Itoobiyaanka ku sugan Boosaaso oo cabsi ay soo wajahday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo u badan Qowmiyadda Oromo oo ku sugan Bossaso ayaa waxaa la soo darsay cabsi ay kala kulmayaan bulshada qaarkeed tan iyo wixii ka danbeeyay markii Ethiopia ay is-afgaradka la gashay Somaliland.
    Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan nooga soo dirtay Boosaaso.

Комментарии • 513

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 6 месяцев назад +64

    Ilaahey baan idinku dhaariyee yaanay dad muslin ah aanay dhukiina gaajo ugu dhiman
    Siiya cunto oo dalkoodii nabad ku geeya

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 6 месяцев назад +15

      Oromoyahoow meesha ka aamus

    • @hassanaliharbi8587
      @hassanaliharbi8587 6 месяцев назад +1

      @@Qoordheere77😂😂😂😂😂😂

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 6 месяцев назад

      ❤❤❤

    • @Lakicali-kq3ng
      @Lakicali-kq3ng 6 месяцев назад +5

      Waa qalad in gaajo ugu dhaxdhintaan boosaaso gudeheeda ee hala quudiyo oo dalkooda haloo celiyo

    • @owsedguresuul8794
      @owsedguresuul8794 6 месяцев назад

      @@Qoordheere77 bisinka war oromo maahi xitaa Isaac maahi oo oromada cusuba
      Fbuugeyga gal fasaxaad U tahay
      Waana icaydee IGA Soo garbax

  • @cbdalesahal558
    @cbdalesahal558 6 месяцев назад +79

    Ha ku noqdaan dalkooda reer boosaaso qashinka iyo xanuunka isa soo dhaafiya xabashida quruntey

    • @hydoffdhagaweyne1037
      @hydoffdhagaweyne1037 6 месяцев назад +8

      racist rant, stop it

    • @furyfuru
      @furyfuru 6 месяцев назад

      You cannot enter another country illegally and expect to be treated like a citizen including Somalia. Give them food and deport them. Only allow legal immigrants stay. Ethiopia practices the same laws as well. nothing wrong with that.​@@hydoffdhagaweyne1037

    • @kingyussuf
      @kingyussuf 6 месяцев назад +8

      ​@@hydoffdhagaweyne1037 was Hooyada dila kudashe so dal malha

    • @hydoffdhagaweyne1037
      @hydoffdhagaweyne1037 6 месяцев назад +2

      @@kingyussuf ana walaasha wasa, soo dir lambarkeeda

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 6 месяцев назад +11

      ​@@hydoffdhagaweyne1037niyow so dal malaha maxay kaso doonen somalia bal isheeg bro ....itopia waxay nagu tilmaaman wadan argagixiso ah iyo wadan gaaja ah oo dadkeedu is dilaan oo bila amni ah bal maxay nagaso raadiyeen haday dowladoodi saas nogu bahdileyso

  • @user-vl6kp6ck5x
    @user-vl6kp6ck5x 6 месяцев назад +13

    Beer jileeca nagala dul tag dalkooda ha aadaan lkn cunta hala siiyo ilaa inta ay dalkooda ku noqonaayaan.

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 6 месяцев назад +2

      Wa sax mudo halo qabto ilaa mudada koban hala daryeelo

  • @user-gz4yh8mm8v
    @user-gz4yh8mm8v 6 месяцев назад +7

    Haa raashinka hala siiyo yaa gaajo lagu dilin , siyaasada waxba kama ogo, idinka ka roonaada subhanallah

  • @user-up4iw7bl2x
    @user-up4iw7bl2x 6 месяцев назад +29

    😢😢😢😢😢😢 wlhi wan kaxumadaay ???ilahey ma ogola Sidan😢😢😢😢

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 6 месяцев назад

      walaal maxad ka xun tahy bal isheeg itopia waxay isku tilmaamta wadamada qarada ogu xoogan ogu amniga badan ogu siyaasada wanagsan somalia waxay ku tilmaaman wadan faqri ah argagixisa ah dadkeeda iscunaan bal may joogan dalkooda ileen anagi bay teeni nacusleysee in si nabad galyo ah lo raafo oo gawaariyo ama diyaarad lo kireeyo ayaan qaba fikir ahaan

    • @user-um5po7vu8j
      @user-um5po7vu8j 6 месяцев назад

      These are not innocent people but they just their to take our land

    • @adalleboyabdulaahi1023
      @adalleboyabdulaahi1023 6 месяцев назад

      😂😂😂😂😂

    • @Cajiincune
      @Cajiincune 6 месяцев назад

      Walahi Ma Ogolo😢

    • @Bk1917
      @Bk1917 6 месяцев назад

      Exactly

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 6 месяцев назад +10

    Waa qalad waxaas oo kale dadkan waa muslim diin tooda darteeda halagu naxriisto sii oo ilaahey idin ku naxriisto ☝️الله goojo liskuma fiirsado 🥺

    • @Uus998
      @Uus998 6 месяцев назад +1

      No cudur for us somaliya sikle walgu lanwaye iyo qarxyee hada xanuuno halkone oo dhulkodana San u qadanoarke dhamdaan war sheekdaas waanigula fahmay dhulkiina waa nawad go back oo galda tigreyga iyo amxeada ka xireesta 40 m baa tihinn jilcsanidiinaa😢

