BAAF XALWO SIDAN FUDUD GURIGAGA UGU SAMEYSO 2 NOOC XALWO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025

Комментарии • 266

  • @ikraanabdiikraanabdi-dj9ys
    @ikraanabdiikraanabdi-dj9ys Год назад +5

    jah Qamarey adiyo kobkagi canka ahaba wan idin xisay my macalimadeyda gacanta alaha kubarakeyo m Allah 🥰

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Год назад +4

    Mashallah qamar binta amiir waxa tahay gabar qalbi furan jazzakum Allah

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Год назад +7

    Masha alaah xabiibtii niyadaan ka cunay alaha kuu barakeeyo

  • @MunaJimcale
    @MunaJimcale 3 месяца назад

    Mashallah abyo aadan kuku mahad celinayaa 2baaf aya halmar wada kariyey cida.a Paris nahy argos qaween usameyay weynah iitoostay🎉🎉❤❤

  • @sacdiyamacalimabdikadir8327
    @sacdiyamacalimabdikadir8327 Год назад +3

    Mansha allah xabibti

  • @ruqiyomehamud1792
    @ruqiyomehamud1792 Год назад +1

    M.a habo bajiye iyo sanbus iyo mash mash iyo nafaqo afarah ado sameneid noso gali inan barta raba sida lo sameyo ino so gali habo macn🥺🥰♥

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Год назад +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada dhamantiin jira oo jooga barwaqo iyo bashbash yaa Rabi yaa Allah macanto

  • @luulshiiqxasan5460
    @luulshiiqxasan5460 Год назад +1

    So dhawoow abaayo qamar maanta hargab maa ku haayo codkaaga ka dareemay alle haku caafiyo

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Год назад +5

    Masha Allah xamar wa nuuray, Binte Amiir salan gobeed abayo ❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanAli-w1h
    @MaryanAli-w1h Год назад +1

    As/c xalwo lubani ma u taqaana anaga goos celis ayaa dhahnaa xalwo bajaq xalwo maahan waku salamaa

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Год назад

    Masha ALLAAH cafimaad kucuna❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي Год назад +5

    Maa shaa alaah caafimaad alaha idiinku daro xamar cadey alaha xafido iyo wixii joogo dhan

  • @AihaanAbdi08
    @AihaanAbdi08 Год назад +2

    Asc mcnt I love xalwa luubaani I wish in aad Nairobi iila joogto halkaan kuma arkin

  • @peslovers219
    @peslovers219 Год назад +4

    Mashlaaah qamar cadey kheyr hesho xalwo karis ka bartay

  • @saciidoahmed4727
    @saciidoahmed4727 Год назад +3

    Masha Allaaaah Abaay Qamar Bintu Amiiir Gacantada ilaaahey hakuu barakeeyo❤

  • @SagalAbdullahi-w2c
    @SagalAbdullahi-w2c 11 месяцев назад

    Shasha allaah macalin lafican majiro

  • @SaynabmaxamedAadan
    @SaynabmaxamedAadan 6 месяцев назад

    Abaay walan la aan malasuubin karaa❤❤❤🎉🎉😊😊

  • @sacdiyoabdikarim9332
    @sacdiyoabdikarim9332 Год назад +2

    Masha allh abay qamar indhaha kacunay allha idiin daaweyo❤

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 Год назад +1

    Mashallah gacantada allah haku barakeyo cimri dheer iyo cafimad suban allah haku siyo mama❤❤

  • @YurubAxmed-p9x
    @YurubAxmed-p9x 3 месяца назад

    Is Naan ta koowaad can kabar Tay ❤❤❤❤waakujeclaha ay laafiyuu

  • @idirisomar4652
    @idirisomar4652 Год назад +2

    Masha alah walashey gacantada alah ku barakeeyo waxbadan ayalad noo faa ideesay runtii

