Galbeed waa la xoreeyee Waar saa gaagixisey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 inshaa allah Ogaadeeniya weey xoroobi ONF weey guuleeysan NFD na maanu ilaawin ee inshaa allah waxeeynu u baahan nahay Hogaamiye wadanni ah kuwa maantay dalka kataliyo ma allah hayna dhaafsho.
Somalida taariqdooda wa laga qariyaa ayado laga cararayo inay ogaadan awoododa.somaliyey coloshina waxa galay ku darga qabil kuma dargeysaan ogaada cida tihiin aya mudan In lo dinto 😢
Isaga hantatacahaye inuu haro weeye hadkiyo warabaha inuu hiil kadayo weeye what a man he was Rahimuhullah Mantana amxarki asaga aha ayan waxka dhagaysana what a shame
Gdey Gacalo Magalo Yariq Leh Ina Adeer Nin Kadan Wariyaha Ah Nin Dalkisa Jecel Inaad Tahay Ayaa Dare Mahaya Lakin Somalida Maanta Jogto ilahay Tisa Waa Gooni Lakin Anigu Rajo Kama Lihi Waayo Wax Aqli Ah O Somalida Ka Soo Muuqdo Ma Arko Marka Ilahay Faraj Ha Keeno Wax Kale O AN Doho Ma Gara Nahayo
Asc horufadhi media majoogan dadkaan ilaahey ha u keeno dalkaan iyo umada soomaaliyeed dad la mid ah dadkii hore oo quluubtooda ka nacay gumeysi hada waxaa joogo dad jecel gumeysi waana dowlada hada joogto iyo kuwa la mid ah ilaahey hanoo gargaaro hadaan nahay umada soomaaliyeed yaa
Somalia waqti ficanba soo maray San maqlay illahay hano soo cesho wayaha wacna❤❤❤❤
Haa sonoleya zxb daayarta ha ogaatoo wixilosomaray ❤❤❤
Somalia Allaha guuleyo cadowgeedana Allaha jabeyo Aamiin
Tolay oo tolbeeli waayy ciil ayaan laseexan waayaa Markan maqlo Somali galbeed oo wali gumaysi kujirto
Harfadhi team way to go
ilahayow somalie midee🎉🎉🎉
Xuusuus tastikh ah
Somali galbeed iyo nfd INSHALLAH waa lagaso ceelin cdowga haysta
Mash Aaallaah ❤
Marna maquusaneeno Marc waan arkeynaa soomaali oo mid ah hormartay cadowgeda si iskumid ah uladagalamaya
Wa mahadsntahy
Godey❤
Maansha allaah guul iyo gobanimo ❤❤❤soomaaliya ❤❤❤❤❤
Halgamayaal guulaysta
Allah ha ina mideeyo ha inaga qabto xasan iyo kuwa lamidkaa 😢😢
My city godey😢😢
Halganka waa guulaysamunaaye❤❤❤❤❤❤
Galbeed waa la xoreeyee Waar saa gaagixisey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 inshaa allah Ogaadeeniya weey xoroobi ONF weey guuleeysan NFD na maanu ilaawin ee inshaa allah waxeeynu u baahan nahay Hogaamiye wadanni ah kuwa maantay dalka kataliyo ma allah hayna dhaafsho.
Masha allah s xashi iyo dhaman warbahinta horufadhi media allaha xafido waxad ku jirtaan halgan xaq ah waxan idin leyahay wada halganka oo haka quusanina ana waan idin kaga mahad celinaa marwalba guul iyo gobanimo ayaan idin rajeynaa insha allah
Yaarabi naxaris taad kawarbi
Wa taarikhdi uu uu qooray maxamad siyad Ethiopiyanka
kan yari dawladii af wayne ee baabaday ee daarood raacday ayuu ku sii dhagan yahay
Itoobiyaan qalbadu jabtay arag tidii koowadba uma xumid gobalda waqooyi waad ku naaxdeen ogow waa dhow xaaqin ayaa laydin Marin somaliya oo dhow huurooy
Mashxarad igadheh ❤
Heshiisyadii u Saxiixan Xasan iyo kooxdiisa WAX ka So Qaat. Ma Laha 👍🇸🇴❤💯🤣😂🎉 SOMALIYANA XARAASH Ma AHA ✌️🇸🇴❤💯🤣🎉
Adigu maanad ahayn Kuwa qabiilka iyo cunfiga ka shaqeeya ma in la ilowsanyahy baad u malayn. Laascaanood on the record
Somalidu maalmaha iyo cibrada waxba kuma qaataan.
