Idle Yare oo Jawaab yaab leh Siiyey Gabartii Kenyaanka Ahayd ee Jeceylka usoo Bandhigatay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 262

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 лет назад +36

    Masha’Allaah Alfanaan iidlle wadani Anagaa naga badneen ma jecli wiilasheena somaliyeed naag Ajanabi ah naga jiitaan waan ja maseeyraa illaahay Amarkii 😂😂👍❤️

    • @samataromar
      @samataromar 5 лет назад +3

      Mahadsnid deeqaluulaa wasidaaa wlhi
      Dabcan maseerka waaa inaad noo naxeysa Allah Ku barakeeeyo wlshey

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 5 лет назад +4

      Wax laga masayro way yihiin 🤛

    • @abdiabdi6872
      @abdiabdi6872 4 года назад +1

      Masha Allah Deqa Lula wan kugu farxay abayo Mahadsaanid

    • @xudayfahcartanxuseenmoha2255
      @xudayfahcartanxuseenmoha2255 4 года назад +1

      Deeqaluulaa Aden wadaniyad horay usoco

  • @umuilyaas6152
    @umuilyaas6152 5 лет назад +14

    Maansha allaha Iidle yara wll nolosha baad waxka taqana 😍😍😍

  • @foocali2702
    @foocali2702 4 года назад +1

    masha allah fanan an jeclahay wa qof runta ka hadla islaweyni kuma jirto aniga ahan intu san hadlin ayan si qosla warey siyada laga qado wan radiya laguma caajiso horay usoco iidle yare

  • @loloabd1308
    @loloabd1308 5 лет назад +94

    Inta iidle madaxiisa usoo gashy farta🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️

  • @khalidimaw5675
    @khalidimaw5675 5 лет назад +53

    kkkkkk iidle hadalkiisa inta Ku qososhay like iisaar

  • @mutalibdahir3525
    @mutalibdahir3525 4 года назад +1

    Eedle,asalam aleikum walal. I and my husband support u a lot. I used to watch every kind of videos of yours till I made him like u.

  • @sagalsimansagalsiman4493
    @sagalsimansagalsiman4493 5 лет назад +7

    Iidle waan kuu taaganahay keep going bro

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 лет назад +7

    iddle nolow borther mashalllha💯❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqowaxmed9444
    @deeqowaxmed9444 5 лет назад +21

    inta sanmransoor ah like dhac igu siiya 😂😂😂

  • @hassanahmedmohamed3377
    @hassanahmedmohamed3377 5 лет назад +15

    😂😂😂 iidle funny waaye
    Hadana nin dhanka family ahan ku wangsan waaye haloga daydo

  • @massoukawalieh5239
    @massoukawalieh5239 5 лет назад +3

    Kkkk idle waa qof aad ufaniya masha allah ilahyna xakuhafido

  • @kiaf6329
    @kiaf6329 4 года назад +3

    Iidle yare qof fican waaye illahey qeer hakosiiyo

  • @kinsixajiadan8449
    @kinsixajiadan8449 5 лет назад

    Mansh allh idle yare fanan tagero badn u hayo ♥♥♥♥👏🙏

  • @sumiishali5012
    @sumiishali5012 5 лет назад +45

    iidle dhibloow wlhi 😃🤣🤣🤣qosolkaagaa kujoogtaa fanka ayaan dhihi karaa😜

  • @hibaaqnuure4976
    @hibaaqnuure4976 5 лет назад +5

    Kkkkkkkkkkk idle wale qosol miran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤💞💞💞

  • @abdiazizadan8623
    @abdiazizadan8623 5 лет назад +4

    Masha Allah masha Allah

  • @fatumatakal7138
    @fatumatakal7138 5 лет назад +10

    Keep going walakey idle Yare you so funny

  • @maryamomaanka9157
    @maryamomaanka9157 5 лет назад +12

    Wiilka kenyo hadaan tago Waa arkayaa iidle ah insha allaah waa wiil qalbi furan wlhi alaha dhowro

  • @maryanmuqdisho3503
    @maryanmuqdisho3503 5 лет назад +15

    Iidle wlhi waa boqor allah dhowro

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 5 лет назад +29

    Hhhhhhh ildle yare waa wila saransor ee benhakushegin keep going bro 💪 💯 subscribe isra ashabata sharaftaleh thanks

