“Habarjeclooy Dagaalku Waa Idiin Fasax Sharaftiina Dhulkiina Difaaca” Afhayeenka Beesha Habarjeclo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 201

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 10 месяцев назад +2

    JazakaAllah khair adeer! Amaarka ku waa ansax!!✊🏽✊🏽 Guul iyo gooboonimo HJ!!!

  • @MohammedAbdiArub
    @MohammedAbdiArub 10 месяцев назад +3

    Dear sist and brother there is no enemy all of them are one familly but politions wats their own interist and they dont care who is dying the war if they are seriuos they should sent their boys to fight '"

  • @-mrrayan
    @-mrrayan 10 месяцев назад +3

    Guuuuul insha allah ❤

  • @ThebeautyIneverything-m6z
    @ThebeautyIneverything-m6z 10 месяцев назад +3

    Habarjeclo kaligeed maahee ragbaa la dhashay waan idin garab joognaa guul Somaliland

  • @AdigaAniga
    @AdigaAniga 9 месяцев назад

    Guul iyo Gobanimo Reer Sh Isaaq iyo Reer Somaliland🙏🏽🤍

  • @MohammedAbdiArub
    @MohammedAbdiArub 10 месяцев назад +2

    Yes qodax i agree with you that we need to save our youth from the fire an we have to say no becouse our youth are dying 4 nothing

  • @cabdicasiscabdi3976
    @cabdicasiscabdi3976 10 месяцев назад +3

    Waa lagu soo xidhayaaa ssc❤

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 10 месяцев назад +8

    In maanta habarjeclo dhulkeeda lagu qabsado waxa ugu wacan dawlada haday Kuwa sool ka dagalamaya meel saari laahyeen sheekadasi may dhacdeen lakn kaligiin noqon maysan habarjeceelooy waad guulayasanaysaan

    • @minursa02
      @minursa02 10 месяцев назад +1

      Waxa ugu Wacaan "BUUR MADOOW" iyo koox dabadiliif u ah Darood..... " Shydaan RAABI" iyo WADANI.

    • @safiyofarah-gs9qx
      @safiyofarah-gs9qx 10 месяцев назад

      ​@@minursa02ARMAAN CIDINA IDIN CELINEYN EE TABARI MEESHA IDIN DHIGTEY IYO GARDARADA

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 10 месяцев назад +3

    Habarjeclo waxa inoo balan ah sanad kan inaynu magaalooyin cusub qabsano sidii kuwii hore ee gar adag caynaba kalshaale iyo magaalooyin ka loo badan.💪💪💪💪

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 10 месяцев назад +2

    U can't beat SSC khaatumo that's for sure Daraawish is a real Goat they knows how to fight 😤

    • @ahmedwarsame3360
      @ahmedwarsame3360 10 месяцев назад

      They are huwan of kab and lax but Habarjeclo will teach them a lesson

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 10 месяцев назад +1

    Waanu kula qaadatay waananu is difaaci waa waxay ka guraan hartiga kibray cashar aanu u dhigi, thank you

  • @abdimuhumed5546
    @abdimuhumed5546 10 месяцев назад +2

    Subxaanallaah odaygu cimri ayuu kujiraa wuxuuna leeyahay dhiig haladaadiy, iminka haddii uu dagaal dhaco oo dad dhintaan muxuu kuhadli maalinta qiyaaamaha, nafina nafta kale masuulkama aha maalinta la isxisaabinayo ee ninwaloow waxaad hormarsato ayuunbaa kaa horeeya

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 10 месяцев назад +1

    Habar Xabuusheed oo qaadatay in ay ku khamaarto maatadeeda iyaga oo iska dhaadhicinaya Muse iyo Habar Awal oo hargeisa ku baashaalaya

  • @mrali3601
    @mrali3601 10 месяцев назад

    Habar Gusjecel so soco alaab weyn ba ka so horaysa

  • @qodaxdhuuni5332
    @qodaxdhuuni5332 10 месяцев назад +24

    This old man is not going to fight, but wants young men to fight. No war, peace is the answer.

    • @alinuromer5876
      @alinuromer5876 10 месяцев назад

      Exactly

    • @minursa02
      @minursa02 10 месяцев назад +13

      Did your Garaad "Galaa Dagaalka" went to the front line to fight ?

