ILAAH BAA I BIXIYAY 1991 - DAGAALKI SOKEEYE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 янв 2021
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

Комментарии • 98

  • @zakikubad6137
    @zakikubad6137 3 года назад +14

    Ilaahey soomaali ha wada cafiyo hana u denbi dhaafo ilaahoow noogu naxariiso aduun iyo aakhiroba

  • @duuliyeofficial394
    @duuliyeofficial394 3 года назад +20

    Dar daaarta aabahaas hanagu filnaaato Allaaahu Akbar

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 3 года назад +6

    Oday Deeqow love you from bottom of my heart, what a honest Boqor.

  • @zakikubad6137
    @zakikubad6137 3 года назад +17

    Walaahi boqor deeqow waa nin aad daacad u ah ilaahey ha cafiyo Aamiin aamiin aamiin

  • @duuliyeofficial394
    @duuliyeofficial394 3 года назад +11

    Bal fiiriya hableheena hore quruxda ay lahaaayeen Fanaanada heesta qaadeyso maashaaa allaaah waxay aheyd qof qurux rabi ku deeqey rabi unaxariisto

    • @maryanmohameddirie2043
      @maryanmohameddirie2043 3 года назад +1

      Qof walba naxariista allah wuu u baahan yahay nolosha iyo geeridaba. Lkn Maryan Mursal weli waa nooshahay

    • @duuliyeofficial394
      @duuliyeofficial394 3 года назад +2

      Wll maba aqaaani magaceeda waan maqley kaliya hadey Nooshahay Cimrigeeda Allaha ubarakeeyo inshaa allaaah

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Месяц назад

    Aad baan ugu diirsadaa boqorka hadalkiisa waa run soomaalinimo ayaa na deeqda iyadaan dadka uga sareynaa ❤❤❤

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 3 года назад +4

    Hanoolaato channel qiiro igaliyo waaye wlh

  • @xamseaxmed6442
    @xamseaxmed6442 3 года назад

    Masha Allah

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 3 года назад +5

    Wax dhaama La’waaa Soomaalina
    Millatery ayuumba xukumi kara
    Maantana Waa yey Kenya Isu soo
    Adeegsanayso Alle Haunaxariisto
    Hogaamiya Md-Mohamed S.Barre.|🇸🇴

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 года назад +2

    Amiin waa oday yar oo macquula MashaAllah

  • @mohamedbarre9874
    @mohamedbarre9874 3 года назад +14

    Naseexo walaaltinimo; waraysiyo xiisaleh oo taariikh reebaya ayaad waddaa, waadna kumahadsantahay laakiin heesaha iyo muusikada iskadaa si juhdigaagu barako u yeesho. Wixii soomali halakeeyay waa fasaadkii iyo tumashadii lala soo banaan baxay, Haddii badbaado aynu rabno Alle aan u noqono.

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 года назад

    Mashallah

  • @hfhdjjtiir4u329
    @hfhdjjtiir4u329 3 года назад

    Masha allh

  • @halimoaiynte4227
    @halimoaiynte4227 3 года назад +1

    That is true story.

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 3 года назад

    Deeqow Sanbul , Allah haku xafido . Nin rag ah baad tahay

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 3 года назад +2

    Waa run riyo BEENTA Ayaa burburusay Soomalia

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 3 года назад +2

    Ilaahow ku cafi adeer adiga iyo dadkeeni dhintay iyo dhamaan umadi nabi mahamed

  • @hassanismail1287
    @hassanismail1287 3 года назад +12

    Heesta iskadaaf hadii aad rabto barakadii ilaahay

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 3 года назад

      Umad murtidoodii lagu diray

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 3 года назад +1

      @@abdim.m.q3127
      Murti beel👊👊👊 munkarka maa murti ah mariid halaguu qaso maku dhahee xumaanta ha u gurbaan tumin 👊

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 года назад +1

    Waa runtii odaygaasi wax walba ilaahay Somali wuu siiyey diin qurux dhul laakiin qabiil baa laynagu imtixaamay ilaahow naga korqaad

  • @muniircesc5347
    @muniircesc5347 3 года назад

    Ilaahow u dambi dhaaf aabahey Deeqow 🙏🙏🙏

  • @garasho614
    @garasho614 3 года назад

    MashaAllah ugaas deeqow macalim Sanbul

  • @ahmedshow5312
    @ahmedshow5312 3 года назад +3

    Waa runti Qabiil baa dumiyey.

  • @togsan1833
    @togsan1833 3 года назад

    Masha aallaah kaligi taliye kasta
    Sidaasaa waa jibkasi ah

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 3 года назад +3

    Ayaanle XUSEEN CABDI WLL MIYAAD HABEEN KASTA OOYNIN TANIYO INTII AAD LA KULANTAY ODAY DEEQOW??
    Sidee dareemeysaa??