  • @sadamadanyussuf6879
    @sadamadanyussuf6879 5 лет назад +4

    Marmarka qaar beenta waan afufaa kulaha wlhy idle sxb waa iga qosliya guleysa

  • @xabiibxabiib9816
    @xabiibxabiib9816 5 лет назад +3

    Idle you make me prolong laughter Hhhhhhh waa iska sidaa halyeey

  • @farduusabdiomar7698
    @farduusabdiomar7698 5 лет назад +10

    iidle wlhi kujeclahay noolooow inbadan wllky qaali

  • @saadiahappy6932
    @saadiahappy6932 5 лет назад +5

    Idle u make my day

  • @nafisaahmed4361
    @nafisaahmed4361 5 лет назад +1

    Idle tagara poxaan ku ahay keep going abowe

  • @queen-zt2lx
    @queen-zt2lx 5 лет назад +8

    We love iidle yare❤

  • @cadnihenna7471
    @cadnihenna7471 5 лет назад +2

    Masha allah wlhi jwb fcn ayuusiyey 👍👍

  • @saabiryare4897
    @saabiryare4897 5 лет назад +18

    Iidle yare fadhikiisa qosol iku diloya beeee

  • @kamaalamarre5519
    @kamaalamarre5519 5 лет назад +1

    Cawke waxaad nasoo xasuusinaysa wariyihii caanka aha allahaunaxriste iidle fanaanka ugu qalbi nadiifsan

  • @nadarnadar8036
    @nadarnadar8036 5 лет назад

    Jilaa Channel and iidle yare fani aya tihiin hormar wacan

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 5 лет назад +3

    Kkk iidle waxaraabe wlhy fariid weeye wilkaan idle ah

  • @noorcade2288
    @noorcade2288 4 года назад

    Wll soco

  • @aluul6875
    @aluul6875 5 лет назад +9

    hhhhhhh idle allah dartii baan kuu jeclahay hadaladiisa waa un qosol

  • @izaqueen711
    @izaqueen711 4 года назад

    idle nin rageed wlhi jecliya raga noloshoda runta kahadla wll rag jira tahy horay usoco ado kle nolosha maciisho

  • @fawsiyashcabdulaahihilowle277
    @fawsiyashcabdulaahihilowle277 5 лет назад +2

    Iidle waan Ku taageeraa

  • @mahrez6517
    @mahrez6517 5 лет назад +3

    Iidle yare legend wlh

  • @cabdiqadir9411
    @cabdiqadir9411 5 лет назад +5

    Chnlkan waan kusoo biray xaga idlan kasocda hormar wacn

  • @seniorebrosiny4889
    @seniorebrosiny4889 5 лет назад +2

    Walleh qosol igumaharin

  • @raxmoruun8123
    @raxmoruun8123 4 года назад

    Masha alah sasan kaba xaas keyga ayan kalsooni siinlaha

  • @abdazinabillow740
    @abdazinabillow740 5 лет назад +1

    Idlee ninan tagerooo xorii usocoo saxip

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 5 лет назад +10

    Idle yare Mansha Allah ❤️
    😂😂😂😂😂😂😂
    F🇺🇸🙏🏻

  • @drsamiishaquruxsan4036
    @drsamiishaquruxsan4036 5 лет назад +15

    iidle hadalkan so waday Ayuu yidhi boqoL nin miyay jeceshahay Wa runtiisee
    iidle Daawada weeye kUlaha
    iidle wixiisu kaftan u badan yihiine
    lkn iidle kan mardambe Ha u iman

    • @halimamohamed7213
      @halimamohamed7213 5 лет назад

      Kkkkkkk idle yare iyo walaalka lafadhiyo barnaamijka waanku cusbahayee magaciisa waan baradoonaahee walaalayaal waa idinsalaamay ASC maanta waa igaqusliseen waxaan kuquslay idle maqaayada uu alaabta kadhaqijiray haleygu quslo leemiyaa mase waa run aniga run ilama ahan iidle rafaadkaas ma arkin ayaan isleeyahay lkn Soomaalida sida badan rafaad waasoo martay anigaa kamid ah

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 5 лет назад

      Halima Mohamed waa runtii kkkkk

  • @zuhelaaqurux7967
    @zuhelaaqurux7967 5 лет назад +6

    idle hhh waka qeliyaa 👏👏

  • @hodanabdile7586
    @hodanabdile7586 5 лет назад

    Idle saxib shactaradadha ays fanka kujoktaa runtii Allah kudeysto

  • @ABDISAMAD1514
    @ABDISAMAD1514 5 лет назад +21

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    War kuwaan waa iga qosliyen
    Waa gashtay waa kala baxay kulahaa