ان في ذالك لعبرة .
Waanad mahadsantahy 😊
Wll hàashi somalida xasuusi wixii loosoo maray soomalinimo
Avwaan fidhin
Thanks 👍 eng hashi sida wangsn eed tarikhdenii noogusooqoftey siaan qabyalada iyo qudhunka uguleexano wale gabeygas markan dhagysty 😢😢 waanlaqirodey qaranimo waxkawen inteysan jirin Ayaan xaqiiqsadey walee
Horfadhi hagamaaa
Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤
❤❤❤❤❤❤
Markii hore anigu comantida ayaan wax ku so qori jirey ka dip markan ka quustyyy😢😢
Thank you dhabar adaygiina
Kusoci walaall waa runtaa
Somalida taariqdooda wa laga qariyaa ayado laga cararayo inay ogaadan awoododa.somaliyey coloshina waxa galay ku darga qabil kuma dargeysaan ogaada cida tihiin aya mudan In lo dinto 😢
❤❤😂😂❤❤
saaxib calool xumada ha igu badin
😢 HMTV 🌳🤝🌳
Asc waan ku salaamay mr. Xaashi Abtimcn ka quusan mayno Raxmada alle abti inshaallaah wanyu guulsasn doonaa alle idamkii
Alow shuhadadi somaliyeed unaxariista alalayow maxamed siyaad barre udabi dhaaf oo kacafi khaladaadki uu galay
🇸🇴🩵🤍😭🤲🏾 Allow na midey 🤲🏾
Ku wada
Hashi Halgama guuulayso
Sobadii.wllo.somaalinimo❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
Rag waa kii hore hadalna waa intuu yiri aad oo weyn dadka somaaliyeed waa in ay murtideena iyo midka aan nahay milic sadaan
Asc mudane❤❤❤
Hanoolaato
MARKAY. DAD LIITAA HOGAANKA QABTAAN DULI NIMAA LALA DARSAA
Isaga hantatacahaye inuu haro weeye hadkiyo warabaha inuu hiil kadayo weeye what a man he was Rahimuhullah
Mantana amxarki asaga aha ayan waxka dhagaysana what a shame
Gdey Gacalo Magalo Yariq Leh Ina Adeer Nin Kadan Wariyaha Ah Nin Dalkisa Jecel Inaad Tahay Ayaa Dare Mahaya Lakin Somalida Maanta Jogto ilahay Tisa Waa Gooni Lakin Anigu Rajo Kama Lihi Waayo Wax Aqli Ah O Somalida Ka Soo Muuqdo Ma Arko Marka Ilahay Faraj Ha Keeno Wax Kale O AN Doho Ma Gara Nahayo
Ax ax geesiga dhulkiisa guusha uhorseeda geerida dishwasher geedkaa ha go'o
Unfortunately history
We are still hete
xashiyo waxad ilowday abwaan dhodaan aun iyo helaale,
Hakadalina halganka
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🎉🎉✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲😊
Abwaan fidhin maxaan dhagaystaye gabayadiisa aabahay baa kujiray dagaalkaas labo mar buuna kudhaawacmay
Hal adeyga somaliyeed hubanti weyane
Asc somali somalibaleh Wana xaqiiq dhilinta somali in aydufacanayaan wadankooda somali hanoolato
Hada halgan weyn ayay ubaahan tahay Somalia
Asc horufadhi media majoogan dadkaan ilaahey ha u keeno dalkaan iyo umada soomaaliyeed dad la mid ah dadkii hore oo quluubtooda ka nacay gumeysi hada waxaa joogo dad jecel gumeysi waana dowlada hada joogto iyo kuwa la mid ah ilaahey hanoo gargaaro hadaan nahay umada soomaaliyeed yaa
Soomaalidu way sixran tahay
Sawdiga hargaysa iyo laascaanod Kala jaray maxay tahay tahay midnimadaa raadinayso
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