DEGDEG 10KUN OROMO AH PUNTLAND XOOG KU QABSTAY,SHIRQOOLKII UGU CUSLAA DHIGEEEN SIRDOONKA ITOOBIYA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • DEGDEG 10KUN OROMO AH PUNTLAND XOOG KU QABSTAY,SHIRQOOLKII UGU CUSLAA DHIGEEEN SIRDOONKA ITOOBIYA

Комментарии • 149

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t Месяц назад +11

    Waa runtiisa 💯. Hadday shaqo rabaan may Kenya iyo South Africa ha qabteen.
    Meesha qorsho kale ayaa ku jira! Siyaasi ma haysano ee shacabku Oromo iyo uskageeda hayska tarxiilo.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Месяц назад +11

    Oromo waxay aaminsan tahay in Somalia ayaga ay leeyihiin taas ayaa keeneysa in ay kusoo qulqulaan Somalia.

    • @user-gr6gu8bs6q
      @user-gr6gu8bs6q Месяц назад +1

      Somaliyeey Falastiin cashar ka Barta wax Ku dhacaaya .
      Dadkaan way idinka tiro badanyihiin waxay qabaan dhulka Somalia in ay iyagu leeyihiin
      Hurdada ka toosa dhulkiina ilaashada dagaalka wuxuu ka qarxi doonaa gudaha somalia

  • @Sowda-nu5hv
    @Sowda-nu5hv Месяц назад +1

    Waan jeclahay all somali i love SSC Khartoumo original somali ❤❤❤❤❤

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 Месяц назад +7

    Qarax ka dhacayo waa ka mid somali wadanka an laga sifeeyo aa la rabaa

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 Месяц назад +1

      Wake up Somalian people they are looking beautiful Somali country don’t sleep please wake up 🇸🇴

  • @Sowda-nu5hv
    @Sowda-nu5hv Месяц назад +1

    Hoyoo horeey usocoo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 from Djibuti mom ❤❤❤❤❤❤

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h Месяц назад +6

    Dal Hawiye iyo Isaaq iibsadeen ayeynu iska dhex joognaa?

    • @daimentraymi7962
      @daimentraymi7962 Месяц назад +3

      @@Onceuponatime-f7h qabiilka waxa hoos na geeye waaye ee naga dhaaf darood/ hawiye/isaaq waa isku mid

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Месяц назад

      @@daimentraymi7962
      Sharafle mahadsanid. Taladaadii waa qaatay.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Месяц назад +2

      @@Onceuponatime-f7h Dir, Daarood Hawiye iyo Digil& Mirifle intaba waxay leeyihiin dad xun iyo dad fiican waana walaalo, qabiilka naga dhaaf.

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Месяц назад

      @@cabdirshidosman9649
      Mahadsanid adiguna sharafle

    • @user-gr6gu8bs6q
      @user-gr6gu8bs6q Месяц назад

      Isku dirka jooji
      Somalida waa mid
      Hadii ethopia oo kala AF ah oo kala diin ah ay mid yihiin maxaa somaliyeey anaga oo isku diin ah oo isku luqad ah noo diiday midnimada .
      Shalay Bad ayaa nalagu qsbsaday maantana horgal ayaa ethopia ka iibinaya badeen hurdada ka toosa

  • @AxmedCabdi-ol5rd
    @AxmedCabdi-ol5rd Месяц назад +2

    Waa shekadii Israel logu beeray falastiin hada walawada hurdaya lkn waxa hurdada laga kicidona mar an waxba laga qaban karin

  • @OubahMed-t5u
    @OubahMed-t5u Месяц назад +1

    Wa sax hadalkagu🥰

  • @marianmohamed4518
    @marianmohamed4518 Месяц назад +1

    Alaha ku barakeeyo Amin

  • @CumarCkariim-k3h
    @CumarCkariim-k3h Месяц назад

    Walaa.waa.xaqu.dirir.kuwa
    Muqdisho.jogaan.waN.laqaban.do as❤

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Месяц назад +1

    Caqliga allaha kuu deyesto dhamaan dadka dhan in ey sidaas u fakaraan ayaa fiicneyt walaah❤

  • @user-fb3xw5xf5e
    @user-fb3xw5xf5e Месяц назад +1

    ASC:::HALKA ALLAHA WEYN AYAA HAYA. LAAKIIN WAXII TALO AH, AAN KA TASHANO.

