DHACDO UGUB AH HOOYO SOMALIYEED OO GABAR INGIRIIS AH 'CUNTAY'

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 98

  • @somalitiktok638
    @somalitiktok638 2 месяца назад +23

    Igula sali xabiibkeena Muxamed SCW ❤

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 месяца назад +3

    Laaandheere aay ahayd geesiyad fariid ilaahow hooyadaas cimrigeeda barakee waa xaawo taako❤we love you hooyo

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 месяца назад +5

    Gabaadhaas geesiyada ah habargidir bay ahayd Mashallah ❤❤❤❤

    • @ifraxmaxamud9617
      @ifraxmaxamud9617 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂😂 waaa iga qoslisay subxaanalaah walaalo maxaa ku keentay

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 месяца назад +1

      ​​@@ifraxmaxamud9617😂😂😂😂Astafurulaah Somaliyada Uunbay ahaydee maxay qabiilka ku fashay😂😂😢😅

  • @AyaanJaamac-c8e
    @AyaanJaamac-c8e 10 дней назад

    Allah akbar hooyo waa hooyo waa qaali alla xafito

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 2 месяца назад

    Thank you Abdixafid

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 2 месяца назад

    Very interesting topic. Thanks Abdixafid.

  • @somalitiktok638
    @somalitiktok638 2 месяца назад +10

    Maanta waa jimco aan ku salino XABIIBKEENA MUXAMED SCW

  • @GC21701
    @GC21701 2 месяца назад

    Thanks :Br Abdulxafiif

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 месяца назад +3

    ASC, Subxaana Allaah, Runtii Waa Barnaamij Aad U Yaab Badan , Aad Baan Kuu Salaamayaa , Cabdulxaafid Jaamac.

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 2 месяца назад

      Maasha alaah cabdixaafid maxamuud anaaba is mooday inaan rifaayo habar tii kkkkk hadaan soo galey yutubka kkkkkk😅😅😂😂😂 geesiyad soomaali weyn soomaali hanoolaato Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 месяца назад

    Thanks nadaara 👍🙏

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 месяца назад +8

    Hooyadaan dhawr sano ka hor baad sheegtay ! Hadana maalin -
    Dhawayd baad dheegtay

  • @nadiraomer-g8w
    @nadiraomer-g8w 2 месяца назад

    Mashallah tabaarkalaah Maryan hiiroo waa geesiyad 😅😅😅

  • @izumimehdi2881
    @izumimehdi2881 2 месяца назад

    Mariam bravo 👏👏

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 2 месяца назад +4

    WALAHI CID JAMAKAN AH AYAA NAFTA IIKENEY ANOO XAFADA KU CUSUB WALIBA LABO CIDOD OOGEESAHEYGAA AYAGU ILMO WAAWEYN BEY LAHAYEN MARKII DANBE USHA BURKA LAGU FIDIYAAN U QATEY DAGAL DHEER KADIB WALHI HADA WAALEYSALAMAA EDEBNA WEYIGA YEESHEN BOSTADANA WEY IIQADAN HADAN MAQANAHAY XITAA COUNSALKAA DAMCEY INUU NADHEXGALO CIDAHA MIDKAMIDANA ILEYN WAA CID CAANOO FARAHA LOOGA GUBTEY WAA NINAAN SHANTADU KAAREBIN SHARCI KAMAREEBO

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 2 месяца назад +1

    Waiga qoslisay walahi shkadan adakahor ayan kadhageysaytay malaga dalayo wa hooyo dhab eh ayada mahan ewa hooyo nimada hooyo gesi wayee ishcala hooyo 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🏆👏👏👏♥️

  • @zainabdulla1131
    @zainabdulla1131 2 месяца назад +3

    Sheekada hooyadan hadda kahor baad Nala wadaagtay lakin markii ugu horeysay ma ahan oo ad nalawadaagto

    • @basrahassan5116
      @basrahassan5116 2 месяца назад

      @@zainabdulla1131 oo iloosho ayaa jira miyaa?
      Kolay ani sheekadan 27 sano ka hor ama ka badan ayaan maqlay laakiin boqolkiiba 95 waa la bedelay.

  • @nasteexocadeycabdi4598
    @nasteexocadeycabdi4598 2 месяца назад

    Mahadsanid lakin hada Lahore ka sheegeysey

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 2 месяца назад +3

    Sheekadaan mar hore ayaad nooga sheekeysay!

