@@amalmohamed5240 way macquul lkn hadna dadka u xoog badan aya lasheega Tusaale: waxa lagu oran galdogob xer aya dagta lkn somali kali aya la dagta wa iska caadi walal marwalba majooratiga aya la shega
Ogadeenka wa dadka kaliye dhaqan somaliyed an ka tagin. somalida kale badankooda dhaqanka way ka tageen ajaanib iyo balo kale ayey dhax galeen angu nadiif ban nahay . Dhiigeena Hadi dhulka lagu dhibciyo somalinimo ayu qorayaa . Ilaahi iga beeray baa mahad leh. Allow dadkeyga barakee iyo dhamaan umada somaliyed. From Garissa
Gabadh ogaaden unba i deeqda from burco Cagdheeray nacala idinkuma yalo wa idin salamay Dad dhaqan ka walaaala ba nahay marka somalinimada laga yimaado
King off kings Ugaaska ugaasyada The king off dhaanto The one and only Jaango aabaha dhantada Adeerkey Abtigay Rabbi ha ii kayo daayo adeer Big love from xamaro and iimay Ugaas heestii waa yarah xadato walahi masha Allah kkkk Salaan Qarijiqod culeys keed xambaarsan jug adeer agaah
Dhaanatadan gaabdha loo qaaday waa dhashii reer faatule waana gaabdh reer warfaa ah reer cilmi ka'aha, reer xirsi cilmi ah. Aad bay u macaantahay dhaantadani. Now I'm in shaygosh district. Wa another level jaango.
I have never searched music to listen to except this one! What a beautiful song! I love the smooth lyrics and words! I also didn't know Sheygoosh, Wejiwaaji, and Hadidi before this song. I had to search them in google! Thank you to the song writer and singers!! Thank you for posting the whole song!😁
Ogaadeenka inta kali ah aan ka arkay oon uguna bogay waxaa kow ka ah in dhulkooda ay kuu amaanayaanaa markaas baaba jeclaanaysaa inaad dhulkaas mar uun tagto anigu hada waxaan xaadir ku ahay dhulka somali galbeed from Dhulbahante''.🦁
Legend of dhaaanto markii igu horaysay aan dhaanto maqlo jecladay waxay ahayd jaango waa ninka kaliya aan xadroodo voice masha Allah long life with naxariis inna aderkay love from all the way ❤ 💖 💕 ♥ 💗 💓 ❤ galkacyo mudug
Gabardhaha somaliyed wa gabdhaha addunka ugu quruxda badn, ugu udgonka badan, wale wiil somaliyed on la nooleyn gabar somaliyed wu qasaarey gabdhahena waxn idin hayna respect 👌👍🙏🌹🌹❤️❤️😍
Thank u mohamoud🤎💋
Thanks walalo ❤❤❤
Nimcooyinka alla nogu deqay kamid yihin gabdhehenu alla hano dayo xushmad waarta dhamantin
Thanks abowe ❤😊
Mahadsanid wll
Awoowgiin la gub Cagdheer waa 8 million waxbaa ka jira tiktok ayey raaxada nagaga qaadeen dhaantadan waanigaa soo raadiyey anigoon waligay dhaanto dhagaysan waan idin salaamaya cagdheer from iidoor .