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 10 месяцев назад +5

      Are you running scared now???😂😂😂

    • @aliawad49
      @aliawad49 10 месяцев назад +3

      This old man is my sldaan

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 10 месяцев назад +2

      Waa suldaankayagii dagaalbaad sheegaysaaye waxkastoo uu nooyeedhiyo waan qaadanaynaa, dagaalbaan gudooney daaroodoow Keena adkaada. 8eeda ree sheekh isaxaaqoo qoriga Qata. Anigu waan Baxay Galabtaba.

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p 10 месяцев назад +1

    Adeer, dagaalkani Habarjeclo ka weyn. Waa dagaal Faqashtii ay doonayso 30+ ka dib inay ka aargoosato Isaaq iyo SNM, Ninkii caqli lihina waa arkaa, doqonna ha iska hurdo. Isaaq waxaan leeyahay "GALA DAGAALKA" sharftiinna iyo qarankiinna difaacda.

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 10 месяцев назад +2

    Wa inakaaaaaaa aynu isbarno Huwan who we are hadaaan nabada nalaga baryin . waaaa la arki doooona.

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 10 месяцев назад

    yes

  • @abdowali463
    @abdowali463 10 месяцев назад +1

    90jir colaad ku baaqaya waa balan inad ku dhimato dhamacda qalasyada Harti.

  • @abdihamidkashka
    @abdihamidkashka 10 месяцев назад +5

    Somali cadowgeeda uso socda badeeda iyo dhulkeda umajeede. Iyada umbaa isujeeda. 😢 ilaaahow usha dhexda qabo

    • @libanali1626
      @libanali1626 10 месяцев назад

      Markaad nabad gelin weydo nin soomaaliyee oo aan qabiilkaaga ahayn ayaad doonayysa hadana inad axmaaro keento wallgaaba kansar ku dhexyaal baad ahayd soomaaalli.

    • @user-le8kt3ss3j
      @user-le8kt3ss3j 10 месяцев назад

      Cadowbad sheegaysaye may iminka rogmato adeer argagixisa dadkayagii soo weerartay waanu iska celinaynaa maxa ka khaldan anaga hana maawelin

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 10 месяцев назад +1

    wadankii lasheegi ma habarjecloland ayuu isku badalay!
    walee waxkaste way idinka qaldameen

  • @nimoibrahim849
    @nimoibrahim849 10 месяцев назад

    Habar jeclo guuuuul garab kiina illahay hagalio amiin

  • @Hodan_1333
    @Hodan_1333 10 месяцев назад +1

    Ader Wey iska dhaman tani ama reerku Wey gurin amah Wey gurin Inshall wan guleysaneyna

  • @adan10000
    @adan10000 10 месяцев назад

    Daalim af ku dhiigle ah oo Muuse Biixi Muuse Fircoon lacag kasoo qaatey. Dhulbahante iyo isimadooda imisey lahaayeen Nabad qaata, yaase bilaabey dilka iyo dhaawaca Xoolo dhaqatada. Weligaa adoo hadlaya kumasn arag oo nabad ah. Hadase adoo af ku dhiigl3 ahse waan ku aragnaa.

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 10 месяцев назад +1

    Buurmadow horta soo Toogo oo dil,markaasaa Habarjeclo ay kansarka iska jarto dagaal tegaysaa.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 10 месяцев назад

    Soo dhawaada. Adigah oo dadan ah. Akhira. Illahay ayaah ku xisabinaya.

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 4 месяца назад

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 10 месяцев назад +3

    INTA BUUR MADAW LASOCDO DAAROOD HESHIIS SOCON MAAYO EE WARKALE KEENA

  • @AdanSiyaad-mj8jr
    @AdanSiyaad-mj8jr 10 месяцев назад +4

    Guul habar jaclo

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 10 месяцев назад +1

    Amaus jawaab ma aha adeer

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 10 месяцев назад +1

    Viva Jamaahiirta SSC of Somalia 🇸🇴 💪 ♥.

  • @abdihakimali4429
    @abdihakimali4429 10 месяцев назад +1

    Oday gadhcadow intaa nabada laidinku baaqaye hub iyo ciidan baad uruursaneyseen imikana dagaal baad diyaar utihiin lkn soomaalida waxey kumaahmaahdaa nin soo joog laga waaye soo jiifa laga helaa dadkana waxaa ugu orad gaaban ninka hortiisa laga leexdo bal waan arkeyna waxaad reerkaas kaheshaan waxaanan marqaati kanahay inaad daalimmiin tihiin

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 10 месяцев назад +1

    Guul ❤ Somaliland Suldaan waajibkaagii ayaad gutatay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 месяцев назад +1

