHAALLAH SOMALI GALBEED IYO NFD WEY XOROOBI DOONTA MAALIN UN EE ALLAHA NOO SOO DADAJIIYO INSHAALLAH WALL SALEEBAN XASHI

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e 8 дней назад +1

    Allaahu akbar ciilbadanaa alow adaa weyn

  • @axmedabdi9705
    @axmedabdi9705 8 дней назад +1

    Cajiib

  • @abdimahad9731
    @abdimahad9731 8 дней назад +2

    Xanshi sxp qali waxa tahay wadani garabkaga ayan nahay mar walbo balanteno wa guuul i.a

  • @AbassYousouf
    @AbassYousouf 2 дня назад

    Dal amba daad yaaro copaan haadi aay araagti midaysaan ay leeyihin ciid jojinaysa amba hoor istaagaysa majirto ❤❤🤝✊️✊️

  • @mustafasamow2735
    @mustafasamow2735 8 дней назад +1

    Aduun

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac7238 8 дней назад +1

    WCS BAHWENTA HORFADHI SALAN SARE MANSHA ALLAH SOOMAALIYEY TOSOY TOSOY ISKUTIRSADAO HADBAKINA TAGDARANEY TAGERA WALIGINE ❤❤❤GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY MIDNIMO INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤

  • @Caliya7
    @Caliya7 8 дней назад +1

    Dadkii hore waxey ahaayeen xalaal quudato xalaal lagudhalay oo aan tuugo aheyn iimaankuna usuganyahay waxey helaana ku qanacsan ee aan dalka iyo dadkaba boobin dalkodana jecel.😢😢😢😢

  • @MohamudAhmed-ce2eg
    @MohamudAhmed-ce2eg 8 дней назад +3

    Asc Gul

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 8 дней назад

    💯🇸🇴😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔✅️🙏🏻weey weey weey xagee maanta joognaa guri ba,ay nin somaali baa halkaa na dhigay iney is dhiibaan baa dhaanta sey maanta wax yihiin guul ama geeri njn somaaliyow xaarku kaa daadey

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 8 дней назад

    Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 8 дней назад +1

    Mashxarad. Baadmaantaleedahay❤❤

  • @ClraxmaanAhmad
    @ClraxmaanAhmad 9 дней назад +1

    Liibaan❤❤ waan ku dhashay laakiin inaan kacararo hada rabaa

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 8 дней назад +2

    ❤❤❤❤❤

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 8 дней назад

    Aad oo weyn waa xashiish siyaasiga somaaliyeed ee maanta jira

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 9 дней назад +3

    Ninkan xasan lacag ah maad ka qabataan wadanka soomaaliya idinka dhalin yaradii soo kareysay oo bari madaxda wadanka noqon laheyd ahe.badii iyo dhulkiiba ma isugu daray ninkaanu wuu u waashay itoobiya ee wadanka ka qabta ciyaalkisa iyo naagahiisa turkiya ayuu gurya uga gatay soomaalina wuu dulaystay sharaftedi iyo cisigeediiye

  • @cabdilaahiciise4266
    @cabdilaahiciise4266 9 дней назад +3

    Wllhi bilahi talahi mrka aan arko askari itoobiyaana ah wan jidhidhicooda wayo wxn dareema inayi badi iga maqantahy oo baadida nin Ila mida ah iga hyisto haddan ku qabsadan wall Kay Ila dhashy ayaa xabada igu dhufanaaya intuuna isoo dhaaginba iyado baadidaasi iga maqantahy ayeey haddan hashii ii irmaanayiid ee caruurtayida aan ulisaayey ee mandeeq layigu hyistaa mrkaa dadkii kale wayi hurdaan ee ilaahawu hurdada ka kici wllhi ma rajo dhigin waligayina rajo dhigi maayo alxm mrwalba ilaahowu zoomali bogooda burcad isku Mari yaa rabi ilaahowu iga aqbal ducada

  • @MukhtaarXuseen-p7x
    @MukhtaarXuseen-p7x 8 дней назад +1

    Dhalin yarada somaliyeed waa hawl inoo taal maxay idila tay aniga oo hargaysa jooga walahi qorigan qadanaya

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 8 дней назад +1

    Xasan tii loo dhiibey ee uu u dhaartay baynu ognahay halka ay marayso , ma mid kale ayuu hadhka u jiidi ? !
    Waa , maya !
    Thanks .