Dee adunkaba waa anaka😅😂😂
Ogadenia waa dal wll see kanoqotau 😂😂😂😂 we are qaran❤ thnx ugaas Wan kuwadana
❤❤🙏
Proud to be ogadenia rer cabdile ❤️❤️❤️❤️dalsama sheygosh 🇬🇲🇬🇲🇬🇲
CaPdiliNiMo🙋✅🥰
Shaygosh mxaaaa ladhaaaahaaaa
@@mahadbiwaydajkalegend843wa magaalo reer cabdilaha dago khaasatan ree warfaa
War sheygoosh xer waa dagta ma ogaan kaliya 😂😊
@@amalmohamed5240 way macquul lkn hadna dadka u xoog badan aya lasheega
Tusaale: waxa lagu oran galdogob xer aya dagta lkn somali kali aya la dagta wa iska caadi walal marwalba majooratiga aya la shega
Boqrki Dhantada io Codka Jango❤
tolkay Ogadenow Salan Diran Iga Gudoma🙏From BuuHoodLe 🐎✌
❤❤❤ sido kale Salan diran🫡
Sidoo kale inaader kolna abti ✊🥰🥰✊
@@kadarkhalifabdi9664 Apti❤
Gudooman inader salaan lamida❤
Waka qad nay walal Alaha idin dhawro idinkana
Ogadeenka wa dadka kaliye dhaqan somaliyed an ka tagin. somalida kale badankooda dhaqanka way ka tageen ajaanib iyo balo kale ayey dhax galeen angu nadiif ban nahay . Dhiigeena Hadi dhulka lagu dhibciyo somalinimo ayu qorayaa . Ilaahi iga beeray baa mahad leh. Allow dadkeyga barakee iyo dhamaan umada somaliyed. From Garissa
Honey moon dalki hooyo waad tagi
Hidiyo dhaqan baa laguu xidhi
Abakhira hoygii awoowgeen
Salaan diiran hooya baad odhan
Hurwada dhaantiyo ciyaaraha
Habliyo wiilal heelan kuu tumi
Hodaneey la cayaari doonta
Hanadow la cayaari doontaa
::::::::
Shaygoosh hadhimadad ku sii mari
Wijiwaajina waa hareerto
Geladiid hoos baad u yara dagi
Salaan diiran hooya baad odhan
Hurwada dhaantiyo ciyaaraha
Habliyo wiilal heelan kuu tumi
Hodaneey la cayaari doontaan
Hanadow la cayaari donna
::::
Waan idin salamaya cida dhaantada dhamaantiin from xamar cadeey❤
Salaan Gobanimo iga Gudoon From Jigjiga🙏
Salaan Sare igaa guddon From Garisa 😍
@@SumeyoSimran24 masha allah pia na mimi niko garisa saahi
@@mohamedcabdiwade5036 M.a😍😍
@@zakariamohamed8850 salaan gob iisoo dirtay maasha allah waa inaan u gudooma si sharaf badan walaal
Dhaanto Aan kahelay waan salamaya Abtiyaashay Ogadenia 🇬🇲 from Hargeisa ❤️
Wanu kaa qaadnay. Abti ❤️
@@abdiwahabhusseinhud5854 thnx apti
Habo 🥰 🙏🤟
Ogaden macana 😭🇬🇲🇬🇲👸🩸❤️ wan idinku faana🎉wallahi nolaada ilmaderayal ❤️❤️
Wanukaqadne walal mcn🥰
Ilove you ogaden ayeyaday mcn ayay dhashay al ogadenia aad nii jeclahy wllhi dadkan kasoo farcany😢❤❤❤❤❤ hello qof ogaden ah
Illhay Og Walaal igala Dhigay Ayaa Mahad Leh Fr Mj
Indr mcn ❤
sdkle
Shaygoosh iyo wijiwaaji waxaan maray anoo Godey kusocda From🥰
Buuhoodle Wiii Dhulphnte ah
Walal magaloyin miya
Indr salan diran naga hoo From shaygosh ❤
@@xafsaabdimanaan2572 Magaloyin miya kulaha wakana nin laha kwrn hee
@@HAMZEABDIWAHABIBRAHIM xuman igama ahan cafwan ina ader
@@xafsaabdimanaan2572 Hyeh Wllo waa diyar kuso dhowow dhulkasi waxa casumad kugu fidinaya anigo dhashi ugaasyada qoraxay
Hoygii Poqortoyada Puntland 🇸🇱ba idinka soo salamaya tolkayga 🇬🇲🫡🙏🏽
Anigoo ah nin reer aw qudub ah gaar ahaan reer sheekh aadan waxaan salaamayaa reer abtiyaashay ogaadeen absame gaar ahaan baahale bah tanaado maxamed subeer reer cabdile sigaar ah reer cali wanaag noolaada abtiyaal viva ogaadeen badane abwaan jaanjo adna waan kusalaamay abti
Mahadsanid habo macan 😘✅🤟🙏
@@farhiamali4693 adaa mudan habo