  • @Sowda-nu5hv
    @Sowda-nu5hv Месяц назад

    Xitaa president Djibuti walaahi hoyo waa sax you are not rasist am Djibuti but i love you

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Месяц назад

    Itoobiya alaha jabiyo dhulkeena soomaali galbeed alaha ka kiciyo kenyana saas oo kale alaha jabiyo soomaali wayn guul midnimo qaran jacayl isku duubni xadka ilaahey oo la ilaaliyo cadaalad iyo sinaan sharcigeena ku dhisan waa islaamkee wa bilaahi towfiiq

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Месяц назад +1

    Oromo waxay iska dhigaan indhool intii ay soo gashtaan muraayada indhaha qofna gacanta hayo ulna wato, ama waxay iska dhigaan curyaan kursi baabuur ku socda si ay u tuugsadaan.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Месяц назад

    Waa maya,Takale,puntland waa horaan u digney, iyagaa garan dantooda,

  • @mahamuudhirsi9635
    @mahamuudhirsi9635 Месяц назад +1

    Deni iyo siyaasinta dalka yaan dalka lagu halayn soomaaliyey, waa daneeysteeyaal. Waa in shacabka Ssc khatumo iyo puntland iyo galmudug meel ay la wada jeestaan.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Месяц назад

    Waa askartii itoobiya

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Месяц назад

    ASC Subahanallah Allau akbar 🤲💔 VIVA 5 Somaliya keep going bro.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Месяц назад

    Waa ayaan daro haysata, ha la celiyo

  • @Sowda-nu5hv
    @Sowda-nu5hv Месяц назад

    Am somali alltso

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +1

    bal fiiri wa askari caadiya oo sahna oo jaajusa oo xata sahansaday meeshay kaso geli lahaayen ee horta puntland itoobiyaanku puntland way ilaashaden

  • @snw9257
    @snw9257 Месяц назад +2

    Wadanka Deni malahan. ee erya oromada

  • @maden7818
    @maden7818 Месяц назад

    Nin abeeso koriyoow adigaa u aayiye axdi ma lahan xabashidu lagu aaminaaye.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Месяц назад +1

    Oromo ma aado wadamada dariska la ah Ethiopia sida Eriteria, Sudan, South Sudan, Kenya iyo Ugandha intaba xuduud la leeyihiin.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Месяц назад +1

      Dhulka baylahda ah ayey arkeen oo ay rabaan inay qabsadaan

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Месяц назад +1

      @@batulasmail8261 Sax wayna aaminsan yihiin in ay lahaan jireen. boqol jeer baan kuwo ayaga ah ku muranay.

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 Месяц назад +1

    Reer puntland iska hurdooo abihiin wasa war gashinka ka saraaa wadanka wa maxay waxaan war isku xishooda

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed9766 Месяц назад

    👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Месяц назад +1

    Somali marka ay wadamada dariska aadayaan waxay ku galaan passport iyo visa waxaana la weydiiyaa meeqa ayaad joogeysaan, visadana waa lacag.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Месяц назад +1

    Somalida tiraahda Oromo iska dhaafa Somalidaba dibada bay aadaan. Oromo Somali dhul bay ka heestaan deegaan Oromana looma ogola Somali.

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev Месяц назад

    Thankfully brother

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Месяц назад +1

    Oromo gobolkooda waa nabad ayaga ayaab Ethiopia heesta waxa gobolkood leeyahay wabiyo, roob badan iyo beero sabab ay uga tagaan ma leh.

