Mansha allah wllo ilahay xoga haku barakeyo wan ku dalay waxa iga qaldama xiiliga subga iyo salida an ku shubayo kor way ka adkan oo qolof bay yelaneysa lakin hoos wa ka jilec ad
mahadsanid walaal laakin 5;36 waxaad tiri xalwada xanjada ma noqonayso hadii surfiyadaan ku karisid taasi sax ma ahan taasi waxaa keenaya laba shey Waraaangada markii lagu shubaayo in Shabaq loo dhigo ama filter iyo markii lagu shubaayo waraangada gacan lagu walaaqo surfiyada markii lagu shubaayo waraangada hadii kale hoos ayay fariisanee taasina ayaa keenayso kuus kuus oo xanjo camal ah mahasanid
Mansha Alah abayo lakin manta dhan aya jus ku shubesay Hada los ina ku shubto waye maxa yelay mcn ayay si noqonesa joska iyo helka ku darty aya caraf ka digeso caraf kale loma bahno lakin si ficn uu karisay Mansha Alah
Xabibti Jazakillah kheiran gacantaada Allah kuu barakeeyo
Asc walaal waan ubogey xalwadaada tawan kiilo manoo soo galin kartaa shukran
Mansha allh my sis Ed mubarak insha allh adi iyo dhaman famlika ❤❤❤
Asal dhadhan xalwo wa xalwo kismayo, masha Allah thank you waba rabay wax ibarra xalwo kismayo, waxey u ekeed xalwa baazindi, masha Allah 👍👍👌
Abaayo waa ku salaamay warangada meeqa qaado ama koob biyahana aad ku qastayna waraangada 12 koob may ka mid tahay raalina ahaw arday aan ahee
Maya
Sifiican udhageeso xabiibti
Maasha Allah Tabaarakallahu khair abayo Illah gacantaada hakubarakeeyo ameen
Mashaa Allah jasaakalaah kheer wall
Waadno faa ideeysay ,wan iskudayay weyna iihakaaktay thanks a lot .
Waad mahadsantahay
Manshaa alaah abayo gacantada alaha kuubarakeyo wankaheley xalwadada waxbadanan kaa fa iidey xalwada ayadoo wali ah ayan kadhigi jirey waxbadan kaa faa iidey sister thanks🥰💋❤🌙
Masha Allah abaayo, mahadsanid 😋waan isku dayi doona insha Allah
Xbbti xalwo yar nus kiilo ah noo soo samey adoo mahadsan
Mashalah 👌👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Mansha allah wllo ilahay xoga haku barakeyo wan ku dalay waxa iga qaldama xiiliga subga iyo salida an ku shubayo kor way ka adkan oo qolof bay yelaneysa lakin hoos wa ka jilec ad
Mashallah xalwa.kesmayo
Sokorta meeqa qaato ku dartay sokorta manoo sheegin wll
MashAllah Tabarakallah walashey qaali gacantada Allaha ku Barakeyo ❤
Abdurahman Bafadal
Masha allah
Thanks for the career better that pay check to pay check Masha ala
joos maxaa kawadaa
Maclimad kal iyo lap keep going
Maasha allaah tabaarakalaah mahadsanid habo 🥰🥰🥰🥰🥰
Maasha allaah tabaarakalaah mahadsanid habo 🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
Abaayo 12 biyaha makujirtaa biyaha waraangada aad ku qaseeso mase 12 koob biyo ah iyo 3da koob waraangada gooni waaye thnks sis
Mashaleh wlahsey thank you from Minnesota
I made it last night great😋👌🏽👌🏽
Mashallaah Kismayo xalwo❤️❤️❤️❤️👍🏼
Masha allah wll qaali ma rer kista tahay
Masha allah qurux allaha inoo kaa xafido qaali 👑
Abaayo xalwo Kismanyo ayaan dhahnaa. kismaanyo xalwo ma ahan yaah magaca naga sax 😂😂🤗
Xalwo Kismaayo dad ayaa labaxay anigane isku karis manihin marka aniga xalwo Kismaayo isku karis manihin
masha allah tawarakallah shugran xabibti qalli❤❤❤❤💋💋
Abaaye qiyaasta ii sheeg hadaan rabo inaan intaa haafkeed aan rabo inaan sameeyo. 6cup water iyo 6cup sonkor ah, iyo 1iyo badh warango ah sax miyaa.
barwaqo A Haaa
barwaqo A waxlabo aan isticmaalayo halkiisa isticmaal
Mansha alah tabarakallah uqtiiii barakalaa fiiish
More xalwadada aad kid kidiso iyo more aad u macan sas waye wlshy
Josh mxa waye
Mashaa Allah abayo wafahmi waayi kobka cabirka ah meeqo dl waaye adigo raali ah
Asc Wlshy color ka xalwada ku dartay qandada shaaha miyaa mise tan weyn?
