ALI DHAANTO -WARDOON [MUSIC VIDEO ROCK STONE] 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 дек 2024

Комментарии • 699

  • @konjo2164
    @konjo2164 Год назад +25

    Dhulkaygi hooyo ala maxa u xiisay mar kasta dhaantadan dhagaysta 😢
    Dadki DDS waan idin darsaday ❤

  • @dhoolali7869
    @dhoolali7869 4 года назад +89

    Barafyadan laygu dowgalaye aan dawoobee dalkeenii manabad qabaa from Germany 🇩🇪 muqdishadeydii Waan uxiisay waqti daran iyo duruufo inkala diray ❤️❤️❤️🙏

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад +6

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @samrtshankal8655
      @samrtshankal8655 4 года назад +3

      Huno anaguna wan ku xisnay

    • @naimamohamed7344
      @naimamohamed7344 4 года назад +2

      Sido kale from Germany wan uxisay dalkeygi qasatan muqdisho cadey 😥😍😍😍😍😍😍😥💋💉❣❣❣

    • @samrtshankal8655
      @samrtshankal8655 4 года назад

      @@naimamohamed7344 man is baran karnaa

    • @samrtshankal8655
      @samrtshankal8655 4 года назад +1

      00251902629128 waka lanbarkyga watsAppka iga so hadl

  • @munailkacas1167
    @munailkacas1167 4 года назад +80

    caliyoow dhulkii waa nabad wuu kuu darsaday adigana
    waan raysanay somali wishaa majirto
    calankii buluuga aha ayaa jigjiga laga taagay jeel ogaden waa la xidhay maalaayiin qof ayaa dalkii dib ugu soo Noqday roobkii baa aad uda ay diintii waa labartaa beerihii goday baan wada beeranay
    nimco nimco kusug onlf iyo layugii way wada dhaantaynayan😍

  • @ikranmahad3815
    @ikranmahad3815 4 года назад +224

    Qofki dalki hoyo uxisay uunba hestan Daremi kara 😢😢❤❤❤🌸

  • @Ali-ziiza
    @Ali-ziiza 4 года назад +27

    Hadaaa reer mugadisho tahay like dhac kusii

  • @xsngurey1890
    @xsngurey1890 4 года назад +22

    fankaaga markaad marxalad ku cabireysid waa sidaan 👏👏👏
    ali dhaanto keep going 👍👍

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 4 года назад +26

    CALI BASHIIR CALI DHAANTO
    Waxaad Mooda inaan HOOLKII SAYID MAXAMED CABDILE XASAN AAN DHAX JOOGO
    Oon Halkaa Dhaantada ka Jabiyo Waa Best Wlhi
    ( Legend is Come back )
    Boqorka Dhaantada Cali Dhaanto

  • @fanproj1
    @fanproj1 3 года назад +22

    Haadaadan wali hubsan heestani dhaqankii soomaaliyeed oodhan baysoo koobtay
    Mansha Allah
    A proud to be a somali
    Love u all that speak somali 🇸🇴

  • @saifdsavage5764
    @saifdsavage5764 2 года назад +9

    Henok atlabachew amxaarkaan gacanbaan u taagey wlhi waa mucjizada musicada 😆👋👊🏽

  • @updrahmankey
    @updrahmankey 4 года назад +14

    Halka nin ee u cimaamada dhaqanka somalia 🇸🇴 gudoomiyaha dhantada hambaliyo mahadsanid de stone

  • @jnrabukar439
    @jnrabukar439 3 года назад +11

    This man show as our dress of culture thats good Mr Ali dhanto keep going

  • @abdirahinabdimajid1729
    @abdirahinabdimajid1729 4 года назад +54

    Man these lyrics gives me goosebumps wlhi and made me cry😫😭
    Waqti daran duruuf
    Bey ina kala dirayee
    Daymadiinaan sidii
    Diinka ku korin lahaa
    Daggi waayee
    Warkiinaa ma isoo dirtaan?!!❣🇸🇴

    • @Tas.graphy
      @Tas.graphy 4 года назад +3

      True 🙈😩

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад +1

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад +1

      @Tas.graphy Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @umumaahir7870
      @umumaahir7870 2 года назад +2