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 3 года назад

    Aad ayaan u xumaday taariiqda madow ee ku sheekeyey adeerkeen mr deeqow
    adeerkan soomaaliyeed wax u islah wax hagaaji laakiin dadkiis ayaa ku xumaday marka Allah u danbi dhaafo soomaalida qabyaalad qalbigood gashay Allah ka tirtiro Amiin yaarabi

  • @aminformula1
    @aminformula1 6 месяцев назад

    ilaahoow dib ha noo celin, Somali oo hal inshaallah 🇸🇴🔵

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 года назад

    Ilahay ha ku xafido waxaad ka mid tahay inta yar ee xalaasha ah ee soomaalinimada aaminsan

  • @cigaal100
    @cigaal100 3 года назад

    ilaahay somaliya oo nool ooxayi ah ala ha ina gaarsiiyo guul iyo gobanimo

  • @omarhusseen4501
    @omarhusseen4501 3 года назад +4

    BOQOR DEEQOOW. ILAAHAY. CIMRI DHEER ALLAHA KU SIIYO. WAXAAD TAHAY. ODAY SOOMAALIYEED OO DAACAD AH

  • @ahmedshow5312
    @ahmedshow5312 3 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭 ina lilah wa ina ileyhi rajicuun

  • @mohaabdi3938
    @mohaabdi3938 3 года назад

    Ya allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @amareto5772
    @amareto5772 4 месяца назад

    Maxaad saacadiisa maanta oo dhan nnogu haysaa walaalow?

  • @jackjackson5807
    @jackjackson5807 3 года назад

    Ayaanle wll clips dhamees tirin soo gali
    Ha dheeraato hadii laga fursan waayo

  • @nimosaalah8785
    @nimosaalah8785 3 года назад

    Maryan Mursel markey yareyd quruxley ayey aheyd mansha Allah illahayow u naxariiso dadkii masakiintii lagu xasuuqey

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 3 года назад

    Asc adeer deeqow run ayaad sheegtay Allah kuu dabidhaafo dhibkad noo soo martay soomaali hadaan nahay Janad Allah ku geeyo amiin yaarabi

  • @mohamedabdullahi6736
    @mohamedabdullahi6736 3 года назад

    Ma warkan muzeygan dhageysana mise islantan heyseysa nagada wll hesta fadlan

  • @iababuuk7754
    @iababuuk7754 3 года назад +2

    Waa run in Soomaali ay inkirtay asalka. Waxa ay isku heestaan- =Carab baanu nahay! Social media waxa ay soo dhigaan sawirro ay soo xadeen Pakistan, carab ama India iwm. Beenaaleyaal! Diin warkeedba daa kan isbaarada dhigtay siinka dheer masaajidka wuu kaaga horeeyaa. Fajac!

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 3 года назад +1

      Hawiyuhu Carab ma sheegtaan. Digil& Miriflahana sidoo kale. Hadda Soomali ha dhihin. Qolooyinka Carabta u nacamleeyo waa taqaan.

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 3 года назад

    Allow umadeena xaqa tusi

  • @Abdirahman335
    @Abdirahman335 Год назад

    Ilaahay cimri diir seee

  • @tg9079
    @tg9079 3 года назад +3

    Somalia in qaxdo qaxooti Noqoto kala go’odo Waxa u sabab ah Kacaan kii

  • @t6f
    @t6f 3 года назад

    I remember that day my little brother threw up 😂

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 3 года назад +1

    Waa nin Wanaagsan Laakiin waxa uu iska qoomameynayaa inuu Jariimad badan galey iyo Gefaf badan markuu xukuumadii kacaanka ka mid ahaa waxaanu aamimay qabiil..
    Nasiibxumo isagoo 83 years old ah ayuu ogaadey qaladkuu galey.
    Allah ha kaa Cafiyo
    Laakiin waxa fiicnaan laheyd inaad weydiisato cafis dadkaad denbiga ka gashey ha kaa cafiyeene...
    Wabillahi Towfiiq

    • @garasho614
      @garasho614 3 года назад

      Ilaahay hakucaafiyo. Ninkan gobonimo doon ayuu ahaa ee kacaan iyo sheeydan mauusan aheen

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 3 года назад +2

    Ninkaa waa hadlay ee jiilka joogoow hala qaato..laakiin somaali waa dhagax...dhagaxna taabasho iyo tuujin waa isugu mid..waxaan is waraysan doonaa ninkii Ilaahay cimri siiyo 30 sano hadda kadib..waa haduu isbedel dhaco..

