Dagaalkii maanta Huwantii gudaha oo la qabqabtay iyo Maamulka Ceerigaabo Oo sii daayey

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 93

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 часа назад +4

    Maamulka ceergaabo dawlada somaliland si dhakhso hawga hadasho

  • @ZAHRASAEED-k2m
    @ZAHRASAEED-k2m 3 часа назад +4

    Abwaan, xaley huwantii waa lasiidayey.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 часа назад +2

      Dee markaa maxay ku dhimanayaan raga coudanka qaranka naga jira EE qaar dhaawac yihiin

    • @jirdecabdi5569
      @jirdecabdi5569 2 часа назад

      😊

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 часа назад +2

    Tolaay kula jeesta Dawlad ku sheega 😕😕💪🏾🤨🤨

  • @HabonMoulid
    @HabonMoulid 3 часа назад +4

    Guul iyo gobonimo Somaliland 💪🎉

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 3 часа назад +3

    AYAGUNA MINDI AYEY IDINKU GAWRACAAYEEN MEYDKIINANABASBAR BAY AFKA UGU GURAAYEN IDUNKUNA CAJUUS SIXRAN OO LACAG QAATAY AYAAD KA AMAR QAADANASAN OO FAQASH LA SHAQAYNAYA HAHKA ODAYGA DHULBAHANTEE MADHIYA MATIDA LAAYA OO DHULKOODA QAATA LEEYEY CEEEEEEEEB SSB CIDNA KAMA AMAR QATAN WAA SABABTA DHULMAHANTE AYU MADHSHEEN OOY DHULKOODII U SOO HUNGURAYN WAAYEN .
    SSB❤❤

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Час назад

    Ha soo dhafiyeen ceerigaabo maxaabiista markiiba ilaa Burco.

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 2 часа назад +2

    Waa mayorka Ismaciil haaji nuur oo huwan ah ayaa la shaqaystay

  • @XayaadCali-h9d
    @XayaadCali-h9d 3 часа назад +3

    Xogaha waad la raagtaa abwaan

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b 23 минуты назад

    😢😢😢😢😢😢😢Isaaaq Dhiigii baa Tuumba lagaga nuugay ina isdabar iyo ina xaaji nuur Muuqaalo laga hayaaa In lasoo qarxiyey ka baqayaaan

  • @abdirahmanahmed-lv6bd
    @abdirahmanahmed-lv6bd 2 часа назад +2

    Waa sax laaya hartiga

  • @XasanbashiirCabdi
    @XasanbashiirCabdi 26 минут назад

    Nimankan huwantaylashaqaynayaane habar awal hakasoobaxdo ceerigaabo. Hayimaadan saaxil oohadifacan

  • @HabonHamoud-k8o
    @HabonHamoud-k8o Час назад +1

    Se lui qui a dit de laisser est le problème

  • @KhadraDegen
    @KhadraDegen 2 часа назад

    Scw scw🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 часа назад +2

    ma siidin karo mar kale haduu siidayona isaga wa inlagu bedelo

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 часа назад +1

    Maamulka ceergaabo si dhakhso ah wax hawga qabtaan

  • @AhmedYusuf-uo2ef
    @AhmedYusuf-uo2ef 53 минуты назад

    Waa dhabar jab iyo guul daro ku hab satay Somaliland

  • @abdirahmanahmed-lv6bd
    @abdirahmanahmed-lv6bd 2 часа назад +1

    Ssb g36 iskaashada huwanta laaya 10:11

  • @abdirahmanahmed-lv6bd
    @abdirahmanahmed-lv6bd 2 часа назад +1

    Ssb iyo G36 yaa waxba siidayn

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 3 часа назад

    ADEER CEERIGAABO DAGAAL KAMA SOCODO EE MA FYUUS BAAD RAADINAYSAA BAL NOOSHEEG❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯🇪🇹

  • @AminaBoon
    @AminaBoon 2 часа назад

    Ciiro iyo Buur madow aaya huwanta lashaqeeya

  • @daauudcaliMaxamed
    @daauudcaliMaxamed 2 часа назад

    Baadhaasabka ceerigaabo ayaa laacaag dhaafsaaday

  • @abdirahmanahmed-lv6bd
    @abdirahmanahmed-lv6bd 2 часа назад +1

    Huwanta hala laayo maxaa loo siidaayaa?