      😢😢abowe wn fiicanhy alxamdulillh 😔😔

    • @hodanmaxamed4493
      @hodanmaxamed4493 3 месяца назад

      ❤❤❤❤😅😅😂😅😂

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 4 года назад +7

    Soomaali galbeed dhulkayga ❤hooyo nabad iyo baarwaaqo ilahay ha nasiiyo

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад +1

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 4 года назад +6

    De rock stone waa la yaabay 😍 you're on the way waan kaa war hayn 🤗
    Ali dhaanto waad u dhamaysay waano iyo wax sheegba wadankiina waa lagu nabad qabaa hawo midnimaa soo carfaysa😍

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @caqli_same8270
      @caqli_same8270 3 года назад

      @@Somalihappyfamily waan kuu saaray walaa

  • @fatushosman9796
    @fatushosman9796 4 года назад +15

    AAr dhaantadan stockholm aya lugu dubaya mela badan oon garanayo ayan arkaaa, Mansha Allah Waaa dhaantaa qatar ahhh ALI dhantaaa iyo adiba ALLAH haidin dhowraaa👏👏👏👏👏

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @fatushosman9796
      @fatushosman9796 4 года назад

      Deeqa Wacan Official Amiiin okey wlal kusaray

  • @zaamzuuke909
    @zaamzuuke909 4 года назад +44

    Qofkii comments keyga arka ku sali nabiga scw

  • @axmedomar5554
    @axmedomar5554 4 года назад +16

    Heestani waxay kuxasuusinaysaa dalkaagu qiimaha uu leeyahay iyo miyigii siduu ahaa dalkaaga sida loogu xiiso runtii qiimo wayn leedahay cali hore usoco

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 года назад

      Dhaaaga somha inader ❣️❣️❣️❣️🌹🌿🌿🐪🐪🐫🐫🐪🐪🐪🐪🐪🐫🐫🐫🐪🐪🌿🌹❤️

  • @hodanhasan4078
    @hodanhasan4078 4 года назад +12

    Masha Allah huuno Alla Ana walle uxisay wadankii hooyo afkaga cano lagu qabay wa dhanto an cadi ahen manta dhan wan iskaga ceshceshadaa ❤️❤️💋💋🌹🌹🌺🥀😘😘💕🌺❤️❤️💋❤️❤️🌹🌹🌹🌹

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @anfactopfilms923
      @anfactopfilms923 4 года назад

      Halleed hadda jogta

    • @FarxiyoBotan-d5o
      @FarxiyoBotan-d5o 3 дня назад

      Eydyxfjvdvjgcaq❤❤❤❤😮😮😮

  • @ahmetosman7839
    @ahmetosman7839 4 года назад +5

    Aabaha dhaantada Cali dhaanto gacanbaan kuutagay sxb nin qarantahaye 🙏👏👏👏

  • @baraarujin358
    @baraarujin358 4 года назад +10

    1 million views hala gaarsiiyo we uqalantaa❤👌🏽 De Rock Stone ✌ love u man

  • @kaltuumocali7580
    @kaltuumocali7580 4 года назад +4

    Doogii waa soo baxooo awrtu waa doobidaaaa anaguna waankuu xisny wllken ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @abdizamad7664
    @abdizamad7664 4 года назад +5

    Ali dhanto nin somali nimada kuwenta DDSI kagudub somali ween udaga dhantada dambe masul keep going

  • @deeqtimo
    @deeqtimo 4 года назад +3

    De Rock stone Hambalyo sxp 2020 Aduunkaad lajaanqaaday aduu professional videos Grapher

  • @khadraqaranchannel1107
    @khadraqaranchannel1107 4 года назад +7

    Mansha alaah wll Rock Stone gacantada,cilmigaaga iyo cimrigaaga Rabi ha ku siyaadiyo Videos ka aad Duubto waan ka jeclahay Videos ka kale ee aduunka ma aqaan sbbta horu mar wacan wllkay💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💥

    • @biihisiyaaad5836
      @biihisiyaaad5836 4 года назад

      mansha Allaah intii u xiistay dalka hooyo waad dareemi kartaan Allaw nagu nabad celi jig jiga caday

    • @biihisiyaaad5836
      @biihisiyaaad5836 4 года назад

      imis you matherland

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 4 года назад +31

    Rockstone the way you recorded is another life of professionalism

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @sicadcompanylimited123
      @sicadcompanylimited123 3 года назад

