(WAR DEG DEG AH)BOQOR DEEQOW "KENYA WEY KA QOOMAMEYN"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 окт 2024

Комментарии • 405

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 3 года назад +51

    Anagay noo gafeen farmaanjo umagafin aad iyo aad buu iitaabtay eregaasi

  • @saadiqwadani4111
    @saadiqwadani4111 3 года назад +71

    Boqor deeqow ninki aan aqoon waa hogaamiyihii jabhada NFD ee ka dagaalami jirtay gobolka waqooyi bari kenya. isaga oo ka dhaxlay jagadaas aabihii. haatnna waa boqorka beesha caabudwaaq ogaadeen ee dagta Magaalada garissa.

  • @abdisharifadan2587
    @abdisharifadan2587 3 года назад +32

    Geesi waaye cimri dheerar allaha siiyo aabe deeqow

  • @saidhalane9567
    @saidhalane9567 3 года назад +24

    Mr ayaanle hanolatee wareysigaan wa kii igu ficnaa oo aan dhegeysto thank you bro somali ha. Iska dhaafto 4.5 ooh qabyaad ku shaqayso from seattle Washington USA

  • @somalia2730
    @somalia2730 3 года назад +40

    Waa kuwas dadkii dhiiga la ahaa ummadda xoriyadood uu dagaalman jiraya Allaha ugu guuleystaa Kenya Iyo Ethiopia waxay helan soomaali dabodhilif uu shaqeyo

    • @moguermourad9701
      @moguermourad9701 3 года назад +1

      Marexaan idinka aya gubay somalia imika guba

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 3 года назад

      @@moguermourad9701
      xawayaanow waxa laga hadlaayo fahan qabiil waxba kuu dhimin ha ku oradine.

    • @amirabdullahi2880
      @amirabdullahi2880 3 года назад

      @@batulaisse2844 fakemajo qalbi dagax dhiibey miyu odheeygan udaahii laha inuu dhiibo? wa maya.

  • @m.deekowchanel9033
    @m.deekowchanel9033 3 года назад +18

    ilaahow soomaali midey kuwa xun naga qabo Rabiyow cadowgena badane wadaniyiinta noo barakey Tuugada naga qabo Rabiyow❤❤🇸🇴🇸🇴💜💜

  • @lolamoon3870
    @lolamoon3870 3 года назад +24

    Aabo ilaahow kuxafid if iyo aahiro guulyso mashalahu

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 3 года назад +30

    Odeygaan waa Nin taariikh facweyn og waa in wax laga qoraa oo taariikhda lagala hadho.

  • @mohahmed6423
    @mohahmed6423 3 года назад +14

    Mzee Dekow Cimrii dheere awoowe, God Bless this man's soul, An absolute Gentleman, A Force, A Lion that roars from Garissa to Mandera To Mogadishu to Kismayu.. Libaax 🦁🦁

  • @aminaabdulahi2881
    @aminaabdulahi2881 3 года назад +2

    masha allah somali guul farmaajo guul farmaajo guul farmaajo guul farmaajo guul farmaajo guul farmaajo guul farmaajo guul farmaajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdikhadirmohamedomar445
    @abdikhadirmohamedomar445 3 года назад +27

    Aabo somaliyeed waaye wlhi allaha xafido

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 3 года назад +6

    masha Allah. the old man he is very smart aniga wan ku racsanahay. somalia wa in hoslagadhisa.. ilahay habarakeyo abtigey macan cafimad iyo cumrii dheer Allah hakusiyo.ameeen hadi laga heli laha 10 qof adokala somali way guleysanlahed. Masha Allah inolaw

  • @hassanhared4521
    @hassanhared4521 3 года назад +25

    illahow cimrigisa cafimad ugu dar halgama deqow

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 3 года назад +11

    Wakaaa dad kii Somalia 🇸🇴 u soo dhintey. Wadani wadani dhalay, alow xafid cimri dheer uu ku arko Somalia oo midow dey indhahiisa tusi siduu ku haminaayo nooga dhig.🇸🇴