Godey Gacalo ninka beer beer u jiifo Abtiyadey Cali wanaag nolaada Abtiyal marna ilma adheerayal ❤️
@@nastexomohamud598 soodhawoow ana waxaan ahay reer godey isku reer abtina waan nahay oo waxaa reer abti ii ah reer cali wanaag
Gabadh ogaaden unba i deeqda from burco
Cagdheeray nacala idinkuma yalo wa idin salamay Dad dhaqan ka walaaala ba nahay marka somalinimada laga yimaado
Ogadenimadu macanaa o mz nimadu macanaa o reer abdulanimadu macanaa o reer warfanimadu macanaa ❤️😍🕺🤩
♥️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hayb ugaas macanaa
Oo Malin gur nimadu mcana 🤣🤣🤣
Rer abtigay guulaysta❤❤❤
Abtigay ❤ abti abti idin ku faana 💯🥰
Qofkii tiktok kasoo arkay osoo raadiyay like me
Inta shaygoosh wijiwaaji iyo galadiid garanaysa love dhac ku sii
MagaranaYee Yaa DaGa wll
@@kingmudu9773 rer warfaa
Love Ogaden tribe from a Garaxgis queen ❤️
We love you too wll
❤
Thanks Habo
Yahuu
@@farhyajama5426 3ae
WAXN ku dhagay sanaya magalada burco ano u sii socda Jamcadaydi ayan ku dhex dhagysanaya gadhiga ❤❤ dhantoyunka wan jeclhy
Waa maalin Jumco ah bacdal Jumca waxaan kasoo dhargay Hilib. Jeex qaadana horray ayaan usoo qadanay Sameecad wayn oo nootaal ayaan dhaantadan Jaangoo kutuuranay masha Allah Waa Alle mahadii waxaan oo nebco ah waxaan ka fakarayaa qof yaroo aan sheekaysano inan Qudbo sareeyo haddii Alle idmo. qorshuhu waa xirranyahay.
24/02/2023 maalin jumcaa bacdal Jumce Kampala Uganda 🇺🇬 Xaafada Makerere University Xasuuso iyo waayo waayo.
Allaw naxariis iyo Danbi dhaaf ayaan ku waydiistay.
Dhagaxbuur hadhimaad kusii mari awaarana waa hareerto bulaale hoos baad uyara dagi salaan diiran hoyabaaad odhan, 🇬🇲❤️
Meel suug re cabdile yaal re isaaq lagama wayo😂
@@sumayosalah4815 😂
Waka waka
King off kings
Ugaaska ugaasyada
The king off dhaanto
The one and only
Jaango aabaha dhantada
Adeerkey
Abtigay
Rabbi ha ii kayo daayo adeer
Big love from xamaro and iimay
Ugaas heestii waa yarah xadato walahi masha Allah kkkk
Salaan Qarijiqod culeys keed xambaarsan jug adeer agaah
Shaygoosh wijiwaaji galadiid my mother home reer xirsi cilmi abtiyaal salaan iga gudooma I love you abtiyaashay ❤️🩹💖💖💖🥰💗
ogadeen miya daga melahaaas abyo waligay ma maqlin
@@xaawobashiir5842 ha
Sheygoosh ma Caamir Qani baa DaGa Mise Reer Xirsi
Kaa qaadnay abti mcn ❤️❤️❤️
Reer warfa ayaa daga reer xirsi cilmi weliba 🥰🥰🥰
Ayy OG war dumashi isoo dhaha wiilkina melaha dalxiis ha ii geye 😂🔥❤️ rer xididkey 👏❤️
Duma😂😂😂😂
Dumashi soo dhawoow 😘✅🤟🙏
Dumashi soo dhawoow
Jah🇬🇲😍Mxa Filayaa Dulalka abwanka Shegayo inn eyy Dalalka Tolka🇬🇲 Yihiin ...Mel walbo Jogtaan Farxaad kunolaad Tolkeyģiyow🇬🇲🇬🇲😍😍😍From 🇬🇲Tolka Garissa✍️😍
Reer Garissa😂😂 Haa bayoo waa Tolkaga OG xeradisa waayoo
@@Khalfa_Worldboss35 Haa😍
Dhulkii oagaden absame weye galadiid wiji waji sheygosh kalley ku sobare bartii leygu ladhalley weye🌹🌹🌹🌹
Habaqiro wa xage inader
Yaa DaGa wll
@@abdullahi370waxay hoos timada magalada qoraxay wllo wana dhankas iyo jigjiga ❤
@@kingmudu9773Ogaden re abdile Siba re warfa
@@sumayosalah4815 hhhh magalda qoraxey dhankas iyo jigjiga aa degaanka m taqaanida u maleyna 😁
Dhaanatadan gaabdha loo qaaday waa dhashii reer faatule waana gaabdh reer warfaa ah reer cilmi ka'aha, reer xirsi cilmi ah. Aad bay u macaantahay dhaantadani.
