Iidle Yare , Big Bro iyo Shacni sirta ka dambeysay Iidle hashiisyada uu lagalo ajaanibta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • Please subscribe for more

Комментарии • 184

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid 5 лет назад +130

    Darajo Boy the One and Only Legend hor u soco wll

    • @Sheeno1
      @Sheeno1 5 лет назад +1

      *HORAA LOO SOCON*
      *HADAAD DONEESO LYRICS KU XIISA GALIYE PLEASE SUBCRIBE*

    • @abdirizakic7464
      @abdirizakic7464 5 лет назад +2

      Asc azad faqdiid bro qali aad ban kugu bahna ee fadlan No. WhatsApp +27672531301 igala so xirir plz thanks ✋

    • @abdullaahidhalaxiir537
      @abdullaahidhalaxiir537 5 лет назад

      rashkaby

    • @qaalicubayd1343
      @qaalicubayd1343 5 лет назад

      Asad faqdiid wankukufana wlhi inolaw💘💘💘💘💘

  • @keefmoxamad4726
    @keefmoxamad4726 5 лет назад +10

    Walaahi idle waaa qof dadka ka qosliyo ku alaah ha u naxaristo hadne ku yeh wan salamay

  • @abdullahiibrahimilmagan9947
    @abdullahiibrahimilmagan9947 5 лет назад +29

    Idle yare wa fananka geliya ee aan taagero dabecad io wangaabo 🤲🤲ilaahey hku xafido

  • @yaasiinamoore3064
    @yaasiinamoore3064 5 лет назад +2

    Iidle yare waa fananaan qalbi wangsn Allaha kuxifdiyog pro

  • @cabdulaahiqasiirofficial8864
    @cabdulaahiqasiirofficial8864 5 лет назад +17

    First ani Lee waye markasta team ismadhaaanto keep going chanlkaan darajo
    Iidle Shacni. Big bro Salam sare subscaribe isaara

  • @umuilyaas6152
    @umuilyaas6152 5 лет назад +8

    Iidle yara illaahay dartisa ayaan ku jeclahay 😍😍😍

  • @happygrilbeautyofficial6532
    @happygrilbeautyofficial6532 5 лет назад +77

    Ilahay jannada hakugu bishareeyo walal subscribe isaaar

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 5 лет назад +2

    😂😂😂😂idle yare 🇸🇴♥️ really wa funny wey igu baxdaa inaa firsado asi iyo korto wada jogo kasii daran sxboow nolaaw

  • @asmasaban3562
    @asmasaban3562 5 лет назад +4

    Wllkey darajo horay usoco talent camera man waan ku wataaa geesi keep going boy

  • @fardowsoahmed3189
    @fardowsoahmed3189 5 лет назад +13

    Inta kuxiran rajo boys like isaar plz

  • @ifrahmohamed8465
    @ifrahmohamed8465 5 лет назад +7

    Eidle waa qof qalpi wanagsan walhi ilahow kudaa keep going

  • @abdirahmanfarah5084
    @abdirahmanfarah5084 5 лет назад +4

    The rajo boy keep going bro Insha allah u will reach destination one day never give up bro 💪💪💪

  • @NumberonefarmNof
    @NumberonefarmNof 5 лет назад +1

    Cunugan wuu qalbi furanyahay iidle si kastaba hore u soco

  • @halimagure7210
    @halimagure7210 5 лет назад +9

    He’s funny and a good singer.

  • @mohhaaji7012
    @mohhaaji7012 5 лет назад +2

    hhhh wlhi iidle yere iyo big bro waa fun lkn iidel yare kula haa allah u naxristo wan salmen

  • @Shankarcade
    @Shankarcade 5 лет назад +4

    Shacni wlhi codka balbalaarka lee dahay 😂😂😂

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 5 лет назад

    Darajo boy horay usoc0 walaalo iidle nin cilmi bdn wye dadka dhintY Intaan ka salaameynaa ku dhahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amiin1791
    @amiin1791 5 лет назад +4

    Darajo boy my wllky hormar wacan inbadan

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 5 лет назад +7

    Darajo poy wanku cusbahay halee soo dhoweeeyo🌷🌷🌷🌷

  • @amaalalidalo3180
    @amaalalidalo3180 5 лет назад +1

    I like that idle yare waa qof qalbi wangsan

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals 5 лет назад +3

    Walahi is true somalidu are always negative Idle bro keep going and never give up ur honesty