  • @hawahassanabshir1133
    @hawahassanabshir1133 Год назад +3

    Asc war wab masha allah xabiibti allah nibaara Keese❤️

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Год назад +1

    Thanks gabar fariid ah well done.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Год назад +4

    A sha alla qamar wa bari 💝💖❤❤❤❤👍💋

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 Год назад +1

    Xalwada jiijiidka waan jeclahay runtii qamarey inte joogtaa ku imaade

  • @UmuXamudi82
    @UmuXamudi82 4 месяца назад +1

    Qamar qalbi nadiifeey macalimadeyda qaalidaa xagee joogtaa aan jusoo booqdee

    • @Qamar_Bint_Amiir
      @Qamar_Bint_Amiir  4 месяца назад

      Mahadsanid Qaali Holland 🇳🇱 Ayaa Joogaa welcome 🥰

  • @ayuubjeylani8255
    @ayuubjeylani8255 Год назад +4

    Masha Allah 🥰🥰😋😋 qamar bint amiir

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Год назад +1

    Walaashay isoo dhawey waan cusbahay xalwadaada waa barvigtte

  • @nasrocumar603
    @nasrocumar603 Год назад +7

    Asc salaan kadib walaashay qamar bintu amiir aad iyo aad ayaad umahadsantahay gacantaada ilaah hakuu barakeeyo wax badan ayaan sugaaye xalwo luubaani inaad noso samaysid aad ayan ujeclahay xalwa luubaani jazaakallaahu qeer.❤

  • @nimconalka4686
    @nimconalka4686 Год назад +2

    Qamar binti amiir inan ku kulma rabaa ❤ i love you qamar

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 Год назад +5

    ASC QAMAR QURUX QOYSKAGA WAA IDIN SALAMEY WAA KU TAAGEERAA FARXADA ALAHA IDIIN SIYAADIYO DUCADADA ALAHA NOO AQBALO AMIN QAMAR HOOYADEY & ANIGABA WAXAAN JECEL NAHAY HIDO IYO DHAQANKA CUNTADAN MACAAN BEY DHIGTAA MARKAAD BURJIKO KU KARINEYSO MANSHA ALAAHA GACANTADA ALAHA KUU BARAKEEYO AMIIN ILAAHEY DHAMANTEN JANATUL FIRDOWS ACLAA ALAHA NOGU BISHAAREYO AMIIN

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Год назад +2

    Masha Allah Tabaarka Allah ❤❤ 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @jirtooabkeey2100
    @jirtooabkeey2100 Год назад

    Mashaa allaah qamar cadey waa runta anga waxa nagama halen waan ku faraxan markan ku arko illaha ha ku barakeyo adiga iyo familkada ❤❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Год назад +2

    Masha Allah abaayo qamar ilahey gacantaada hakubarakeyo xabiibti 🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @UmmuMohamed-t5o
    @UmmuMohamed-t5o Год назад

    Masha Allah gacmahaaga ilaalah ha kuu barakeeyo walaasheey qamar❤❤❤❤

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 Год назад +3

    Masha allah shukran qaali😍😍😍

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Год назад +3

    Asxabata iso booqda sharuuda iga dhiman❤❤❤

  • @هانيحسن-ض9د
    @هانيحسن-ض9د Год назад

    ما شاء الله تبارك الله عليك

  • @sanaaosman.
    @sanaaosman. Год назад

    Xalwo caafimad maaha walee 😥

  • @sheekowanaag1308
    @sheekowanaag1308 Год назад

    WCS WW❤ kaale iska arag waaye👌 baarakallaah❤

  • @together1423
    @together1423 Год назад

    Kismaayo Waa ku canbareene Xalwo kismaayo ha ka shacin

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 Год назад

    Maashaa allaahu waa dhawahay❤❤❤

  • @deeqoabdidulahi4760
    @deeqoabdidulahi4760 Год назад

    Masha Allah waa idin jeclahy Allah idin xafido Ina ku arko jecla inta muqdisho jogo

