ALI DHAANTO - HABQAN KII ALLSHABAAB - LIYUU BOLIS 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 фев 2025
  • dhaanta cusub oo uu cali dhaanto ku amaanay ciidamada xooga gaar ah sidoo kale uu kaga hadlay halaagii la biday argagixisa al shabaab

Комментарии •

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 года назад +108

    Wax kaste macaan waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like
    👇❤

    • @al-hudamedia8115
      @al-hudamedia8115 Год назад +3

      Mansha allah aad

    • @farhiyaqalbi9758
      @farhiyaqalbi9758 9 месяцев назад +2

      🎉

    • @farhiyaqalbi9758
      @farhiyaqalbi9758 9 месяцев назад +1

      🎉

    • @KeeradXasan
      @KeeradXasan 4 месяца назад

      @@Siciidbashaash ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdirashidcolaadmohamett6
    @abdirashidcolaadmohamett6 Год назад +25

    Marka aan arkay tolkayga oo sidaan u dhaantaynaya ama faraxsan ayaan is dhahaa jigjiga iska aad oo ciidanka qoro❤❤❤❤❤

  • @ismaciilbashe8430
    @ismaciilbashe8430 2 года назад +57

    Boqorka dhaantada cali dhaanto wllhy dadka oogaadeen waa gob gobi dhashay Ana soomaali oo dhanbaan ugu jeclahay guulaysta dariska xalaasha from somaliland 🇬🇶

  • @bobbyhuska6758
    @bobbyhuska6758 2 года назад +102

    Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw ♥️☝🏻

  • @omark3141
    @omark3141 Год назад +6

    From Buhoodle X USA love this song. Guuleysta

  • @samakaabacademy1981
    @samakaabacademy1981 Год назад +22

    Cali dhaanto nin raggeed, ogaadeen guuleysta from mogadishu.

  • @hashimuahmed0769
    @hashimuahmed0769 2 года назад +25

    Sida cowsha iyo ciidankaygaa shabaab cagta loo mariyaa cowlyahanimo🔥🔥🔥🇬🇲🇬🇲💪

    • @wadania932
      @wadania932 2 года назад +5

      Absame nimo liyuu 🦁

    • @sultansharwac4097
      @sultansharwac4097 2 года назад +3

      @@wadania932 absamenimo aya nateqdaa

    • @kheyroabdullahi9660
      @kheyroabdullahi9660 2 года назад +2

      Cowlyahanimo🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲♥️guuul iyo gobanimo💗💗💗💗Ina Aaabow Alaaa Abow haaa💕

    • @lovelyabshiizdigale7592
      @lovelyabshiizdigale7592 2 месяца назад

      @@hashimuahmed0769 guleyso

  • @ahmedgerdheere2131
    @ahmedgerdheere2131 2 года назад +10

    aaad iyo aaaad waleee qawariijta hal lagama arag Aliyooow mar dhanto uso qaad rer hiraaan aan ku kor caweynee

    • @NacimomaxamedXasan-i7y
      @NacimomaxamedXasan-i7y 4 месяца назад

      Dadka shabab cashar udhigay xl dhanta iyo kabadanba wa astahishan from mr

  • @sawdatj5603
    @sawdatj5603 9 месяцев назад +9

    Idin jecliyaa from dhulbhnte😢❤❤❤❤❤❤

  • @Khalfa_Worldboss35
    @Khalfa_Worldboss35 2 года назад +7

    Abwaankii dhaantada sameeyay soo xusa ayeydiin wase.
    Bal kawaran Erayadan oo Ahmed Budul uu ku luuqeen lahaa.❤❤❤❤

    • @suldaankacida4579
      @suldaankacida4579 2 года назад +3

      Axmed budul muxu yahay meesha aabihi dhaantada maraye ma iyagaba isgaara Axmed budul shalay buu ahaye Ali dhaanto wa King of dhaanto