  • @qadarshariif1295
    @qadarshariif1295 5 лет назад +6

    M.a Sxb daraja poy inaba cadi ma ihed wllhi illahey hakudayo

  • @ashrafak6522
    @ashrafak6522 5 лет назад

    😍😍aqiyarta asma dhanto waxan idin leyahay farxad kunolada cml😍😍

  • @djsharmapoyxasan1932
    @djsharmapoyxasan1932 5 лет назад +5

    darajo boy wan ku salmy pro keep going

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 5 лет назад +1

    iidle cadi maAhan runtii 🤣🤣🤣qosolka beenta iga dhaf bigbarow walagu qobtay🤗🤗🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdullahiibrahimilmagan9947
    @abdullahiibrahimilmagan9947 5 лет назад +11

    Darjo Boy wad naga mudantahy subscrip 👌

  • @Sheeno1
    @Sheeno1 5 лет назад +7

    *MY BRO KEEP GOING*

  • @eliteeducationmedia3760
    @eliteeducationmedia3760 4 года назад +1

    Kkkkk kuwii beershoda anfaca allaha ka dhigo 😂😂😂

  • @khalidabdihaadi5585
    @khalidabdihaadi5585 4 года назад +1

    Iidle wa nin an aad ujeclahay ilaahayow ku dhowr sxb

  • @fahmajibril7559
    @fahmajibril7559 5 лет назад +6

    Hhhhhhhhh wlhi daad funny ah iga dheeh

  • @kinsixajiadan8449
    @kinsixajiadan8449 5 лет назад

    Big bro idle yare iyo shacni bbe guulistaa dhamanbaa

  • @abdulahihusein1054
    @abdulahihusein1054 4 года назад

    idle waa naxariisbadan yaa igu raacsan

  • @kifaxalii4574
    @kifaxalii4574 5 лет назад +4

    My day 💋🔥 isodhaweY darajo boy😅🤣

  • @abuuabdullahi7066
    @abuuabdullahi7066 5 лет назад +5

    Qosolka adunka wlhi anoo jifoo ayan dawanaya

    • @abuuabdullahi7066
      @abuuabdullahi7066 5 лет назад +2

      Aqyarta Allah dartiisa iyo rasuulka fadhligiisa subs cribe iyo like igu saraaa amuurihina allaha niisahleee

  • @garadegaraadka5793
    @garadegaraadka5793 5 лет назад +3

    Shacni bbe ayn jeclahey hadii somalinimo jirto ciwaan keeda igu caawiyo😭😭

    • @dreamboy5300
      @dreamboy5300 5 лет назад

      Shacni bbe isku filan waye facebookeda

    • @dreamboy5300
      @dreamboy5300 5 лет назад

      Nmberkeda xta igu imaw qafki rawa na iso adi

  • @mariyaofficial987
    @mariyaofficial987 5 лет назад +3

    asc asxabta ilahey hani barakeye subscribe isara 100qof ayaa iga dhiman

  • @safiyamohamedsafiyamohamed9523
    @safiyamohamedsafiyamohamed9523 5 лет назад

    Alla iidle wax kale waye wllhi

  • @fardowsalove9272
    @fardowsalove9272 5 лет назад

    Iidle runta iyo qalbi wanaaga kugu jclahy guuleyso wax badan wad iga qoslisy

  • @fuaadmahamed1782
    @fuaadmahamed1782 5 лет назад +3

    😁😂😂🤣 wariyo xanaa qaya ma arag iidlaaa

  • @apdidheere6297
    @apdidheere6297 5 лет назад +2

    Darajo boy wll aduun hore u soco bro

  • @dayibmaalimdahirkeinan5212
    @dayibmaalimdahirkeinan5212 5 лет назад +6

    Kkkkkk idle yare big love

  • @farxaanmaxamedfarax5227
    @farxaanmaxamedfarax5227 4 года назад

    Allaha unaxariista kulahaa

  • @abdiqaadir3190
    @abdiqaadir3190 5 лет назад +3

    Hader ayaba shegi haysaa maxaa qarisay iidllow 🤣🤣🤣🤣

  • @wiilsomalidhaladah9760
    @wiilsomalidhaladah9760 4 года назад

    Wlh blh aniga wan ka shakiye lkn iidle ayaa ilamid ahaa qosol kaaga bug waaye

  • @Qalbiholcay692
    @Qalbiholcay692 5 лет назад +3

    Waa fikrad fcn, hada laga bilaabo ana meel meed ka lagu dhaqo furanaya.😂

  • @abdirahmanhalane2307
    @abdirahmanhalane2307 5 лет назад +7

    @iidle meeydadka xattaa wuu salaamayaa 🤣
    HALKAN AYAAN KA SALAAMEEYNAA KULAHAA