    Kan shaydaan shiikhna waa u egyahay dhiig islaam buu ku baaqayaa

  • @LayloHasan-v9s
    @LayloHasan-v9s 10 месяцев назад +1

    OO ADEER GOORMAAD HORTA KAMAQNAYDEEN,TA KALE MEEQAA LAYDIN ABHINAYAY,,YAA SOO GAATAMAY OO LAAYAY RAGA,CIIDNKII SL AYAA DAGAALKA KU JIRAY

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 10 месяцев назад

    waxab inagama galin oodhan maayo boqor aa waa shadank mawoo inam matalo waa cadowga Somaliland waa lain soo warary waan iska calinana daarood iyo doolda xamar ee dabad kawad daarood we are isaaq dir waan iska calinan cadowga gee 21 iyo cadgatah isaaq ee la socod ka isaaq baan ku dilan ee cadawog support garanay guul isaaq especially rer abtiyaashey habar jaclo and ciidanka qarank Somaliland

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 10 месяцев назад

    Guntii Daarood iyo dabadhilifkoodii ayaa commentiga ku matagayee.
    Suldaan Dagaalka waan gudooney hadaan isaaq nahay dhamaanteen. Qoriga halaqaato gunbaa tolkii ka hadha.

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 10 месяцев назад +2

    Isagu muu dagaalamo cimri uma hadhine intuu dhilin yaro dab ku guri lahaa. Lacag qaadhaana guryo ka dhisan lahaa ilaahow odayaashan mujrimiinta ah ka qabo dhalinta yar yar ee dabka lagu guraayo

  • @haruunhasanjibriil1094
    @haruunhasanjibriil1094 10 месяцев назад +3

    Awelba wataad diideen nabada la.idkubaqaay marka waxaba hadeer ha oran dagaal baan galeynaa 😂

    • @qadanxaajidiiriye701
      @qadanxaajidiiriye701 10 месяцев назад

      Dagaal qabiil maad arage maantuu taagan yahay yaan lagaa dareemin

  • @deeqfarah-vm3vi
    @deeqfarah-vm3vi 10 месяцев назад

    Santer Clos of somaliland wants war at this age 😂😂😂😂 peace is better for everyone

  • @shadymobboss
    @shadymobboss 10 месяцев назад

    Maya G50😭😭😭😭

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 10 месяцев назад +1

    Ceelafwayn nabad buuyiri baan ujoga waa tii hj iyo habar yonise. Sidee bay sacad yoonis nabad ulaqaateen haday colaad abaabulayaan. Nin nabadiisa laaamkni karo maaha. Colaad uu kubaaqayo hada hoy waad ka shalaaynaysaan.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 месяцев назад +1

    Taasi waxay cadaynaysaa in aan waqooyi maamul ka jirin oo qabiilo isku dilayaan dowlada soomaaliya howl baa u taal in ay kala dhex gasho qabiilada waqooyi isku dilaya

    • @fahdabdi6678
      @fahdabdi6678 10 месяцев назад

      Habaryartaa u sheeg hakala celiseee

  • @user-yx5nw3ik3u
    @user-yx5nw3ik3u 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdinasirahmed3880
    @abdinasirahmed3880 10 месяцев назад

    Bal intuu 90 uu balaayo kubaaqayo illahay hakusoo hadeeyo

  • @SawdaAhmed-lv3kw
    @SawdaAhmed-lv3kw 10 месяцев назад +2

    Alloow garabkayaga noqo cadawga naga qabo

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 10 месяцев назад +1

      Umada somali cadawada dhexdooda laga aburayo joojiya dadkan waa walalo

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 10 месяцев назад

    War haloo gurmadi gabarjeclo mee arab mee ciidagale war huwanta haku eegina rageena waar usoo gurmadaay rageena ka celita qudhunka meelkaste kayimid ee habarjeclo kugoobtay waar kacaay mee guurmadkii ciidagale walaahi idinkamay maqnaateen habarjeclo alsaacad istubidhin batiin war raga usoo gurmada

  • @ikramahmad8404
    @ikramahmad8404 10 месяцев назад +1

    Ceeb cebafwayn balayidha dad bad ku xasuqaan

  • @kowsarali2757
    @kowsarali2757 10 месяцев назад

    Goorma saw waligiin kuma jirin . Bootada dhaaf waa la idiin digay iyagaa dad reer baadiya dilay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 месяцев назад +2

    Subxaanallaah dadkii nabada ka shaqaynjiray baa sidaa u hadlaya walee soomaali meel xun bay ku socotaa