  • @MaxamedHaybe-v7m
    @MaxamedHaybe-v7m 7 часов назад

    Allshaababtu hadisho xasaan hadayiihin kuwo udiriiraya xaqaa somalida

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 6 дней назад

    Qabyaalad iyo qabiil waa kansarka dila qaranka jiritaanka umadeed dowladnimo waxaa lagu dhisaa aqoon iyo amaano waxaa sadaxeeya tudhida ama u dhimrinta nabiga scw wuxu yiri
    إن الرفق لايكون في شيء إلا زانه ولا ينزع من شيء إلا شانه
    Qofku marka uu xanuusado oo qaliin ubaahdo walaalkii hooyadiis dhashay kuma aamino umana dhiibto operationka ee wuxu radiyaa qof aqoon u leh

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 8 дней назад +1

    somali RIP 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴

  • @dreamergabay6992
    @dreamergabay6992 8 дней назад +2

    Videoga uu xassan jigjiga ka dhaantaynayo sifiican u fiiriya labada nin aa gadaal fadhiya oday jaakada cad aa gadhka cad ninka garab fadhiya waa gabre wuuna joogay habaynkaa meesha

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 7 дней назад

    Gurguurte damiirlawe waa jaajus xabashi u shaqeeya oo adoon ah

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 8 дней назад

    Hassaan iyo xertiisaba Waa wada Qoslaayaan‼️🤣🤣🤣🤣🤣🤣‼️😇😇😇😇

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 дней назад

    Xasan.sheekh.somalinimo.dan.&heelo.kamalaha.ee.somali.dhiigleh.jirto.dalka.haladifaaco

  • @user-Eng.Jafarmuhumed
    @user-Eng.Jafarmuhumed 8 дней назад +1

    Caawa waad naga oohisay walaahi Xaashiyoow. Somaaligalbeed ilaahay baa umaqan. Lakiin waxan dib u aasaasayna SLM oo badala WSLF&ONLF oon hada dib uyagleelu doono si aan gobalkeena uxoreyno.

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 8 дней назад

    Allow unxriso maxamed siyaad bare minimum aaamin yaarabi 😢😢😢

  • @ayanabdulaziz8377
    @ayanabdulaziz8377 8 дней назад

    Aslaamucaleykum hashi su aal ? Madifaacikaraa xasan naftiisa mise isagaab khatarkujira!

  • @Jamacxosh472
    @Jamacxosh472 8 дней назад +2

    War xashi soba di suganta

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 8 дней назад

    XAANSHIYOOW XAANSHIYOOW
    WARKAAGII OO DHAN WAA
    XASAN SHEEKH
    XASAN SHEEKH
    XASAN SHEEKH
    KU WAALO
    KU QARAW
    KU QAFIIF
    AF IYO HADAL WAX UGU QAADIMEEYSIDE AASHAA

  • @KhadarSigadMahamed
    @KhadarSigadMahamed 8 дней назад

    Ax ax 😢😢😢 sooomaali

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 8 дней назад

    libaxyada wadaniga ONLF halgankodu waa tariikh dahabiya difaca dalkoda allow guule garabsii🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🦁🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇲🇬🇲💪💪🇬🇲🇬🇲💪💪💚💙🤍🇬🇶🇬🇶💪💪🦁🦁🦁🔥🔥🔥🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲👍👍😭😭😭✌️🙏

  • @شيخبسامالجرار
    @شيخبسامالجرار 8 дней назад

    Asc ragii rag ahaa ayaa god kujira

  • @Jamacxosh472
    @Jamacxosh472 8 дней назад +2

    Wac nay da soomalini mo

  • @abdihersi2726
    @abdihersi2726 9 дней назад

    Haa dgaw wll wax yar bagaranay

  • @MaxamedShankar-ot6bc
    @MaxamedShankar-ot6bc 9 дней назад +1

    Dds manta dulmi badane kujirta mankasta wan kaqiroda waxey sameynaya khiminta itoiyo waxeyba modayan dad dacad uah lkn cadw munfaqinaha

