$1000 Billasta Fursad Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Halkan Iska Diiwaan geli: facacusub.com/
    WhatsApp. wa.me/25290561...
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Комментарии • 40

  • @adnangamadiid
    @adnangamadiid 4 месяца назад +2

    Ustaadkayga, Allah haku sharfo hana ku xafido. Waxay ahayd sannad ka hor, waqtigu wuu cararayaa. Waxa ay noo ahayd maalin aannu wax badan kaa faa'idnay. Dhiirigellin iyo guubaabo fiican ayaad na siisay. Fursadaas Airbnb waan fullin doonaa insha allah.

  • @user-hn6ht5jw6m
    @user-hn6ht5jw6m 4 месяца назад

    Mahadsanid wan kaga mahad celinayaa sida aad noguso godbiso video yada waxtarkaleh alle haka abaalmariyo wll
    Wll waxaan rabaa inan bilaayo wax hantiyana mobel sammag ah ayaan haystaa wll see ayay igu suragalaysaa

  • @HEENO11
    @HEENO11 4 месяца назад +5

    First comment
    0:09

  • @Daadah
    @Daadah 4 месяца назад +2

    facebook performance bonus kasoo hadal wall plz

  • @user-vi3kv9er8w
    @user-vi3kv9er8w 4 месяца назад +2

    War saxibayal ustadku ma hargaysa jogu bal iso sheg dhalinyaro idinko mahadsan

  • @Askarrermi-wg9eb
    @Askarrermi-wg9eb 4 месяца назад

    Tnks❤🎉

  • @HusseinAbdirahman-xd1bu
    @HusseinAbdirahman-xd1bu 4 месяца назад

    Ustaad waxaan kaa cud saneynaa cource dhameystiran cryto ah min bilow ilaa dhamaad aad baan ugu buknaa

  • @Xuseenshekhcumar-oh9zj
    @Xuseenshekhcumar-oh9zj 4 месяца назад

    Wallalo allaha kuu barekeeyo

  • @user-sh6ld2ws5w
    @user-sh6ld2ws5w 4 месяца назад

    Asc ustaad ilaahay haku xifdiyo ustaad sidaan u barankara AIRBNB qaabka loogu shaqsysan karo

  • @nop7033
    @nop7033 4 месяца назад

    Team waad leedahay sax, isku day Airbnb inaad ka shaqeysiiso marka hore adi. mahadsanid. matrix wala qabane.

  • @FARDOWSOFaarax-qg5bq
    @FARDOWSOFaarax-qg5bq 4 месяца назад

    mashaallh 😊😊😮

  • @CanabAhmed-uq1wk
    @CanabAhmed-uq1wk 4 месяца назад +1

    Tusale fican batahay wll hore usoco

  • @SUHAYBCABDI02
    @SUHAYBCABDI02 4 месяца назад

    Ustaad digistore 24 muuqaal kasoo samee

  • @YouTubeM-qs8fv
    @YouTubeM-qs8fv 4 месяца назад

    Airbnb Lacag badan baa laga sameeya lkn waa xaraam iska eega marka hore oo baara qeeybta banaan walalo

  • @Nuradinahmeth
    @Nuradinahmeth 4 месяца назад

    best motivoter

  • @FaadimaMaxamedCabdiZahar-hc4lu
    @FaadimaMaxamedCabdiZahar-hc4lu 4 месяца назад +2

    Muxu uso bixi la'yhyna vediogu

  • @OmarHerer
    @OmarHerer 4 месяца назад

    Warsame xagee

  • @haredhamze
    @haredhamze 4 месяца назад

    Noo ustaadi muuqaladaaada waxaan ka dhigtaa ama uu isticmaalaaa sidaa cunadaa waxeena iiyihiin cuntadaruuri ee inoo soobadi fadlan

  • @Xuseenshekhcumar-oh9zj
    @Xuseenshekhcumar-oh9zj 4 месяца назад

    Asc

  • @sayid651
    @sayid651 4 месяца назад

    Pls muuqaal aan hadda so dhiGaY so dawo wax badan ayu noLoshada ka badalayaa

  • @FadumoAbdirahman-sx8gc
    @FadumoAbdirahman-sx8gc 4 месяца назад

    Inte lagalaso xariira ustaad

  • @HadonMaxamed-gc9qk
    @HadonMaxamed-gc9qk 4 месяца назад +2

    Ma hargaisa hal kani

  • @user-ek7zp9td8e
    @user-ek7zp9td8e 4 месяца назад

    waa mxy AIR BNB?🥰

  • @fartunnura4426
    @fartunnura4426 4 месяца назад +1

    Asc huuno somali ku hadal erayo badan oon la fahmyn baa jira sida AIR BNB ???

    • @Crimevideos4k
      @Crimevideos4k 4 месяца назад +1

      😅😅😅wlll airbnb waa magaca ganacsigan Loo yaqaano marka ma micnaysmayo😂😂tusaale waa anoo ku dhaha elon musk ii micneeeya

    • @queenliza596
      @queenliza596 4 месяца назад

      ​@@Crimevideos4k😂😂

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 4 месяца назад

    Wll nairobi maad nooguimaatid meeshan aad joogto waa xagee

  • @reegaaytube7982
    @reegaaytube7982 4 месяца назад

    Sidee laguula soo xiriiraa

  • @Fatimachannel752
    @Fatimachannel752 4 месяца назад

    Nio fartan qado way iska kay so xirta mida kle wxpa ma jogtayn karo

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 4 месяца назад

    👍

  • @qaran-channel-tv4311
    @qaran-channel-tv4311 4 месяца назад

    Ustaad waad mahadsantay lkn hadalka waad boobsiisaa si degan u sharax fadlan

  • @XildhibanshirwacShirwac
    @XildhibanshirwacShirwac 4 месяца назад

    Warsamow sxb marna wll waxaan rabaa inaan sameeyo website kashaqeeye arimaha dilaalka guryaha & kirayna guryaha markaa wll qaab noce ah ayaankubilaabaa

    • @KhalilIbrahim-mk8ky
      @KhalilIbrahim-mk8ky 4 месяца назад

      Video uu kaga hadlayo sida website lo sameyo Aya ku jira so dawo ka Dib adi same website

    • @Crimevideos4k
      @Crimevideos4k 4 месяца назад

      ​@@KhalilIbrahim-mk8kysidaa kuma fahmayo

    • @Crimevideos4k
      @Crimevideos4k 4 месяца назад

      ​@@KhalilIbrahim-mk8kyshaqo welpa design gooniya ledhy

  • @Xuseenshekhcumar-oh9zj
    @Xuseenshekhcumar-oh9zj 4 месяца назад

    Baali koorma ayaad katomiday