SIDA LOO SAMEEYO XALWO KISMAAYO BARO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Subscribe saar fadlan

Комментарии • 94

  • @FarxiyoTawakal
    @FarxiyoTawakal 4 года назад +2

    Masha Allah zaamuu xbbti gacantaada allaah haku barakeeyo caafimaad kucuna xbbti waan kahelay mahadsanid sida wanaagsan ee aad noogu faaideysay jazakallaah qeyr xbbti ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 года назад

      Mhdsanid qaali ilhy haku sharfo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @sahrabenle3426
      @sahrabenle3426 4 года назад

      👌👌👌👌👌👌

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Год назад

    Mashallaha tabarkallaha allaha kuu barkeeyo gacantaada abyo❤❤❤❤

  • @ahmedollaaad2690
    @ahmedollaaad2690 4 года назад +2

    Qofki u horeeyey o dawada
    Tagere dhaba wa kan 😍
    Wn ka faiday
    Thanks
    Zaaamu omr

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 года назад +1

      UUR CALEED OFFICIAL CHANNEL mhdsanid wll qli ilhy haku wanaajiyo ❤️❤️❤️❤️

  • @mustafaahmed1595
    @mustafaahmed1595 2 года назад +2

    Warango Maxa laga wada 😮

  • @zeynabhusien9464
    @zeynabhusien9464 4 года назад +2

    masha allah tawarakallah xabibti shugran guuleyso insha allah❤

  • @asmoyareey7597
    @asmoyareey7597 4 года назад +1

    M.allh wlle wad ka baxsate alle ha ku dhowro wana no fidese sister

  • @paultwocock5421
    @paultwocock5421 4 года назад +4

    Xalwo baazanda ama xalwo kismaayo ninkii cunaa macaankeeda yaqaan wlhi ani hada xalwooyinka kale maba cuni karo lkn xalwadaan 1kg ima deeqdo

  • @barashadadiintaislamka2745
    @barashadadiintaislamka2745 4 года назад +2

    Mashallah wllshy guulayso labbada daaroodba inshllH

  • @amalxasan5982
    @amalxasan5982 7 месяцев назад

    Mnsh alh❤

  • @Cr.istianoro
    @Cr.istianoro 2 года назад +1

    sweet choice

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 Год назад

    Manshalah🎉haubanin

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 4 года назад +2

    Good Job 👏

  • @axmedofficial-n9s
    @axmedofficial-n9s 4 года назад +1

    By Z/W Keep going Walshey ✌️😂

  • @saalimmohomud7737
    @saalimmohomud7737 4 года назад +1

    Keep going

  • @safiinahirsi9974
    @safiinahirsi9974 4 года назад

    mansha allah ad ayan uga heley xabiibti hore u soco

  • @pulyani
    @pulyani 2 года назад +1

    Please can you tell ingredients in English

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  2 года назад +2

      Water Corn starch tea sugar cow ghee and oil

  • @fordowzasicid4256
    @fordowzasicid4256 3 года назад +1

    Thanks xbbtii

  • @idmanedebsan6794
    @idmanedebsan6794 4 года назад

    M.a abaayo zaamuu mahadsanid waan kaa faaid nay 😍😘😘😘

  • @nimcodagan2283
    @nimcodagan2283 4 года назад +1

    Keep going my sis😍❤

  • @abdullahimuqtar9120
    @abdullahimuqtar9120 4 года назад +1

    M.a kp going abyoh

  • @ahmedwarta1838
    @ahmedwarta1838 4 года назад +2

    #Samsam gadac abaayo digsiga aa ku karineesid iyo maqligiisa iyo sadkiisa masiidirikartaa lacagta aa kuusoodirtee waxaan joogaa boorame. xawlo waa sameeyay digsigi caadiga ahaay ay iga dhagtay. kanaa rabaa. fiiri makudhageeso digsigaaga. intee kaala sooxiriiraa

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 года назад +1

      Abaayo digsiga iyo sadkiisa waalaga helaa kismaayo lkn waxaaba kaaga fudud garoowe oona kuu dhaw hadii aad dad ka taqaano halkaas uga dirso aniga xtaa garoowe ayaa layga soo dhiibay

