IPHONE AYAY HADIYAD IGU KEENTY SUMAYO QURUX !!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 519

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Год назад +199

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤

  • @SOMALI.N.M2
    @SOMALI.N.M2 Год назад +302

    Aaway dadkii jeclaa nabigenna muxamad scwscwscw 💜💜

    • @CnaasirMaxamed-sc6yr
      @CnaasirMaxamed-sc6yr Год назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @FatmaAli-ee6ks
      @FatmaAli-ee6ks Год назад +2

      Scw scw scw

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Год назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @deeqodaahircali8274
      @deeqodaahircali8274 Год назад

      Wanakan walal salalahu caleyhi wasalim

    • @fadumahassan1828
      @fadumahassan1828 Год назад

      Scw scw scw scw ❤

  • @ramla8285
    @ramla8285 Год назад +46

    Happy sumayo qurux wa walal Qali ah cadawgina cagta ka hoos❤❤❤❤❤

  • @saabirina9060
    @saabirina9060 Год назад +11

    Sumayo youtube furo abyo sida isku jceshihiin wa ka helay sxiibo qali cadawgiina cagta hosteeda❤❤❤

  • @phalhadoabdullahi4683
    @phalhadoabdullahi4683 Год назад +61

    Happy waxas ohina ma ahan qosolna ma ahee se waye 😂😂😂

  • @nasraibrahussen3303
    @nasraibrahussen3303 Год назад +13

    Sumeyo iyo happy sxb aad aan uu jecelahay waye wlhi they have a beautiful bond Masha’Allah 🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +23

    Siyaabaha aan aniga iyo saxibtey leenahay
    Aniga. Waan dheerahay 😫
    Ayada. weey gaaban tahay 😂
    Aniga. Magaceyga wa sumaya ❤
    Ayada. Magaceda wa amiira ❤
    Aniga. Gabar cad 🥹🤍
    Ayada. Gabar marin 🤎
    Aniga. mid dhib badan 🤤
    Ayada. Maskiin 🥺
    Yaa isku mid tihin aniga iyo saxibtey 😂

    • @zuzu-ss2cl
      @zuzu-ss2cl Год назад

      Isku mida nahay

    • @sabrinarose7348
      @sabrinarose7348 Год назад

      Kadibna 😂

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c Год назад

      @@sabrinarose7348 kadine wixi dhacay baa dhacay 😂

    • @AsmaAbiib-ie6nv
      @AsmaAbiib-ie6nv Год назад

      Magaca uun Kukala duwan nahay sida kle isku mid nhy

    • @FiyaMahad
      @FiyaMahad Год назад

      Adiga😂iydana zxpday bay isku mid yihiin kaliya ani waa gabanhy iydna way dheertahy😂😂

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 Год назад +28

    Mashalah best friend sumayo ❤

  • @user-ef2ss5js9u
    @user-ef2ss5js9u Год назад +48

    Happy zumayo zxipo idnko kle wlign lama arg 😢💯❤️ wlign zn izku jclda zxp dacad ah nzip uma yeln wlh ani Wligy💔zxp wlpo yezhto Mid xun danezte igu noqda😊😊😊