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 6 месяцев назад

      ​@@Uus998waa edeb daro waxay somaliya ujoogaan aniga somaliya u dhalanay baa qurba joog ah o dalkii kaso tagnay ayaga ma ayaga iska leh dhulka maxaa somaliya dhigay waa edeb daro naxariis dalkooda haka raadiyaan naxariis ay dawladoodu ka waayeen anaga somali ah uma hayno Ethiopian

    • @munaibrahim2054
      @munaibrahim2054 6 месяцев назад

      ​@@AmiiraQurux-dr3keshuubo adiga maxaat daalka islameet ujoogtaa daalkada maat kusolabatit maxaat duul islameet qoxooti ogutahay oot utuugsani 😂😂😂😂 duulka at joogto ma adigaa leh mise waxat moode in dulaalka daadka at taagi kartin kiini latagi karin maxaat Ethiopia ujoogtin kasobaxa oo wadankina hiv udamanayo tago aduunka daan somaliya waa laganece uuuf

    • @11naa44
      @11naa44 6 месяцев назад

      Oromada qaar wa gaalo madama ay somalia jogan wey isqarinayan

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 6 месяцев назад

      @@munaibrahim2054 adiga meel aniga aan ka qaxay maxaa ku dhigay hadadan dulmi usocon mad ila aadid dalalka kale aniga dalalka kale danahaygan ujogaa e dulmi uma joogo hooy Yuuko

  • @Ogaal776
    @Ogaal776 6 месяцев назад +18

    Muslimka hala ilaaliyo Soomaaliyeey laakiin yaynan isdhiganin iska ilaaliya laakiin xaquuqda hala ilaaliyo inshaa Allah waad liibaanaysiin

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 6 месяцев назад

      Butilaaney yey inkuh dhicin sidih somalilan oo nabsigih helay dadkih raxan weyn eey rafan ooy mel cidlah matanah wad aragtan siday ukalah og gan ooy nokhodan daganoh gogon oo lascanod goday iyo gobalkah sanag nah kagon somalilan waa nabsigey kagalan shacabkih raxan weyn oo 30,lanolah oo dhib kuhen ooy intay rafan jid cidlah ku quban nagoh iyo carurbah iyo wayelbah xatah udidan ineey khatan xolahodah oo haben madoh guryihi kuhabiyen ooy kasrafen magaladih lascanod malintas waa malintay kanaxsadan ooy xatah udigin iyagoh gurdah guryahodih laguh jabiyey sidad muday ineey dabih galen oo kalah layey lay
      Markah sanoh kamah sowarigin markey dulan kukhadan dagankah lascanoh somalilan waxiih kudhacay aduunkah marag kaha oo lagah dawanayey
      Markah iskadayah shacabkan oramadah ah ee waxa nah siyah eey cunan unah raxmadah inkanah rabigey bah in raxman donah oo risikhanah iyo amankah in badin donah rer butilan uraxmadah shacabkan oo siyah waxeey cunan ooy caban kunah siyah waji alaah intah xun iskah khabtah oo iskah dhufiyah itobiyah
      Nitah kaleh uraxmadah oo siyah waxay cunah iyo waxeey ban bah
      Wabilahi tofiiq

    • @jamalportal73
      @jamalportal73 6 месяцев назад +4

      Wadankooda gaalada haka xoraystaan Muslim kooda waa duli.
      Dhulkeena ha noo daayaan.

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 6 месяцев назад +1

      @@jamalportal73
      Waa dad an awad iyo cidan heysan oo eyladagalih kerin oo wabad aragtah siday uyalun ee unaxah ilahaay hadin naxaristah oo dadkah udhuw hasiyan waxeey cunan intah xun nah iskah khabtan oo waxa dhacah oo jirigah ah intah kalah ee dumarkah iyo gabdhah yar yar siyah dadkah eey xirtan iyo waxeey cunan iskanah dayah nacebkah oo rabigay majaclah dad kah naxaristah lahen
      Markah ilahaay waxuuh yirih muslimin toy isuh naxah aniganah waan idin naxarisanayah
      Markah shacabkah rer bosaasoh hanaxaristan shacabkan oromadah ah ee hostodah kubahan hanah siyan waxay u awadan rag iyo dumarbah rer butilan hasiyan dadkan bahidah sheganayah hatan waxa laguh jirah bilih ilahaay ee xurmadah lah shacban rabadanah waa kuh xigah
      Markah wajih ilaahay waxa usiyah malin oo waxad baxsatan matah akhirah buh in afun oo haleysan jisadisah
      Markah dadkah waxa hastah oo uhadah badudah dadka oromadah ah walalahi birih waa leydin suh alin oo adunkanah cubah lagah helah ee waxa siyah ey cunan oo dharkiyah
      Birih bad heleysan waxa sisan matah
      Markah rabih hasuh habidiyo intah musliimin tah ah amiin
      Markah qarkah ilahaay hanah wafikhiyo amiin
      Kanah ralih ahadah khoralkah hadad ganweydan waan khiroday markan arkah shacabkan oromadah ah oo bahidah sheganayah subxanalah rabigay ha ucabiduyo umadah islaam kah ah amiin yah alaaaaaaaaaaah

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +4

      Waryaa Orom baad tahay, Oromo in badan oo ka mid ah Muslim ma ahan, dhulkoodana naga amni, beero, wabiyo iyo roob badan.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +3

      Si sharci daro ah ayay Oromada kusoo galeen Somalia. Somalida Ethiopia waxay ku galaan passport iyo visa waqti cayiman kaliyana way joogi karaan.