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 дней назад

    Firin.xafudulaaha.50Sano.ayuu.kuboorinaayey

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 8 дней назад

    🤲🕋🤲🎁🎁❤

  • @Wiilonimeey
    @Wiilonimeey 8 дней назад

    Nin raxan weyn ah ayaa wuxuu yiri (. Af waa ku ilense May liki same )
    War hadal muxuu taraa wan ninkan dalka dadka iyo diintii nabad galyo caruurta lagu bari lahaa hada ma jirtee ka qabta oo aan iska qabano
    Waaka gaaladii u sujuudayo oo hagaajin dal iyo diini kama soo socotee.

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 8 дней назад

    kkk waar itobiya way watashataye kawaran muqdisho

  • @Kaambemedia
    @Kaambemedia 8 дней назад

    Wali wa is hareer taganahay hiil iyo hoo,e😢

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 8 дней назад

    😭😭😭😭😭😭

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 7 дней назад

    Somalia waa suuxsanatahy

  • @shamsoabdullahi8919
    @shamsoabdullahi8919 8 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 8 дней назад

    ka daawo AP archives dagaalki ogaadenka lagu xureynaaye

  • @MohamedAbdiHassan-j5e
    @MohamedAbdiHassan-j5e 8 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AyuubKamal
    @AyuubKamal 7 дней назад

    War adigu intad dhaftay deganada kale ayad ka fikirieysa niw 😅😅😅 dawlad deganka

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 8 дней назад +1

    Ma amxaar ayaa kudhacay inuu soo haweesto badeena iyo dhul somaliya ku yaal intuu jana galahi maxamed siyaad bare, ALLAHU AKBAR 😢, ayagaa gacanta ku ganban jirey, oo Ruushka ayaa noga hiiliyey,anagoo dhulkeena intaa sii dhaafney,aan ayada dhul kaqabsan laheen,Waliba harar iyo hawaash habeendanbe waa hayaa ayaa loogu heesi jirey😂😂😂😂😂 injirooleeyda Tolbeeley.

  • @jimcaalemoraage
    @jimcaalemoraage 8 дней назад

    itoobiya horay kuu wastay iyadoo uu adeerka afwayne haysto imikana waxba ma tihide sheeko daaroodka nagala tag laxyahay

  • @NuuraAhmed-f6d
    @NuuraAhmed-f6d 8 дней назад

    Kolaayanoqoto kola aahna wana gulasan do

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 дней назад

    Whl.inaan.ingiriis.lasaaxiibno.waa.yaandaro

  • @mohamedmohamedguulsomaliya9064
    @mohamedmohamedguulsomaliya9064 8 дней назад

    Wariyexaashi
    Waankusalaamay
    Adigaiyo
    Warbaahitaadaba
    Waxaanxasuustay
    Sheekooyinki
    Halganka
    Eeadeerkay
    iigasheekaynjiray

  • @omarelmi4568
    @omarelmi4568 8 дней назад

    Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤

  • @AbshirMohamudmaxamed
    @AbshirMohamudmaxamed 8 дней назад

    Waxaan huba inan malin maalmaha kamida gobalkygu ka xorobi dono gumystaha Ethiopia

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 8 дней назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 8 дней назад +1

    Waxan dhowr mar arkay
    Dhalinyaro Ethiopian ah wa Safar lu ku maraya magaloyin an ku arkay sida Garowe Bosasso Djibouti iyo Magalada Cadan ee Yaman
    Markad aragto daruta ka muqata
    Hada Dhahdo Hoo Cuntadan ena isla cuna ISLAMA CUNAYAN
    WAXA LAGU DHAHAYA WA KALA QABA'IL HASHISNA MA AHAN
    HADA DAGALKA MAHAN MID HADA KA JIRA DALKODA EE WA MID BARI SAMADKI AY ISKU MARIYEEN ISMANA JECLA XAGA SAFAR WADA SOCODKODA
    OKAY SOMALIDENA WAXAD ARKE TUULO DULEDKEDU DAGAL FARAHA LOGU GUBTAY U KA SOCDO HALKA LAWADA QABIIL IS DILAYA DHALINYARADA KA KALA HEBA KUWA DIRIRAYA AY KOOB SHAHA MEHRAD KU WADA CABAYA
    HADAWA ETHIOPIA DIRIR COLADED MARNAWA MA ILOWDO XAQIQA