  • @libanleo1376
    @libanleo1376 2 месяца назад

    Guulayso c/xaafid maamoyinka somaliyeed allaha noo daayo

  • @cabdulahixasannuur5680
    @cabdulahixasannuur5680 2 месяца назад

    Guuleyso cabdixafid. Thanks

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 2 месяца назад +1

    Sheekadan qofkii soo dhagaytay wuxu ka dhagaystay Allah janadii ha geeyee sheekh cumar faaruuq waxanan hubin in qisadan tafsiirka Quran ka iyo kitaqbka arbaciinka midka uu ku soo qaatay, rerkan reera saaxiibay oo caruurtooda is laayeen bay ahayd,laakiin waa la bedelay
    Sheekadan iyo kuwo kale oo badan iska hubi sida xaqiiqda ahna u u soo gudbiya. Ani waxan dhagaystay 27 years ago cabdi xafuidoow

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 2 месяца назад

    Naag dhiig leh Reer Habardigir

  • @N-Bahsane
    @N-Bahsane 2 месяца назад

    You Just Tilmaaming it. We hear you brother 😂😂😂

  • @دعبدلقادرادم
    @دعبدلقادرادم 2 месяца назад

    Eebe hafido geesiyadaa soomaaliyeed. Iyo caruurteedaba

  • @hassanwais2921
    @hassanwais2921 2 месяца назад

    Masha allah abdihafiid hambalyo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад

    Mnsha allah

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 2 месяца назад +1

    Mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @fatimafarah2535
    @fatimafarah2535 2 месяца назад

    Um abdulle
    Asc aad baad umahadsantahay A/Hakin Maryan hero na way mahadsantahay Ilaahay qof ka somali ga e daafac diintisa iyo dadkisa Ilaahay hala jiro Aaaamiiiin.

  • @sahroali3168
    @sahroali3168 2 месяца назад

    Walaahi waa Maryann hiro hanoolaaato

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад +1

    Welkom 🤗 Abdihafid

  • @bashiirabdi2924
    @bashiirabdi2924 2 месяца назад +1

    Kusaliya nabiga scw 🤚

  • @ZahroAli-p5l
    @ZahroAli-p5l 2 месяца назад

    Masha laah

  • @UltraInstinctGoku1234
    @UltraInstinctGoku1234 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂 cabdish xafiid waad Naga qoslisay❤❤❤❤

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 2 месяца назад +1

    Abdoul hafiz cheekadan 2 goor oo horee iyaad noga cheekeysay manta maa war baad waydey (replay)

  • @abdimaalin4317
    @abdimaalin4317 2 месяца назад +1

    Asc Cabdi xaafidow maanta waxaad keentay
    Shekadii adeegto oo kale

  • @Qaansoroobaad
    @Qaansoroobaad 2 месяца назад +1

    War qoralka qaldan ee mesha kuso qortay wa mxay uf qashin miyd thy

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 2 месяца назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 runti maasha allah hooyo xaqeeda gacanteeda kuraadsatey weeyi ...thanks cabdixafid walalo shearing this story 🫡🫡

  • @ruqiakhalif4432
    @ruqiakhalif4432 2 месяца назад

    Nasab bay ahayd

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 месяца назад +1

    Abdihafid ,Maalmahan waxaad noogu celineysaa miyaa sheekooyinkii hore,kuwa idaacadaha Soomaalida ayaan ku nacney ee odey hore ayaad tahaye naga baandhee sheekada oo wada update baan nahaye nagadaa old clipska.

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 месяца назад

    She did good job

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 2 месяца назад

    Bisbillahi yeey oo Abdixafiid nin wadaad oo iqyaar ah baadetee
    Maxaad garkee uxiirday warba kama ahaysid sidii aad ogu qurux badned

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 2 месяца назад +1

    Good job 😂😂😂😂😂😂😂😂I 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanhodan469
    @ayaanhodan469 2 месяца назад

    Horaan sheekadan kaaga maqlay

  • @nejibrage1531
    @nejibrage1531 2 месяца назад

    That is clearly Self defence for Maryan heero

  • @letsplay8629
    @letsplay8629 2 месяца назад

    Waxaan ka bartay in somalidu ka adag tahay somalida laakiin ay isku daawadaan walaalkood oo la dilayo

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 месяца назад

    Sheekadan waxan kaa fahmay dulmiiga banaanka intu jogo isaaga dulqaado lakiin guriigaada ruuxii kuguso raadsaada abaalkiisa marii

  • @DMDmahadale
    @DMDmahadale 2 месяца назад +1

    Sheekadaan horaan udhageystay

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 месяца назад

    qisadan tu u eg waxa kashekeyey wariye inuu hareeri ahaaba umalyn

  • @Muhyadin-n2k
    @Muhyadin-n2k 2 месяца назад +1

    Magaca ka badel zxb

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 2 месяца назад +1

    sheegadaan horaaa noogu sheegtay. ….sheeko cusub ma aha. Xiiso ma laha.

