Muqdisho baan ku dhashay, Jig- jiga wali maan tagin Walaalo somaliyeed oo dan na kala geeysay, sabab ay u tahay kala qaybsanaanta soomaali iyo inkaarta na haysato, Walaalo is cadawsaday bay noqotay somali, midnimo midnimo midnimo insha allah,
War heedhe qoladiin Ogaden ee saxaafada ku cusub Jigjiga maxaad ugu wareerteen, idinkuba Qabridahar baad ka timaadeen. Axmarada kama xigtaan Jigjiga. Aniga Jigjiga Garaad keedii ah. Geeska Africa oo dhan baan u oglahay in ay Jigjiga soo degaan… Weliba Ethiopia Andenet ayaan soo celinaynaa.
Jaamac dadkan qowmiyadaha kale ah ee jooga jijiga waxay u badan yihiin dad ku dhashay jijiga ama meelaha kale ee kililka ka mid ah mana ay ku dhaqmin meelo kale oo Ethiopia ka mid ah. Dadkan waa sida dadka cadcad ee South Africa deggan...
Burhanu jula ar baddii meel ku sheeg bal Libaax leerta jiifa adigaa isku toosiyay hadana waxaan kuu dhigayaa casharkii 2aad ee 77 soo socda hee oromo urtooy.
Wadanku waa dhul soomaaliyeed qabiil aan soomaali Ka deganayna ma jirto laakiin sumadda loo yaqaano ee gumaysigii ingiriisku u bixiyey ayaa lagu baadi goobayaa taas oo ah Ogadenia. Soomaali galbeed hadii la yiraahdo soomaali oo isbalaadhinaysa ayuu caalamku u arkayaan sidaa ula soco
Jamac Galad, Noor iyo Guleed guleesta sxbyaal
Muqdisho baan ku dhashay,
Jig- jiga wali maan tagin
Walaalo somaliyeed oo dan na kala geeysay,
sabab ay u tahay kala qaybsanaanta soomaali iyo inkaarta na haysato,
Walaalo is cadawsaday bay noqotay somali, midnimo midnimo midnimo insha allah,
Nuur waa ku salaamay
Maa Shaa Allah ❤❤❤❤❤
Nuur iyo guuleed salaan gobeed wll
Welcome back bro
Ogadeen yaad katihiin aga
Yes Ogaden region
Welcome back guys
Wadanka ogaadeeniya waa waxey hore u eedey
Asc Dal jire TV jamac gaalaad iyo Asxabtisa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd Jamac gaalaad Sitti na Waydii Sifican ayeye U Boqden guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nuur beenta jooji, Jigjiga Axmaro iyo Oromo qaadatay.
Jamac Galladow Magac Qabiil ba ku madax maray ma wadan Ogadenia la dhaho aya jira ma Deegaanka somalida ayad ku sheegaysa wadan Ogaden leeyahay
odayaasha waa caqaabada ka jira meesha ,wayna reer magaaloobeen ,siyaasad aan laqoon ayay galeen
Wadsnka ogadenia mxa kawadaa nio Somali Galbeed🇸🇴✅️ baalayiraa
Guul ❤❤❤❤❤
Free DDS!
❤❤❤❤
Odayashu ma asxabul kaafbaa
Asc
Ilaa heerkaas degaan ay lahayn siday kugaareen waa daciifnimada dadka meeshan ku nool
HAGUULAYSATO SOMALI MEEL WABOOY JOOGTO
Wadanka ogadenia kulahaa meesha ma ogaden kaliya baa degan
Baastada waxeey ka bixi jirtay waagii cabdi m cumar
Eega waxaa mamnuucay beerida baastada mustafe
Aar kan isgu ma Nairobi uunbu dhex fadiya mad gaysan deeganka 😂😂😂
😂😂😂😂😂 waa intii mustafe joogay umaleyna kulaha jaamac dhibadna
Ogaadeenyamaaha hawd irseef eeriya xageed ugatagtay jaacfadhi
Odayasha deganka waliba kuwa makahiilku waaa duli oo waaa dabadhaqayaal ma waxad aragty nin degankisii dhibku kataganyahy oo leh dadku haa hishiiyaan oon usoconinba
War heedhe qoladiin Ogaden ee saxaafada ku cusub Jigjiga maxaad ugu wareerteen, idinkuba Qabridahar baad ka timaadeen. Axmarada kama xigtaan Jigjiga. Aniga Jigjiga Garaad keedii ah. Geeska Africa oo dhan baan u oglahay in ay Jigjiga soo degaan… Weliba Ethiopia Andenet ayaan soo celinaynaa.