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 Час назад

    Meesha cadagude iyo lawaseeno baa siidaayey

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Час назад

    MAAMULKA SANAAG AYAA LA SHAQAYNAYA FAQASHKA WAA IN LALA XISAABTAMAA

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 2 часа назад

    Dadkaa shicibka ah fadhiista xabadu cidna mataqaanee

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Час назад

    RIWAAYADA NAGA DAAYA IYAGAA RABA INAY SANAAG KU WAREEJIYAAN WAA NIMANKA SANGAAG XUKUMA EE MAAHA SOOMAALILAND OO DHAN INTAAN CIIDANKU MADHAN HALAGU WAREEJIYO YAAN UMADA LA WAALIN

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 Час назад +1

    Waan doonayry maxaabiistaa kuwii ay hayeen baa loo haynayaa mashalaha alyawm yamii

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 часа назад +1

    Anigu Waxan garan waayey Ragan
    Lasiidayey Markii horena inta
    Laxidhay Dijaalkii ina Xaaji Nuur
    Siidaayey habaryoonis iyo Harti kala
    Garan waayey

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Час назад

      Dad shacab ah markaad max bus ku sheegtid dee kuwa caqli leh waa idinku jiraan bay ila tahay

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 56 минут назад

      ​@@Onceuponatime-f7h
      BEENTII MA BILAWDAY YAA SHACAB AH MA NIMANKA DIRAYSKA XIDHAN
      CEEBTA KU SAARAN BEENI KAA MAYDHI MAYSO INTAAD SOO DUUSHEEN LA IDINKA ADKAADAY
      WAA SIDA MARKASTA AAD U TIDHAAHDAAN INGIRIIS AYAA NOOGA QAADAY DHULKAYAGII HABARJECLO 100 SANO KA HOR INGIRIISBA MA JOOGIN DHULKA SOOMAALIDA
      IMIKA BEEN MA SHEEGI KARTAAN WAX KASTA WAA LA DUUBAA

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h Час назад

    Isaaq in badan ayaa Warsangeli ah. Marka rag 300 sanadood ka hor inaad qabiilinimo sheegto kaa dheer.
    Dad shacab ah marka aad qabsato waa in dadka caqliga lihi way sii deynayaan.
    Dagaalku hadda ka hor wuxu ahaa Isaaq oo dhan iyo Naalaye Ahmed qaybtis

  • @SaalaxSiciid-h6p
    @SaalaxSiciid-h6p 20 минут назад

    walaahi waa xaqiiqo dhab ah labadaa nin waa markii labaad oo ay maxaabiis sii daayaan

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 2 часа назад

    Waa in la xusaa maalinta 13December waa maalin Ku suntan markale Ku xaadh

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 часа назад

    Huwnatii gabal baas ayaa udumay abwan ceerigabo rageedi ayaa ilashanaya huwaney xaarka is xajiya

  • @NimcoCumargeedi
    @NimcoCumargeedi 3 часа назад

    Ceerigaabo maanta waa lugu kala baxay waxaana Gacanta ku haysta ragii lahaa

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 Час назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂war wa maxxay sedan lo ordyya ? Allow sahal..

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 часа назад

    Guul somalilaan cadowgeedo hajabo maxaa ka siya duwlada maxaa loo sidey Ayaa faqash waa yaabe waxan leyahay Raganimooy ninkagii nacasnimo maxa baday war maxay dhalinyarada. Ay tabka ugu shubayaan 😢

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 часа назад

    Maamulkusheega ceerigaabo waxay la shaqayaaan huwanta lacagna qaata

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 часа назад

    WAXAY HA LASIIDAAYO WAX DHICI KARA MAAHA

  • @SahraHassan-r2c
    @SahraHassan-r2c Час назад +1

    Sax rageeni ha laa dhaf sadeen markaasi iyaguna cagah dhigaya kolaay itagi mayaane balaaya wadate dhulbahante waa lala so baxaay allaah sharkoda ha inaga qabto aamiin Yaa rabi

  • @Dhaqankaab
    @Dhaqankaab 3 часа назад +1

    Guul iyo gobonimo

  • @XiidnuurAwil-j7s
    @XiidnuurAwil-j7s 3 часа назад +1

    Haddii nimankaasi ay Laascaanood ka soo duuleen, siday ku soo galeen Ceerigaabo?

  • @SayidCabdi-qn1wx
    @SayidCabdi-qn1wx 2 часа назад

    Xalay buur madaw miyaanad maqlayn inuulahaa diyaarad ayaanidiinsoosaaraynaa wixi aanqabanay miyaad dhagalaadahay

  • @LeylaWarsame-z4t
    @LeylaWarsame-z4t 3 часа назад

    Waala gacangalay hadaanahay Somaliland

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 Час назад

    Say usiidaayaandee

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 16 минут назад

    Inaadeerkay buu ahaa ninka sacad muuse waliba makahila lakiin niyad jab weeyaan inuu baxo isagoo laafyoonaya nin aanu walaala nahayna waa kujira isna xaalkiisu waa sidaa uun waar daacad halaga noqdo wixi lascanood inagaga dhacay tanoo kalay ahayde

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 часа назад

    maxaloo siiidaynaya ka siidayay isaga waa in looxidho

  • @deeqaiman1105
    @deeqaiman1105 Час назад

    Maayarka ayaa huwana

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 часа назад +1

    Abaan ximadow haga Amusina hala kaco faqash waa cadowga somalilaan runta haka Amusinina ❤❤❤

  • @khalifkambi7349
    @khalifkambi7349 Час назад

    Kiwany waa kuwii idiin shaqeyn jirey

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 2 часа назад

    War Beenta Jooji Ey Baad Tahaye, Maanta Wax Dagaal Ah Oo Dhacay Ma Jirto

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Час назад

    Markaa maxaabiista isaqq dan lagama laha miyaa ma kuwa faqashta ah ayaa ka wanaagsan
    Maa lagu kala badasho maxaabiista