    • @ahmedwarta1838
      @ahmedwarta1838 4 года назад

      @@samsamgadac2071 haye abaayo waaisku dayaa

  • @sulekamuhamed7769
    @sulekamuhamed7769 2 года назад

    Joska maxad kawada abayo

  • @XaawoCali-b7b
    @XaawoCali-b7b Год назад

    😢❤

  • @DeeqoSharifchannel
    @DeeqoSharifchannel 4 года назад +1

    Waaaaw caadi maahan

  • @ayishaskitchen4282
    @ayishaskitchen4282 3 года назад +1

    Abayo sbbta caleenta shaaha lagu darayo xalwada mai sheegi karta qofka samaysanayo hadusan Rabin ma iska dayni kara

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  3 года назад +1

      Haa waa ka dhaafi kartaa mcnto muhiimada loogu daraayo waa iney xalwada ka dhigto mugdi ama kalarada aadku darte sii xoojiso qasab maaha inaad ku darto mcnto

    • @ayishaskitchen4282
      @ayishaskitchen4282 3 года назад +1

      @@samsamgadac2071 mahadsanid abayo wanku daraya xalwada hada samaysani raba inan ogaado le rabay sabbta

  • @kawtharhassan67
    @kawtharhassan67 3 года назад +1

    Waxad shegtay dhan waku daray dhowr mar sameyay weyna iga adkatay ila saxanka lagu turo wana jeclahay xalwo 😢😭😂😂😂

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  3 года назад

      Oh sry abaayo mcn lkn muhiimada waa qiyaasta mida kle wxaa umaleena inaad dabka ka badisay ama warangada tijaabi mar kle insha allh ilaa 1 saac dabka haku saar naato

    • @sacdiyaismaciil9969
      @sacdiyaismaciil9969 2 года назад

      @@samsamgadac2071 ka dhig markay salida kento

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 года назад +1

    Mashacala

  • @cabdicabdiqadirsaalax10
    @cabdicabdiqadirsaalax10 2 года назад

    Masha allh

  • @fadumocdy6992
    @fadumocdy6992 4 года назад

    M.a abayo gacantada allaha kuu barakeeyo waan kahelay 👍

  • @naturalbeautychannel1025
    @naturalbeautychannel1025 4 года назад +1

    I like the color side colourkaan ugu dhigtey walashey

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 года назад

      Caleenta aan kariye iyo sac faraanka iyo food color gaduud tiq ah baaku darey saa video ga ka arki karto sidoo kle mhdsanid ❤️❤️❤️❤️

    • @naturalbeautychannel1025
      @naturalbeautychannel1025 4 года назад

      Hada sameynooya wish me luck dear

    • @umuraxmi9005
      @umuraxmi9005 4 года назад

      @@naturalbeautychannel1025 sidee kuu noqotey xalwadii

  • @abdiselammohamed9324
    @abdiselammohamed9324 4 года назад +2

    Ugu horeyn wan kusalamay waladhey waxana kuu shegaya in aan faa fiyeye fidyowyada aad adiga soo galiso boga wana ushegay asxabta in ay Ku soo yaacaan bokaga ok

  • @asmacabdi3511
    @asmacabdi3511 4 года назад +1

    msha allh

  • @hawaxilkas1551
    @hawaxilkas1551 4 года назад +1

    Mashallah zamuu illahay haku dhowro xbbti mahad sanid

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 года назад

      Mhdsanid macaaneey ilhy haku xifdiyo ❤️❤️❤️❤️

  • @abdihameidhusseinsayid4250
    @abdihameidhusseinsayid4250 Год назад

    Warango maxaa la dhahaaa

  • @Tasmaking
    @Tasmaking 4 года назад +1

    Xalwo kismaayo wlhi waan jeclahay

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 года назад

      😍😍😍😍

    • @zeynabahmed5690
      @zeynabahmed5690 3 года назад

      @@samsamgadac2071 apayo kismayo warango malaga helaa

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  3 года назад +1

      @@zeynabahmed5690 haa wee buuxda warangada xalwada lagu kariyo aya le dahay melaha xalwada lagu gado kahele mhdsanid wll