  • @rafaaiabdalla3044
    @rafaaiabdalla3044 6 месяцев назад +5

    inaa lilaah wa inaa ileeyhi Raajicuun, is Laanimada Daraa deed isugu naxariista, mida kale islaanimada walaahi arin sahlan ma aha aaway soomaali weyn
    Ugurmada muslimiinta Oromo
    Waxaa na walaaleeyey waa Diinta is laamka

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk 6 месяцев назад +4

    Ilahay Swt Wuxuu Dhahay isku Naxariista Aniguna Waan idin Naxariisane

  • @asmaanmaxamed7810
    @asmaanmaxamed7810 6 месяцев назад +29

    guul dhalinyarada soomaaliyeed

  • @AswanOmar-gt8sl
    @AswanOmar-gt8sl 6 месяцев назад +2

    Masakintan Abiye eey mahe qudiya wa dad muslimin ehe. Islam kan gajaysan wa la idin waydi dona . Subxana Allah ❤❤

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi5292 6 месяцев назад +4

    Dowlaada iyo shicaabka masakiinta ah hala kala saro somaalaay Fadlaan. Illahy hani barakeyo.

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 6 месяцев назад +40

    Xuduudahana halaga xiro

    • @Gabdoon2
      @Gabdoon2 6 месяцев назад +2

      xuduuda leedhay waatee?? nadaafadey kashaqeeyaan oo timahay jaraan oo dhulkey xaadhaan ma hooyadaabaa intaa nooqaban lahayd

    • @Uus998
      @Uus998 6 месяцев назад

      Lol yes dalkooda ha ka qabtaan intaba

    • @Gabdoon2
      @Gabdoon2 6 месяцев назад

      @@Uus998 suuliyada ma iga soo meydheysa waayehee cid shaqoonyinka hoose qabataa loobahanyehee

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 6 месяцев назад +24

    May wadankooda Aadan

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 6 месяцев назад +10

    FADLAN QAXOOTIGA SI FIICAN HALOOLA DHAQMO. Hadii la celinayo, si fiican haloo celiyo. Anagaba meel walba ayaan qaxooti ku nahay. marwalba xasuusnaada siyaasiyiinta ma matalaan shacabkaan.❤🇸🇴

    • @kawsarhussein4446
      @kawsarhussein4446 6 месяцев назад +4

      Somaliya bila sharci Kenya ama itoobiya kuma gali karaan!! Somalia ma ahan dad qaabila qacootiga

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 6 месяцев назад +3

      Oromo soomali iska dhigaya

    • @user-hw5ou3rn3d
      @user-hw5ou3rn3d 6 месяцев назад +1

      Waasax

    • @truecomment3650
      @truecomment3650 6 месяцев назад

      War Soomaali baan ahay oo jooga qurbaha waxaana joogi jiray Itoobiya iyo Kenya. 7 sano wax sharci ahna kuma galin kumana joogin. marka hadaan waligaa qaxooti noqon waxba kama fahmi karo waxaan sheegayo tankale waa dad Islaam ah oo marti noo ah. marka in la xumeeyo waxay ka soo horjeedaa diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaalida. Fadlan magaca hanaga halaynina. Itoobiya qofkii u xanaaqsan is diyaari oo ciidankooda markuu soo galo Zaylac la dagaalan❤️🇸🇴

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 6 месяцев назад +3

    Subhanallah

  • @wagadadawe6156
    @wagadadawe6156 6 месяцев назад +15

    Hala raro wadankooda halagu celiyo

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 6 месяцев назад +13

    GACMAHA ILAAHEY HAGU BARKEEYO HADDAD JANAL-KEYGA SOO BOQOTO WLL

    • @jawhar2605
      @jawhar2605 6 месяцев назад

      Dalkoodu wax ga qabto

  • @Mustaqbal0
    @Mustaqbal0 6 месяцев назад +7

    Dadkaan intii la dhibi lahaa oo islaamka la nacsiin lahaa waxaan codsanaya in looga faa iidaysto dano kale sida in ay
    Loo isticmaalo arimaha siyaasada
    Dhanka labada wadan
    ❤❤❤❤

    • @kingyussuf
      @kingyussuf 6 месяцев назад +6

      Oromo Hoyada wase aamu uss

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 6 месяцев назад +6

      Faaiido malihidiin qashin orom ah na dhaafa

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +5

      Orom dhul balaarsi wada baad tahay waa lagula socdaa. Muslim badankiin ma tihiin, kuwiina ahna, Somalia wadankiina ma ahan, wadan baad leedihiin ee ku noqda.

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 6 месяцев назад +2

      Siyaasad beel anagu siyaad inan idiin isticmaalno dooni Mayno wax naga maqana ma jiraan dalka iyo badaba difaac inaga ku filan cid naso doonan kartaana ma jirto anaguna inan cid doonano diyaar uma nihin ee walaalayaal daneesta dalkiina ku laabta balo siyaasad idin isticmaashay

    • @Danta77
      @Danta77 6 месяцев назад

      In laysu naxariisto ma xuma, lkn walaalnimo ma hal dhinac bay ka soconeysaa weligeed. Aaway abaalkii hore ee Soomaali idiin gashay ilaa dowladii Mw Siyad, aaway nabadgelyadi la idin siiyey, aaway xuquuqdii la idin siiyey, aaway waxbarashadii lacag la'aanta iyo xataa afkiinii oo la idiin sameeyey oo Far qoraal aad ilaa maanta qortaan, maxaad intaas oo abaala kusoo gudeen. Bal inoo sheega meeshuu kaa ka baxay

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 6 месяцев назад +3

    Waa ciidan itoobiyaan ah yaan lagu sirmin,
    Waxayna qatar kuyihiin jiritaanka umad soomaaliyeed iyo Dhul soomaaliyeed🛑

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 6 месяцев назад +8

    Nayaa rashin rashin halahanine baxa O nadhaaafa O kunoqda wadankinii kudhe uf xabashi foqol xabashi ish

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 6 месяцев назад +20

    Kuwani tahriibayaal ee waa kuwa abiye soodiray waana dhulboob deni guul kuceli wadankooda

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 6 месяцев назад

      Immisaa somali qaxootiya. Soo dhaafa idinkuna.Maxaa lasoo diraa bakhtigaa u xalaalee.