Now I'm in shaygosh district.
Wa another level jaango.
Aniga iyo dhaantadan Qiso ayaa na dhex martay Anigoo Jacaylaaday inan Hodan Layidhaa Ayay so baxday dhaantadani Dhantadan Waan jeclaaday inbadan ayaan agaystey iyada oo video ah ayay mobilkayga ku jirtaa
Inantii hodan wey igu gacan saydhisay lkn maan nicin dhaantadii waan jecelahay hodana ilaa immika waan jecelahay 2 year ayaa ka so wareegty wlaahi been idiin sheegi maayo 😢😢
Hodan waan ku jecelahat ❤
Cagdheerey inan igu cimamada from iidoor dhaantadan awgeed😃😃
I love ogaadenia am from xawadle ❤❤❤❤❤❤
We love you too wll
Cadi maha hestan ogaden ninan ahayn marabo hay qade😂from mj😍
Waikana Aniga ku qadayaa
Anu fafan ban salan diiiran kaso diraya from jidwaaq💓wa idin jelcahy ilmo aderaday ogaden waliba ugasada warfaa
❤❤❤❤
Inta Tiktok ga Kasoo Raacday Ismuujiya Xarfaaneey 😂✌️
Alle hii OGADENIA 🇬🇲iga dhigay baa mahad leh ALX 🇬🇲🩸❤🇬🇲😘
Jango wa Ninki ugu horoyay dhanto musica ku hesa legend ❤🎉
Adigu melkastaa igaa horee 🦧😝
Abti wadani meel walbo reerka lagu hayo waad jogta❤😂
@@safibilcired4335 😂😂😂
Hada what's app kasoo arkay intan waiga horeesa😆🥰
Yaa ku weydiyay
Masha Allah OGADEEN wa dadka wali dhaqanki haysaa❤❤ nolaada wlalayal from Hargeisa hadhwanag
Hargeele waa lama huraano horseed hida dhaqanki weeyan afdheer Baarey baad u hoyano ugaasyaa howsha maamuli ❤❤❤ legend jaango OG 🙏🙏🙏
Jah❤dhiiga🩸🥰
💖👍😍
Jahh jecliyaa abwan jaango Alow nodaa jecliyaa cida ogadeen 😫❤️❤️🙋♀️
Ogadenimo 💚💙❤️ Reer cabdilenimo waliba reer Maalinguurnimo
Dhigeygi❤🥺
Dhigii biyo ma ah. Soo dhawoow ina ader qaali ❤️
Ogadenimada macaana oo mz nimada macaana oo reer cabdilla nimada macaana reer maxad roobnimada macaana oo reer cali nasirnimo macaan badaan dhanto iyo baar
Wewe dhantadii ugu mcnyd😍❤💃👸🤴via ogadeenka carada xoreysty dad aan iska jcly ❤honeymoon dalkii hooyo baa tagin 💃💃💃👰🥰🦁
My tolkeyga oga idenku fana 🥰🥰🥰🥰
Wanku salaamay gabar kastoo somaliyeed aan weli laguuursan❤❤❤
Zamio Apdi gabadh qurux badan oo dheer waa waxa aan si walbo u raadiyey balse wan waayey shit
@@xasannuur5804 wey Jiraan ! Meshad jogtaa kawayse filaaya
@@xasannuur5804 wllo insha allah waad helaysaaa wanan kuugusoo ducayn insha allah❤👏
@@zamioapdi5640 mahadsanid
@@SumeyoSimran24 Haa wlh meeshaan waa ka waayey Ee hadaad aragto igu soo qabo noh
Abtigaay ilahay coodkaa iyo cimrigaa ha ku barakeyo ❤❤
Ninkasta OG waan salaamya ❤️👋
Jah ogadenimo 💚❤💙
Shaaygosh meeshey ku dhalatay ayeeydey Cibaado Yousuf Dheel AUN , OG Rer Cabdulle Reer Warfaa Reer Ugaas ❤
Honey moon dalki hooyo waan tagi insha allah ❤❤ guraeil dhusamreeb cadaado mataban garooro kalkacyo hobyo balanble insha allah from hg ❤❤❤❤❤❤ insha allah one day❤❤