      @@Somalihappyfamily ₩0

    • @aminoosman7122
      @aminoosman7122 3 года назад

      @@Somalihappyfamily a

  • @haboonitadiamond7727
    @haboonitadiamond7727 4 года назад +3

    Waaw mxaanba heesta dhagaystah😱😱video ga camerda edit ka iga dhexbaxay best camera man horay usoco bro

  • @abdulmsafi
    @abdulmsafi 4 года назад +20

    MashaAllah 🙌
    Oudio and vedio are lit🔥 brow
    Love Ali dhaanto songs🤸🙌🙌💯🔥🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 4 года назад +21

    Mansha Allh Sweat Song And Beautfull Vidoe
    ROCK STONE👏💯

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 4 года назад +11

    best song walhi waba fahmaye awal dhanto maba fahmi jirin👍

  • @alihassan-zr3jm
    @alihassan-zr3jm 4 года назад +28

    2019 hadii eey dalkii hooyo ku danbeeysay like ii dheh

    • @faarahali3483
      @faarahali3483 4 года назад +1

      Waxaa iigu dambaysay 2019/9/14 habaynimo sabtiya hargaysa to china

    • @abdi2728
      @abdi2728 4 года назад

      2017kii 😢inkastoon ushaqo tagay😂

    • @saharayusuf8790
      @saharayusuf8790 4 года назад +1

      7sano anigon arag ayan tagay 2019 wamalinkan farxad la ooyay waligey😭♥️

    • @fadumoahmed4821
      @fadumoahmed4821 4 года назад

      2013kii baa igu dambaysay😢😢😢

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @cismancabdi7711
    @cismancabdi7711 4 года назад +42

    Hadaaad daawanayso oo aad la dhacsantahay like ta igu caawi

  • @Abdulkaadirr
    @Abdulkaadirr 4 года назад +5

    DE Rock sTone wax badaN wan arkay isagoo #reacsion ka bixinayo muqalada oo wax ka saxaya arkay lkn maanta isaga muqalku duabay arkay😱❤ wallhi sxb chanalo badan baa wax dheertay geep gion bro☝️

  • @kamelmahder5678
    @kamelmahder5678 4 года назад +5

    Rockstone amizing wllhi Brother❤

  • @awalsport7360
    @awalsport7360 4 года назад +3

    Sxp sidaa ayaan rabay in video loo duubo hore u soco de rock stone

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @amiin_ac5281
    @amiin_ac5281 4 года назад +16

    the rock stone zhp wn ku wdtH muuqaal shidn 100%

  • @CHAMPIONPROD1
    @CHAMPIONPROD1 4 года назад +17

    Mashallah video waa the best keep going DE ROCK STONE ✌❤

  • @abdifitah5519
    @abdifitah5519 4 года назад +4

    This is another level camera man caadi ma ahan keep it up bro

  • @keedkafanka4337
    @keedkafanka4337 4 года назад +20

    Hallo from moqdisho dayniile somalia

    • @MrGwax
      @MrGwax 4 года назад +1

      Maqaarkii weli sidi ma u wartaan
      Waqti xun iyo daruuf baa ina kala dirtee

    • @aishabintumohamedamatalaah6919
      @aishabintumohamedamatalaah6919 4 года назад

      @@MrGwax 😁😁😁😁😅😅😅😅😅😅

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      @@MrGwax Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @shaaficimohamed734
      @shaaficimohamed734 4 года назад

      @@MrGwax kkkkk war daacad uqoslay wlhi reer daynile waa gashay wacadale kkkk😂😂

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 4 года назад +12

    jah ceelbuur baan uxiisay wlh ader caliyoow adiga iyo kuwaan afka duuban maad nadeysaan 😢😢😭😭

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @mazavoodoyhore1774
    @mazavoodoyhore1774 4 года назад +7

    Rock stone brotherkey hormar baad gaartay mesha kasiiwad one of the best Somali video music........✌️🤙

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Год назад +1

    Wariinah iisoodirah 😮😮😢😢😢 insha allah qayr faroh badan

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 4 года назад +10

    Doog maso buxo Awartu ma
    Doobida❤❤🔥🔥🔥🔥👏👏👌
    #Alidhaanto nin Culus❤❤🔥🔥🔥

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 4 года назад +4

    Waaw Axlaa dhanto
    Deymadiinan sidii diin ku kori lahaa ❤❤

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 3 года назад +91

    Go east,west home 🏠 is best lakin qoxoti ban ku korey no place to call home 🏡 miss you ifo nura from USA 🇺🇸