  • @abdiraxmaanyasiin9406
    @abdiraxmaanyasiin9406 8 месяцев назад

    Marka aad is kuqasaysay bur maakujira baayoo ❤❤❤

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Год назад +1

    Xalwo boqol soon aan Xamar kasoo cunay macaan badanaa waan kan helay

  • @IhaneytaIlhaanmaxamedkashka
    @IhaneytaIlhaanmaxamedkashka Год назад

    ماشاء الله ❤😮

  • @suban974
    @suban974 Год назад +1

    Masha Allah Qamarey dhareerka iya abaay

  • @cabdale_5967
    @cabdale_5967 Год назад +2

    MAASHAALAAH

  • @sadyadey782
    @sadyadey782 Год назад

    I like making halwa but it’s too much work and it lasts long enough for morning breakfast MashaAllah ❤

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Год назад +4

    Galmudug miya tahay ❤❤😂😂😂😂😂Mansha allah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад +3

    Maasha. Alaah. Gacantiina. ILAAH. Niibarakeeyo❤❤❤❤

  • @Ilyas-zd4rv
    @Ilyas-zd4rv Год назад +1

    MAHADSANID 🙂☺️🧠👋 QAMAREY QAALI, SIDAAD noo TUSTAY SAMEYNTEEDA. CASHAR FIICAN baad BIXISAY

  • @nimcosabriye6938
    @nimcosabriye6938 Год назад

    Mashaalaah ilaahay gacamahga haku barkeeyo 💕🥰♥️💖😍

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 Год назад +2

    Masha allaaaaaaaaah inaba caadi mahan

  • @Umumaryama
    @Umumaryama 10 месяцев назад

    Xalwadaan waa fiirsadey waa karsadey Alx aad ayey iigu fiic naatey qeyr badan Allah hakaasiiyo wax kasto waa niyada marka niyada gasho in Allah Ajir kaasiiyo oo vius Kaliya uusan noqon qasadkaada wlh Alx waa kuduceyey xalwada sidey qater iigu noqotey lee toogadi 3 xaad aan xalwo karsho ayey eheed iyo toogadi ugu fiicneed oo adiga kaafiirsadey

  • @hawaa4258
    @hawaa4258 Год назад +1

    Qamarluul habibty ❤

  • @Xabiibanuur-te1uq
    @Xabiibanuur-te1uq 8 месяцев назад

    man sha Allah

  • @HoodaCabdi-t3o
    @HoodaCabdi-t3o Год назад

    Mnsha allh wllo lkn waraangada hdaan waayo mxn ,sameeyaa

  • @sucaadcabdala6425
    @sucaadcabdala6425 Год назад +1

    Masha allh xbbti gacantada allaha kuu barakeyo

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv Год назад +1

    Mashallah jazakallahu khar 😊 ❤❤❤❤Ameeen ya allah 👍🥰💖💖

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 Год назад +2

    Asc wr wb mcnto qoryaha iyo gaas maa isku macaan ah maxaa isku dhow qoryaha waxa lagu kariyo ayaa aad iyo aad umacaan.