    • @munahassan7406
      @munahassan7406 5 лет назад

      Abdirahman Halane kkkkkkkk aad idle he is funny😂😂😂😂😂😂😂😂 maytka ladhaqyo mel ufuro kulahaaa

  • @cksooni2454
    @cksooni2454 4 года назад

    Wlh ninka kalaiya igaqoaolaiyo iidle fanka shactiro udher big pro qosolkisa ankahele

  • @gaazyare3278
    @gaazyare3278 5 лет назад +2

    Shacni way cajistay 🙈😂👸❤️

  • @cqaadirmaxamed539
    @cqaadirmaxamed539 5 лет назад

    Kkkkkkkkkkkkkkķ xaad qabuurah kala doontay sxb iidle caadi ma ahn

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 5 лет назад

    iidle shiines xataaa ma u heesi rabtaa saan u qoslaayay 11:30 Daawanayaa

  • @HassanMohamed-to9qg
    @HassanMohamed-to9qg 5 лет назад +1

    Qosolka big bro waxuu ku ficanyahay in u ringtone kadiga o safaricom kala heshiya

  • @fahmajibril7559
    @fahmajibril7559 5 лет назад +2

    Idle qosolka dacada waaye anigaabo qosolka iga dhamadhay runtii

  • @abdikariimkulane3891
    @abdikariimkulane3891 4 года назад

    Iidle ninka kaliyah ee iga qosliyo waa nin qalbi fiican

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 5 лет назад +2

    Iidle qalbi nadiif ilaahey dhib kuma tuso

  • @warsantube
    @warsantube 5 лет назад +1

    Wlhi Iidle yare waa qosol socda kulahaa wariye xanaaqaya xagee lagu arkay😂

  • @abukarsheikofficial1746
    @abukarsheikofficial1746 5 лет назад +2

    Yaabbadanaa Qubuuro Sameeyso Aa Ama Meel Meed Dhaqis Kulahaaaaaa
    Subxaana Allaah
    Fadlan Booqo
    #Abukař_Sheik_Official

  • @zultanphotography9737
    @zultanphotography9737 5 лет назад +3

    Iidla yare Nin soo jabey waayo arag

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 5 лет назад +4

    Wariye xanaqayo waligee maArkin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @wiilsomalidhaladah9760
    @wiilsomalidhaladah9760 4 года назад

    Pic pro kal iyo laab ayuuu u qoslaa cihi cihi kulahaa ar iidle jini waaye wlh

  • @deimahmohammed7590
    @deimahmohammed7590 5 лет назад +6

    Darajo boy love you dar ilahey

  • @hanuuyaboqol1224
    @hanuuyaboqol1224 5 лет назад

    zxpow idle A/qaadir nuune dhamaan dhalinyarada reer madiina waxaa kaa codsaneenaa heesta sanka ee caanshaq iyo salaal

  • @husseinmuktar143
    @husseinmuktar143 5 лет назад +3

    Subscribe isaar asxpta team ismadhanto iyo darajo boy

  • @ikrammohammed9512
    @ikrammohammed9512 5 лет назад +1

    IidIe Yare mash Allah

  • @hafsahassan3984
    @hafsahassan3984 5 лет назад

    Darajo boy hormar wacan

  • @fadumojaamac4649
    @fadumojaamac4649 5 лет назад

    Idle waiga furisay masha allha fanan an tageru 💕❤❤💗💖💖

  • @zacadizmail2789
    @zacadizmail2789 5 лет назад +1

    Iidle iidle 😂😂😂😂
    🙏🙏🙏🙏

  • @alifarah1801
    @alifarah1801 5 лет назад +1

    Idle yare horo usowo

  • @emranaxmed2701
    @emranaxmed2701 5 лет назад

    wlhi sheekada weey igu socotaaa

  • @fartuunabdishire9926
    @fartuunabdishire9926 5 лет назад

    Istaqfurulah iidle waa shactaro miran kkkkkkk

  • @abdullaahiafgooyaaniabdull3066
    @abdullaahiafgooyaaniabdull3066 5 лет назад +1

