Taariikh Ayaa Ka Dhacdey Minnesota 🇺🇸.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 53

  • @libanali8725
    @libanali8725 2 дня назад +18

    Waxkasta oo aan qabaneyno waxaan u baahannahay in aan Allaah ka cabsano oo aan ku dadaalno si aan barakadiisa iyo raali ahaanshihiisa u helno, Allaah hanagu sugo sida toosan oo hortabinta leh!

  • @Barre_76
    @Barre_76 2 дня назад +3

    Wow Wlhi is an amazing time meeting many schooler ❤

  • @فاطمةعيسى-ع8د
    @فاطمةعيسى-ع8د 3 часа назад

    Mashaallah farxaan bararujiye xataa wakeeten ragrag ah

  • @SomaliQadim
    @SomaliQadim 2 дня назад +1

    Full Video Noosoo Dhig Ustaad Warsame

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 2 дня назад

    Thank you, warsame bade iyo dhalinyarada kaleba

  • @naimamohemedomar2920
    @naimamohemedomar2920 2 дня назад

    You have done
    In intaan oo qof oo dhamaantood ah dadka wax laga kororsado ay isku yimaadaan ayaan wax loo dhigo laheyn ❤❤❤
    Proud to see this outstanding video

  • @ilyaasnuuriye6423
    @ilyaasnuuriye6423 2 дня назад

    Thanks ustaad warsame

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 2 дня назад

    Hawl wanaagsan baad qabateen Alle ha idiin siyaadiyo guusha. Dad qurux badan oo dadaalay. Important networking and inspiring the younger ones. More events like this and inshallah more success to all.

  • @jahli-tiretrainingcenter4848
    @jahli-tiretrainingcenter4848 18 часов назад

    Ustaad full videos ka soo gali

  • @HazanKavi
    @HazanKavi 2 дня назад

    Proud of you guyz 😊

  • @hanadkoy8022
    @hanadkoy8022 2 дня назад +1

    Wlhi nin kudayasha mudan ✋

  • @abdifatahhassan1776
    @abdifatahhassan1776 2 дня назад

    Waaw waan sugayay eventigan inuu isoo gaadho mahadsanid ustaad

  • @Abdullahigaani
    @Abdullahigaani 2 дня назад

    Well done teacher

  • @mustaphemahdi1
    @mustaphemahdi1 2 дня назад

    hargiesa barmaajiyo noocan ah aad loga baahaya inshallah ustaad waxaan jaraynyaa in hargiesana timaadu

  • @Ahmed-dw9fp
    @Ahmed-dw9fp День назад

    M.a wa muqaal aan in badan sugayay

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 14 минут назад

    5:17 Isagoo dhamays ah noosoogali

  • @AbdixaafidDaahir
    @AbdixaafidDaahir 2 дня назад

    Asoo dhamays tiran soogali muqaalka saxib

  • @IslaamiWaylaami
    @IslaamiWaylaami День назад

    Full video!

  • @mahadyare123
    @mahadyare123 День назад +1

    Video full nuusoo gali

  • @AhmedAbdi-x7d
    @AhmedAbdi-x7d День назад

    Ustad mhdsnid sida aad noola wadagtay aqonta lkn wxnka codsanaya inaad nooso geliso pagkaga RUclips si aan uga faa idno

  • @khadkaoogle4754
    @khadkaoogle4754 2 дня назад

    Sharaf ustaad wax aad loogu farxo weeye in labeentii bulshada la kulmiyo oo ay afkaar is waydaarsadaan

  • @Emalls333
    @Emalls333 2 дня назад

    😮😮😮😮😮

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 2 дня назад +1

    negative lagama hdlo lkn runtii wynu lunsanhy kuwii hda dalkii ka yimi qurbo joog isu arka

  • @wardaomarenchardi1255
    @wardaomarenchardi1255 2 дня назад

    Asc bisness in ligne aya raba ina sameysto qoof iga cawiya aya raba

  • @InacismaanCabdulle
    @InacismaanCabdulle 2 дня назад

    duraan cali big legned inta kale aqoon male waa qudhac

  • @bold_didat
    @bold_didat 2 дня назад

    "All set for the next meeting?"

  • @Fatimagaban
    @Fatimagaban 2 дня назад

    Walhi Duraan wan sugayaa khudbaddiisa

  • @JacfarCumar-r4y
    @JacfarCumar-r4y 2 дня назад +1

    waxan idin weydiiya dadku hadey ganacsato dibad joog noqoto
    1: mawaxey kagud,baan xeendabkii somalinimo manan lagu hadli karin luuqadeni somaliga ?
    xumana igama,ahan
    anaga nadhiragalineysane ileen majiro luuqad cilmi ah.