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 3 года назад +9

    Dowladan hada jirto waa dowladi ugu hareysay ee qadka suntaha jojisay Somaliya guul

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 года назад

      Wa dowladi ugu horaysay ee dadka soamliyed isku disho
      Hadi kenya qadkeda laga jojiyay waxa lagu so daabula oo suuqi kenya qatay qaadki ethiopia

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 3 года назад +1

      @@rock_diamond9475 yey isku dishay bal nosheg dabadhif waqtigisi wa dhamaday

    • @axmedcynte8723
      @axmedcynte8723 3 года назад

      Qaad kii ugu badnaa ayaa xabashi ku soo daldalaysaa
      Kenyana arintii bada la iskuma hayo oo maxkamadii inay dib u dhigto ayagaa la ogaa
      No more awr ku kacsi
      Amxaar baa nebcay siiladii dadkaa ku xigtay

    • @nourabdallamo2160
      @nourabdallamo2160 3 года назад

      Qaadki kenya kii itopia lagu badalye maxa farqi udhexeya oo dhanka qaadka ah ?

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 3 года назад +5

    Hanoolaato guul

  • @umumuxamedabdala6369
    @umumuxamedabdala6369 3 года назад +1

    Thanks ayaale

  • @بلقيسملكةالحب
    @بلقيسملكةالحب 3 года назад +16

    Allow inoo bad baadi dalkeena somalia 🇸🇴♥️😓

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 года назад

      Wallal iisaar SUBESCRIB codsi.

    • @faysaliman3213
      @faysaliman3213 3 года назад

      Subscribe ayaad somaliya ka jeceshihiin qadaad wayn

  • @najmakhaliif2791
    @najmakhaliif2791 3 года назад +8

    Inta Soomaali adeerkaan wadaniga oo kale ku jiro Kenya iska daayee USA wax managa qaadayaan. Inshaa Allaah ❤️Allaah baa garabkeena ku jiro.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 года назад +14

    Wa wayo arag adeer Asaga oo kele Allaha no dayo

  • @nimcoxasan5156
    @nimcoxasan5156 3 года назад +3

    Boqor deeqow macalin sanbul waa geesi geesi dhaley alow xafid aakhiro iyo aduun isaga iyo ehelkiisba aaaaamiin aaaaaamiin yaa alaah yaa raxmaan hadslkuu Sheegayna waa runtii soomaali ama keenya ninkii dhiig Lahow kac keenya waa in laga soo dhigaa enefdhii inshaa alaah alaah

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 3 года назад

    allaha ku xafido adeer mcn

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 3 года назад +8

    Isaga oo 18 jir ah ayaa loo xiray qadiyada NFD isaga oo xornimadoon ah

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 3 года назад +1

    Viva somalia viva hanoolaato thanks ayaanle nooloow wax badan insh allah boqor

  • @MrMohamud78
    @MrMohamud78 3 года назад +14

    Waligiis isma badalin, ilaahey ha dhowree.

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 3 года назад +14

    Awoowe somaliyed Allh kuxafido khatimada Allha kuhagajiya

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 3 года назад +2

    Mansha allah adeer deeqow wa geesi geesi dhalay wa boqorki ogaden oogu awooda badan Mansha nolow awoowe

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 3 года назад +2

    Maashaa alaah ilahay cimriga ha u siyaadiyo

  • @saleemanabdi3412
    @saleemanabdi3412 3 года назад +13

    Boqor deeqow halgamaga saxda ah waa intuu noolyahay in taalo Lagu xasuusto loodhisaa markan sidas leeyahay ma ihi qabiilkiisa lakin dhiiga somaliyeed baan wadaagnaa ilaah hanoo xafido

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 года назад +11

    Baaraka Allaahu Adeer Allaah waxaan ka baryayaa inuu kugu simo Soomaaliya oo xoog leh iyo Gobanimo dii aad u dagaalamaysey Aakhirana uu kuu wanaajiyo

  • @salaxudin7307
    @salaxudin7307 3 года назад +11

    machalah inta iga gadan adero nolow ''wxa nasab mahin'' . somalia wey naga dhaxeysa e halo turo from jabuti.