    Big bro adiga hanaga waalinee shacni maqabtaa mise waxlee isla jishaan

  • @nahwaabshir6707
    @nahwaabshir6707 5 лет назад

    Darajo pio horumar wcn abwe

  • @ayaancwaaxidmaxamed8846
    @ayaancwaaxidmaxamed8846 5 лет назад

    Hhh idla yare khatr walhi hore usoco

  • @nuradiinchannel2456
    @nuradiinchannel2456 5 лет назад +1

    Darajo boy sxb horay usoco

  • @nasteexocali6436
    @nasteexocali6436 5 лет назад +2

    Ax iidle waaaaaa qlbi wngsanyhy cajiiib waaaa qf wngsn

  • @leylaxaajowmaxamed4403
    @leylaxaajowmaxamed4403 5 лет назад +1

    Darajo Boy geep going pro 😍

  • @zuhelaaqurux7967
    @zuhelaaqurux7967 5 лет назад +1

    idle yare wa shactirool waba jeclhy

  • @ogaalkamaanta2247
    @ogaalkamaanta2247 5 лет назад

    Waa yaab ooninkan asoga adaanmiyaa markoow leeyahay madoowga ahaa

  • @sucaadabdullahi9913
    @sucaadabdullahi9913 5 лет назад +1

    Waaaaw masha Allah keep going

  • @ogaalkamaanta2247
    @ogaalkamaanta2247 5 лет назад

    Arooska madowga kulahaa asiga adaan miyaa

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 5 лет назад

    Walahi idle yare waa qosol

  • @qadromohamed5269
    @qadromohamed5269 5 лет назад

    kkkkk whi qosalka bugta ig daaa kulahaaaa

  • @abdiwahabhassan5120
    @abdiwahabhassan5120 5 лет назад +3

    big bro gawada sificn ufariso kudeh sxb qofta daren ayey iguaburte

  • @heypepoi2599
    @heypepoi2599 5 лет назад +9

    bakeri Yaaal ka dhiGo 🤣

  • @abdirisaaqalibiriq8969
    @abdirisaaqalibiriq8969 5 лет назад +1

    Idle sxb med miyaa lasalamaa

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 5 лет назад

    chenelka wan ku cusubahy hda arkey

  • @jocoreyofficial7338
    @jocoreyofficial7338 5 лет назад

    bro Deeq Darajo ninkaan Nagaqabo macilunkeena English naga haystaa

  • @DhuugaalRk
    @DhuugaalRk 5 лет назад +2

    Subscribe aan is dhaafsano asxaabey 🙏🙏

  • @anzaljabriil3836
    @anzaljabriil3836 5 лет назад

    Wlhi Iidle Caadi maahin

  • @somdelivery
    @somdelivery 5 лет назад

    Qosalkada bugwaye brether kulahaaaa

  • @sheikhhusseinalojabuutioff8403
    @sheikhhusseinalojabuutioff8403 4 года назад

    Telephone nambarkatha isodir

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 5 лет назад +2

    Kkkk ar big baro war jeclaa kkkk luuqade isku fahanten kkkkkkkk

  • @adulwahabmohamed3328
    @adulwahabmohamed3328 5 лет назад +1

    Ma adaa hargeisa waligayba arkay

  • @mohamedhusseinmohamud4842
    @mohamedhusseinmohamud4842 5 лет назад

    Karyaakoo ayaa lagu dhaqaa ee lacagta yuu kaa qasaarinin

  • @abumardaadi6795
    @abumardaadi6795 5 лет назад +1

    Subscribe Wa Lacag ?

  • @dahiryare1989
    @dahiryare1989 5 лет назад

    Hhhh oo hada heeso xadaw uu banaysanaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Wax cusub la imow aan tnx kudhahne

  • @saciidcopyofficial2367
    @saciidcopyofficial2367 5 лет назад +1

    hadii meed aan dhaqo haweynkii sedeen ku hurdaaa

  • @abdiazizabshirfarah826
    @abdiazizabshirfarah826 5 лет назад +1

    qosolka beenta i dhaaf walle bug bro waa la qabtey

  • @sacdiyadagan8562
    @sacdiyadagan8562 5 лет назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @calibaraalibara990
    @calibaraalibara990 5 лет назад +1

    Asc

  • @salatsalah291
    @salatsalah291 5 лет назад

    Shacni ayan jeclahy