Maxaa tiri ma ninka is difaacayay oo cadowga ku soo duulaya iska celinayay wuxuu ba ahaa mujaahid geesi eh Allaha unaxaristo maanta jiilkii danbe uu sheegayay oo ilmihiisa ahaa way ku raaxaysteen siduu u difaacay dadkiisa iyo dhulkiisa cadowga u soo socday Allaha kuu naxaristo mujaahidkaan
Mujaahid Ilaahay hakuu naxariisto
Allaha unaxariisto mujaahid Geele Ismaaciil
Hadaan rubaca daarood ka haray dhalasho loo raadin aaa bisinka war gabaygaan ninka tiriyey colaad badnayaa geelow rabigay haku naxaristo wax fcn mahayn gabaygane
Adeer wixii cadowgiisu dhahayay adi ma keentay markii kiisa aad saaraysid miisaanka.
Alle haku naxariisto Adrian geele
Alha u naxaristo waa nin somaliyad
ALLAH hakuu naxariisto Abwaan GELLE
😮alaha u naxariisto. Waxow ahaa. Mujaahid xaq u dira
Ilahay ha unaxaristo mr Geele
Ameeeeeen
Allah haunaxaristo Aboowe Geele Ismaaciil
Allaha yow unaxariso mujaahidkaan
Alaha u naxariisto abwaanka
Allaha kuu naxaristo jannatul fardowso kugu irssaaq
Allow kuu naxariisso
Geesi geesi dhalay
Allaha ja cafiyo wax fiican maahan gavaygaan ee eheladiisa ka saara dambi ayaa u socda