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +15

    Inta og ineey rabaan in tiktok lageeyo waa idin salaamay hapipiyal😂❤

  • @maidanaxar
    @maidanaxar Год назад +40

    IPhone hore ani isii abayo happy ahmed❤❤

  • @queenalmaz3534
    @queenalmaz3534 Год назад +18

    Masha Allah best friend Sumayo❤🎉

  • @fardowsomohamedyusuf8216
    @fardowsomohamedyusuf8216 Год назад +7

    Mash allah sxbtinimadu waa shay qali ah ilhy haiskiin daysto abyoyin 🎉❤❤❤❤

  • @aadancaliibraahim6671
    @aadancaliibraahim6671 Год назад +9

    Happy yeey sumayo see isku barateen noga soshekeey plz

  • @cadeosman153
    @cadeosman153 Год назад +29

    happiYeeee Adi Markan ku arko Wnba iska Qoslaa ilahey amarkiiiisa😂

  • @sacdiyoasxan12
    @sacdiyoasxan12 Год назад +10

    Ala hapi dhib badanaa qosol bay oohin nooga dhigaysaaaa😂😂😂

  • @safiyoahmed7039
    @safiyoahmed7039 Год назад +10

    Jah waxaasa kaa saaxiib ah allaha isku kiin daayo❤❤❤

  • @dumarland01
    @dumarland01 Год назад +19

    ayy!! alaha isku kiin dayo😩❤️‍🔥

  • @jamiiloxuseen9606
    @jamiiloxuseen9606 Год назад +5

    Mashaallah sumayo walaashii jirto waxasaa garasho lagaa dhahaa illaahey ha idin barakeeyo wan idin jeclahay

  • @sabirincdey7033
    @sabirincdey7033 Год назад +9

    Masha alh wey fcn thy xpti geep going❤

  • @fihiimaaxmed2992
    @fihiimaaxmed2992 Год назад +9

    Msha Allah best friend sumayo❤❤

  • @najmabashirtoxow3248
    @najmabashirtoxow3248 Год назад +10

    Masha alaah ilahey ha idin xifdiyo

  • @najmamohamud4758
    @najmamohamud4758 Год назад +19

    Mashallah sumayo 🎉🎉

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Год назад

      Qof Iguqali Waa Codsi Ee Halmar Noodhe Subscribes Allha Kusharfo Adiguna❤❤

  • @nawalsheikh217
    @nawalsheikh217 Год назад +6

    Happy farxadeda lama kobi karo cawa masexaneyso cawa dhan😂😂😂😂😂

  • @maxamedcasayr291
    @maxamedcasayr291 Год назад +7

    Haapy adna saxibta +walasha ka farxi markaaga

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 Год назад +13

    MashaAllaah saasa larabaa in aad saxibo isku naxo naxariisto wanaaga isla jecel noqotaan Allaha isku kiin dayo

  • @hodanaadanaxmedhodan4100
    @hodanaadanaxmedhodan4100 Год назад +7

    Masha allah saaxlb is jecelhy sumayo qurux iyo happy ahmed ❤💋💋👑👑💋

  • @amiiracusman8604
    @amiiracusman8604 Год назад +5

    Anaaba farxi walhi Allah ku barkeyo ❤️💫🥰

  • @RiyaaBeauty-xm8bq
    @RiyaaBeauty-xm8bq Год назад +3

    m.n wllhayga aan ku fano nolada abid wada jira❤❤❤🎉

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 Год назад +5

    Allow cadowga haa idin Kaa qabto 😢

  • @Bureeqajanno
    @Bureeqajanno Год назад +12

    😂😂😂anah baradha ka qarsanayayy

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 Год назад +8

    Masha Allah ❤ gabdho isjecel

  • @zulluufahimagabu6050
    @zulluufahimagabu6050 Год назад +3

    MashaAllah what a friend 👏 👌 ❤ for...keep going 👏 best friends

  • @amullamaxamuud4346
    @amullamaxamuud4346 Год назад +2

    Saxiibtinimadina ilahay hadayo ❤❤waa isku kiin jeclahay labadiina❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Carfoon
    @Carfoon Год назад +1

    Mashallh 😂illhow isii sxb wngsan 🥺

  • @idilshuriye3267
    @idilshuriye3267 Год назад +9

    Ilahey haku desto❤

  • @yaasirsiciid6839
    @yaasirsiciid6839 Год назад +7

    Happy abayo 14kii hore isii plz 🙏 ❤️

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад +3

      Allah mid cusub ku siiyo kaas woo ka jabay snapchat aye so dhigtay🥺

  • @Nature-ns7us
    @Nature-ns7us Год назад +1

    Wow So Amazing happy ahmed and sumayo Qurux keep allh with long life

  • @amiir23
    @amiir23 Год назад +3

    Happy Xaraabaad😂❤ Wn ku wataa wlshy

  • @wllhanadcr2155
    @wllhanadcr2155 Год назад +6

    Happy wllshei mobelka kahalesan aniga samesanayo hada isikartid luuqa iga lasohadal