    • @mukhtaraxmed1108
      @mukhtaraxmed1108 Год назад +1

      Abwaan Royal ayaa sameeyey ereyada

    • @abdikhaliqsheikh6721
      @abdikhaliqsheikh6721 Год назад

      Mm Somebody Budul who knows him

    • @MuhaniAwil
      @MuhaniAwil Год назад

      Dhaantada ninkana xargo u yeelo axmed budul muxu ahaa

  • @umu-kheirahmed242
    @umu-kheirahmed242 Год назад +8

    Ogadeen tolkeygow
    Walahi wey IGA gadaantahay dhantadan

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 2 года назад +9

    guul waligiin cadowgiin cagta hoosteeda allow gali masha allaah 💘🇬🇲💪🤍💙💚

  • @robleguled8517
    @robleguled8517 2 года назад +2

    Wax badan baa ilin Hooyooyinka ka socotay , Gabdhahii walaalaheen Aseey u saarteen, Caruurtii Mustaqbalka na Agoon ka dhigteen, idinkoo Diin adeegsanaya, Lakiin se wax aad ka taqaaniin jirin, Cadowga iyo shaydaan baa u adeegeeseen. "Adaa maanta jahanamo laguu diraa , bal jawaab ka soo sii saxiibada , sagaashan kii xuuran ceyn halkaa ka sugeysay , xanuun kii Jahanamu Juq laguugu sii ,,,
    SYL
    SOMALIA HANOOLAATO
    LOVE YOU ALL MY FELLOW COUNTRY MEN
    SHOUT FROM
    LEICESTER/ UK
    Peace out

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 Год назад +3

    Cowshaqani cowshaqani cabsi cabsi dhiigaa dhiigaa 🩸🩸🩸🩸🩸🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️🩸🩸🩸💐💐

  • @yousufismail903
    @yousufismail903 2 года назад +7

    Anigu dhaanto aan dhegeysto waxaan ugu jecley dhaantada qof qofdhaafey qoonkii turkiga waadhaantada hargeysa meeshaad martoba lagudheysanaayo

  • @shilka5375
    @shilka5375 2 года назад +4

    Abwaaan cali dhaanto Kep the package 📦

  • @AbdinassirNassir-g6u
    @AbdinassirNassir-g6u 11 месяцев назад +21

    My people Ogden

  • @AbdimaajidHassanAliMaajid
    @AbdimaajidHassanAliMaajid 10 месяцев назад +5

    from Jidwaaq Guul Ban U Rajena Xaq U dirirka Deganka

  • @Mohamedgafdiid
    @Mohamedgafdiid 4 месяца назад

    Magaladii aan ku dhashay ayaa dhaantadan lagu duubay baarey barwaaqo ❤

  • @mubarakmoallin946
    @mubarakmoallin946 6 месяцев назад +3

    Sida cowshaqani from reer afgaab nolada my people OG gang

  • @AxmadJaamac-e1i
    @AxmadJaamac-e1i Год назад +2

    Ogaadeen iyo fanaankooda cali dhaanto labaduba waa gun oo walaahi ah waayo walaalahood harti koonbe markay iidoor dhulka la dhaceen waxaan ka sugayay dhaanto midaan oo kale ah lkn kama helin walaahi bilaahi talaahi waa godob ogaadeen u taala aduunka intay jiraan

    • @Abdihakim-je8bt
      @Abdihakim-je8bt Год назад +1

      Hhhh idinka afmallaydin haysta

    • @kadramahamad
      @kadramahamad 9 месяцев назад

      Wll iidoorku sow dad aan wllo nahay maaha walibana aan jaarnahay ceeb weeye in umad wllo ah la iskudiro somaali meelwalnowjogto guulbaan u rajaynayaa anigu midna ma necbi feel free wll😅 ileen somali kala guimayso waxkastoo dhaxmaree

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 Год назад +1

    MashaAllah tabaraAllah guuuuuul guuuuul dhiigaa dhiigaa 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💐💐💐❤️❤️❤️❤️

  • @MustafeGamaadiid-wi2uq
    @MustafeGamaadiid-wi2uq 7 месяцев назад +1

    Ogadenia waan jeclahay wadaniyiin from mr

  • @mukhtaraxmed1108
    @mukhtaraxmed1108 2 года назад +8

    Liyuu police waxan jeclanlaha inloso diro koonfurta soomaaliya

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 года назад +5

    Liyuu bolis guuul ❤🎉

  • @fadumoilyaas9340
    @fadumoilyaas9340 2 года назад +11

    Allow adiga rer abtigay kadhigay❤❤❤💯

  • @ApduNasir
    @ApduNasir 27 дней назад +1

    Wax waa dhaanto iyo badh sxp

  • @abdirizakmohamed5378
    @abdirizakmohamed5378 Год назад +2

    Aaboy Hormarka iyo amingu ba ergo lagumahelin ruun badanaaa

  • @galatcabdi7486
    @galatcabdi7486 2 года назад +4

    Abwaan eesh calaa wan ku wataa idil ayruush cabdi wali xasan dhuux salaan sare

  • @xamdiibraahim9086
    @xamdiibraahim9086 2 года назад +3

    Guul Guul Liyuu bolis

  • @raxmomaxamed1261
    @raxmomaxamed1261 Год назад +1

    Ayyyyyyy HambaIyo dadkeyga ❤🎉🐪🇬🇲🩸

  • @alimahamad6292
    @alimahamad6292 2 года назад +3

    💪💪💪💪 GUUL LIYU BOLIS

  • @shilka5375
    @shilka5375 2 года назад +3

    Cali dhaanto sxb guuul

  • @OsamanMahamud-ls2zy
    @OsamanMahamud-ls2zy 6 месяцев назад

    In kastoyo Fargan iyo filaa der kuxiraan. Tahay oadan furaan kariiN ana kama fuqii Karoo💔✌️

  • @bulshaawi-xj4sl
    @bulshaawi-xj4sl 4 месяца назад

    Ali dhanto lug caddaa Xagga dhaantadaaa

  • @gulsanosman4570
    @gulsanosman4570 5 месяцев назад

    Shabab waa baarandag ilmaheen lagu la sado ogaada toloow.