    • @maxamedaashaguur
      @maxamedaashaguur 6 месяцев назад

      Waa masaakiin waligoodns way tahriibayaan

    • @Kendndnd
      @Kendndnd 6 месяцев назад

      ​@@NewsFusion24somali tahriib iska dhaaf dhulkeni lanagu xasuuqay ethopia kuwana dhul boob u socdan

  • @yusufgaban7460
    @yusufgaban7460 6 месяцев назад +2

    Anigoo Ah Reer Puntland , Waxaan Idinka Codsanaya in Uusan Qof bini’adam Ah Agtiina ku Gaajoon, Ha Loo Gargaaro Dadka. Wa Bilaahi Towfiiq.

  • @user-ir3dq9xg2k
    @user-ir3dq9xg2k 6 месяцев назад +3

    😊unaxariista dadka muslimiinta ah oo allaha ka cabsada

    • @Abuu_Naaila
      @Abuu_Naaila 6 месяцев назад +2

      Oromo orodoo dhulkaaga kunoqo
      Ilaahay dhulbuu kusiistay ee dhulkaaga iimaanso
      Muslimka dhulkiisuu iimaansadaa⁉️

    • @Uus998
      @Uus998 6 месяцев назад +1

      Niic

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 6 месяцев назад

      ​@@Uus998iimaanka allaah idin galsho o nimacaduu rabi idiin siiyay indho aad ku aragtaan allaah idin siiyo idin habaari Mayne orda intaynan idin dilin dalkiina ku laabta wllhi somali iyagaba isdila idinku idiin dayn mayaan intay gori gor tahay mad ka dul tagtaan

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 6 месяцев назад +11

    Wadankooda haloo celiyo

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 6 месяцев назад +17

    Maxa dharkeena u xiray!! Wadankiina aya wadankena kuso xad gubay bila sharci na wa kuso gasheen

    • @user-yi4dr1mp9w
      @user-yi4dr1mp9w 6 месяцев назад +1

      Muslim waaye ayakaba baati way xirtaan

    • @kingyussuf
      @kingyussuf 6 месяцев назад +2

      ​@@user-yi4dr1mp9w Sxb anagaba Muslim nahay sharcidara Iney iskaso galaan qaladwaye

    • @kawsarhussein4446
      @kawsarhussein4446 6 месяцев назад +3

      @@user-yi4dr1mp9w Muslim baati ma xirto eey waa dhaqan somaliyeed!!

    • @user-dp4tn2xs8l
      @user-dp4tn2xs8l 6 месяцев назад

      Dalkoodahajoogaan

    • @11naa44
      @11naa44 6 месяцев назад

      Somalia dhar gaal lama ogola in laga xirto mxd rabta iney xirtaan

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +4

    Ethiopianka/Oromada ma aadaan wadamada Sudan, South Sudan, Kenya iyo Ugandha oo intaba ay xuduud la leeyihiin, Somalia waxay aamisan yihiin in ay lahaan jireen.

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 6 месяцев назад +1

      Waa lacagta inaadeer. Addis Abeba meesha bole layidhaa way isoo dawarsi tagaan. Magaalada dabadeeda intay kayimaddaan oo basas soo raacaan, ayay kaddawarsadaan. Soomalidaa yara gacan furan.

    • @bighearted4374
      @bighearted4374 6 месяцев назад +1

      Haa 💯 wa ku wadna mashruca kasaarista hada nahay dhalinta putland no beer jileec oroma wa eeyo somali naceb iyo dhul balarsi rabaan

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад

      @@bighearted4374 Si fiicaan, yaana shaqo la siin Oromada. Aduunka wadana kama dhacdo in dad illigal immigrants ah yacni soo galooti sharci daro ah in ay ka shaqeeyaan wadanka. Waxayna Oromada iska dhigaan masaakiin tuugsaneysa intii ay qaarkood iska dhigaan indhool ul wata oo gacanta lahayo iyo kuwo curyaan iska dhiga intaba waa qiyaano. Oromo Somali kama baahi badana. Gobolka Oromada ee Oromia aad buu u beero, roob iyo wabiyo badan yahay wayna naga amni badan yihiin.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +2

    Naagaha Oromada marka ay Somalida soo dhex galaan sida haweenka Somalida oo kale ayay usoo labistaan xijaabtaan, laakiin marka ay dadkooda la joogaan, saas uma labistaan waa qiyaano.