Wadanku..odyoo.dhaqanka.ahaa.iyo.xerar.lagu.dhamo.miye
eye..lahane.miso..xerare..majiiro..lakin.lacag.baye.rabaan
Wadanka ogaadeeniya miya layiraa
Jaamacoow salaan sare adiyo sarfaalada kula joogaba asc me nimcaan akhyaar jaamacoow halkaas kaga hay ragbay dhibaysaaye Ogaadeenia ku celceli dhulku waa ogaadeenia dadkuna waa Ogaadeen iyo inla dhalatay iyo walaalahood marka laga reebo inta uurka ka bugta
cagdheer foqal cagdheeer cawamin ah
Adi caggaab miyaa tahay
CiilaaN laangaaba
Markas maa magaca guumeysiga aya la jeclatay dadkaga iyo feegankadi??? Ogadeen Gumaysi iyo adoonsi jacel baan la yabay.
Jaamac dadkan qowmiyadaha kale ah ee jooga jijiga waxay u badan yihiin dad ku dhashay jijiga ama meelaha kale ee kililka ka mid ah mana ay ku dhaqmin meelo kale oo Ethiopia ka mid ah. Dadkan waa sida dadka cadcad ee South Africa deggan...
Sadexdii ugu liitay ey cadaawada somaliland ku jirtay laakinsay waxba ka qaadimaysaan iniku xorooba oo gumaytaha ka baxa
😂😂😂😂 jaamac nimanku baadto ma soo beereen
Laakiin Axmaaro iyo Oromo ayaa dhistay ganacsigana iyagaa leh garoonka sow tii shacabka askari xun oo Axmaaro ah ku tooganayo tan kale iidoorkana ayaa shaanis u helay oo xoolahooda keensaday ogadeenkana jifo jifo ayaa laiskugu diray ammaan ma mudna .
Dadka ajanabiga ah aqoonsi halasiiyo si loo ogaado fadlan
Burhanu jula ar baddii meel ku sheeg bal
Libaax leerta jiifa adigaa isku toosiyay hadana waxaan kuu dhigayaa casharkii 2aad ee 77 soo socda hee oromo urtooy.
Ee j galad ninka weyn isaga dhigo magaca ogaadeen Ayuu citiraaf u doonayaa
A country called ogadenia??? Pls use Somali region
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Wadanka ogaadeen
Waa jaahiliintii beenta ku noolayd
Nuur waa geesi runta jecel ninki dhaha ithopiyo kama tirsani waa been
Guul ogaden or somali region.❤❤❤❤ onlf and cagjar guul
Waa waxaas waxa soomaali kala fogaynaya ee xabashashida saacidaya. wadanku waa wadan soomaaliyeed ma'aha wadan Ogaden. gadeen waa qabiil qabiil dhul ma noqdo.
Wadanku waa dhul soomaaliyeed qabiil aan soomaali Ka deganayna ma jirto laakiin sumadda loo yaqaano ee gumaysigii ingiriisku u bixiyey ayaa lagu baadi goobayaa taas oo ah Ogadenia. Soomaali galbeed hadii la yiraahdo soomaali oo isbalaadhinaysa ayuu caalamku u arkayaan sidaa ula soco
Markas maa magaca guumeysiga aya la jeclatay dadkaga iyo feegankadi??? Ogadeen Gumaysi iyo adoonsi jacel baan la yabay.
WADANKA UGAADEENYA JAAMAC JAAHIL DULI FOOQUL DULI XAYAWAANKA AAN WAX DHAAMIN
Caqli xumada ninka eeg wadanka ogadenya, Marna wuxu layahay deganka somalida siday isu qabanaysa
Asc
JAIL UGAADEEN WAA IN DIB LOO FURAA WAXAAN ARKAA KIBIR IYO IN WAX LAYSMOODAY CAQLI UGAADEEN WAA CAQLI DAANYEER
Koley Anigu kuma cafin ilaa yoomal qiyaamaha lasoco
Markas maa magaca guumeysiga aya la jeclatay dadkaga iyo feegankadi??? Ogadeen Gumaysi iyo adoonsi jacel baan la yabay.