  • @xaawocismaan2407
    @xaawocismaan2407 Год назад +7

    Happy please abaayo kan jajapsan isii ilh dartiisa ❤❤

  • @fadumosham
    @fadumosham Год назад +2

    Saxib isaka dheh ❤❤ illhow saxiba tan camal isi❤

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 Год назад +1

    Masha Allah sumeya qurux waa sxb wngsan oo qalbi fcn ilasho cadowgina cagta xos❤❤❤❤

  • @sagalmuse2861
    @sagalmuse2861 Год назад +2

    Mansha allah alle ha isku kiin daayo sumaya happy wlloh is jecel ❤❤❤😘 kaa jabayna ila ogaada anba wlshin ahee🥺🥺

  • @azharbintiahmedqalbinuura1594
    @azharbintiahmedqalbinuura1594 Год назад +4

    Ohinta happy 😂😂😂

  • @suzinaqurux-gy8dl
    @suzinaqurux-gy8dl Год назад +8

    M.a a good friend to have❤❤❤❤

  • @adnamaxamuud2037
    @adnamaxamuud2037 Год назад +9

    happy wll illahay dartii ii sii mobilka jajabay 😭😭

  • @nuuribraahin6365
    @nuuribraahin6365 Год назад +5

    Happy she is so funny 😂

  • @queenzuhuur1025
    @queenzuhuur1025 Год назад +2

    Mashalah walalehey zxptinimadu waa hadyad aan leheli karin😊❤

  • @user-ei3mt6er5b
    @user-ei3mt6er5b Год назад +7

    Sumayo qurux is not easy 😮😮

  • @Hani-g9o
    @Hani-g9o Год назад +2

    Isku wara waligina ha Kala fogniina ❤❤😊😊😊

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer6062 Год назад +4

    Anina Baradhan ka qarsanayaay ka dhacday😂😂😂❤

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 Год назад +2

    Asc waxaa tahay sxiib fcn ayaa heshay mansha alah ❤❤❤

  • @mariglaire
    @mariglaire Год назад +5

    WAA CODSİ HALMAR NA SOO BOQDA TEAM HAPPY 😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @cocospice2313
    @cocospice2313 Год назад +2

    I’m so happy BFF 👯‍♀️ mashallah ❤❤❤

  • @umu251
    @umu251 Год назад +3

    walall yaal waxan idinka cotsaneya inad si niyad ah igu duceysan wlhi bilhi xalada igu xun inta karnkeyga ah xiriirka allh wanku da.daaleya fadlan idinkana ducada igu kaaba ilaa hda kirada leyga raba rashin iga dhamadey alxmdu lillh bes adunka harka 2lawadiis gelin qofka manta heysto beri maheysto cafimadka lacgta nafta wax kasto hda manta noshahay beri wa dhimane ii duceya kurba iheyseee alxmdu lillh bes

    • @farhiaabdullahi4026
      @farhiaabdullahi4026 Год назад

      Walal illahey kurbada ha Ka qaado oo Faraj qeyr qabo ha Ku furo meel aad wax Ka filaneynin allaha Ka siiyo

  • @Hnesz
    @Hnesz Год назад +10

    I didn’t expecting that reaction coming from happy she’s not smart🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maryanCraxamaan
    @maryanCraxamaan Год назад +2