    • @AmiiraQurux-dr3ke
      @AmiiraQurux-dr3ke 6 месяцев назад +1

      2021 ma arkaysay Oroma shiraysay o lahayd mudulood ban nahay xaqa gobolka banaadir iyo somalia hanala siiyo 😂😂😂😂😂😂😂 war buriya waxa laso wado iyo wabiga yaa wayn somaliyeey

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 6 месяцев назад +5

    Dadkaan itoobiyaankaa wadankoodii haloo roofo yaan la taaban cuntp siiya ee waa wada askari

    • @mohamedibrahim7236
      @mohamedibrahim7236 6 месяцев назад

      oromadu way is dhoofiyaan a duunka wadan ay san joogin malahan sida somalidu isu dhoofiso iyo sida ay somalidu u tahriibto wadamada kale sida kiiniya iyo tanzaniya waa la xirxiraa hadey sharci darro ku soo galaan aniga waxaan layaabanahay dadkaan sey sharci darro oogu soo galaan wadanka yaga qofka somaligu gobol ilaa iyo gobol kale waxaa la waraystaa suaalo iyo dammiin taasi waa layaab runtii

  • @user-zx3os8eg3r
    @user-zx3os8eg3r 6 месяцев назад +1

    Ilaahay aan idin ku dhaariyay ee naftiina oo kale kasoo qaada itoobiyaanka waa lalanoolaan karaah awalba anaga ayaa ka fiicnayn

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 6 месяцев назад +3

    War hanalaga tarxiilo wlhi sidii yuhuud falastiin u gashay baa soo socota

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +2

    Somalia waa wadanka kaliya ee si sharci daro ah loo gali karo loogana shaqeysan karo. Aduunka kale wadan aadan sharci ku laheen maka shaqeysan kartid.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 6 месяцев назад

    ALLE ha u gargaaro laakiin abi Ahmed isaga weeye ninka dadkaas dhibay ee ay kasoo cararreeb

  • @LETGAZALIVE2024
    @LETGAZALIVE2024 6 месяцев назад +3

    Kuwani xabashida ayay u adeegaan ee wadanka halasoo dhaafiyo

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 6 месяцев назад +1

    Wadan kooda haku soo laabtaan balaayo ma haysee oromo waxay Rabtaa dhul boob iyo wax ay xoog ku qaataan taasina dhici mayso insha Allah

    • @Abuu_Naaila
      @Abuu_Naaila 6 месяцев назад

      Wadanka ay kugaajoonayaan waxay Aaminsan yihiin inay iyagu leeyihiin
      Oo xoog loogaga heysto❗️

  • @user-yi4dr1mp9w
    @user-yi4dr1mp9w 6 месяцев назад +3

    Shacabka haladhaafo anaga dowlada le isdagashanahay shacabka dhibnoma gesan

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 6 месяцев назад +2

      Shacabka sharci waa inay ku joogaan meel free ah somalia laga arkay wax ay nagu soo siyaadiyaan ma jirto qashinkooda wadankooda halagu cesh

    • @Abuu_Naaila
      @Abuu_Naaila 6 месяцев назад +1

      Oromo orodoo dhulkaaga iimaanso shacabka udurbaan tuma hayo mujrim abii miyaad sheegi❗️

    • @Uus998
      @Uus998 6 месяцев назад

      Dhulkiina iimaansada wll😂😂 waxba somli ha iska dhiginee na 😂😂

  • @user-xh9dt8hw1j
    @user-xh9dt8hw1j 6 месяцев назад +5

    Waligiin muslim ahaada waxaad kasamayseen xadka miyaad ilowdeen

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 6 месяцев назад +2

    Puntlan cunto hasiiso dalkoogana halugu celiyo, mida kale yaa loo ogolaan iney xaduudka soo gudbaan marka hore.

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 6 месяцев назад +2

    😢😢😢😢😢 dad hubesnen danta durufta kentay halkas dalkodi dhibaato hesato Mel lagu control degaan dalkodi marka hagaago halo diro iyada wax dhibaato lo gesanin somaliyey maatadena we so martey qaxootinimo gaajada dalalka deriska we na so dhaweyen dunida wa daadsanahay dadkan hde dhibaato idin gesanen nolol kumeel gaar deganaansho halo igalaado qofna dhulkisa lama qaadan karo gaajada wa xanun ibniaadanimada halo fiiriyo

    • @Uus998
      @Uus998 6 месяцев назад

      Wadnkooda waa nawad aygaana xilka haaya maanta nawrjena naga toogteen oo dhulbalrsi iyo laftingaa wakaa abiy noo so diray si uu uqaato dhulkeena no more amxro ha iska celifan anga ankaaba teena ba heesataa

  • @user-oz9sx1jz9b
    @user-oz9sx1jz9b 6 месяцев назад

    Soomaalind hanolaato nacabku darbiyadaa hajillo❤🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮♥️

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 6 месяцев назад +2

    War tarxiila wadankiina aada

  • @xayraan5614
    @xayraan5614 6 месяцев назад +1

    War ha lalaayo itoobiyaanka soomaaliya ku sugan

  • @Adm9464
    @Adm9464 6 месяцев назад +1

    What’s wrong with the people of Bosaso? This are Muslim and human beings no matter what’s between the two governments this people need the help they can get as long as they at your mercy .

  • @qassima317
    @qassima317 6 месяцев назад +4

    Somali Waa looyaawa 50 sano kadiib

    • @owsedguresuul8794
      @owsedguresuul8794 6 месяцев назад

      Sababtaa loogu yaabaa

    • @user-eg6gc7pq4e
      @user-eg6gc7pq4e 6 месяцев назад +1

      Hadi aadan fahmayn iskdaa soomaalida beer jileeeec ayey dalkooda logala waregaya iskalaabta dhh miskintoda manaqaneee

    • @shairabdi
      @shairabdi 6 месяцев назад

      ​@@user-eg6gc7pq4eanaa kula fikir ah, dadkaan hadaanan lasoo dirin ninkii badda u haliilaaye muu wax siisto!

