Deg Deg Axmed Madoobe Oo Qabsanaya Doorasho, Deni Oo Weerar Ku Qaaday Villa Somalia

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 5

  • @xasancumar7393
    @xasancumar7393 Час назад +2

    Iska daba jiitan somalia weey ku soo daashay horay haloo socdo

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 48 минут назад

    Soomaalida intoodi badan aqrinta dhacdooyinka kuma fiicna
    Ninkani la yiraahdo Ahmed Islaam
    Waxaa jirtey doorashadii ugu danbeeysey uu qabsadey waxaa ka hor yimid madaxweeyne Farmaajo iyo mucaaradka Jubaland
    Mucaaradkii iyo Ahmed Islaam wexeey ku hishiiyeeyn Ahmed Islaam inuusan mar kale isa soo sharxi doonin
    Ahmed Islaam ma aha qof balan leh
    Waa nin doonayaa inuu korsiga iska fadhiyo
    Cabsi ilaah kuma jirto diina wuu yaqaanaa da na kuma yara isagoo sidatani ah buu doonayaa inuu nafta ka baxdo
    Ugu danbeeynta waxaan leeyahay ninkani la yiraahdo Ahmed Islaam irjacuu ilaa rabikum
    Umada dhibka ka daa

  • @CabaasGuuro
    @CabaasGuuro 3 часа назад

    Wacusb

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Час назад

    𝑮𝒖𝒖𝒍 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒍𝒏𝒅 💚🤍❤️💯

  • @CamronAmericoco
    @CamronAmericoco 3 часа назад +2

    Si je pouvais être aussi cool que le chat dans cette vidéo, j'aurais plus d'abonnés que de blogueurs🍓