TAHRIIB MARKHAATIGA NOOL SOMALIA TO YURUB 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии •

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Год назад +1

    Mahadsanid c/haafid

  • @SadaamMr
    @SadaamMr 8 месяцев назад

    2022 ayan so tahribey 😢dhib badan ayan la, kulmey 2sano ayaan ku jirey hada wxn jogaa 🇳🇴 NOWRAY SAHQO MAHAYO

  • @magacahore-xs3lc
    @magacahore-xs3lc Год назад +4

    Aamiin aamiin aamiin yarrabi 🤲

  • @updyrizak-ku7wx
    @updyrizak-ku7wx Год назад +3

    dhamaan ale dhipaatada hakasaaro 🤲

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Год назад

    Walaahi dad badan ayaa ku quus qaadan doono videogan aan u diray Shukran wariye c/xaafid

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Год назад +1

    Dhibka tahriibka ka qabsadey Wadankii kuma qabsan 'bal Gabdho tahriibaya iney dhib la kulmayaan was wax iska cad' Subxaanallaah gabdhoow naftiina ha haliginina waalidiinta na dhib ka Daaya.

  • @ahmednurodawaa6066
    @ahmednurodawaa6066 Год назад +2

    Waqtigaan barafka iyo qabowga Europe Xage ka keentay, waaba summer

  • @hamzedauuz
    @hamzedauuz Год назад +1

    Soo badi walal

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 Год назад

  • @Udgoninaqolif
    @Udgoninaqolif Год назад

    waa sheeko cajiib ah

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Год назад +1

    Waalidii oo socota
    waa dadka.yurub utahriibaya waa
    Waalidii oo lugaynaysa
    Marhadii ay tahriib galayaan may
    Utahriibaan america and canada
    Taasi ayaa uga waxtar roonaan lahayd yurub

  • @updyrizak-ku7wx
    @updyrizak-ku7wx Год назад +2

    ani waxan kamid ahaa dadkii tagay 2022 5 3 malin jimce ah 6 30 supax nimo Hadan waxaa jogaa lipiya insha allaH khayrpay noqon wllyal🙏

  • @mohazaki2093
    @mohazaki2093 Год назад +2

    Hada ayaan Soosocda wlhi waxz ima maraan Abdihafid Mesha Ilaah baa nalagaga siiyay wlhi 😅 Dawlada Madxa kaga istagaysa iyo Laangabnimo 😅😅 wlhi Inan Soobaxya Hda

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Год назад

    Our Adults collectively let down the younger generation 35yrs and still counting Ale ayaa nilaxisabtamaayo! Hoog iyo Halaag ayaa nagubaabiiseen!

  • @aishahassannor4948
    @aishahassannor4948 Год назад

    Asc

  • @Raadkatiktok
    @Raadkatiktok Год назад +2

    Galkacyo baa hada ka baxayaa qofkii socda rebly

  • @OsmaanMuhumed-mg7ne
    @OsmaanMuhumed-mg7ne 6 месяцев назад

    Xagee loomaraa tahriibta

  • @AlifaaraxAli
    @AlifaaraxAli Год назад

    Kkkkk

  • @kausarahmad2599
    @kausarahmad2599 Год назад +2

    Kahadalka Qabyalada badiya xumanteda wacudur kaxun kansarko wadnaha kagadhaca wannecbahay qabyalada

    • @kausarahmad2599
      @kausarahmad2599 Год назад

      somali ban ahay

    • @kausarahmad2599
      @kausarahmad2599 Год назад

      maxaytarta qabaladii on ahayn dagal sokeye iyo dhigdata

    • @AmranMaxamed-yd8xy
      @AmranMaxamed-yd8xy Год назад

      Fadlan dadka keenta looga Soo tagney magacyadooda iyo sawiro tilmaan ka sheega si reerkooda u ogaadaalm

  • @magacahore-xs3lc
    @magacahore-xs3lc Год назад +1

    Allaha ufududeyo xaladaas adag

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj Год назад +1

    Caloolxumo badanaa.Allah ha u gargaaro

  • @salamkala14
    @salamkala14 Год назад +1

    Waynu is qabbiyaladay na Lakiin Runta waxay tahay marka qof somali ah o dhiban aragto in si shaqsi ahaan ah xanuun kooda u dareemi

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u Год назад

    dhalinyarada waxeyrabaan yurub ee marabaan shaqo wadan keenii hadey beer yar fashshaan waa ku noolaan karaan ee yaan la dhihin ha soo tah riibinina waayo kuma yeelayaan ee waxaa la dhahaa soo fahriiba calafkooday helayaan

  • @aminabdirahmanmohamud1351
    @aminabdirahmanmohamud1351 Год назад +1

    Cabdi xafidow nio arinkan belarus poland porder sifican barnamijyo uga so diyari dad badan oo jooga ayaa belarus walina aan kabixin xaladaas inad dadka u bidhaamisan walal iskudaya

    • @Abdirahman_24
      @Abdirahman_24 Год назад

      Horta meesha rafaad waa yara jira iyo lug 10maalmod lkn way kuyara dardareen

    • @MakaraanMakaraan-ge9qj
      @MakaraanMakaraan-ge9qj Год назад

      @@Abdirahman_24 anaa jooogo jnta eey shegayan waa sx inyarna waaku daren

  • @Aminpanda9
    @Aminpanda9 Год назад

    Ilahay ha u fududeeyo