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 8 дней назад

    Xashiishka soo hadhay adigaa u horeeya oo qabyaaladiiste ah bal hala arko adoo nin aan daarood aheyn amaanaya 😂😂kaa caqli badnida jooji oo reerkaaga daarood iska aaminsanow sxb😂

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 8 дней назад

    Mudane haishe xasan munafaq ay iibasadey haiish mandaqe

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 8 дней назад

    Markii Daarood Haawiye talada dalka kala tashaday ayay fogaatay. Laakiin waagii hore Siyaad Barre Isaaq ayaa wax la dhisay ..oo baalashiisa ahaa.....Soomaalininada Waa Isaaq iyo Daarood kaliya runtu waa midhkaa

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 8 дней назад

    DDSi waa dhul Ethiopians weyi hawarerin huwaney

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 8 дней назад

    Daniele iyo dhuxulow usabb gurguurte culuso somali welibo way noshxay

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 8 дней назад

    xasan gurguurte iyo jawaasiista uu horjoogaha u yahay waa calooshood u shaqaystayaal u heeryaysan guud ahaanba cadawgeena shisheeye iyo cadawga gudaha IWM xasan gurguurte xasan dhurwaa somaliya dalka dadka diinta iyo qaranimadaba cadawbay ku yihiin oo inuu xaraasho ayuu u guuro bahalaynayaa haduuba helo cadaw ka iibsada OKI xasan gurguurte xasan bahal somalida la gumaystana wuxu aaminsan yahay inay yihiin beelaha daarood oo somalinimadaba ka saaruu u guuro bahalaynayaa kamaba saarikaro somalinimada oo illaahaybaa somali kadhigaye OKI xasan gurguurte waa dhurwaa oo dhurwaagana bakhdiga iyo birsolku waa isugumid oo calooshuu dhigtaa saw maaha???!!

  • @abdiashkir6259
    @abdiashkir6259 8 дней назад

    Caruur aan wax ogeeyn aan wax aqrin 1987 ayuu afweeyne bixiyey dhulkaas somalia dood ugama furna cid dowlad somaliyeed rabtana majirto jirida aad kamidtahay amajiilkaagu intii xortaahaayd ayaad dooneeysaan in Ethopia iyo kenya looqeeybiyo Dastuurkii Melez sanawi ayaad u ooyeeysaan in Ethopia Dalka lasiiyo 4 dakadood lasiiyo in dalku kala qeeybsanaado qoos qoos lagadhigo ayaad rabtaan

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 7 дней назад

    Siiwad halganka

  • @hashimkhlida4769
    @hashimkhlida4769 8 дней назад

    Beenale waye kan maxa yelay asago garisa kahadli ma arkeysid

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 8 дней назад

    Aad iyo aad adeerkay siyad barre Rahimuhullah wuxuu intas kashaqeynayay iney Somali galbeed xoroowdo ayado left and right western powers dagal dowladisi kula jiran

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 8 дней назад +1

    Ragan ONLF xaashiyow halgankii xilbay dhaafsadeen iyo guryo iyo baabuur cadaani iyo ina omar dacay maxamed wiilashi halgamay dhiigooda la dhaafsaday

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 9 дней назад

    Lagaraac xasan sh cunsurigiyow awaye ki la ubax dhiga usameyey SkRyodii77 sobfarmajo mHen aeliga maku edeysey marna kalay ku tahay waxba ka dhageysan mYno war nGalatak kopig anaguba cabdile gure iyo calimin qatara Nlenahay

  • @Ismaaciil2130
    @Ismaaciil2130 8 дней назад

    Soomaalidu way iska qiirootaa qiirana waxba laguma helo.