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +2

    Somalia way ka dhaqaalo, warshado, amni, beero, wabiyo iyo roob yartahay Ethiopia, sababta ay Ethiopianka ugu soo qaxayaan Somalia waa dhul balaarsi badd iyo dhul bay rabaan.

  • @abdimalik4932
    @abdimalik4932 6 месяцев назад +5

    Halagawraco waliba fagaaraha halagu toogto si kuwa kalee imaanaya ay cashar uga qaatan maxa kasoo horeeya? War Soomaliyey asxaar iyo naxaarista aad u muujinaysan joojiya. Waxaba qalad ahayd in lasiiyo meel ay wax ku karsadaan war meshaas ad siiseen ayay inta ay ku shiraan, bari duulan an lagafilayn kugu soo qaadayaan.

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 6 месяцев назад +1

      Subhanalah maadan Muslim ahayn maxaa dad marti ku ah dalkaaga u dilaysaa. Inagaba wadan aan u dhalan oo isku af iyo diin ahayn baa la nool nahay.
      Waa in la caawiyo waayo diineena ayaa ina farayso

    • @inaedo3217
      @inaedo3217 6 месяцев назад

      ​@@sucdisiad3316
      Dadku isku caqli ma ahan, Alle haku barakeyo wlle.

  • @shairabdi
    @shairabdi 6 месяцев назад +5

    Nahaabiin waa wada sirdoon

  • @abdisamadm.hussein1791
    @abdisamadm.hussein1791 6 месяцев назад +2

    Ha ku laabtaan dalkooda. Ethiopian 🇪🇹 Somalia 🇸🇴 boos ugama banana…… waaan gajoonayaa😂,DHIMO HADAD RABTAAN DALKAAN ISKAGA BAXA WIIXINA TAHRIIB MA AHAN EE DHULKEENA ISKU BALARINEYSAAN

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 6 месяцев назад

    Inaa lillaahi wa inaa ellayhi raajacuun subxaanallaah somaliyey dadkaa gaajada ka daweeya

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +3

    Oromo badan oo Af Somali bartay oo magac ama profile Somali tilmaamaya wata baa jira oo uu doodaya Oromada difaacaya ee iska ilaaliya, waxay leeyihiin Oromo waa masaakiin iyo Somaliba way tahriibta. Waa qiyaano. Somali uma tahriibto deegaan Oromo. Oromana uma ogola deegaankooda Somali.

    • @Abuu_Naaila
      @Abuu_Naaila 6 месяцев назад +1

      Waa Runtaa sxb

    • @Abuu_Naaila
      @Abuu_Naaila 6 месяцев назад +2

      Haduu soomaali yahay xitaa qofkii oromo iyo itoobiyaan udoodo waa khaa,in soomaali ma aha🛑🛑

    • @Abuu_Naaila
      @Abuu_Naaila 6 месяцев назад +1

      Hadii ay muslim yihiin xitaa ilaahay dhul la,aan miyuu dhigay?
      muslim gaal u adoonsan oo dhulkaaga loosoodiray⁉️

    • @Danta77
      @Danta77 6 месяцев назад +1

      Nin caqli bdn masha Allah wall

    • @Danta77
      @Danta77 6 месяцев назад

      @@Abuu_Naaila Sax 💯

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 6 месяцев назад +2

    *INTOODA BADAN DANKALE AYAY USOCDAAN MARKAAA INTAY DAMACA JOOJINAYAN HA LA SAARO DHAMAAN WIXII **#XOOGAN** WIIL IYO GABADHBA*

  • @ahassan5
    @ahassan5 6 месяцев назад

    Kuligood itoobiya ha loo celiyo. Somalia Soomaali baa leh.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +1

    Oromada tuugsaneysa waa qiyaano qaarbaa xitaa indhool gacanta la hayo iska dhiga qaarna curyaan iska dhiga si lacag loo siiyo. Yaan lacag iyo shaqo la siin. Waa khiyaano.

  • @princek802
    @princek802 6 месяцев назад +1

    Wajajusin kufarta dhafiya wadanka...caqli ma,ahan in adeerkoda uu inagusoxadgudbo iyagana inatuugsadan oo wadanka sijogan waliba si sharci daro ah...dhafiyo wadanka wa jawasiiis dhamantode.

  • @sadamcali3718
    @sadamcali3718 6 месяцев назад +1

    Naxariis idin dishay, oromada waa cadaw yaanan islaanimo nugu soo galin. Maadaama gaaladii ethiopianka dhan dabada ku wattaan.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 6 месяцев назад +2

    Hala tarxiilo waa isbalaarin

  • @aj1478
    @aj1478 6 месяцев назад

    Mash Allah VOA SOMALIA 🇸🇴 waxey u shaqeeyaan danta dalka iyo dadka umada somaliyeed, guuuuul VOA SOMALIA

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 6 месяцев назад +1

    Hala Saaro oo oo hakunoqdaan dalkooda waa CID siinaysa majirto waa in ay nanaafaan naagtan waa in Müslin Maha naagtan vor hakawantobaan

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +1

    Oromada gobolkooda waxaa ka imaada qudaarta iyo khaadka waa gobol beero, roob, wabiyo iyo amni badan sabab ay qaxooti u noqdaan ma jirto.