  • @LeylaWarsame-z4t
    @LeylaWarsame-z4t 3 часа назад

    Madheera weeye gurigoodu

  • @najahboorash5378
    @najahboorash5378 Час назад

    Malinteydiu weeye

  • @SicidMaxamed-n3x
    @SicidMaxamed-n3x 2 часа назад

    😢

  • @iid-691
    @iid-691 3 часа назад

    Caadi bey u jabeen

  • @CabdiraxmaanMuuse-m2k
    @CabdiraxmaanMuuse-m2k Час назад

    😅😅😅😅

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 37 минут назад

    Ma nin hubaysan ba baxa hadal xumidaa war beenta iska daa cidna ma bixine dadka ma runtaa dhibta horta

  • @ZeynabArab-vz5ky
    @ZeynabArab-vz5ky 3 часа назад

    ✅✅✅✅♥️♥️♥️♥️♥️

  • @deeqaiman1105
    @deeqaiman1105 Час назад

    Idinka yaan láyku kiin dirin cadawga meel uga soo wada jeesta mâyirkana hala bedelo waa huwane

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 часа назад

    oo sowtii dowaldu ayantii horeba si fuduud u sii daysay warnimanka isaaqa iyo hj waxad soo qabtan meel dhigta ha u gaynina somaliland siidaynaysa si fuduud

  • @KIFAAX666
    @KIFAAX666 2 часа назад

    DILI KU BAXA

  • @zallaama
    @zallaama 2 часа назад

    Waar waa shekadii laascanood wax sii deynta iyo hoosaasintuye ha yeelina nio ama nimanka wax sii deynaya shaqo ka qabta

  • @FaraxAhmed-j4q
    @FaraxAhmed-j4q 19 минут назад

    Lacag lacag

  • @Adualeh
    @Adualeh 2 часа назад

    Hadii la siidaynayo nimanka huwanta sh ee soo dagal tegay halkiisa ku toogta oo nolol hsku soo qabanina fooda ka calamadiya nacalada😂😂

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Час назад

    Waar mala hubaa waba yaabe dee ragga meesha ha iska soo baxeen raggu ragga meesha lagu laayo ayay doonayan ku wan dowladu wax kale ayaa meesha ka socda.

  • @NimcoCumargeedi
    @NimcoCumargeedi 3 часа назад

    Waad mahadsanthy abwaan sidaad xogaha dhamayska tiran Nola wadaagtay

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 часа назад

    Warhalahadlin madaxwayna hargeysa hayskafadhiye yanu sodhexgelin waxadhacaya waxnayanlagawaydiin jadhbukenaya maxadkasugaysan inu’odhandono

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 часа назад

    War isaaqoow daarood idinka raali noqon mahayaan hadaad ixsaan kasta aad u sameysaan
    Ee maxaadbka raaligalisaan mar kasta

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 3 часа назад

    War YUSUF HARTi & Dhuloos Harti ha noo kala qaadin. Waxan way wada shaqeyan..

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 часа назад

    Waar maayer iyo Badhasaabka soo qabqabta iyagaa idin hoosaasinaysa oo idin jebinsya soo qab qabta sidee ku dhici kartaa ????!!😬😡😡😡😡

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة 2 часа назад

    Ma beenbaanu sheer garaynaa

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 2 часа назад

    War wa waxgurigoodba’ay umadmaaha hubkay badbaadsanayen markayleyin waybaxayan emeel ubaneya qalabkoda aylasogalen baybadbaadsanayen mawaxala arkay cadaw kasohorjeda hadala ladhegaysanayo dalabkoda

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 часа назад

    Why ay u sii daayeen nimanka dadka laayay ee magaalada ku soo duulay Waar dawladu iyadaa idin laynaysa

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x Час назад

    Kkkkkkkkk

  • @11naa44
    @11naa44 3 часа назад

    Hhhhhhh bye bye G36

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 часа назад

    Waar badhasaabka gobolka sanaag wuxu sheegey in aanay jirin maxaabiis lasii daayey

    • @Dhaqankaab
      @Dhaqankaab 3 часа назад

      Waa beentii denbiguu iska duwayaa

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 3 часа назад

    Waaryadha waxbaa Khaldaan I

  • @TaliyeGuray
    @TaliyeGuray 3 часа назад

    Nacaladi ku dhashay was iyo beentad nafta ka dhiganasidba wax iska celi baroorta iska daaa cerigaabo ciniya ku difaac hadii habar waxuush ledahay

  • @khalifkambi7349
    @khalifkambi7349 Час назад

    Beenaale weyn ayaad tahay

  • @safiamire4825
    @safiamire4825 3 часа назад

    Beenaale

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 часа назад

    Why ay u sii daayeen nimanka dadka laayay ee magaalada ku soo duulay Waar dawladu iyadaa idin laynaysa