    • @ahmeddeeq7537
      @ahmeddeeq7537 2 года назад +1

      Intaa kuguimaada sxb meshan cidlaa daremoyaa🤣🤣

    • @umubahja1508
      @umubahja1508 2 года назад +3

      @@ahmeddeeq7537 intee joogtaa walal

    • @ahmeddeeq7537
      @ahmeddeeq7537 2 года назад +1

      @@umubahja1508 from hagadhera lkn meshan lamaqabsan dee wakuxagee adigu🥰

    • @umubahja1508
      @umubahja1508 2 года назад

      @@ahmeddeeq7537 intee waaye meeshaa joogto

    • @daahirdhagajiir2813
      @daahirdhagajiir2813 2 года назад +1

      Pl

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 2 месяца назад

    Barafkaas waa inaan tagaaa inshaa Allah ❤

  • @jamacxarare
    @jamacxarare 4 года назад +18

    Wwww nin culus weye ali dhaanto qofki igu racsan like isar 👍

  • @cornelnuriyeofficial9816
    @cornelnuriyeofficial9816 4 года назад +2

    Mansha Allah ilaahi hakuu xafido boqorka codka Ali dhaanto Alloow geeridaada aan maqlin.

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 2 года назад +1

    Hadaan dhaho dhulkeega hooyo
    Umada somaliyeed waxay iigu jawaabayaan
    Yaakaaxiga maad imaadid walaahi waayaab 👏🏻👏🏻👏🏻

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 года назад +3

    Heestan ilin bay iga keentay wlhi illhow dalkeena iyo dadkeena sharaftoodii noo soo celi #Somalia😍

    • @sadocali7349
      @sadocali7349 4 года назад

      Ytwoiiuyttsw
      Gfdxghjnkkpplkjfsa

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      @@sadocali7349 Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @bagaasebagaase8710
    @bagaasebagaase8710 4 года назад +3

    msha allh ish calaa dhanto cali bashiir cabdi dadkii D D S aad bay kuu baahan yihiin miyaadan mar imaanayn

  • @ilkadigirpro2794
    @ilkadigirpro2794 4 года назад +3

    Ma uduceeyey shiikhii
    Maduub waynyahoo
    Digrigiyo kitaabkii madaalacdaan
    Rock stone iyo ALI DHAANTO fadhiga Ayaan idiinku istaagay

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @zaimahassan1183
    @zaimahassan1183 Год назад

    Waqti daran duruuf beyna kala diraye,
    Daymadiinaan sidii diin ku dagi lahaa,
    Dagi waayee warkiina maa iisoo dirtaa 🥰😍🖐️

  • @xusensido6218
    @xusensido6218 4 года назад +1

    Wadani dhab ah horey usoco Cali dhaanto sidaan ku wad bro dareensii wadaniyada dadkaan hurda quluubtooda ALLAH isku keeno aamiin

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @HamzagangzHaliztaUrur6Danab
    @HamzagangzHaliztaUrur6Danab 10 месяцев назад +1

    Xornimada ku.dhaashada oo yaan la.didin dadka yaa.dahaar afka looga da"din shacab Kane Da Daal baan ka Doonayaa 😢 from Somali army 🪖😢 shacab keygow ❤ jeeyshkiinaa nahay 😮

  • @nashaadsaxane0222
    @nashaadsaxane0222 4 года назад +3

    Garbo jaano wankuxisay😢😢😢dhulkii hooyo

  • @hayadhasan1789
    @hayadhasan1789 4 года назад +4

    ilahayow meel aan aghy igu sin intan naftu iga bixin insha allah bi idnilaah. ax heestani meel py itapaty 😓😓😓🤲🏻

  • @lakuufarah7013
    @lakuufarah7013 4 года назад +22

    DE ROCK STONE legend 🙌🌹💯
    Best song ever wardoon
    Cali dhaanto and nuur caraalan arka raga dhaqanka koriya❤️❤️❤️❤️💯