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Месяц назад

    Oromo waa walaalahayo❤❤❤welcome Oromo idinka iyo Haawiye idinkaa ixiga yerow kafariiso xaafada yaanan ku xirine, unuka ciidan majeerteen ah baa noo jooga Ethopia

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Месяц назад

      Beenaale been badan hana sheegan baqtiyow orom afsomaliaga bartay baatahay uf uf marabno urkiina puntland noodhaafa ma idinkaa leh soorafa adinkana wixi reer punatland ah aan isdeyno

  • @LuxuryWorld2244
    @LuxuryWorld2244 Месяц назад

    walaal waxba haku daalin Soomaalida dhulkooda ma rabaan, Qabiilbay iskubaabiyeen, wax Shabaab la yiraahdo ma jirraan, waxa isneceb oo is dilaaya waa Soomaali,Dhul iyo dad nabad kuwa noolaadaan ma rabaan.

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Месяц назад

    Hodhow ayey rabaan in ey dhexdeena ka dhashaan markii ciidamada itoobiya ito somaliya fooda isdaraan inta aan itoobiya iska fiirineyno iyo xuduudaha eyey gadaashaadii ka imaan ileen waxaani waaba soo guureene maca ilmohoodii wey wataan somalina caqli maleh

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 Месяц назад

    Ayala iska leh puntland
    Oromo

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Месяц назад

    Dani muxuu la baqaa ssc wey raafeen oromo qoti war itoobiyaan uraaya yaan laga baqin hala iska celiyo inshaAlaah eryaa erya itoobiyaan laaya oo erya waa cadaw

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief Месяц назад

    Waa in aynu ilaashana dalkeena cadawga dalka inagu haysta na iska saara

  • @Sicidgelley24
    @Sicidgelley24 29 дней назад

    Sax wa saxanytahay sxb

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 29 дней назад

    Walaal Ethiopianka dil qorsheysan oon laa ogeyn ku qada

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 Месяц назад

    Haday shaqo eabaan. Anagaa jaajo udhamaanayna may afrikada kale ushaqatagaan.

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 Месяц назад

    War beero ku fashaa ku shaqeeystaa warka badan intraday iska deeysaan xoogooda ku shaqeeyso ka dibna iska masaafuriyaa yaa. Midiyaa laga duubin.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +1

    War isaaq itoobiyanka way iskusawiran laakin dhulkoda wa kailaashadan ee dadka dhulkoda jilicsanyayay wa harti oo itoobiyan kuso qul qulayo ee toosa

  • @snw9257
    @snw9257 Месяц назад +1

    Aydiskoda erya

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Месяц назад

    Itoobiya Alaha jabiyo Aamiin war erya erya shacabka puntiland ayaa saari kara dhagax halagala daalo markeey dhiigooda arkaan.iyagaa cararaaya guryaha ka guba oromo waa shaydaan ceyriya inshaAlaah shacabka reer Puntiland kaca oo kaca inshaAlaah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +1

    horta waxan been ahayn in deni itoobiyanka isagu wato ee dhulka harti baaleh ee hadifaacadan oo itoobiyaanka hayska saaren

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    shacabka puntland hayska saaren itoobiyanka meesha dowlada puntland lama fahmayo waxay itoobiyanka hoosta ugu aystan

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Месяц назад

    Oromo iyo xabashi ha la raafo eeyaha

  • @saalaxawad6322
    @saalaxawad6322 Месяц назад

    War muqdishu usoo dira baloney ku noolaan karaan

  • @Tahirismacail25gcom
    @Tahirismacail25gcom Месяц назад

    Yes

  • @fakhrudinaziz
    @fakhrudinaziz Месяц назад +1

    Samee whatsup group

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 Месяц назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkk
    Qardho kkkkkkknext mudguard next garoowe next

  • @Sicidgelley24
    @Sicidgelley24 29 дней назад

    Magaca illeeey hadan maqlo itobiyan aya so dhafay balad weyne wlh wa imaanaa

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 Месяц назад

    Asc,Mar hadii Daarood diiday in Hawiye xukumo, Hawiyana diiday in Daarood xukumo, isaaq uu yidhi ma ihi Soomaaliya, waa in aan Soo dhawaynaa Ethiopia iyo Kenya, wax Soomaaliya layidhaa ma jirto inta Madax wayne xassan iyo Dawladiisa la mucaaradayo, inagu kala kaxeeya Ethiopia iyo Kenya kala doorta, mar hadii aad Soomaali nimo diideen Daarood Hawiye iyo Isaaq, inta Kale Soomaalida ah xaal qaata sedexdaa qabiil ayaad Dulmanayaal u tihiin !!!!