  • @zeinzeros
    @zeinzeros 3 года назад

    Thanks,sxb,waad soo noqatay,marbaad dad ka xun ee soomalia u ruuf yaama shisheeyaha raaacday,

  • @fsurowchannelfarahadam5635
    @fsurowchannelfarahadam5635 3 года назад +3

    Mashallah guuuuul somalia inshallah

  • @sacdiyofooljawe4592
    @sacdiyofooljawe4592 3 года назад +3

    Geesi weeye ninkaan masha alaah

  • @doodaay5822
    @doodaay5822 3 года назад +1

    Ayaanlow waxaan xaqiijinaa in aad tahay qof somali dhab ah wadani ah markaan kaligeen nahay aan is xag xagano lkn markii shisheeye imaado aan meel uga soo wada jeesano warkaas ayaa xaqiiq ah. i am big fan for hanoolaato guuleyso wlal

  • @Nobody1579
    @Nobody1579 3 года назад +7

    That’s True wlhi wa sax

  • @ahmedqisaq9875
    @ahmedqisaq9875 3 года назад +3

    Deeqoow waxan arki jiray anigoo 14 jir ah maanta oo aan ahay 64jir wuxuu weli sitaa shaatigii aan kuleetiga lahayn.
    Waa gudomiyihii jabhadii NFD.
    Wadaniga u soo halgamay 5ti Soomaali
    Ee maanta nool.

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 3 года назад

      Shaatiga kuleetiga lahayn macnihisa maxa waye wll

    • @mohamedabdi8377
      @mohamedabdi8377 3 года назад

      @@faizadakash5590 Wareysi uu RTN siiyay buu ku sheegay sababta uu shaatigaas u xirto. wuxuu dhahay barigi ingiriiska i xiray baa shaati noocaas ah iyo suruwaal gaaban lay xiray. Barigaas wixi ka dambeeyay illaa hadda shaatiga noocas ah umbuu xirtaa oo ujeedadiisu tahay inuu weli xorriyaddiisu helin.

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 3 года назад +8

    Odeygaan runta ayuu sheegey qadiyada Soomaaliyana iney jirto ilaa abid ayuu jecel yahay,Allah ha xafido.

  • @mamaqaali2686
    @mamaqaali2686 3 года назад +5

    Adeero macaan e eebbe Haku xifdiyo, waa wada I Dhab Ah

  • @sumayoabdi8902
    @sumayoabdi8902 3 года назад +1

    Guuul iyo gobanimo somaliya ❤️🇸🇴🇸🇴💪💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 3 года назад

    Noolow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmeakweezy670
    @ahmeakweezy670 Год назад

    Adunka waa wareegto inshallah

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 года назад

    Masha allaah dowlaadbii farmaajo

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 года назад +3

    Keniaya. Kud. Kud. Allaah. Ha udiilo. Waa. Bad. Raadis. Gabdhahaa. You diraynaa💯💯💚🇸🇴😍💚

  • @sacdiyomuse3774
    @sacdiyomuse3774 3 года назад +1

    Allow Adeer Kan wa wadani dhab ah e ilaahow cimrigisa raaji o caafimaad tam ah siii

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 3 года назад +2

    Maasha alaah run alle haku barakeeyo adeer Kenya yaska iyo daandaansiga flight la joojiyey ayey wafdi Kismaanyo ku dejisey amarkasta dowlada federaalka ciidankeeda 150 maydkooda hal maalin hala xasuuqo eeyda eeyda ah

  • @joyman7026
    @joyman7026 3 года назад +1

    Somalia today has a powerful army 💪💪🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 3 года назад +7

    Odayaasha soomaliyed may odaygaan ookale ahaadaan toll la ay.