    • @zeynabahmed5690
      @zeynabahmed5690 3 года назад

      @@samsamgadac2071 THANKS XPPTI

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  3 года назад

      @@zeynabahmed5690 hye xppti

  • @alifaqi6674
    @alifaqi6674 4 года назад +2

    waad mahadsan tahay

  • @FarxiyoTawakal
    @FarxiyoTawakal 4 года назад +2

    🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤😋😋😋😋😋

  • @abdihassanali1233
    @abdihassanali1233 4 года назад +1

    M.a

  • @sayidsomali1460
    @sayidsomali1460 3 года назад +1

    Walaal macaan waranga bahasha la. Dhaha maxaa English lagu dhahaa waxaan rabaa in aan so iib sado

  • @abdullahiabdulleshire6510
    @abdullahiabdulleshire6510 4 года назад +1

    Caadi mhan tolow macan matahay xalwada zamuu🤣

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 4 года назад +1

    Inaa saas u sameeyo aa isku dayaa

  • @Mustafe-p4s
    @Mustafe-p4s 11 месяцев назад

    wareengadu waa maxayna talow

    • @SuhaybasayidSuhaybasayid
      @SuhaybasayidSuhaybasayid 11 месяцев назад

      De warango wa nasha wa carani ama corn flour aya kuqoran English marka wlo warango un dhe adu tag meelaha lagu ibiyo xaqashyada hargeisa hada jogto asli milis tag warango xalwada kudhe ama cornflour iga ibiya

  • @Abshirjama5
    @Abshirjama5 4 года назад

    Mnshlh saamu sfcn u karisay wlhi 🤪🥰🥰

  • @dahabo319
    @dahabo319 4 года назад +1

    Wll joosku wa maxay ma laws ba mise hayl

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 года назад

      Walashey joosku muhiim maaha laws maaha haylna maaha waa caraf uun caraftaas baalaga rabaa hdaad weysid muhiim maaha hayl ku badalo

  • @karkoos
    @karkoos 4 года назад +1

    Waranko maxay tahay 🤣
    isoo fasira plz

  • @Hfs235
    @Hfs235 4 года назад +1

    Abayo waranga xaa ladhaha

  • @alicade5950
    @alicade5950 4 года назад +1

    Wwwwweww m.allh

  • @fadumoahmed4821
    @fadumoahmed4821 4 года назад +1

    Warango maxaa ladhahaa

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 года назад

      Xalwada lagu daraa hdaa somalia joogtid wxa kadoona nesa meelaha mac macaanka lagu gado suuq yadoo dhan wee taalaa waxad dhehee warangada xalwada lagu kariyo waa helee

    • @fadumoahmed4821
      @fadumoahmed4821 4 года назад

      zaamuu world somalia majoogi lkn storada ka raadini insha allah thanks

  • @ابوجساس-ت5ح
    @ابوجساس-ت5ح 2 года назад

    نريد تكتبي الوصة ىتحطي ترجمة عربي

  • @hafsouk8044
    @hafsouk8044 3 года назад +1

    Jos mxa wye plz

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  3 года назад

      Hadaadan heesan waaka maarmi karta kaliya caraf buu lee yhy heelka ku badalo

  • @halimahassan3266
    @halimahassan3266 4 года назад +1

    Waraango maxaa laga wadaaa

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 года назад +1

      Warangada waa bahasha halwada ad keeso ee hdaa somalia joogtid meelaha XALWAda lagu gado ka helee iyo meelaha heelka iyo lagu gado warangada xalwada lagu kariyo baa lee dahay

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 года назад +2

      Afka qalaad wxa lagu dhahaa corn flour

  • @abdiwalihasan6781
    @abdiwalihasan6781 4 года назад

    Abyo meqo kilo karisay

  • @shaavinaanoffcilal
    @shaavinaanoffcilal Год назад

    M.a

  • @aasxbxn9463
    @aasxbxn9463 2 года назад

    masha allaah