  • @fakhrudinaziz
    @fakhrudinaziz Месяц назад

    Allah ha kuilaaliyo

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Месяц назад

    war horta kala qoqobka iyo qabyaalada aan ka baxno oo dhalinyaradu hays dhex galaan oo haysku socdaan ayagoo walaalo s qura ah

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 Месяц назад

    Maxaad ka qaadi kartaa waddankii buu kula joogaa afkii buu kaa bartay wax walba wuu kaa badiyaa sir walba wuu kaa haayaa maalin dhowna wadanka wuu qaadaanaayaa Waa kuwan boosaaso iyo bari ay wada joogaan talo faro way ka baxday iyagaa kaa badan maanta horta kuwa buntiland kula jooga fiiriya soomaaliland iska dhaafoo ilaa meesha Dhulbahante siddaasi u daadsan fiiri

  • @AyalaAstaan
    @AyalaAstaan Месяц назад

    War puntland waa qabsadeen dhamaan shaqooyinkii bosaso oo dhan iyaga ayaa qabsaday

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Месяц назад

    Wll dalka hdaad ka qaxdy ood cidleysay waa lala wareegi... Somali kan ugu taajirsan xitaa wuu tahriibaa..

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 Месяц назад

    Xasan Sh muxuu kuleeyahay Oromada Puntland maalin walba ku qulqulaa. Xasan shuqul kuma leh warkaas fashilkiisu waa mid kale. Waa la yaqaana ninka ka dambeeya waxaas

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Месяц назад +1

    Somali wadamada Africa marka ay aadayaan lacag bay galiyaan dadkaasna way shaqaaleeyaan canshuurna way bixiyaan, Oromo Somalia tuugsi been ah u timid.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Месяц назад

    Deni ma itoobiya xunta mise shacabka puntland

  • @janira7480
    @janira7480 Месяц назад

    War xududada hala ilaliyo 😮😮😮😮

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Месяц назад +1

    Aakhirkii way la wareegi doonaa hadaad hadda la iska gaarin tii guursata hala masaafuriyo.

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 Месяц назад

    Iyaga iyo Imaraadka ayaa Deni jeebka ku haysta, hadaad rabtiin in basaasinta iyo xabashka meesha laga saaro. Horta isaga iska celiya

  • @abdullahisaid4162
    @abdullahisaid4162 Месяц назад

    Asc somaliyey aaway dhalinyaradi kaca oo wadanka kasaara indinka iska leh yaan Asian loosamayn dhalinyarow siyaasi danaysta ah iska ilaaliya wadanka difaaca how ogolanina in ay lugeeyan qabqabta
    Oo laaya ceshana

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Месяц назад

    SSDF, SNM iyo USC weydii suaashaas. Intaabaa baa maanta dhulkooy Amxaaro qabsanasaa.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Месяц назад

      @@AhmedDaud-fd6vn kooxdii Siyaad Barre ee Somalia inqilaabay oo sababay in ay jabhado sameesmaan, Somalina kala diray isku diray burburiyay hala waydiiyo.