  • @CalmBlackKitten-wq2rs
    @CalmBlackKitten-wq2rs 6 месяцев назад +5

    2024 rice up your hand 👏🏻

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 года назад +1

    LeGenD rocK sTonE
    Nice shot video🎶🎧
    Keep goinG bro ✌🙏

  • @abdikafiali9103
    @abdikafiali9103 3 года назад +6

    Ali dhaanto waa another level Xaga dhaqanka♥️

  • @AnazNuurAhmed24
    @AnazNuurAhmed24 8 дней назад

    Miyaad Dabtaanoo Ugaadha miyaad Dishaan Damalkiyo dhirtii soo dugsoon malaha 2 Tuduc caadimaha Somalidu way dayacdaa Dhirta iyo Ugaadha Wadanka Hala ilaaliyo Quruxda iyo nimcada wadanka Dhirta iyo ugaadha hala ilaaliyo ❤❤

  • @muhiyadinmohamudbaroud34
    @muhiyadinmohamudbaroud34 4 года назад +4

    Reer abtigay ilove from BANGLADESH

  • @updirahmanpiipaaye4197
    @updirahmanpiipaaye4197 4 года назад +2

    You are the best videographer nolow wllka

  • @mahadhashiawirow.833
    @mahadhashiawirow.833 4 года назад +1

    mashallh runtii waaa nin halyaaya cali dhaanto allha kuxafido inbadan waligey ma arag ninwanaaggaaga leh oo fanaana hadane wadan kiisa jecel

  • @ismailmohamed1957
    @ismailmohamed1957 4 года назад +13

    Frist view

    • @paulpogba638
      @paulpogba638 4 года назад +1

      Anaa first view ben ha shegin

  • @Nour-Cade
    @Nour-Cade 3 месяца назад +1

    2024 from Germany 🇩🇪 dhulkii hooyo ku xiisy 😢❤

  • @abdikadirsahal7786
    @abdikadirsahal7786 9 месяцев назад +68

    Who is watching 2024😂

  • @superkhelifa7679
    @superkhelifa7679 4 года назад +5

    Dadka yaan dahaadh afka looga daden
    😅😍
    Ali dhanto 😍
    Like This clean video hla keeno fanaaniintay😂

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @aaliyamoalin6683
    @aaliyamoalin6683 4 года назад +2

    Hnoo Dhantow Allah ku Karaameeyooo Nolow Gesigeena

  • @buzzerpoi825
    @buzzerpoi825 4 года назад +1

    DE ROCK STONE
    camera man waaali ah tahay slow motion xaa laga siyaaa sxbow

  • @Alitiita
    @Alitiita 4 года назад +2

    Reer jigjiga boqorka codku jawabuu idinka sugayaa mee ninki axmad budule uu so saaray ali dhanto jawaab adagbaa laaga sugayaa waayo waan daremayaa qof intaas ka maqnaa dhulkisi hooyo anoo rer somalilanba halaka ka daremayaa walhi haloso jawabo degdeg 🤔🤔🥰🥰🥰🥰🥰

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @football.intresting
    @football.intresting 4 года назад +1

    Masha Allah sxp heesta iyo vidioga caadi maha waa kashaqeyday

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @abdirahman9306
      @abdirahman9306 4 года назад

      Dhanto dalka hooyo

  • @bazhirasensio2822
    @bazhirasensio2822 4 года назад +2

    Intaan dibada iyo dalshisheeye jirey
    Dadkii d d s sow waan idiin darsaday
    Cajiip Ali dhaanto ninkii bilaabay mgca dhaanto

  • @queenaishajama4234
    @queenaishajama4234 3 месяца назад +1

    Aan dawoobee dalkeeni ma nabad qaba❤😢

  • @muscabshiirebin1886
    @muscabshiirebin1886 4 года назад +1

    Mashalah Dalga hoyo waxa kaa maqaan like 🥰🇸🇴😭😭😭😭

  • @Somalistories
    @Somalistories 4 года назад +1

    waad nagu sharaftay Alle haku sharfo cali dhaanto waa ninka dhaanto haybada u yeelay

  • @nasronasib
    @nasronasib 4 года назад +2

    Mansh,Allaah Afka ku ma go ,o walle

  • @armaanarnold3847
    @armaanarnold3847 4 года назад +7

    I like this song wllhi keep going ali dhanto❣❣❣❣❣

  • @dayaxdecharming3293
    @dayaxdecharming3293 4 года назад +3

    I Liked The Vdeo. Clean Vdeo

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 4 года назад +4

    Dad yaan dahaadh afka loogadadin mahadsanid cali dhanto xafidulaah ina adeer

  • @legend-nc3wu
    @legend-nc3wu 4 года назад +8

    Sidee Hollywood ka ayuu video ga clean u yahay soomalida sidan video ga meey iskaga duubtaan

  • @mahamedmiig2036
    @mahamedmiig2036 4 года назад

    Eesh calaa dhaanto dareen leh, Jawaabtii dhaantadan Ayaa la sugayaa abwaan budul.