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 10 месяцев назад

    Waa goorma goortaad wax garataa suldaan waa ilaahay mahadii hadii sixirkii munaafaq khaliif iyo huwantii kaa maydhmay. Habar jeclo dhulbahante ka adag huwan baase meesha maraysa . Huwanta kalena jilib isaaqaa ku filan ciyaari waa galin dambe

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 10 месяцев назад

    Qabyaaladaa kadhex hadalaysa aqligiina wuu kudhex bakhtiyay

  • @ZakAbdul-o1f
    @ZakAbdul-o1f 10 месяцев назад

    Idoor tabaryar 😂😂😂 markasta kabarshka wa diyaar

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p 10 месяцев назад

    Kuwaasi garado maha waa shayaadiin hamaqlinq malindanbe dhulbahante dhulkiinu raba

  • @abdirahmanhirsi784
    @abdirahmanhirsi784 10 месяцев назад +1

    Adeer ilaahay kacabso oo khaatimadu yey kaa xumaan cimri adoo jooga dagaal hakubaaqin ogoow dadka aad dagaalka galisid ee kudhinta danbigooda waxbaad kuleedahay marka rabbi kacabso oo colaad sokeeye da,yarta haku halaagin

    • @gorgor3062
      @gorgor3062 10 месяцев назад +2

      Odaygii dagaalka gala tiisu ma xalaal ayay ahyd

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 10 месяцев назад +1

    80 jir cimrigiisii dhamaaday oo dagaal ku baaqaya

  • @use_996
    @use_996 10 месяцев назад

    Waan ku sugaya ,
    E soo soco
    Beentana wa kuu ceeb

  • @bisiqsarman5132
    @bisiqsarman5132 10 месяцев назад

    Buqdharkayn Waa Dhul Harti leeyahay. Majirto Cid Harjeclo Nabad Kabaryeysaa Gafuurkiina Waxaan Been iyo Huuro ahayn Cid ugu Imaaneysaa Majirto. Qaata Waxaad Dan Moodaan.
    Bisiq Sarmaan

  • @afsax4694
    @afsax4694 10 месяцев назад

    Wan kaxumahay in manta sidaas aan udhaqano xalka manta badeheena Ethiopia usoo socoto dagaal qabiilada soomalida kadhex dhacaa waa waxay rabtay oo ku hamiyaysay Ethiopia dadkan isku diraya dad walaalo ah oo meel ku wada nool
    Ethiopia lacag sii say waa calooshood ushaqaystayaale diintoodii sharaftoodii wadankoodii iibiyay si ay wadanka qalalase uga abuurmo oo qabiil la isku laayo una fududaato qabsashada "saylac"
    Ilaahow naga qabo munafiiqainta dadka masakinta intay dilaan ku odhanaya beel hebal nahy kuwii ladilayna ay xanaaqsanyihiin iyagana dad mesha iskadagnaa oo ayskudhawyihiin oo ay is dhaleen taas waxay cadaynaysaa in diinta dhaxal ku helnay oo aan iska sheeganayno in aan muslim nahnay aan xitaa wax diinta udhow ku dhaqmeyn
    xoolaha kaqli badan dadka qabiilka idho tiray 😥💔

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 10 месяцев назад

    waad asiibtay suldaan siciid Habarjeclo kaligeed maaha ee hogaan uun baa laga rabay ,sadex kun oo nin ilaa aan ka soo xerayno Jeelkii Saylacna waxaa ku socota dhismo kordhin iyo balaadhin ,Ciidan ka qaranka waa inuu iska nastaa,laga bilaabo maantana dhaliyara somaliland waxaan ugu baaqayaa in ay iska xaadiriyaan xeryaha taba barka ee caynaba

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday 10 месяцев назад

    Habar jeclooy wataa cuqaal ku sheegiinii. Intii aad dad ku duusheen oo laba nin oo reer miyi ah aad disheen oo horayna laascaanood u baabi'iseen. Markaasaa hadana been sheegeesaan. War isaaq ha ceebeeninee naga fariista. Waad ceebeeseen ee.