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn Месяц назад

      @@cabdirshidosman9649 Siyaad Barre iyo kooxdiisu waddan gumeysi iyo kuwo la shaysta gacanta ugu jiray ayey xoreeyeen,luuqadda hadda aad qoraysid iyakaa na baray sida loo qoro,iskuulo hoose illaa jaamacad firii ah ayuu ju siiyey adigu waad yarayd laakiin Aabahaa ama Hooyadaa ay wax baray,illaa ay ku caasiyeen,Amxaaro u galeen,anigu shakhsiyan waxaan ka mid ahaa dadkii ja faaiidaystay wax barashadii firiiga ahayd,Allah ayaa mahaddaa keh,ka bacdina Siyaad Barre ayaa mahaddaas leh,Somalida maanta waddanka xukunta waa kuwii uu wax soo baray,Xasan gurguurte oo tuulo yar Jalalaqsi la dhaho ka yimi,markii uu Xamar keenay iskuul geeyey,sariir iyo dhar siiyey,lacag pocket money ah bishiiba siiyey,maantana caayaya shaleyna ammaanayey,kulama yaabayo adiga,waa macquul in aad qabiilkiisa oo aadan waligaa arag ku nacayso, maxaa ka dambeeyey dowladdii Siyaad Barre waa adinkaa is cunaya oo kala daataye,shalay kuwii Isaaq oo Ethiopia tababar ciidan loo geeyey maxaa ku dhacay? Iyakoo caga cad orod ku soo galay Hargaysa,hurdada ka kac jaalle,indhaha fur,Farmaajo iyo Muuse Handaraab waa iyakii Djibouti ku kulmay,Farmaajo uu ku dhahay Muuse,kursiga waa kaaga kacayaa adigu noqo Madaxweyne ee jooji kala qaybinta,wixii aad diidday dadka haa ku khasbin, maa sii wadaa?

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Месяц назад

    Mansha allah somalidi waxay noqotay xawayan an aqon cadowgoda idinko hurda laydin qabsanaya hala saro dadkaas halayska saray

  • @user-qg7rl6yu4m
    @user-qg7rl6yu4m Месяц назад

    Belo ku amisomtay, maxa noo keenay amisom io ithopianba hala jafo,lkn wiilow waxaadan hubin ha sheegin,

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 Месяц назад

    Shacabku ha koco

  • @user-xg5xt3md2q
    @user-xg5xt3md2q Месяц назад +1

    Aanu oramada iska qabano waa meesha ay kabcada kaweerari doonaan

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Месяц назад

    Wariye kama hadashid in dawlada xoog yeelato oo aan midowna oo ceebaha hoosloo dhaqo xududahana la sooxiro afkaga ayad uga shaqaynkara lkn ma rabtid😮😮😮😮😮😮😮

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Месяц назад

    Waa ciidan ah Tababare oromo ah ku socda qardho, war qabta , ama shaqo siiya ,

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад

    itoobiya iyo waxii raacsan ha la layo xaaraanta yahuu alle magan

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Месяц назад

    Maad ugu xabéebi=Siciid Dani u sheeg, ha daaline,

  • @fakhrudinaziz
    @fakhrudinaziz Месяц назад +1

    Wiil yar oo caqlibadan Aya tahay

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Месяц назад

    Adigaan baa ka mida isku dirka umadaan soomaaliyeed qabyaalada jooji

  • @user-xc5vn1do9z
    @user-xc5vn1do9z Месяц назад

    Waryaa jooji warka.
    Waa Dad waxa aad kahadleyso.
    Dadkuna waxay ubaahanyihiin Xoolo aydhaqdaan.
    Bisiq Sarmaan

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Месяц назад

      Oromo dhusuq iyi uskag badan baatahay car aan kugu arko deeganada Somalia 🇸🇴

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Месяц назад

    Itoobiyaanka somaliya ka saara

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Месяц назад

    Way shaqaysa nayaan waana sax.
    Somali waxay u tahriibayso waa shaqo raadis hala yaabina.
    Somalidii qurbaha ayay aadeen shaqo raadiss shaqo la aan darteed

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Месяц назад

    Dani ayaa ka masuul ah

  • @FecheDelo
    @FecheDelo Месяц назад

    Waryaa waxaan ku weydiinayaa ma garanaysaa saraakiil oroma ah soomaaliya kala qayb qaatey dagaalkii 77 oo itoopiya lala dagaalamayey oromadu maxaa dhib ah oo ay soomaalida ugeysteen 77kii?