  • @Million-yp2td
    @Million-yp2td 3 года назад +3

    Awowe ❤️❤️

  • @abdirixin1348
    @abdirixin1348 2 года назад

    Alle hakudhawro wariye ayaanle

  • @yahyeartanali1542
    @yahyeartanali1542 3 года назад

    Waaan Ilmiiyey Wlhida Allow Cfimad tam ah Ku sii Abo

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 года назад +1

    Adeer deeqow waa geesi gacal wayay maanta carab iyo Kenyan aya farta ugu yeeraya waxan magaca raga wata ee cadowga u adeega illaahey shartooda ayaga ha ku celiyo dalkeena iyo dadka somalyed amaano ay ku waaran ha siiyo dabadhilifyada cadowga u adeega rabi ha naga kiin qabto isagan waxba ka qarsonen aamiin

  • @khadarhassan3447
    @khadarhassan3447 3 года назад

    ( Nasab maaha) Waa eray aad u gun dheer. Guuleyso Sheekh Deeqow Sanbul, Waan hubaa in aad nasab dhalad Soomaali ah tahay.!
    Ayaanle, Walaal, Adigana Mahadsanid.

  • @asadibrahim104
    @asadibrahim104 3 года назад +1

    Yes, Ayaanle markey timaado arinta sharfta waddabkaga malaha mucaarad iyo muxaafad. Wa mahadsanyahay boqor Deqow

  • @omarhashi853
    @omarhashi853 3 года назад +1

    Deeqoow macalin gudoomiyihiii Somalia u fadhiyay NFD

  • @shukriwali3414
    @shukriwali3414 3 года назад

    Guul Guul SOOMALIYA Goor walba
    SOOMALIYA SOOMALI baa leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 3 года назад +1

    1897 ayaa Ingiriiskii Gumaystaha ee Jubaland la shiray odayaashii Ogaadeen ee uu hogaaminayey Suldaan Margan Yusuf iyo wiilkiisii Axmed Margan. Ingiriiskii Wuxuu rabay in Soomaalida ula dhaqmo sida Afrikaanka kale laakiin odayaashii Ogaadeen waxay Ingiriiskii u sheegeen in at dhimasho ka xigaan in Afrikaan lagu tiriyo ama wax loogu qaybiyo. Ingiriis weerar ayuu Soo qaaday Turki iyo Afmadowna waa ku jabay oo saraakiil sare ayuu ku waayey. Go' aankii odayaashaa wuxuu sababay in Soomaalida aan Afrikaanka lala simin waxna loogu qaybin maxmiyaddii Ingiriiska.
    Odayaashii Ogaadeen iyo Mareexaan ee kartidaas lahaa manta carruurtoodii qaarbaa Kenyan u shaqeeya.! Ingiriisna wuu yaaban yahay! Taariikhduna way yaaban tahay!

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 3 года назад +2

    Gobanimo iyo sharaf ayu cimrigisa ku dhamestay Mashallah

  • @mohamedmaalim8469
    @mohamedmaalim8469 3 года назад

    ALLAHU AKBAR ALLAH IS GREAT

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 3 года назад +3

    Waaa sax

  • @amaay100
    @amaay100 3 года назад

    Mashallah mudane wasiir allaha kubarakeeyo

  • @qoorqoor5911
    @qoorqoor5911 3 года назад +1

    YES SIDAA AYAN KA RABAA ARIMAHAA DALKA DIBADIISA WA INAA KU TAGEERNA DOWLADA

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 года назад

    That is right somaliya viva

  • @abukaromarmohamed2003
    @abukaromarmohamed2003 3 года назад

    Somalia 🇸🇴 hanolaato dhaman umada ha ukacano danta guud ey isku tagi karto somalia 🇸🇴 oo dhan qof waliba wajib aya kasaran ugu horeen Dintisa Dalkisa Iyo Dadkisa mahad sanid Hanolaato !!!!!

