Qoridda Warka (Writing News)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Sheeko kastaa waxay ka billaabataa sheegidda wixii sheekada in la sheego kugu dhaliyay ee sababay u sheekaynta dadka iyo soo hadal qaadka sheekadan. Tusaale ahaan haddii aad suuqa tagto dabadeedna
    Qoraalka warku wuxuu ka billowdaa sheegidda sababtii keentay inaad sheekadan ka hadasho oo aad dadka la dawaato macnaha wixii sheekadan war ka dhigay ka billow si la mid ah marka aad qof u sheekaynaysid
    Marka aad billaabaysid inaad war qortid maskaxdaada ka saar Aragtidaada, Go’aan iyo qiimayn aad samaysay.
    Marka uu qofku war soo tabinayo ama uu idaacad iyo TV wax ka akhrinayo waa inuu akhriyaa war qoran oo warqad ku qoran. Ma aha aqoon badan qofka dusha wax ka akhriya waxayna keentaa in qofku wax aan warka ku jirin iyo hadallo soo noqnoqda uu ku celi celiyo sida isagoo markasta yidhaahda “Isla markaasna” Sidaasoo kale iyo waxyaabo la mid ah oo aan sheekada inay macnaha ka dhisho maahane aan u keenayn wax wanagsan.
    #News #Warka #Koronto

Комментарии • 21

  • @farhannoor9097
    @farhannoor9097 6 лет назад +2

    masha ALLAH ustaad mahadsanid casharadada si toos ah ayaan oogu xidhnahay waan kaaga mahad celinayaaa dadaalka badan eed ku bixinayso sidaad wax noogu faaiidayn lahayn tun ahaantii barnaamij muhiim ah ayaad nala wadaagtaa . waxaan ku leeyahay macalin horay usoco ilaahayna ajar hakaa siiyo run ahaantii aad ayaan u danaynayaa barshada saxaafada thanks

  • @cabdullahimuxudiinmed6054
    @cabdullahimuxudiinmed6054 4 года назад

    Wa wax loo bahanyahay cilmigan oo weliba na i bahanahay ustad side uga bogan kara shurucda cilmigaan

  • @cabdiraxmaanmaxamed3795
    @cabdiraxmaanmaxamed3795 2 года назад

    Good jop

  • @saidomerbirkaan8026
    @saidomerbirkaan8026 5 лет назад

    Mahadsanid Ustaad Mahad

  • @rakaab5540
    @rakaab5540 6 лет назад

    Mahadsanid macallin Alle haku sharfo.

  • @mohamedhoussein7244
    @mohamedhoussein7244 5 лет назад

    aad aad baad u mahadsantahay adiga oo Ummadda Soomaaliyeed la wadaagay xirfadda Eebe ku baray,waxaanan ka kororsaday aqoon aad u saraysa mahadsanid Koronto.

  • @mohamudsofaysane6763
    @mohamudsofaysane6763 4 года назад

    Ustaad iskuulkii Saxaafada ayaad dib ii xasuusisay mahadsanid

  • @maxamedaxmednuur1091
    @maxamedaxmednuur1091 5 лет назад

    Macalin mahadsanid

  • @QalinleTv
    @QalinleTv 4 года назад

    macalin inta badan waxa dhacad munasibadah sidaa dhalashada nabiga n.n.k.h waxaa wararka qaar lagu fura saliga nebiga ama qasaiid haddii madxweynahu ka qayb galo munsaibad looga hadlayo fanka wax wararka qaar lagu fura heeso lagu qaaday goobta taasi samayn ma ku yeelan kartaa warka ?

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 6 лет назад

    Macalin mahadsanid in bdn

  • @MohamedSelh
    @MohamedSelh 6 лет назад

    Mahadsanid ustaad

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 5 лет назад +1

    Thanks alot

  • @khadararteta7743
    @khadararteta7743 5 лет назад

    Thanks macalin

  • @noloshamedia6717
    @noloshamedia6717 6 лет назад

    teacher mhdsanid waan ku taxanahay barmaamijka

  • @ikraan8218
    @ikraan8218 4 года назад

    Mahad hakaa gadho macalin

  • @wariyeluqmaan3086
    @wariyeluqmaan3086 6 лет назад +1

    Second

  • @dharrarfilmshd7539
    @dharrarfilmshd7539 4 года назад

    Waxan ka midnahaya asxaabta ku taxan channelka koronto academy mahadsanid

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Goaanka iyo go aan la aan yaa dib wax usofiriyo aba ufiriyo maxa kaimankara sidan iyo sidaan uurkubale matihid hadana ilahey qayarka kaamaqadin

  • @sahracaliyuusuf8093
    @sahracaliyuusuf8093 4 года назад

    Aniga waxaan rabaa inaa fahmo ama aan barto sida loo sameyo warka adigoo mhd sn video badan noo soo gali aad ayaad u mhd sn thy maclin

  • @mohamedabdihirsi2737
    @mohamedabdihirsi2737 6 лет назад

    First

  • @wariyeluqmaan3086
    @wariyeluqmaan3086 6 лет назад

    Asxaabta Ustaad Aynu Ku Dhiirigalino Like Comment Share Subscribe Yeynaan Kala Bakheylin