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 Месяц назад

    Asc waa ku saxsantahay, xamar dad badan oo amxaar eh iyo oromo ah aa dagan ee waxee sheegtan abgaal iyo habargidir, police ka midyihiin iyo sirdoonka mogdisho

  • @namiup0274
    @namiup0274 Месяц назад

    War iskadhaafa Waa dad muslim ah

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Месяц назад

    Wey sheegtaan somaliya, waamey lahaayeen?

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Месяц назад

    Hasika saaran maxaya u fiirisanayan 👁️

  • @hassanosman5669
    @hassanosman5669 Месяц назад

    Usheeg deni markasta Addis tegayo garab Ka raasayo

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Месяц назад

    Soomaaliyey iska saara dadka aan soomaalida aheyn ee Ethiopia waa in la goowraco soomaaliyey hurdada ka kaca

  • @mohaamiin3218
    @mohaamiin3218 Месяц назад

    oromada somali kusoqulquleysa kinye ma aado

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 Месяц назад

    Dadkan wa masakin inlaso dhaweyo wa cadi !beraha iyo shaqonyinka adag ayey qabanayan ! somaliduba ethopia iyo kenya sharci daro ayeyku jogan!Somalia cidla wa 75% lama degana!#

  • @Imraan12
    @Imraan12 Месяц назад

    Intay somali isku maqantahay waxaa la arki donaa sida falastiin inay somali noqoto

  • @fakhrudinaziz
    @fakhrudinaziz Месяц назад

    Oo arintan looga doodo oo wax logaqabto

  • @ashahirabe7016
    @ashahirabe7016 Месяц назад

    Somali waa sixratahay qabyaladkaliya baytaqaan xududaha maxirantaqaan waxna masoosaran karaan .waa galbatay somali

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Месяц назад

    dhalinyarooy dalka hala xoreeyo dal xora mahaysataane odayaashuna wadankaan wey ka hurdaan intuu siyaad bare kadanbeysey xoojiya kacdoonka kds oo kaca oo kaca

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh Месяц назад

    kkkkkkkkkk waad iga qoslisey walaahay "ICTIRAAF AYAAN U BAAHANAHAY" KKKKKKKKKKKKK

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Месяц назад

    SOWTII ORAMADA ITOBIYA LAGA SAARAY BOOSAASO ? NORMALY DHULKA QURA EE OROMADA LAGA GURO WAA PUNTLAND WAAYO WARAAQO BAY AWLADA PUNTLAND SOO SAARTAY SI AY U BAXAAN. HADANA HALA GURO OO WELIBA HALA GARAACO SI AY DIB DANBE NOOGU SOO NOQON😊

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh Месяц назад

    somaliyey waa laydin qabsan haddii aanaden midoobin

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t Месяц назад

    Somaalidu khatar bay ku jirtaa! Oromo dhulka Somaalida ayaey ku soo duushey!
    Waa cadow aan arxan lahayn. Sidee laydugu soo dayaa?! Dalkeenii bay badh xaqdarro ku haysta
    Darwiishku waa fariid. Waa runtii. Waa tabtii Falistiin.

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi Месяц назад

    Soomaaliya.shaqo.lomasodoon.waalosodontay.in.laqabasado

  • @abdifarah2185
    @abdifarah2185 Месяц назад

    Adeer.xog.baan.kusiinayaaye..usheeg.soomaalida.1984.ayaa.wiilal.soomaliya.oo.15.sano.jira.loo.tababarayey.sida.wax.loo.qarxinayo.hada..xagee.laga.qaadayey.itoobiya.dhexdeeda.xagee.lagu.soo.tababarayey.liibiya.marka.adeer.hada.naloo.matashane.marhore.ayaa.nalotashaday.ninkii.dareen.lehna.waa.ladilayaa.qabiil.kuu.raba.ha.ahaadee.waxa.loo.socdaana.waa.dhulka

  • @user-yc3cy1in3f
    @user-yc3cy1in3f Месяц назад

    War dadkaan abiya shuqul kuma laha waa masaakiin iska dhaafa

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b Месяц назад

      Adigaaba laguugu dari baqtiyow oromo xun baatahy mawaxaad rabtaa meeshii xaramka barakeysab looga duuli lahaa inaan noqono hush hush