  • @MaxamedSuufi-w8q
    @MaxamedSuufi-w8q 2 месяца назад

    Wad mahadsantahay waa sheko qurux badan

  • @maxamedcolaad2447
    @maxamedcolaad2447 2 месяца назад

    daad ahulsharaa markeey diiris ku naqadan waa cadaab inaa isdiifaacdo karamada ku jurto

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 2 месяца назад +1

    Maanta ma warkibaa kaa dhamaday hada kahor baan kaa maqalanye not news

    • @ayaanhodan469
      @ayaanhodan469 2 месяца назад

      Haa walaahi mar hore ayaan ka maqlay sheekadan

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 2 месяца назад +1

    Qisadaan horaan umaqley

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 2 месяца назад

    Manshallah wlhi waa libaaxad❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @FutoXar
    @FutoXar 2 месяца назад

    Naag aan ogahay anaa cuni lahaa hadii aan qaban lahaa bastarada😂😂

  • @basrahussein262
    @basrahussein262 2 месяца назад

    Waa yaab

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂 mshlh wa funy
    iyo naxdin

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 месяца назад

    Inmaha ayay ey kaga dirtay

  • @JamaalXareed
    @JamaalXareed 2 месяца назад

    Asc

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 месяца назад +1

    Wallaal horaad u baahiday barnaamijkaan

  • @ilhanismail9631
    @ilhanismail9631 2 месяца назад

    San u qoslay ay wan suuxi garay cun dhe cawanta

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 QUF BAA QUF CUNI. WALAAHI WAA YAB

  • @umuclahimaxmudumuclahi
    @umuclahimaxmudumuclahi 2 месяца назад

    😂😂😂😂 waa qiso cajiib ah😂😂

  • @aminabashir6592
    @aminabashir6592 2 месяца назад

    Ascwrwb C/xaafidow xagee kale oo aan Booliska ahayn oo loo dacwoonkaraa bal ila wadaag haddaad haysid meeshaas kale oo aan ahayn Booliska?

  • @XamseBadawi
    @XamseBadawi 2 месяца назад

    Hhhhhhĥhhh hargeisa chananka qa booga fure

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 2 месяца назад

    WAAN GOGOSANEYNA. ADIGA ANAGA WARKADA AYAAN RAACEYNA

  • @hassanwais2921
    @hassanwais2921 2 месяца назад

    Marwan hanolato cadaaladu hawarto solinimadu iyo musliim niimadu ha shaqayso iscawiya please

  • @AnabMohamedAli
    @AnabMohamedAli 2 месяца назад

    Nin aan shantu kaa celin sharci kaama celiyo

  • @taqwasomalichannel7670
    @taqwasomalichannel7670 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂 CIWAANKA AYAABA IGA QOS LIYAY 😂😂😂😂

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 2 месяца назад

    Aniga agtayda ruux somaali luguma taaban karo

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 2 месяца назад +1

    Fadlan wariye waxaan camal inta badan waa been hadana ceeb ayey nagu tahay waad na caceebaynsaa waadna is ceebaynaysaa fadlan wax yaabaha qaarkood lama faafiyo lkn waxaad u egtahay nin views raadinaayo ??
    Nagadaa hana fool xumayne ??
    Waa codsi codsi codsi.
    Mahadsanid

    • @alonsoabdalle
      @alonsoabdalle 2 месяца назад

      @@dr.abdurahmanali9177 adaaa like raadisa xoolayahow

  • @fahadhassannuur7329
    @fahadhassannuur7329 2 месяца назад

    Subxaanalaah 🥹

  • @melmi3299
    @melmi3299 2 месяца назад

    😂😂😂Mash Allahu

  • @Muhyadin-n2k
    @Muhyadin-n2k 2 месяца назад

    Beenta jooji

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂Abaalkeedii bay marisay .Soomaalidu waxay tiraahdaa nin aan shantu kaa reebin sharci kaama reebo. (((((Maryan Heroe )))))

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 2 месяца назад

    Kkkkk wa ku sugtay

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed4289 2 месяца назад

    kkkk dulmiga ma ciifno

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 месяца назад

    Hooyada geesiga ah mar haddeysan reer puntaland aheyn soomaali baa lagu ekeysiyay.
    Soomali meel loo dhaafo maleh kulaha kkk

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Dee reer puntlnd maahan somali waa dal gaar ah

  • @farhiyaahmed5887
    @farhiyaahmed5887 2 месяца назад

    Yaa ku weydiiyey soomali ka tahay wuuba isu camiraa yaab

  • @SurprisedBambooForest-fd3hf
    @SurprisedBambooForest-fd3hf 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂 hada isku cunina dadka

  • @Sahro-w3c
    @Sahro-w3c 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k 2 месяца назад

    kkkkkkkk