  • @mukhtaraxmed1108
    @mukhtaraxmed1108 Год назад +1

    Habqankooda shacabka haanku dhaansadeen shabaab howlgalki dhawaa huruur dhacay

  • @ShamsoCabdi-ec4hw
    @ShamsoCabdi-ec4hw 7 месяцев назад

    Thanks captain for the best of

  • @XamseIsmaaciilibraahin
    @XamseIsmaaciilibraahin 5 месяцев назад +2

    Asc❤❤❤❤😂😂😂Asc❤❤❤❤❤

  • @CabdiSaleban-m5i
    @CabdiSaleban-m5i Месяц назад

    Wow liyoboolis gulaysta❤❤❤❤❤😎😎😎😎😎🤍🐎💙🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲👽

  • @Mamulyareofficial-zc5xl
    @Mamulyareofficial-zc5xl Год назад

    M a dhantadii Sanadka 2023❤

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh Год назад +1

    My dhiiga Al OGaadenia🇬🇲❣️🩸guuleysa💪🦁

  • @SaadoYoussouf
    @SaadoYoussouf Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 besha daarod

  • @cabdinaasirmaxamedyare
    @cabdinaasirmaxamedyare Год назад

    Guul wacan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪

  • @KingofAfrica-n9o
    @KingofAfrica-n9o 4 месяца назад

    Wwwwww dhaanto wee dhaafty

  • @abdirahmanabdi7528
    @abdirahmanabdi7528 3 месяца назад

    Gaal cag dheer ah.

  • @saadonajaxsiciid4462
    @saadonajaxsiciid4462 2 года назад +2

    Waaawa nayuuboolis guulasat ciidank gii

  • @TimaWeynne
    @TimaWeynne 11 месяцев назад +1

    Dhaantada Baanu udaarnay Muuse Biixi Sanad Kadib Markuu Ku Kibray G36 POWER

  • @Çabdiwahabmaxamed
    @Çabdiwahabmaxamed 4 месяца назад

    Rogaal ciliskii caato kawarama 400boqol ma ilawden ilma tigrey raayada towxiidka aad ku kor dhaanteysen maxa idin karacy hee guleeysta geesiyada towxiidka guusha waa dhawdah insha allah

  • @HabibMahamud-l7y
    @HabibMahamud-l7y Месяц назад

    😅 habib mahamud diriye ok thanks 🎉

  • @yurubadannuur5207
    @yurubadannuur5207 2 года назад +1

    Maansha jijiga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayaan-yv6bq
    @ayaan-yv6bq Год назад +4

    Guul wacan ❤❤❤❤😊😊😊

  • @mahammedabdi1969
    @mahammedabdi1969 Год назад +2

    Guul iyo liyuu police

  • @SabiriinNuur-q3i
    @SabiriinNuur-q3i 5 месяцев назад

    ALa dhiga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adenabdiyussuf5921
    @adenabdiyussuf5921 2 года назад +3

    Salan gobed reer somaligalbeed

  • @ShamsoCabdi-ec4hw
    @ShamsoCabdi-ec4hw 7 месяцев назад

    Guuuuluiyo cali ogaadey Guuuuluiyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤

  • @MohamudAbdi-y6b
    @MohamudAbdi-y6b Месяц назад

    Maanta dib u so raadiyyyyy

  • @cabdinasirmuxumed6591
    @cabdinasirmuxumed6591 2 года назад +1

    Wiilka obo cod lagu gaadhi waa

  • @CabdiRaxinSh
    @CabdiRaxinSh 5 месяцев назад

    cali dhaanto❤

  • @LibaanIlkacase-vz3xb
    @LibaanIlkacase-vz3xb Год назад

    Boqorka dhaantada waxbadan waa dhagaysta

  • @AbdijabaarMuxudiin
    @AbdijabaarMuxudiin 5 месяцев назад

    𝖮𝗀𝖺𝖽𝖾𝖾𝗇 𝗆𝗒 𝖽𝗁𝗂𝗂𝗀𝖺𝗒𝗀𝖺 ❤💙💚

  • @cabdulaahixasandaahir6377
    @cabdulaahixasandaahir6377 2 года назад

    Guuul wacn 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdulrahmanfarahali5759
    @abdulrahmanfarahali5759 2 месяца назад

    Who is here 2024??