  • @SaedMaalin
    @SaedMaalin 2 дня назад

    Muqaalka oo dhamaysan xagee laga helaya

  • @harunmursalmohamed
    @harunmursalmohamed 2 дня назад +1

    Waxaan layabanahay qofkaan madax ila mijin qawan oo umada wax ushaegaya dhaheyso naarta allaha kugu fogeeyo 😮

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 2 дня назад +1

      Caqli riqiis ah iyo in lagu mashquulo qof dhar uu xidhan yahay waa laga baxay, Jahligaas waa waxa dib inoo dhigay. Kor soo kac oo cilmi iyo fikrado aad noloshaada ku hormariso raadi intaad sidii habar gablan ah habaartamayso kkkkk

  • @Peaceman1.
    @Peaceman1. 2 дня назад +2

    Dhaqan Celin bay ubanhanyihin

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 2 дня назад +2

      Kuwa TikTok joogaa ubaahan iyo kuwa daawado.

    • @1shortmotivatinalstory
      @1shortmotivatinalstory 2 дня назад +1

      Dadkaan waa dad raba in ay Wax qabsadaan Kuwa Gangs U Baahan dhaqan celin

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. День назад +1

      Kuwan diinta barta gabdhaha xijab uxira dheh

  • @AnimalHup
    @AnimalHup День назад

    Wax Value ah oo aad uheyso dadkaas lama arko

  • @WrapTab576Mar27
    @WrapTab576Mar27 2 дня назад

    Barnaamijkan oo dhamaystiran baan rabaa in aan daawado please magacii barnaamijkan

  • @jahli-tiretrainingcenter4848
    @jahli-tiretrainingcenter4848 18 часов назад

    Diinteena suuban hala ilaaliyo hadi kale barako ma lahaanayso isku imaatinku

  • @abshirmiraaf7775
    @abshirmiraaf7775 2 дня назад

    War labada luuqadood mid uun ku hadla somaliyey.

  • @Smaxto
    @Smaxto 2 дня назад

    First

  • @zakiyare6429
    @zakiyare6429 2 дня назад +1

    Af soomaali ayu ku hadlaya hadana wa ka faanaya in uu dhoho somali baa nahay. East africa ma luqad somali ah ayay ku wada hadasha. Hadana sidas ayuba raba in uu dad wax u sheego. Somali intey jahilinta hormudka u tahay wa iska daba wareegeysa. I was really interested when i clicked the video but, after his 1st sentance matag ayaba i qabtay ruuxan qolofka way ee ku celcelinayo EAST AFRICAN🤣🤣🤣🤣

  • @oldschool9316
    @oldschool9316 2 дня назад +1

    TARIIKH NOOCEE AH ? 😂

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 2 дня назад +3

      His own life struggles and how he pushed through, adiga taarikh maheysataa mise you are just jealous?😂

  • @zekihaji
    @zekihaji День назад

    They didn't understand what you say bro speak English.

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 2 дня назад

    Warsame bade 🤔 dadkani goormay aqoon yaahan noqdeen waxay ka hadlayan ba lama fahmayo waxa meesha is kugu yiimiid carruur dhaqanka ka luumay 😅😂😂

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 2 дня назад +1

      Adoo caytamin wax dhaliil.

    • @AbdinasirSaidOmerCaptainsee7
      @AbdinasirSaidOmerCaptainsee7 2 дня назад

      You cough the stick from the wrong side,
      Bal aniga isku day inaa i fahanto dhaqanka hano danbeeye 😂

    • @SOMTRUCK480
      @SOMTRUCK480 День назад

      ​@@AbdinasirSaidOmerCaptainsee7 Maxaan ka fahmay? Waad i caayaysaa oo waxaad ka mid tahay dadka dhaqankooda ka lumay 😑 😂😂😂

    • @SOMTRUCK480
      @SOMTRUCK480 День назад

      @garaadsan.6191 Aflagaado ma aha, balse waxaan diidanahay hablahan dhaqanka islaamka meel uga dhacay oo si xishood 🫠 la'aan ah surwaal ku dhagan soo xidhay ee raaga la hor tagaan 🤔🫣😅😅

  • @maxamedaxmedcabdi7892
    @maxamedaxmedcabdi7892 2 дня назад

    dadka bilaa iq ah baad waxaas ku dhurta hadii aad aqoonledhay wax itus oo itaapsi ah la kalau @yaasir marketer kaa xasidka ah baba ku dhameeee

    • @mohanhero296
      @mohanhero296 2 дня назад +1

      😂😂

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 2 дня назад +1

      Nin facaa miyaa ka sugee inuu wax kuu qabto 😂

    • @HassanHDm
      @HassanHDm 2 дня назад +1

      ​@@garaadsan.6191hhhh runtaa usheegtay zxp wlhi 😂😂