  • @umusabir4121
    @umusabir4121 3 года назад

    Masha allah abe somaliyed cimri dheet iyo cafimad allow ku sii

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 8 месяцев назад

    Ciil badanaa somali ma suldaankan ba ka haray alow aduunka iyo aakhiro unaxariiso😭😭😭😭

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 3 года назад +3

    Maasha Allah cimariga Allaha kuu waasiciyo

  • @abdishugricabdi430
    @abdishugricabdi430 3 года назад +1

    Keep going wadankeyda

  • @abdifatahmohamed3297
    @abdifatahmohamed3297 3 года назад

    Asc gudmiye nfd waa mujaahid weyn asaga iyo rag kale khaliif sh xasan iyo gaduudo allaha unaxariisto deeqow waxaan kugu salamey salaanta islaamka asc

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 года назад

    Aabe cimri dheer Allaha kusiiyo 💋💋Dowladu wayka gaabisay arinta kenya, waa shacab somaliyeed oo reer miyi ah ayay xasuuqayeen ilaa 2011 kii, xaduuda somalia na gudaha ayay usoo galeen,, ganacsi ma ogola inuu xaduuda kasoo galo ayakana jaad iyo qashin ayay naga gadayeen dhiigu biya maaha guul somalia 🇸🇴 inshaa Allah ciidanka xooga dalka ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 3 года назад

    Masha alaah dowlada ilaahay ha noo adkeeyo caado qaatayaasha alaha naga qabto

  • @Ali-nq9uw
    @Ali-nq9uw 3 года назад

    Ayaanle mahadsanid muwadin dhab ayaa tahay

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 3 года назад +1

    Waan ku racsanahay go'anada ayqadatay dowladena Somalia hanolato

  • @sahrasaid7485
    @sahrasaid7485 3 года назад +1

    Absolutely agree this adeeer

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 3 года назад

    AAAAD IYO AAAD BAABAHA WA QOF ARAGTI DHEER IYO WAAYO JOOG AH💯

  • @mohameddahir72
    @mohameddahir72 3 года назад

    Masha alah maantu somalinimo ka hadlay ayanle fiva Somali nolow boqor cimri dher cibado suban

  • @xogbaar4119
    @xogbaar4119 3 года назад +7

    Xasadku ha iska maqnaado waxaa iga badan adiga qalbiga furan ee qorolkeyga aqrinaayo oo hal subscribe isiiya! Mahadsanid in badan🙏

  • @hafsahassan8483
    @hafsahassan8483 3 года назад

    Italia iyo England hasoo lamaan waxba waadi wenay ziad barreh Allah yarxamu daabadi aqiiladi wa lawayeey somaliyeed 😭😭😭😭

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 года назад +9

    Goortaad dawada xanuunkaaga heshana madhawa hadaad I fahamto

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 года назад +4

    Ha aaminin ee in xuseen Ku dhalay aamin ayaanlow

  • @aadanali3920
    @aadanali3920 3 года назад +1

    Wallee dadkii somali masuul iney ka noqdaan waakan soomaliyeey xalaasha ahaa ilaahoow cadow ka haay

  • @amalomar860
    @amalomar860 3 года назад

    Masha allah waa wadani Somaliyeed ilaahay cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeyo kuwana maanta ayay u banaan baxayeen maxaa Kenya xiriirka loogu jaray ayagoo jooga caasimadii ummada somaliyeed waxaqiiq inay soo adeegsaden dabadhilifyada Kenya iyo Emaradka u shaqeeya ayagoo kuraligalinaya

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 3 года назад +5

    Dowlada garabkeeda ayaan naahey.