    Maasha allah Walhi waan farxay 🥰

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Год назад +1

    Masha Allah quruxey ilahey haku daayo saxibtaa marna walaasha❤❤❤

  • @DeksanDidiad-pq8eb
    @DeksanDidiad-pq8eb Год назад +1

    Machallah sxb wanagsan wayee ani malehiii qof sxb an irahdo

  • @user-vt6dh7dg3j
    @user-vt6dh7dg3j Год назад

    M.a waye sumayo qurux waa naxriistii oo qof ah wllhi abyo love you xppti 👸 ❤️ 🌹 😘 💖 💓 ❤❤

  • @honeycadey9669
    @honeycadey9669 Год назад +2

    Aniga ii si kasa jajaban waligey iPhone gacanta kuma qabanin

  • @filsanbashiir9873
    @filsanbashiir9873 Год назад +20

    Mazha allah dhaha somaliyey ani Iphone ma qaadan haso qorine😂

    • @BadriaDiamond
      @BadriaDiamond Год назад

      😂😂😂

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 Год назад

      Hhhhh wah filasan waba na cabudhisee 😂😂😂😂😂 anyway ma.this week ayan sugaya first iphone 😂😂😂

  • @zamzamismail7278
    @zamzamismail7278 Год назад

    Asc wa ku salmy walshy habi wall waxn ka cofsanayaa i phon 14 watii sumayo ku kentee kii hore i sii wadii yidhi martidaa is tic malaysee waxn kala soo hadlayaa hargysa ples

  • @yuusufxaashi
    @yuusufxaashi Год назад +2

    Wllo happy ilaahay baan kugu dhaarshee tilifoonkaaga isii wllo ilaahay reerka hakuubarakeeyee wllo hooyadaa ilaahay hakuudaayee iyo saaxiibada ee wllo tilifoonka isii hadaad komantigan aragtid

  • @aminamohamed4666
    @aminamohamed4666 Год назад +5

    😂😂😂happy aya snap sosaratee ayido dukanka iphoneka jogto hadhana suprise waye kale igadadici hee

  • @FarhioHussein-ol1bt
    @FarhioHussein-ol1bt 11 месяцев назад +1

    Sumaye qof wgsn waye❤

  • @nuuracabdaala4142j
    @nuuracabdaala4142j 9 месяцев назад

    Happy axmad hilwa maxey coodkeeda niin camaal oo oyahaay

  • @user-pi1zm2wq9n
    @user-pi1zm2wq9n 10 месяцев назад

    Happy ani isiii abaayo mafiiriney sidwaa ohehee

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 Год назад +1

    Somalia laguma sameeyo mobilka miye intaad mide cusub Soo iibaniyso

  • @xamdaabdi2738
    @xamdaabdi2738 Год назад +1

    Waaw waxaasw zxp ah❤

  • @user-sx4ts5yy4n
    @user-sx4ts5yy4n Год назад +1

    Macaanto saan kusoco sumayo qurux♥️♥️💔💔

  • @CaashoMohomed-l2f
    @CaashoMohomed-l2f Год назад +1

    Walahi waan idin jeclahay ilahay haidin daayo indhahaygii ilove yuo sistrs

  • @cadowcali9313
    @cadowcali9313 11 месяцев назад

    Masha aallh saxibtnimada dhabta ahan waa saas

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 Год назад +1

    Habiyeey abaayo midka jajabsan ani isiii 😢

  • @maryanfarax3286
    @maryanfarax3286 Год назад +2

    Marka aad ilamo iska dhigtiina wax niga xun majiraan

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 Год назад +4

    saaxibtinimo kawayn tani

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Год назад

    Hhhhhhhhh habi wa musibo kulaha anh baradhan ka qarsanye adna teelfon ikeentee😅😅😅

  • @aznampoy_official3556
    @aznampoy_official3556 Год назад +14

    Inta snapka kalsocotay iney isla joogeen xalay dukankan😂😂😂

    • @HidaayaMohamut-uh5zy
      @HidaayaMohamut-uh5zy Год назад

      wlhi

    • @teamfunnyofficial377
      @teamfunnyofficial377 Год назад +1

      Benta daf happy markey dahaysi sumeya telephone eekinti vedioga wasowada daheysi madawen