  • @ajsmile2182
    @ajsmile2182 6 месяцев назад +1

    Waa arin sax ah gaajo ha u dhintaan

    • @ahmedhussein1697
      @ahmedhussein1697 6 месяцев назад

      Mayaa saamaha ninyoho

    • @9087jo
      @9087jo 6 месяцев назад

      Bax adi cuno sii show ka batay​@@ahmedhussein1697

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 6 месяцев назад

    😢😢😢yaa Subxaana Allah

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8w 6 месяцев назад

    Subxasna laah. Hala nooleeyo. Gaaja waa cadaw
    Hala arad bixiyo kadib. Gaaari. Halagu geeyo soodinta dalkooda

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 6 месяцев назад

    Subxaanallaah 😭 hala caawiyo waa laysku rogiye subxaanallaah

  • @user-bb1df3tr1v
    @user-bb1df3tr1v 6 месяцев назад

    Laya oo raafaa oromoda

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 6 месяцев назад +1

    Oromada gobolkooda Somali uma ogola kuwii ku noolaa way dileen wayna soo barakiciyeen Oromada qaxooti ma ahan waxay wadaan dhul balaarsi.

  • @user-tr7pk5qe3r
    @user-tr7pk5qe3r 6 месяцев назад

    😢😢😢Axxxx Sorry wallhi Galo Cad Cad oo nala diin aheyn Ayaaa. Nasodhaweyay. Somaliyey ilhay ka cabsada dadkan hala dassyo hala Caawiyo

    • @9087jo
      @9087jo 6 месяцев назад

      Show badnida bax adi cawi

  • @bilehproflms1389
    @bilehproflms1389 6 месяцев назад

    Masaakiinta wax siiya
    Ma libiyaan baa noqoteen
    Qoomna alaumanaxariisto
    Ilaa ay isu naxariistaan😢😢

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 6 месяцев назад +2

    Abiye lahadla waxaa dadka nigudiray abiye axmed sheegayna inay qabsanayaan dhulkayaga

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 6 месяцев назад +1

    War Addis abba soomaali wey buuxaan wiliba majeerteen iyo hawiye sida south Africa ugala oo dalkiina intaa kunoqotaan guba dukaanadooda booba hantidooda

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 6 месяцев назад

      xoola yahow ma ogtahay in majeerteen iyo hawiye itobiya daga jiraan oo malaayiin ah.ma ogtahay soomalida soomaliya ka yimaada ineeysan jeclayn itobiya oo ay jecel yihiin nairobi iyo kampala?ma ogtahay in soomali ka badan 10 malyan itobiya dagto hadii al dhibaateeyo iyaguna aarsan karaan

  • @user-fl3ko1jv2j
    @user-fl3ko1jv2j 6 месяцев назад

    Waa qariib waa masaakiin halaga xishoodo waxasi bina adanimo maahee

  • @abdulismaisma5069
    @abdulismaisma5069 6 месяцев назад

    Reer Bossaso waxaan leeyahay waad kumahadsantihiin in aad muujisaan dareenkiina wadaninimo ee kusaabsan damaca Itoobiya. Midakale,dhalinyeradaasi hadii ay yihiin Muslimiin haloo dadaalo intii tabartiina ah. Waayo,waa dad rafaad kamuuqda. Yeysan dhicin in dad Muslim ah gaajo idin kuugu dhexdhintaan.

  • @bighearted4374
    @bighearted4374 6 месяцев назад +1

    Oromada ya loo beer jilec laka yelanin dhul.balaarsi rabaan fiiriya walalhena somalida ethiopia kunool way laayan wlhi eyaga hala laayo ama wadanka halaga saro dhalinta putland howl.qaran heeysin waxba haka yelana nacalada oroma wa qashin waxey ba aminsanyihin dhulka somalia leyihin waa na kusoconesa hada dhalinta putland nahay ugarsashada wa tarxilenaa waxii diida wa laaynena

  • @eagleshunters7017
    @eagleshunters7017 6 месяцев назад +1

    (يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُونُوا قَوَّامِينَ لِلَّهِ شُهَدَاءَ بِالْقِسْطِ ۖ وَلَا يَجْرِمَنَّكُمْ شَنَآنُ قَوْمٍ عَلَىٰ أَلَّا تَعْدِلُوا ۚ اعْدِلُوا هُوَ أَقْرَبُ لِلتَّقْوَىٰ ۖ وَاتَّقُوا اللَّهَ ۚ إِنَّ اللَّهَ خَبِيرٌ بِمَا تَعْمَلُونَ) المائدة(8)

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 6 месяцев назад +1

    Halalaayo waayo anagu mawaxaanahay meelaha laga tahriibo

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 6 месяцев назад +2

    Abe u shega in u somali faraha kalabaxo oo so bananbaxa

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 6 месяцев назад

    Yaaca dheh abii ha idiin caawiyo
    Somali ayadaaa naxariis isku heynin mexey Ka dhex qabanayaan

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 6 месяцев назад

    Xarood kurdi yaa martin kara Allow cuqdad ehli ah ha nagu salidin

  • @gantoganto2021
    @gantoganto2021 6 месяцев назад +1

    Oromadu afkay kugu dhunkato ayay kugu qaniinta marka iska so dhafiya wuxu dhaqan male

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk 6 месяцев назад

    Anigu Waxaan Ahay Nin Majeerteen Ah Wallahi Baana Qofna Dulmin Karin Qof Etopiyan Ah Oo Miskiin Ah Oo Dulman
    Hala Kala Saaro Siyaasada iyo Insaanimada Walalayal