  • @luleymuxumed3726
    @luleymuxumed3726 5 лет назад +2

    Maa shaa allaah iidle

  • @abdikafibashir9203
    @abdikafibashir9203 5 лет назад +3

    Walhi iidle funy waye keep going

  • @mohamedmuktararab8339
    @mohamedmuktararab8339 5 лет назад +3

    Idle shekadhisa ayn kuhestaa marwaliba

  • @mohaismail7755
    @mohaismail7755 4 года назад

    Fada canduufee ledahay iidle wallaahi anigo murigeesan ayaan iga qoslisay wallal iidle nolo cadoowga hajabo pro

  • @abdifatahdahir7142
    @abdifatahdahir7142 4 года назад +2

    Iidle waxaan ku jeclahay runta.

  • @umusara6999
    @umusara6999 5 лет назад +3

    Iidle my bro waxaa tahay halyey run badan

  • @shifaabashiir250
    @shifaabashiir250 4 года назад +1

    Idle wn iska jclhy ilaahy Amrkis
    Nolow wllky qali

  • @suhuromar6988
    @suhuromar6988 5 лет назад

    Sorry iidle nolowsha adag somartay wanaxay wlhi markan maqlay Darbi jifka lkn nin rag ah waki kufa oo kaca masha Allah nolowshada hada tukasificana kurajeyna guulesyo always wllo

  • @dr.abdirashidabdi7349
    @dr.abdirashidabdi7349 5 лет назад +4

    Yaa ilmaha laga wadaa

  • @umumushtaq5250
    @umumushtaq5250 5 лет назад +5

    walal islii ban jognaa waligena mana oran rag mel nage iyo wax lamida marka gabdhaha kala rebaaa o naga xishoda deeee

  • @Abdinasir_Rasta
    @Abdinasir_Rasta 5 лет назад +4

    sxp kashiito maxeeey heee?? bal ifahansii waxa eey garaneeynin

  • @sucaadabdullahi9913
    @sucaadabdullahi9913 5 лет назад +8

    Idle hadii an arko waaaaaaaaaaaan qoslaaaaaaaa kkkkkkkk

  • @luulxaaji7661
    @luulxaaji7661 5 лет назад +1

    Alla idle

  • @farxiyofunnyofficial
    @farxiyofunnyofficial 4 года назад

    Beeble ha leysheego maan fahmin plz

  • @mjofficial820
    @mjofficial820 5 лет назад +6

    Qoftaan wageshtay kulaha wana kalabaxay hhhh inta kuqososhay like

  • @maandeqahmadali6200
    @maandeqahmadali6200 4 года назад

    Idle hadl kisu waa sax hadi ey raga san wada ahaan lahaayen labo qof o kalatago lama arki laheen

  • @cabdiqadir9411
    @cabdiqadir9411 5 лет назад +6

    Walhi bilahi idle qosol buu igu dilay akiid waxa tahy lagndgena

  • @fatimaibrahim9119
    @fatimaibrahim9119 5 лет назад

    Idle bro will yar ayatahay e fanka iskagabax ILLAHEY wax kaqeyrbadan hakusiyo o xalal ah adunkan 2moro majogeysid

  • @luulxaaji7661
    @luulxaaji7661 5 лет назад

    Idle wll horey usocoo wll

  • @falisabdi3206
    @falisabdi3206 5 лет назад +2

    Eiddle waaa funy. Waan tageeraaa eidleee😁

  • @filsancabdi6308
    @filsancabdi6308 5 лет назад +8

    kkkkkk idle walhi wax jira 😂😂😂

  • @hibaqabdisalan7993
    @hibaqabdisalan7993 5 лет назад +4

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @farisomar7154
    @farisomar7154 5 лет назад +3

    Wow mansha allah bro keep going ,,,,,,kkkkkkkkkkkkk

  • @muusejuniorofficial7194
    @muusejuniorofficial7194 4 года назад

    Kkk war bal like dhac ku siiya odayka 🙏🙏🙏

  • @mo.rage1075
    @mo.rage1075 5 лет назад +4

    War iidle filmkii PK maa fiirsatay askariyaa dhabarka kudhufan jiray kulaha

  • @abdifatahtv8805
    @abdifatahtv8805 5 лет назад +3

    Kkkkkklkk wlhi caadi ma aha idle waa nin funy ah

  • @alikooll3665
    @alikooll3665 5 лет назад +1

    wllhy haday naag cadaan ah ahaanlahayd isagaa kuso cararilahaa war aniga raba gabadhaa ee ciwaankeda isodiraa

