SULDAAN DEEQOW SANBUL OO WEERARAY KENYA
HTML-код
- Опубликовано: 30 окт 2024
- Suldaan Deeqow macalin sanbul oo ahaa dhaqdhaqaai gobolka NFD SOMALIA ayaa YIRI Kenya Waxay Jubbaland u Gashay in muran la geliyo Kismaayo, si markaas loo ilaawo qadiyadda NFD
Deeqow waa ugaas soomaaliyeed . Allah haku xafido
Mashallah geesi soomaaliyeed xaaji
Allah ha xifdiyo deeqow sanbul❤️
wooow duqaan guuul duqaaan iigeeyaaa duqaan iigeyaaaa
farah mohamed farah waalagu gayn boqorka
Beri ayan ujeeda hor maiskuracna
sax wa dhulka hoyo la so celiyo dhimasho ama nolal
Ninkan waa gudoomiyihii jabhadii NfD Dr Deeqoow Macalim Sambul 1960ilaa2020 waligiis ma xiranin shaati kuleeti leh wuxuu xirtaa shaadh qoor go,an taas oo uu ku cabiraayo inuusan xor ahayn oo uu yahay nin dhulkiisa ay adoon haysato.
Caawa waa 15/12/2020 wareysigaane hada baa iigu horeyso waxaanse la yaabay 7 sano ka hor hadalkuu ogeygaan khabiirka ah sheegay way dhaceen oo shalay baan adoontii u jarnay calaaqaadkii.
Wuxu sheege aya dacaaya hadertaan😪
Waxaan ilaahey kabaryay inuu igu Simo inaan is nolol inaan isku Aragno suldaanka...
Cimri dheer iyo caafimaad ayaan ilaahey uga baryay
Ninkan Somalia halo soqado taladana halo dhiibo
mohamed farah shiree mbarada duqaan iguuso xariri wabaa radin hayaye
Maheshe
7sano kahor ayeey sii sheegey inuu shacabku kicidoono
Kan wax waraysanaya hooyadi wase
Isagu ma dabadhilif kenyan baa maxaytahay sualaha fosha xun ee qaabka daran wu waydinayo mawaadanka soomaaliyeed dhiladii kudhashay was kaxishow masuulka
Waxaan sugaynaa qabashada jubalan iyo next week insha allah dolada somalia