  • @aslirooble1380
    @aslirooble1380 3 года назад +2

    War naga dhaaf heesta aad ku qaribtay waraysigii

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 3 года назад

    guulayso ayaanle

  • @ujlaan5
    @ujlaan5 3 года назад

    Ayaanle aad baan ugu helay sawabtuu ah qaxii ayaan soo xasuustay

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 3 года назад +3

    Waar Niyow nin wax badan umadda usoo ban dhigay baad tahay. Horusoco!

  • @umucabaas3199
    @umucabaas3199 3 года назад

    Ayanle haxasuusin allihii nasodhaafiyay baamahadle tankale dadmaanta kufaanaaya sagaashan iyo kawdii subxaanallaah

  • @ibrahimmaxamed2666
    @ibrahimmaxamed2666 3 года назад +1

    40Sano Ku Dhawaad Dad Bur Bur Ku Jiro Wallaahi Waa Inkaar

  • @mahmett9373
    @mahmett9373 3 года назад

    Ayaanle 🥲 Aabe waxa ku dhahdaa Hurud ilahey qaa Qafuuru Raxiim Danbiyada Oo dhanne waa Midka Dhaafa Rabbi wuxu Daalacda Quluubta Aabe maquluub xumid Wxa tahay Aabe quluub Fcn Misane Laab Xaaran Aaqiro iyo Aduun Rabbi haku Naxariisto Baaba🥲🥲adi iyo Idiin Muslim Ah oo Ashahaadatay

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 3 года назад +1

    B/Haawo, Miyoow dumar& carruur kulaynayaa iyadoo shabab Go'doomisay Bakool? Afweynihii hore iqarsoow ahaay!! Waa yaab.

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 3 года назад +1

    Dadkii wadanka lahaa boqorka udanbeeyey ayaan oran karaa.

  • @abdimohamed7175
    @abdimohamed7175 3 года назад +1

    Wa runtii boqorka Qabiil qurun ah Aya narogay, Wana ninka keliye siyaasi sax ah ee ka joogo halgama yaashi somaliyed,

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 3 года назад

    hadaakagaranaysaa awaxa jira

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 года назад

    Waa nasooqaxiyeen walina waxba noo ma hayaan. Dowladii bay naga dumiyeen midkalana nooguma badalin

    • @abdulazizmayo8733
      @abdulazizmayo8733 3 года назад

      ayaanlow noolow, hana noolaato Somaliya. waa parnamij gudaha tabanaayo.

    • @hassansuudshukri8716
      @hassansuudshukri8716 2 года назад

      Dawlada daaqut baad heystay afweyne barre ayaa dumiyey somalida

  • @habonehaji683
    @habonehaji683 5 месяцев назад

    Dalkuba degi maayo hadii aan lagu noqon 1991 wixi khaldamay aan la saxin

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 3 года назад

    Ayaale Allaha ku barakeeyo howl fiican ayaad noo heysa laakin haka quusan dadkeena quusta ah ee qabiil madax maray

  • @sahrawarsame3902
    @sahrawarsame3902 3 года назад

    Deeqow Allah ha kuu danbi dhaafo .Anaguna waanu ku cafinay. Waxaa halkaas iiga cad wixii danbi kaadhay in aanay ahayn mid aad oogu talagashay balse ay kaa ahayad wax wanaagsan SAMEE. Aad ayaad uqalbi wanaagsantahay.

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 3 года назад

    Each and Every Somali gives Half Truths . No Facts , No Records, The Same History of Denial and Half truths is being repeated by the Somalis of Somalia Former Italian Colony. They Did that in 1960 and Today are in the same Music.

  • @abdihakiimmuuse9300
    @abdihakiimmuuse9300 3 года назад

    Dad yahow dheeraa wadaduyeeeee I'm very said wlhi inay somali 30 sano heshiin la.dahay

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 3 года назад +1

    MARWO MARYAN CIISE BOOTAAN.
    Waa fanaanad aad u codmacaan.
    ALLAHA U NAXRIISTO ,Saadi Cali Warsame.
    Waxaa dilay argagixisada al shabaab.

  • @mohamedo8596
    @mohamedo8596 3 года назад

    Barnaamijkaan waxa loo ekeeysii in laga sabray wadan soomaaliya layiraahdo.

  • @garasho614
    @garasho614 3 года назад

    waa kaas dadka xalaasha somaaliyeed

  • @youngartists2650
    @youngartists2650 3 года назад +1

    Somaliya way fayoobaan goortaan doono eeb hadu Dhaho. Boqorkana walle waa nin wanaagsan ninqirtey wuxuu yahay eebe hakaga farxiyo somaliya oo koromartey inuu tusiyo intuusan nagatagan.