  • @duceysannoor4022
    @duceysannoor4022 3 года назад +9

    Illaahow dalkeena noo badbaadi amiin😭

    • @jamilanrsl4228
      @jamilanrsl4228 3 года назад

      Mashallah wax garad iyo wadani dhab ah ciil badana

  • @abdiibrahim7732
    @abdiibrahim7732 3 года назад

    Igaraali ahoow dhinacyada oodhan hadey kuusimanyihiin waankahordhacay igaraalinoqo mr ayaanle

  • @allyhaji1902
    @allyhaji1902 3 года назад +5

    Allah yacizag ayaanle xuseen cabdi ayaamihii hore waan kugu xanaaqsana sxbow lakiin clipkan inaad wadani tahay ayaan ka arkay horey usoco bro

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 года назад

      Wallal iisaar SUBESCRIB codsi.

    • @allyhaji1902
      @allyhaji1902 3 года назад

      @@taqwamedia11k70 wan musarey brother adna isar

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад +1

    Inaalilaahi waa inaa ileyhi raajicuun Saan baa oo danbeysey ilaahoow nimankaan intooda xun cudur iyo cadaab ku laa ilaahoow ha noo jebin cadow yaa rabi yaa rabi yaa rab ilaahay ha naga kiin qabto bisinka yaasiinka allow nimankaan naga soo qabo inta xaraashka nagu wada

  • @mohamudsiraad1209
    @mohamudsiraad1209 3 года назад

    Asc dhamaan umadda soomaaliyeed meel ay joogaanba.
    Waa xaqiiq warka Boqorku usheegay.
    Dhab ahaantiina waa wax lagaxumaado incidkaska oo damacyeelataa ayhesho siyaasi isku sheegyo soomaali ah oo hoos orda kabahana uqaada.
    Lkn hadda soomaaliya waysoo noolaatay.
    Mahadsanid Ayaanle

  • @amanaahmed8405
    @amanaahmed8405 3 года назад +2

    Allaahuma aamin ya rabil calamin 🤲 jzkl kheer eedo mcn

  • @abdisalaan2712
    @abdisalaan2712 3 года назад +1

    Allah cfmdka kusiyaadi asagoo kenya dhaxjoogo ayu runta shegaaya

  • @samajacel8599
    @samajacel8599 3 года назад +2

    Mujahid daqow allha hakuxifdiyo

  • @rahmanoura6867
    @rahmanoura6867 3 года назад +1

    Labadani somali mahaah jajeer iyo caarab ka haadhan

  • @abdishugricabdi430
    @abdishugricabdi430 3 года назад +2

    Niin wadani aha wayo walahi abo soomaliyed

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 года назад +6

    Dhul malaha kenya mambasa mandhera watamu waa dhul somaliyeed abahaan waa runtiis galada dhulkoda iyo badahoda wey ilashadaan somali waxa ka badatey tuugo isbaad somalida wasaqda o gadaneysa dhulka iyo bada ha leyska dhiciyo

  • @husseiosman9448
    @husseiosman9448 3 года назад +12

    Somalia
    Gabadhii xumaatay ee hadana eeda badnayd
    😂😂😂😂

  • @mohamedamiin1207
    @mohamedamiin1207 3 года назад +8

    Maskax maalku markuu hadlo waa in loo noqdaa dhagmaal
    Mashalaah qiro somalinimo.

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 года назад

    Asckm masha allaah allaha noo daayo

  • @umushaficicabdlle5618
    @umushaficicabdlle5618 3 года назад +1

    nasab maaha dadkaas shisheeya wataa waaruntiis adeer dadki layaqaaanay buuka hadhay

  • @omarrashid478
    @omarrashid478 3 года назад +1

    ASC SOOMALI GUUL

  • @Dajiye614
    @Dajiye614 3 года назад +3

    Hadalka qofka wadaniga waa kaas , Dalka ayaa ka weyn waxa aan isku heysano , Hees uu #Cigaal qaado waxaa ku jira erayo oranaya "Eynu dilno , eynu dagaalno , ka digtoonaada dalka dadkayagoow"