  • @caydaruscaydiid2458
    @caydaruscaydiid2458 4 года назад +1

    Keep going Rock stone muuqaalkaagaan ka helayba wlhi

  • @sadakking1922
    @sadakking1922 3 года назад

    Warkenu waxa waye ali dhanto In jigjiga calanki buguga aha laga taageey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ismaipmusic
    @ismaipmusic 4 года назад

    Wwwww wlhi waa hees iyo badh #lyrics iyo video 🇸🇴🇸🇴🎵🌎✅

  • @PaaraDMuZtaFe
    @PaaraDMuZtaFe Год назад +1

    Ali dhaanto bal nio inaadeer anigu waxaaN ahay nin somali ah oo ka soo jeeda beesha isaaq inaader abwaan amba fanaan soomaliyeed oo dadka isusoo jiidi karana wax yarbaa ka hadhay somali ee bal niman kan aanu dhalay ee dhulbahante wax u sheeg oo fahansii😊

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 4 года назад +3

    Caadi Mahan keep goin Ali DHAANTO 🙏🏽❤️

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @mohamedracdeye383
    @mohamedracdeye383 3 года назад

    Aan dawoobee warkiina maad Soo dirtaan waa abwaan dhaba dhaanto🥰🥰🥰🥰🥰☑️🇸🇴

  • @abdiahmed4195
    @abdiahmed4195 4 года назад +1

    Amazing video rock stone keep going bro

  • @amlaahmed3189
    @amlaahmed3189 4 года назад +4

    caajib war reer jigjigow wad amanaantihin aderyalow wan idin jeclahy❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @andressbbyeofficial1034
    @andressbbyeofficial1034 4 года назад +3

    inta nabi mohamed jecel n n k
    hal mar igu la saliya nabi mohamed sallalaahu caleyhi wasalam

  • @liibaansalaad9018
    @liibaansalaad9018 4 года назад +2

    Amazing shoot waaka helay wlhi ❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 года назад +3

    Best dhaanto😍
    De rock stone

    • @jamaalmaxamed7481
      @jamaalmaxamed7481 4 года назад

      Meel wlba miyad igaga sii horaysa

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      @@jamaalmaxamed7481 Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @saidomohamed3649
    @saidomohamed3649 4 года назад +2

    Mahadasanid cali dhaanto waa xaasasi dhaatadan ❤❤❤❤❤😪😪😪😪😪😪

  • @JamaadShiino-fd7xu
    @JamaadShiino-fd7xu Год назад

    Maasha alaah cali dhanto ilahey haku xafdiyo walal qaali nooloow❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yahyeadam5192
    @yahyeadam5192 4 года назад +2

    Waaw
    ereyada100%
    Laxanka100%
    Vedio 100%

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 4 года назад +1

    Ax yaa ALiii Dhaanto Aan dalxiisnee saboolkii malaga Dubtaaa ax igadaa ciyaarta wlhi caadi maahan.

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 года назад

      Walaal ilaahy waalidkaa haa kuu daayo, cimrigooda haa kuu dheereeyo
      Ilaahay waalidkaa arsaaq suuban haa
      Siiyo adna waxkasta oo aad qalbiga ku haysid haa kuu rumeeyo hadii aad ii saartid subscribed aamin aamiin aamin walaal yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @habiilmire964
    @habiilmire964 4 года назад +1

    From germany waan u xiisay dalkii walhi

  • @farhangacmadhere4982
    @farhangacmadhere4982 4 года назад +4

    Digrigii iyo kitaabkii madaalacdii✋❤

  • @bushrasahal5868
    @bushrasahal5868 3 месяца назад

    OmG ninkani dhaantadiisii buu u xiisay and waa runtiis inuu u xiiso😢😢😢 2024 guyssss