  • @koorahd3962
    @koorahd3962 3 года назад

    Qalbiga iga xanuunay from this video

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 3 года назад

    Wiilkaan hees kama wado heestani sheekaday ka mid tahay

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 года назад

    Adeerkaan wlhi wuu iga oosiyey

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 3 года назад

    Even this Journal is fully of half truths. Not very far from triblism.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 года назад

    Tolo iimaan iyo hees meel ma wada gelayaan.

  • @feisalmohamedabdullahi6128
    @feisalmohamedabdullahi6128 3 года назад

    Ayaan heesta maad naga qabatid

  • @abdiamare6487
    @abdiamare6487 3 года назад

    Somalidu waxay sugaysaa cidii sixilahayad man jirto sidee la yeelayaa

  • @inshaallahkheyrfnd3219
    @inshaallahkheyrfnd3219 3 года назад

    dadka wanagsan sida duq bilaw iyo maryan mursal ino so daa lkn iska daa kuwo xun aya ino kenesid fadlan

  • @cumarsaadiq5520
    @cumarsaadiq5520 3 года назад

    Daawo sida uu sirdoonka Turkiga u qaabeeyay ninka badbaadiyay madaxweyne Erdogan..
    ruclips.net/video/j4VxkCrFzm0/видео.html

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 3 года назад

    Aniga horaan u iri ninka soomaaliga ah laba diin ayuu leeyahay , Diin fka uu ka sheego, iyo diin uu qabiga ku haysto (qabiil)

  • @garasho614
    @garasho614 3 года назад

    Somaali waa jiil been jecel, xumaan jecel, ajnabi jecel , dulmi jecel, masuqmaasuq jecel iyo wixi xun oo idhil. waakaas dadka somaaliyeed ee xalaasha ah

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 3 года назад +1

    USC argagixiso

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 3 года назад +1

    Wariyuhu waa cuqdoole akhas😤😤😤waan ogaa odaygu inuu dambiyo badan soo galay odaygu!! laakiin wuuka toobadkeenay ilaahay haka aqbalo oo cimrigiisa ha u siyaadiyo🤲🏻 laakiin wayfiicnaan laheed inuu hadalka u daayo oo dambigiisii uu u’qirto umaduu kagalay ee somaliyeedna aan ugu ducayno dambi dhaafkiisa, indhihiisaan kadareemayaa ilinta soo istaagtay markuukahadlayo daciifkuu ahaa oo hurdadda uu kuqarwo laakiin wariye xun baa helay akhas kanoo miidhanbaa nagu dhexjira wariye isku sheeg bakhtigan qurbaha ku duqoobay caloolweynaha 👎💩🖕🏻🤮walahi cadhaa ihaysa waraysi muun aheen ee qaraabo salaam buu ahaa hadalkan. Lakiin anoo u hadlaya dhalinta qabiil ka niyad fayow iyo inta somalinimada jecel waan cafinay awoowgeyn marhaduu qirtay dambigiisii ilaahay silic kuuma dilo wayna fiicnaan laheyd inaad kashaqeyso isku keenidda umadda somali ee nfd dagan intooda xun oo kenya dabadhilif ka u ah inaad runta usheegto ood ku dul ooyso inay wada’daadii oo kale aynan marin INSHALLAH waan filayaa inaad cimrigaaga inta kaaga harsan aad xaqqa faafiso awoowo jazakallah intaad is fahamtayna🙏🏻 maanta siyad bare silicbuu u dhintay ilaahayna uma naxariisto iyo intii madaxda tuugta ahaa ee kadambeeyay waxba nooga’maynan tagin aan burbur aheen iyo qabyaalad iyo inta hadhayna ilaahay silic ha u dilo yarab yakareem ilaahow si dagdag ah nagu dhaafi! Ilaahow farmaajana haduu daacaddiisu run’katahay ilaahow garabgal yarab 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻ilaahow mucaarad isku sheegana ilaahow beerka iyo mindhiciradda googooy oo afka ayka matagaan ka’kow ahmed dhuxul iyo dani caloolweyn xaaraantay kunaaxeen ilaahow afka ayka keenaan oo habeen walbana hurdadda u diid yarab 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻 wadamada cadowga somaliyana ilaahow jabkooda dhulka lagoy oo guusha marwalba aanu kudambeyno oo isku kaaya keen 5 somali anagoo qalbi fayow oo is jecel somalinimo🤲🏻🤲🏻🤲🏻ilaahow quwaddii qarnigii 13 naad dib noogu celi aanu duninda markale u talinee yarab madax fiicanna noogudeeq sida farmaajoo kale yarab🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