  • @user-dp5ey1je9v
    @user-dp5ey1je9v 10 месяцев назад +2

    Waa niifff

  • @alijama3401
    @alijama3401 10 месяцев назад

    WAAD RAAGTEEN. WAAYO DHULBAHANTE IYO DAAROOD. KAL BAQDA AYAY LEEYIIN. TAARIIKHDA. GALA DAGAALKA ISAAQOOW. WAAYO. SUWAAQROON IYO SHIIDSHIIDKOODII WAY WATAAN GALA GALA

  • @mussehaybe8134
    @mussehaybe8134 10 месяцев назад

    QARANKII MEE?
    MA QABIILBAA BEDELAY QARANKII?
    HABARJECLO IYO DHULBAHANTE NABADBAA DAN U AH

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 10 месяцев назад +1

    Odaygaan waxaan dhihi lahaa : adeer horta hadii aad wiilal dhashey dagaalka aad sheegeyso u soo dir wiilashada Marka hore

  • @IslAbb-ik3cf
    @IslAbb-ik3cf 10 месяцев назад +1

    Bal cimriguujoogo ee uu colaad oogyahay day

  • @Jama742
    @Jama742 6 месяцев назад

    Kan waaba daqon War lascanood meqa duqaynayseen

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 месяцев назад +2

    War da baa tahay naarta guri haka dhisan

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 10 месяцев назад

    Allaah umada xaqa ha tuso oo ha ka dhigo kuwo ku dhaqma diinta islaamka kitaabka quraanka sunaha nabi mcsws taas uun baa lagu kala bad baadi karaa umada islaamka dhiigooda lagu kala bad baadin karaa inla xalaashado maaha qof islaama dhiigiisa xoolihiisa iyo in la dulmo toona xitaa biniaadanka allaah abuurtay allaah ha garansiiyo Ssc iyagoo la dumiyay oo 8 bilood hub lagu garaacayay oo wax loola hadhay jirin dad duunyo toona oo yaabay bay hadana dadkii saa u galayay wada bad baadiyeen oo intaa abhis iyo nabad ku baaqayeen hadii allaah laga cabsanayo iyagoo waxkasta oo soo maray hore uga socdayoo dib u eegin allaah u daayay oo is yiri dadkaa dariska aa tihiin iyo ehelka ee is wada dhasheen bal aan nabad ku wada daaqdeen oo biyaha kuwada cabteen gaar dadka sina u kala tagayn reer bariga ah lalama garan xitaa qofka anbada wax ka lumaan dana kama lahayn I waa til maamayeen waa dad samir badan oo qalbi wanaagsan oo wax xeeriya oo aduunka la soo dagaalamay soomaalina jeclayn dhibkeeda iyo dulmigeeda tooma waa hadii lala garanayo dulmina allaah baa iska xaaraan timeeyay oo ogalayn waxaaba ka dhasha cadho allaah iyo ciqaabkiisa cadaab baa lagu mutaa umada allaah ha soo hadeeyo caqligii la garan waa meeshuu ka aaday soomaali iyo diintii islaamku ku dhaqan keedii

  • @Qaadiriye
    @Qaadiriye 10 месяцев назад

    Dhulbahante nabad ayuu ugu baaqay Habarjeclo laakiin Habarjeclo nabadii loogu baaqay kamay soo jawaabin. Ciidamo ayay qorulugud ku uruuriyeen. Ogaada dagaalka qayb dhulbahante kamida ayaa ku jira. War hoy Habarjecloy nabad qaata!

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 месяцев назад

    Dagaal dhib mooyee wax dheef ah ma leh.

  • @ahmedyusuf7534
    @ahmedyusuf7534 10 месяцев назад +1

    Mise waa muusoow fasax miyaa

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 10 месяцев назад

    MUUSE IYO DAWLADNIMADII FARAHA AYEY KA BAXDEY, MUUSE INTII UU YAQAANEY WEYDHAAFTEY,ISAGU XAL MA HAYO ,MARKAA WAA TAA GOAAMADDII DAWLADU QAADAN LAHEYD BEELIHII QAADANAYAAN.

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 10 месяцев назад

    Ma darood aya kula dagalay mise dhulbahante kaliya aya kabaha inku asay reer oyaye

  • @naasiriprahim741
    @naasiriprahim741 10 месяцев назад +1

    Illhayaw soo hadee kokey waa qof muslina uune

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 10 месяцев назад

    Habarjeclo, waa laga fadhiyi waayey , waa inaad dha dhamisaan, edebdaradii aad wadanka ku hayseen, yaa ku gaadhay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 месяцев назад +1

    War habarjeclo waxba haku damba dhuuman ee muusa dabada kasoo riixaya ee dhubahanteba wa ufasaxan hayahay dagaalku