Love❤ you gabadh ogaaden❤ oo shaygoosh iyo dhanaan iyo qabritahare ku kortay from ISAAQ
Dahare waa lama huraaan😫😫🥰 dhantadaan saan u radinayay Wan daalay
Dumarka magacoodu uu yahay hodan , xamda, nasteexo , barwaaqo , shugri , nasra mar kasta heeso macaan ayaa loo sameyaa taasi waxay cadaynaysaa inay hablaha ka fariidsanyihiin sln dhamaan hablahaygii❤❤❤❤❤❤
Allow haydilin anon tagin shaygoosh insha allah qorshahayga allow irume hadu khayr leyahay hadu shar leyahayna ipalmarih
S.kle Zxp lkN Yaa DaGa
Sediyashay
Abaaqorow dhulkii Al Galimaysiya
Song of the century... king of dhaanto.. GOAT.
Hhh heestan sidaan uradinayay wanba dalay saw wayso socotay shaygoosh❤❤
Masha'allah Awoowgay Halgamaa Abwaan maxamuud Cabdi Cumar (Jaango) Allaha Kuu barakeeyo codkaaga Aadka u Tolmoon ♥️
Waa habeen talaado ah 2023/march/07 aniga iyo xaaskayga hida dhaqan hablaha waad u haysataa love you for ever❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤
dhaanto cajiib ah dalkii hooyo waatagin
Abwaan jangow
Ogaaden waa macaan
Ogadenia🎉❤
Ogadenimo cawlyahanimo ree afgaab ala laandheeranimo amaan udhintaa jah❤
Inta heestan Idrispepe kaso dawatay like 👍
I have never searched music to listen to except this one! What a beautiful song! I love the smooth lyrics and words! I also didn't know Sheygoosh, Wejiwaaji, and Hadidi before this song. I had to search them in google! Thank you to the song writer and singers!! Thank you for posting the whole song!😁
Correction bro not hadidi its galadiid. Shaygoosh, wijiwaaji they are all in somali region of Ethiopia particularly qorahey zone
@@abdiy.mohamed7489
I will visit one day, in sha allah!
😊😊😊😊😊q😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
😮😢🎉
Garissa hoygi awowgen🥰
Heesta waxa ka helay ugaasya howsha maamuli 😂❤🎉
From xasan ugas 😂❤
Shaygoosh janno waa uxiisay walhi xaaskaygii iyo cayaalkaygi jooga from garowe 😫
DeGmada Yaa DaGa Zxp
Rer cabdulle
Maanta Tariikhdu tahay 23 2 2023 Dawanaya dhaantadan dhowr habiin kahor kasoo dhaqajinay Panama 🇵🇦 saacada soo aadan Guatemala 🇬🇹 aan gareyna i.a dhul dheer nasuga noosoo duceya somaliyey 🇸🇴 Ducadiina waanoo muhiim😍
Nabaad ku tag walalo, illahey garabkiina ha galo ❤️
@@threebrothers8587 amiin walalo Thnk sharafa ledaha😍
Jaango ninkii uguhoreeyay ee dhaanta music kuqaaday legend🎉
Ilaahow gabadh soomaaliyeed mooyee cid kale iguma ogid, Ilaahow iisoo dhowee middaan tebayo. Heeskani wuxuu i gu soo xaadiriyay hammi nololeed iyo guur. Jecliyaa dhulkayga Soomaaliyeed iyo dadkiisa.