    • @aminamohamed4666
      @aminamohamed4666 Год назад

      @@teamfunnyofficial377 kahor ayey saratee 😂happy telefonka iyo dukanka wax hubso

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Год назад +15

    Masha Allah best friend sumeya 🎉🎉❤❤

  • @shukrisulaymaan5671
    @shukrisulaymaan5671 Год назад +1

    amaale lacagta iyada lee amee ku dhibtay umaleeyah ani

  • @Zinyoriita2525
    @Zinyoriita2525 Год назад +2

    😂😂😂🤣happy mucjiso kall io lapa u qosly ohin mia wxn ana baran ka qarznyey 😂

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 Год назад +5

    Masha Allah ❤

  • @afnaanwacys3003
    @afnaanwacys3003 Год назад

    Mash allh alle hyzku kin dayo wll hore uzocda wn idin jeclhy alle wax ini dhipa inipa tuzo 🥰❤❤❤❤❤❤

  • @user-yz3cq5jx2j
    @user-yz3cq5jx2j Год назад

    Ala ani ya isinayp iphonka😢❤

  • @meyrancadey852
    @meyrancadey852 Год назад +1

    Mashaa alllaah sumaya sxb qali ah ❤

  • @haboonibraahim9163
    @haboonibraahim9163 Год назад

    Abaayo hapi mika jabsan isii abaayo mcnto

  • @ladanabdirashid2522
    @ladanabdirashid2522 Год назад

    Mashaallah saxib wa sumayo oo kale xaladkadta oo saxibkada kujuro garbkisa istag Mashaallah haxumeynin wasaxib aad uwacan allaha niidhowro inshaallah

  • @user-mp5kq5zl5f
    @user-mp5kq5zl5f Год назад

    Wll ani 5 bilood kahor leega xadxaday ilaa hada lacag a aan ku gato ma.haysto kaad is.ka.dhigtay.ani.isii.plz.wllshaa.ahay

  • @nawalsheikh217
    @nawalsheikh217 Год назад +3

    hhhhhh ala sumeya tale fonka jabsan cun kulaha😂😂😂😂😂❤❤

  • @FalastaRuka-hj8wq
    @FalastaRuka-hj8wq Год назад

    Masha Allah Allah idiinmakala fogeeyo happy saxibtaada sumeyo Allah kuu xafada

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Год назад +1

    Masha allah wadajira abid ❤❤

  • @NashaadAli-r7y
    @NashaadAli-r7y 11 месяцев назад

    Happy midka kaaa jaby ani isiii sistrr😅😢😂

  • @Haboon7832
    @Haboon7832 Год назад +1

    mesha kaso gaday igu caawi plz tel ina so gata rabaye

  • @NaciimoclrashiidReerwaab-xx6hx

    Sumayo wallahi sxp tinimada waxay kataqaanaa m.a kip going macaanto

  • @eza882
    @eza882 Год назад +2

    😂😂😂happy waali cadi weeye

  • @iqlaasabdu1116
    @iqlaasabdu1116 Год назад +1

    Anileh bardho aqagarsanye🥔😅😅😅😅😅

  • @fartunmohamed7616
    @fartunmohamed7616 Год назад

    Masha Allah sxbo isjec dhexdina cadow maso galo insha Allah

  • @YaasminYaska-t3v
    @YaasminYaska-t3v Год назад

    Waligina sidan isla jooga cadawgiina hoos wlhi bilaah wn idin jclhy marwlba sidn ahaada hana❤isdagaalina

  • @Dhirane
    @Dhirane Год назад

    M.a sumaya qof qalbi wanaagsan
    Sumaya ana waan kaasugayaa eekeen xabad