  • @hothomohometh8519
    @hothomohometh8519 10 месяцев назад

    nin rag nolow adeero❤❤

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 10 месяцев назад

    Waryaa muslim ah oday waayeel ah ee dagaal qabiileed ku baaqaayo waa yaab

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 10 месяцев назад

    Adunyo waxaynu jognaa 90jir dagal kudhawaqaya ilah hakala qabojiyo waxi dagalamaya

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 10 месяцев назад

    Xaarood hadhaw ha barooranina

    • @maaxdirir2240
      @maaxdirir2240 10 месяцев назад

      Daarood nacayb nacalaad kufrimoodeen. Galka dabada cad baad dabonashylaysan

  • @abobasement346
    @abobasement346 10 месяцев назад +1

    Hadad willal dhashay so galih dagalkah maxaa lah gah qaday munafaq ku weynaday dulmih

  • @ahmedyusuf7534
    @ahmedyusuf7534 10 месяцев назад

    Kkkk adeer horeyba waad ugu jirteen maxay soo kor dhin kartaa Habarjeclo

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 месяцев назад +1

    Ninkan hada dadbaa wadaad moodi lahaa

  • @abdimaxamed7193
    @abdimaxamed7193 10 месяцев назад

    Waxalayaaba waayeelkii wax hagaajin jiray iney umadii ay utalinayeen dagaal ugu baaqaan subxaanalaah hadii laydunku gardarooday
    Inaad dagaal ku degdegtaan maaha
    Waayo dhiiga muslimku xurmuu leeyahay
    Walaalkaa haduu kugu soo xadgudbo
    Dee walaalaha kalee muslimiintu wey arkayaane inaad tidhaahdaan bey ahay waar nimankaa hala qabto

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p 10 месяцев назад

    Abdiriqasu waa shaydaan

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 10 месяцев назад

    Waa nin dagaal wax kayaqaan

  • @ilhan02aziiz56
    @ilhan02aziiz56 10 месяцев назад +1

    G 20❤️ 😂 Geesi dagaal madoono

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 10 месяцев назад

    Nin walba oo ISAQ wa inu diyargaroba WALAHAY Wa jihad dhaqankena iyo cirdinkeni aya dulan lagu yahay difaca dhulkina iyo dadkina

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 10 месяцев назад +1

    Away isaaqi kale?

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 10 месяцев назад

    Marka hore ceel afwayne nabadee intaanad meel kale dagaal iyo dab galin

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 10 месяцев назад

    Sooraad weligiinba wadeen adeer
    Hool nabadeed baad tiri hadana waxaadku ku baaqaysaa
    Meesha welba iyagaa adeerlahaa
    Meeshoodii uun bay gubeen
    Hadan kala qabooji adeer hadan kukala hagoogo Alaahbaakaa Abaalmarinaye

  • @yaasiinmaxamed1716
    @yaasiinmaxamed1716 10 месяцев назад

    ❤❤❤libaax

  • @user-yy7mc6yo7w
    @user-yy7mc6yo7w 10 месяцев назад +1

    Manshaa allaah abti laaya faqashata faqashata dhashay waa cawaana

  • @FarxiyaMuse-eb9ju
    @FarxiyaMuse-eb9ju 10 месяцев назад

    Suldaan jooji gubaabada alle ka cabso, 15sano iyo sideed bilood baanu waxkasta nalagu samaynayey wali kamaad hadlin dubku kuma damqan muslinimo,hadana shaqaaqo 3cisho ah,ayaad soomaali oodhan isugu diraysaa subxaanalaahi,istakh furanlayso suldaan shaydaanbaa durbaankuutumay

  • @jamakhayre5789
    @jamakhayre5789 10 месяцев назад

    Casri jaahili aan dhamaad lahayn baan ku jirnaa ee Allow naga bixi.

  • @halaneali6643
    @halaneali6643 10 месяцев назад

    Ilaah la cabso dadku waa walalo ee haski dirin afeer waxa kiugu yaalo waa viro comri kuuma harin

  • @HRU20
    @HRU20 10 месяцев назад

    SOOMAALI QABYAALAD AYEY KU AAKHIRO SEEGTEY....?

  • @samiaabdimohamed2066
    @samiaabdimohamed2066 10 месяцев назад +1

    Odaygu dogonsana maa wanaag buu filanayay.

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 10 месяцев назад +1

    ADEER BEENBAA RUN MOODEENE N8N LAGUSEEXDOOW HASEEXAN DAGAAL BEÈLEED NOQON KUYE YAA DAAROODAAY MA MAXAY AHAYD