  • @fartuunabdullahi769
    @fartuunabdullahi769 4 года назад +2

    hhhhhhhhhhhhhhhhh masha Allaah

  • @nasraali6702
    @nasraali6702 5 лет назад +1

    Waleee iidle waaa run kahadal

  • @faraxburcaawiyoadam7643
    @faraxburcaawiyoadam7643 5 лет назад +3

    Www

  • @macaaneeyechannel9442
    @macaaneeyechannel9442 5 лет назад +2

    Aar waa qoslay iidle funny

  • @saafimahamedhasan8875
    @saafimahamedhasan8875 4 года назад +1

    Kkkkkkkkkkkkkk ar iidle caadi mahaaan😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @ahmedaliosman8595
    @ahmedaliosman8595 4 года назад +1

    ar bidartu maxay dad badan cishay
    Food aan jirin buu xarifku samays tay

  • @mahadsiciid7993
    @mahadsiciid7993 4 года назад

    Horta iidle caruurtisa hooyo ma leh miyaa

  • @habuuboomarhabuuboomar5567
    @habuuboomarhabuuboomar5567 5 лет назад +2

    Eedle yare qosol waaya wlhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣😃😃

  • @caliaadam3507
    @caliaadam3507 5 лет назад +1

    Dirisle Abdi xataa wey jaceshahay

  • @shaafiyare3550
    @shaafiyare3550 5 лет назад +3

    Hhhhhhhhhhh idle mey ku dhehen fanyy

  • @zaamiyasimancigale4118
    @zaamiyasimancigale4118 5 лет назад

    Idle waxan kacod sanaya gabdhaha Kenya hees haka sosaro kaar igad casho igee walahay waa murugo iyo ceeb subxanalah

  • @dmtmogo3470
    @dmtmogo3470 5 лет назад +1

    Asxaabta Team jilaa
    Waa Fanaankina NIGIS
    RUclips channel kaan Cusub Aan
    Furtay Sabscribe Ha La ii DhaHo
    Adinkaa Wax Idinku Ahay Wllhi

  • @aishasimanchannel3799
    @aishasimanchannel3799 4 года назад +1

    Kkkkkkkk iidlow jecliyaa hadakkaga iyo qosolkaga waxad tahay funny aadbaan kuu tageeraa

  • @suleeqaahmedsuleeqaahmed7232
    @suleeqaahmedsuleeqaahmed7232 4 года назад

    Layaab man crazy man

  • @samra2290
    @samra2290 5 лет назад

    iidle fanaan jira

  • @amranqalanjo3793
    @amranqalanjo3793 4 года назад +1

    Wlhi iidle yare kal iyo laab wlhi iigeyaa ka dhici doonta

  • @deeqaomarcige5084
    @deeqaomarcige5084 5 лет назад +3

    Kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂 idle

  • @abdazinabillow740
    @abdazinabillow740 5 лет назад +2

    Hahahahaha alla maquslin wlhi waiqaqusliye aty wakala baaxaaay

  • @aishasimanchannel3799
    @aishasimanchannel3799 4 года назад +1

    Hhhhhhhh quf dheer wan nacay iga dheh

  • @cabdiwaligabayre3297
    @cabdiwaligabayre3297 4 года назад

    Kkk

  • @foosibrahim4749
    @foosibrahim4749 4 года назад

    Gawadhi mustaqbal rabto wy diyar

  • @nawaalnalka5265
    @nawaalnalka5265 5 лет назад +2

    Nagine waa sugto nin ne waa socot kulaha Socodka macna darada wax jiro ma ahan

  • @princessnaj127
    @princessnaj127 5 лет назад +7

    Idle sidhuu ufadisto ayan kahelaa

  • @AliHassan-or4dj
    @AliHassan-or4dj 5 лет назад +2

    Wlhy idle wa funny

  • @shafieebrahim3246
    @shafieebrahim3246 5 лет назад +4

    Meeqo dalool baa ku yaala #iidle waa itaxaan😂

  • @abdiazizyare2621
    @abdiazizyare2621 4 года назад

    Hahahahahaha shoot waa kala baxay kulahaa

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 года назад

    Iidle waa daacad reer muqdisho oo dhan badan kood waa sidaa

  • @umuamiira185
    @umuamiira185 5 лет назад +4

    😂😂😂😂😂soo funny