  • @mohamadyare6169
    @mohamadyare6169 Год назад

    Gool liuy bolis

  • @bisharoahmedali7266
    @bisharoahmedali7266 2 года назад +1

    Manshallh

  • @SalaadBooran
    @SalaadBooran Год назад

    Guul

  • @UmcarShef
    @UmcarShef Год назад +1

    Guul gubanimo wan idin wataa

  • @miicaadsiciidcdhuux3720
    @miicaadsiciidcdhuux3720 Год назад

    Cajiib bay noqon lahayd walaahay

  • @SamsamCabdirahman-b8z
    @SamsamCabdirahman-b8z Год назад +1

    Wed hadaaye maxay guul lazoo hoydeeen❤😢

  • @abshirdagel5135
    @abshirdagel5135 Год назад

    HambaLyo walaalayaaL❤️🙏

  • @Bishaarmaame
    @Bishaarmaame Месяц назад

    Wcs

  • @alimahamad6292
    @alimahamad6292 2 года назад

    Wwww erayo macnawan lee

  • @EiidoHassan
    @EiidoHassan 2 месяца назад

    sida cadankayiga shabab cagtaa lomariyaye

  • @MaxamedCabdicumar-bc2us
    @MaxamedCabdicumar-bc2us Месяц назад

    Og inaad doqomotihiiN imika ayy cadaatY

  • @Çabdiwahabmaxamed
    @Çabdiwahabmaxamed 4 месяца назад

    300 boqol ee liyuu boolista ma ilawden ilma tigrey

  • @ahmad___2748
    @ahmad___2748 2 года назад +1

    Scw

  • @Maslaxgoox
    @Maslaxgoox Год назад

    Waxan dhaanto lama oran karo
    Xooga gaarka ❤

  • @AdanKanini
    @AdanKanini Месяц назад

    Hambaliyo

  • @IfaraxKhaliif
    @IfaraxKhaliif Год назад

    Library liyuu❤❤ 2:45

  • @IsmaciilAbuukar55
    @IsmaciilAbuukar55 9 месяцев назад

    Wiil Qaran

  • @NimcoabdulaahiNimcoabdulaahiil
    @NimcoabdulaahiNimcoabdulaahiil Месяц назад

    M.a

  • @taaninac896
    @taaninac896 2 года назад +1

    Asc

  • @salahshbulle894
    @salahshbulle894 2 года назад

    Hunayalow shabab hamba lakama arak

  • @Abdinasirdahir-p4b
    @Abdinasirdahir-p4b 27 дней назад

    ❤❤❤❤🎉

  • @aminmhassan3601
    @aminmhassan3601 9 месяцев назад

    Fardo awliyo liyuu police

  • @timacade9854
    @timacade9854 2 года назад

    Lagend

  • @cabdixakiin6075
    @cabdixakiin6075 2 года назад +1

    Wooof

  • @aliabdi9549
    @aliabdi9549 2 года назад

    Waadku mahad san tahay walal

  • @MAANTAMEDIA-do7u
    @MAANTAMEDIA-do7u Год назад +1

    Galab wanaagsan

  • @Cadduun-yf9jc
    @Cadduun-yf9jc 2 года назад +1

    Waan ku taageeraa ugaas

  • @hajijama2429
    @hajijama2429 Год назад

    Ina abow hoye

  • @cawaaleandshafo
    @cawaaleandshafo 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KafiaYoussouf-bm2tc
    @KafiaYoussouf-bm2tc Месяц назад

    Nolada cadawugina uu nolada

  • @user-lu7ed1wv2o
    @user-lu7ed1wv2o Год назад

    ℍ𝕒𝕞𝕕𝕒𝕪𝕠,

  • @Calixuseen-r6h
    @Calixuseen-r6h Год назад

    Wed hadaayee maxay guul lasoo hoydeen

  • @IsmaciilAbuukar55
    @IsmaciilAbuukar55 9 месяцев назад

    3:43

  • @madarxaambe
    @madarxaambe 2 года назад

    Cali
    Cali

  • @MAANTAMEDIA-do7u
    @MAANTAMEDIA-do7u Год назад +2

    Good luck 🤞

  • @nimcoahmed6028
    @nimcoahmed6028 8 месяцев назад

    😢ina bad gal car aan ku daayo fulayahoow

  • @KhadarBashir-w2o
    @KhadarBashir-w2o 2 месяца назад

    Furin dagal rag ku dhanteya liyuu police l a hya 😊