Ooyuu official kalar walbo waadisticmaali kartaa ka eheen midka cusbada leh
Mahadsanid Wlshy. Lkn Qaandadda tan yar miyaa mise tan weyn
Fadlan cabirka biyaha Meeqo litter waaye, sonkorta Meeqo kg waaye, waraangada Meeqo gram waaye
Masha allaah abaayo horumar wacan isoo booqo
Masha allah abayo lkin biyada aad ku qastay warangada biyihii cabirnaa miyaa mise
Maxaa ladhahaa uraango ama waraango
mahadsanid walaal laakin 5;36 waxaad tiri xalwada xanjada ma noqonayso hadii surfiyadaan ku karisid taasi sax ma ahan taasi waxaa keenaya laba shey Waraaangada markii lagu shubaayo in Shabaq loo dhigo ama filter iyo markii lagu shubaayo waraangada gacan lagu walaaqo surfiyada markii lagu shubaayo waraangada hadii kale hoos ayay fariisanee taasina ayaa keenayso kuus kuus oo xanjo camal ah mahasanid
Can I use less sugar
Naafo bile Offcial no you can’t
Masha allah qaali keep going 💕💕💕💕💕👌
Jooys maxaa kawadaa Abayo
It is nutmeg walal
Maashalaa. Sidasd noo fahan
Masha allah qurux mahadsanid qaali
Mansha Alah abayo lakin manta dhan aya jus ku shubesay Hada los ina ku shubto waye maxa yelay mcn ayay si noqonesa joska iyo helka ku darty aya caraf ka digeso caraf kale loma bahno lakin si ficn uu karisay Mansha Alah
Liban Abduqader Ali hadaad kabadisid jooska markaad cureysid waad dareymeysaa
Mashaalah macanto shukaran
Wll ma xalwo basa sameysa
mashallah shukraan abayo
Maaasha allah tabaraka allah ❤❤❤
Walaale qiyaastiisu ma bakeeriyada wax lagu cabirtaaaa adoo mhdsn🥰
Haa
Salidi makashubtay
Mashaa alaaah qurux
Xanuun baad la warreegaysaye dadka ha sunta kadaaya
Kkkkkkk
Maasha Allah gacantaada Allah kuu barakeeyo
cup 250 miyaa fiiri abaayo kuwa wax lagu cabiro kan ugu wayn aan u qaatay
Foos Hassan Haa waad saxsan tahay
Masha Allah
Masha
Good 💞 masha allaah
Mashallah abaayo thanx ♥️♥️❤👌
Maasha alaah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Abaayo dabka maka gaabisay 15ka daqiiqo u dambeysay
masha allah
Masha Allah abayo thanks❤😋
Wll uraango magaranayo ii micneeya wlhivwaligay ma maqal
cornflour in english
MoĦ-Laam BalawzĦa waxaa waaye galeeylashiiday oo lasoo habeeye waxaa lagu karsadaa cuntooyin badan anaka waxaan kudarsanaa xalwada
New subscriber ahay walal isoo booqo shukran
Abayo istofka gas miya mase koronto
Xaajiya Xaawa koronto
اسلام. وعليكم.الله. يسعدكم. انا. ماعرف غير. الغه العربيه. ياريت. تكتبو. المقادير كلها انا. نفسي. اعمل. حلوا. ماعرفت. الغه. بس وشكرن
Masha alh
Mashallah
apyo xalwo saaluni nooso gali waa iga codsi
Asma Muse haa wlhi aniga xitaa aad ayan ugu bahanahay
0
Ascm wll waxan xalwad adag sida loo sameeyo noo soo gali
MashaAllah
Manshaalah
Jawss kaa wamaxayy in English
Masha allah 👍💐
Manshallh
ياريت. نكبو عربي مااعرف كاقادير. المويا وسكر ونشا
💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👋
😋😋😋😋😋😋😋😋😋😋🥳🥳🥳🥳🥳👌👌👌👌aniga waxaan kaa dhisaa bas 👍lega mar kasto abayo shukran 💋💋
Wanku guleystsy
C💕❣️💯
Asc oqtiyey
Cup meeqa ml ku qoran
Ma kugorsadaa walla garobmatahay
Urango waaxay
M.a
babirka na tus bilow iyo dhamaad
Abyo ani dhagax ayay iga noqotay....
Dagan Dagan dabka haku daa hi nin
Asc abaayo Snapchat maledahay
uarango bur miyaa mise waa wax kale
zakkaria happy Corn flour waye English somali warango le u aqana
Kastar waye
Corn starch
Masha allah 🥰 ♥ 🙏
masha allaah.
Masha Allah
Masha Allah