Abwaan Jangoo cimri dher adher ban kuu rajeynaya in shaa Allah oo cibaada leh
Abwan fanan Mujahid for long wan ku wataa adheer
Ayyy hees Wey dhafty wlhi 🥹🐎🫶🏾
Shaygoosh hadhimadaad kusii Mari
Wijiwaajina waa hareertood
Geladiid hoos baad u yara degi😮
Abwaan Jaango dhulkii reer xirsi cilmi buu siwacan inoogu dalxiis geeyay❤😮
1m Markey garto 👍 dhac kusii🥰
Caajib waxan ku cabiro garan waayey codka ilaah haku barakeyo king of all time
This guy is the first singer that added music to Dhaanto…
Song of the year 💥
Lagend 🔥
@@KornelAbdi brother ❤️
@@shuuriyeyare3023 1qq
@@KornelAbdi❤
Ilen landheer nimo kuma dhinoh marka rer abtiga xirsi cilmi yahay adan bahamagan tahay labadad ayey na rer dalal yehin jah❤🥺dhulkeni
Abwaan jango
Wllyal like isaraaa hadad iga dambesaan😭🥶🖐😂
Haneymon dhulki wa tagi❣️kol dhaw Ayan adii raba insha Allah
Ninki dhaantada musicga saaray legend all ways legend✌🏽
シ︎
I love ogaadeen by boy king of isaaq powers
Wlhy waligy dhaanto madhagysan mna kaheli oo mba fahmo tan waan la dhacy tiktok baana kuso arky mxeysa kgu taal waan fahmi la’ahy meelaha qaar🤍💙😂😂
Hal malin bey talaa ee walayal love isara si an usoxasusta malin walba😂
Waxan wa dhanto dhaaftay Jaango🦁❤️🔥
King 🤴 of dhaanto waan idin salaamay reer ogaadena
Jah Adeerkay jaango waa idaawaysay Hodan qurux hablaha waad uhaysataa 🩸💚💙❤️
king jaango dhaantoyinkisa qalbigay iga yalaan❤❤🥰
Shaygoosh hadhimadaad ku sii mari
Wijiwaajina waa hareerto
Galadiid hoos baad u yara dagi
Salaan diiran hooya baad odhan
Hirwada dhaantiyo ciyaaraha
Habliyo wiilaal dhaanto kuu tumi
Hodaney la ciyaari doontaa❤️
2❤️23❤️23
Somali region💪
Legend Abwaan Jaango, innaba caadhi ma'ahan, 30 sano naga dambeyso wan degeysan hadanay ajashu ii iman
Wan idin jeclhy Ogden from lascnood 🐎♥️🥰
Ninka kaliye dhaantaadiisa aan ku raaxeysto allaha cimri dheer ha ku siiyo😍😍
Adeerkay alaha cimriga u dheereeyo uduceeya 💋💋❤️💋❤️💋❤️💋❤️💋❤️💋❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘
Boqorka dhaantada Abwaan jaango dhaxalkii ogadeniya allow cimriga ku Dheere adeer
Ninki Gabar Somali la nool Aya yaqaano hablahena like isaara
Ogaadeenka inta kali ah aan ka arkay oon uguna bogay waxaa kow ka ah in dhulkooda ay kuu amaanayaanaa markaas baaba jeclaanaysaa inaad dhulkaas mar uun tagto anigu hada waxaan xaadir ku ahay dhulka somali galbeed from Dhulbahante''.🦁
2024 yaa dawanaya ❤❤❤
Legend of dhaaanto markii igu horaysay aan dhaanto maqlo jecladay waxay ahayd jaango waa ninka kaliya aan xadroodo voice masha Allah long life with naxariis inna aderkay love from all the way ❤ 💖 💕 ♥ 💗 💓 ❤ galkacyo mudug
Dhaantadan classic waye 1m Coming soon 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Illahey Ogadeen igadaliye aya mahad iskaleh