  • @Qalbenuura
    @Qalbenuura Год назад

    Qamaery intee waaye dukaanjaga waan kuu imaana

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Год назад +1

    Yumy yumy xalwo bintu amiira ❤❤❤❤❤

  • @ayanali4647
    @ayanali4647 Год назад +1

    Masha Allah tabaraka Allah abayo ❤❤❤🎉

  • @bushracadey2319
    @bushracadey2319 Год назад +1

    Maasha allah gacantaa allaha kuu daayo ❤❤❤❤

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Год назад +3

    Mashaa Allaah❤❤✨🇸🇴💙

  • @RahmaRuun-tq8gz
    @RahmaRuun-tq8gz Год назад

    Mshllah wanku haystaa warkaga

  • @msatl94
    @msatl94 Год назад

    Masha’Allah Tabarakah Raxman 😊❤

  • @Somadow9903
    @Somadow9903 Год назад

    ❤❤❤❤ mantan samaysanaya shugran sis lcg badana kiladi layga siyaa

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan Год назад +1

    Mansha allaah qamarey gacanta Allaha ku barakeeyo ❤🎉

  • @AbdullahiBarre-n3h
    @AbdullahiBarre-n3h Год назад

    Masha laha amiiro.binti amiir jasalaha

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 Год назад +3

    Maasha alaah gacantaada allaha kubarakeeyo❤❤❤

  • @halimahassan4376
    @halimahassan4376 Год назад +3

    🙏ما شاء الله ❤❤❤

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 Год назад

    Subxanalah war walaal dadka cudur hakuridin blz

  • @MaxamedXaaji-f5q
    @MaxamedXaaji-f5q Год назад

    Mashaalh alaha ku barakeyo gacantada

  • @minashealthisbeauty
    @minashealthisbeauty Год назад

    sonkortu waa sun laakiin ha la iska yerooyo xalwo is yummy i love it but once a month is ok

  • @sacdowali9822
    @sacdowali9822 3 месяца назад

    m. Alaah abayo xalwo lubani sida lo sameyo o fah fahsan ma so gelin karta ado mahadsan

  • @diamondluul1377
    @diamondluul1377 Год назад

    Qamar iyo koobkeeda jecliyaa

  • @FarhiyaHasan-zj6rw
    @FarhiyaHasan-zj6rw Год назад +2

    Aniga luubabiga jeclahay maasha Allah

  • @AhmedALi-te2uw
    @AhmedALi-te2uw Год назад

    ما شاء الله 😊😊😊😊😊❤❤لو سمحتي سجلي الوصفه المقادير

  • @muuminoxasancismaan2168
    @muuminoxasancismaan2168 Год назад +1

    maash Allah

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Год назад +3

    Manshaallaah Illaaheey Haku Xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmiiraAmiiraAli
    @AmiiraAmiiraAli Год назад

    M.a ani inaan barto ayan rabaa

  • @gacaleyhaji7729
    @gacaleyhaji7729 Год назад +2

    Masha allah ❤❤❤❤❤

  • @FaatimaHersi-ru8fw
    @FaatimaHersi-ru8fw Год назад +1

    M.a wax badan baan ka faaiday ilaahay Khayr ha ku siiyo

  • @ayanabdi-ol5zw
    @ayanabdi-ol5zw Год назад

    Wlaaly mcny hadad reer Holland tahay xalwo ii keeen waan jantay xaamilo ahay plz❤❤❤❤

  • @falastinali7361
    @falastinali7361 Год назад

    Adiga mahadsan I ta xabo joooakA isheeg

  • @FaraxSiciid-g1g
    @FaraxSiciid-g1g Год назад

    Msha allh

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 Год назад +2

    MashAllah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Год назад +1

    Asc mashallh Allha kubarakeyo

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 Год назад

    Hariisada sida loo sameeyo noosoo gali pls

  • @deeqonuur1808
    @deeqonuur1808 Год назад

    Masha allah tabarakalaah

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 Год назад +1

    Mansha Allah tabarika Allah

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +8

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤

    • @sahrosahro4281
      @sahrosahro4281 Год назад

      Abaay khamareey xalwada jileeca bilaaw ilaa dhamaad dadka waa tusee laakiin luubaaniga matustit see wax ujiraan walaasheey

  • @maryamacabdimaryamacabdi
    @maryamacabdimaryamacabdi Год назад

    Masha allah abayo

  • @ameinkater
    @ameinkater Год назад +1

    ❤❤❤❤❤❤😢

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Год назад +1

    Isoo dhiib habo macaan waaka helay

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 Год назад

    Maasha Allah bishifaa wal hanaa🥰🥰

  • @SalmanKif
    @SalmanKif Год назад +1

    Mashallh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Dhareeka Iga dana

  • @FadilCadde-k8d
    @FadilCadde-k8d Год назад +1

    Masha Allah gacantaada allaha kubarakeeyo ❤😊