    • @9087jo
      @9087jo 6 месяцев назад

      😂😂😂

  • @Qoordheere77
    @Qoordheere77 6 месяцев назад +4

    Muslim wax la dhahaayo ma jirto ee wadanka halaga saaro
    Soomaalida aad somali galbeed ku dilaysaan muslin ma ahan miyaa waliba aad dhulkooda qaadanaysaan😉

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 6 месяцев назад

    Wan ka xumahy WlHi 😢 qof mizkina o quud radinaya siyaasad Maxa ka galay maba ogo qof dharagzan un ba u dhaqdhaqaqa ziyad eeeee subxanallah WlHi gajada Wa cadaw rer Bosasow dad gopad tihin e gaf ka ha qadanina

  • @mohamedderow1349
    @mohamedderow1349 6 месяцев назад

    😢😢😢 war abiy Ahmed dartiis yaan gabdha muslimiin ah gaaja looga dilin ...
    Musaafurka xuquuqdiisa aakhira waa ladin weydiin

  • @dizzy6096
    @dizzy6096 6 месяцев назад

    Waalahi waan ka xumahay in dad muslin ah oo gaajo heyso hadana an cawimad helin walalayal allah yuu noo carbon rer boosaso cinto waa ku sadqo fadaln cawiya wa walalo myslimin ah

  • @user-xh9dt8hw1j
    @user-xh9dt8hw1j 6 месяцев назад +3

    Naf inloogatago maaha

  • @Bepatient866
    @Bepatient866 6 месяцев назад

    Dadkaan dhulka ka saara si nabad ah ama u fududeeya inay ka baxaan. Lkn in gaajo lagu dilo waa dhaqan yuhuud. Shacabka casrigaan jooga dalalkooda ma matalaan. Ethiopia waan is haynaa waa sax lkn inaan musaafir aan hub wadan layno ama gaajo ku dilno. Waxba kama duwanin yuhuuda markaas

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 6 месяцев назад

    QOTIDA HALA LAAYO !!!
    VOA wxn leyahay adr danta somalida noga warama!!!!

  • @jamalanbar5528
    @jamalanbar5528 6 месяцев назад

    Wakaa caqligii qadaadweeyn. Oromo waa dad muslim. Muslinka waa qasab inaat soo daweesir haduu dibaato haysto. Yaa qadaadweyn yaa dameer. All Oromo muslims go to Somaliland.

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 6 месяцев назад

    Markaan ulaabanno rabbigayaga xagiisa dhagarkasta oo naloo maleegay waxaan noqon donnaa kuwo ka dhex baxa dharbaaxo adag kudhufto cadwga nasoo hajuuma iyo kan munaafaqa ahba insha allaah inta ka horeysa soomaalia dhibta ilaah haynaka saaro

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 6 месяцев назад

    martida iyo maatida ha dilin nio oo Somaliland iskusoo dhaafiya oo ilaahay ka baqa ha eeegina iney Ethopian yihiin lkn waa dad muslimiin ah.

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 6 месяцев назад

    Xaq maahan in Abiy dartiis dad masaakiin ah loo dhibaateyo, Somali badan ayaa Ethiopia dhooban, Soomalidu sidaa haisku dhaanto.
    Karamkii iyo deeqsinimadii Somalida xage ku dambeysey😢

  • @FardowsaJanaay-yb4pu
    @FardowsaJanaay-yb4pu 6 месяцев назад

    Walaalayaal u naxariista Rer bosaasow Dadkaas xitaa hadey muslim aheeyn waa bilow aadam ee walaalayaal inuu Allaah Swt, idiin Naxariisto u naxariista, dadkaas, Idin lama dagaalamayaane,

  • @user-fl3ko1jv2j
    @user-fl3ko1jv2j 6 месяцев назад

    War ilahy kacabsada wa nuslin la ilaha ilalahu muxamadurasululaahi

  • @OmarAhmed-ly7ws
    @OmarAhmed-ly7ws 6 месяцев назад

    Reer boosaso ilahay kabaqa oo caawiya masaakinta

  • @hanadadem
    @hanadadem 6 месяцев назад

    Tahriibayaal laquudiyee ha shaqaystaan intey meesha joogaan. Midda kale halaga tarxiilo dhulkeena

  • @nasteexacadey9395
    @nasteexacadey9395 6 месяцев назад

    Maxey soodoonayaan wasaqdu
    Markey yamen tagaan waxey sheegtaan soomaali
    Hadey islaamyihiin ilahey haugargaaro shartoodane ilaahey hakuceliyo

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 6 месяцев назад

    Tan Boosaaso kasoo warameysa waraye fiican maaha naa dadkaa dal bey leeyihiin halagu celiyo.

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 6 месяцев назад +1

    Iyagu yay u naxariistaan saw kii Dadka la daganaa 40 sano ee ay waliba is dhaleen ay laayeen beerahoodiina ka dhaceen

  • @user-md7dm4mf1k
    @user-md7dm4mf1k 6 месяцев назад +1

    VOA maxaa soo gudbinaysa waxaas ma war baa

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 6 месяцев назад +1

    Bosaso mahan meel loo qaxo ee waa dhul balarsi

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 6 месяцев назад

      Haa wlhi somaaliyeey nimankaan dhulkooda waa wada cagaar sanadkoo dhan bal maxey bosaaso iyo meelo badanoo nabad kajirin ka sameenayaan waa jawaasiis

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 6 месяцев назад

    Guryaha yaan laga kireenin, shaqana yaan la siinin.