things wll madoonayo inaan kasoohadlo mxaa yeelay dad badan ayaa habeenkaas naftooda kuwaayay marka wll familkilkii ay ka geeriyoodeen ayaa soo xasuusanaya 2013 ayay ahyd
Salamad allow qaran barakaysan kaa barinay dadkan Kala jedana qalbigooda mid ka dhig abdihafid shaqo wacan haysaa ilahay hakuxifdiyo u are always king ❤❤
Waan ka xumahay walaal key dhibka uu soo maray walaal anigu marbaan carab aaday waana ka qoo mameeyay 3 sano aan sucuudi joogay hadii aan cimrikayga aan ka jari karo waan ka jari lahaa masha alaah hada muqdisho aan ku nolahay ganada ama marekan midna ma rabo waxaan ahay bajaajle oo giro kutahay waana ku farax sanahay hadii aan 3 dolar ka helo iiga fiican 1000 dollar oo aan yurub ka shaqeyo maalintiiba dalka allaha inoo maceeyo
Waa wax wanaagsan in beeraha lagu fashay, oo cabiid Laga dhigey Wiilasha somaliyeed, wax yeelo mooyee wax tar maleh 90% Dalkii wey dumiyeen , qabyaalad bey na bareen aysan wax ba noogu qabaneyn, caruurtii by laayeen, gabdhihii bey kufsadeen, balaayo badan bey sameyeen.
Waa qiso xanuun badan illahay ha badbadiyo umada islaamka ah wllyaal wiil baa sas noga maqan libya ka soo baxay bishii tobaan 2008 ayay ahayd nolaal iyo geeri ilaa hada ma jirta mar baa hooyadis qolo la aqoon wacday oo umalayn inay yahiin Taliyani Allaah ha soo sahlo in baaraha lagu fasha laga yabaa inuu dhintay na waa macquul
Doqon carbeed ima gumesan doono iyo mid kaleba in sha alaah meel ugama socdo dalkayga hooyo i lov somalia ku raaxayso dalkaaga hooyo ama sidii ninkii madowga ahaa ee marekan ayaa jilib lagugu dili doonaa fifa somalia waan ku fanaa dalkayga
Salamu Alykom, Thank you brother Abdihafid may Allah (SWT) reward you. I truly hope my brothers and sisters who will try to attempt to migrate in this way to ponder to these horific and severe oppression. I am truly saddened by what my people gone/going through. To those who can't pass the qabiil narratives no matter who they are; family, relatives, friends other qabiil , I can no longer pair to hear you. Isn't the dignity of our sisters, mothers, daughters and brothers sufficient enough to understand that we had enough. As an individual, I'll make sure myself and my children advocate for our unity, to love one another and work for the betterment of mankind starting from home "SOMALIA" TO SOMALI PEOPLE, WALLAHI AFTER ALLAH'S HELP AND GUIDANCE, WE ONLY HAVE OURSELVES TO HELP ONE ANOTHER. THIS LIFE IS ONLY A FEW DAYS, LETS HOLD HANDS AND CROSS THE BRIDGE AND HEAL
Haben saq dhexe aya number libiya isowacay o igudhahay wllsha wey dhimatay waan aasayna usheg rerkina😢 talaa igu cadaatay bal maxn walidki ushega Ugudambeyn wey kusamren Allah kunaxaristo wll
Best barnaamij dhirigalin wax Rajynyaaa in abdixafid wareysto dadka mara turkey 🇹🇷 iyo magafayaasha somalida sAy dadkooda udhacaaan in kahadsho meshaaa hawal talaaa yadna
SUBSCRIBE to our RUclips channel for more videos: ruclips.net/video/KK6Fe_zFel4/видео.html
😭😭😭😭😭
Ninkani waa nin fariida ilahayeena wuu u gargareeyna maalintiisan weli muu noqon, ilahaye nabad haku xafido meel kasto aad joogto iyo intii kale kula ao nabadqab tagtaynaa.🤲🤲
Xag alle swt buu kanolaa
Waxa somaray 2008 sida wiilkan u shegayo intaba wan lakulmay alx Aniga cfmd qaba wan ka kabaxa ugu danben fnly waxa imid America 👏👏
Axxx wallahi abowe calosha ayad ihurisay 😭😭😭😭😭 ala maxa wilashena kudhinten mesha adunka Libya ugu nebcahay 😭😭😭
Allahayow masakiinta u gargaar meelkastooy joogaan😥😥
Libiya iyo south Africa ani ma jecli 😁 tahriib kan gariga ugu dhib Yar
@@hassanmohamuud1605 maxaa ka hawl yar
0
@@sultansacadhalazi8103 howl sas u adag ma aha
The persistence, resilience, hard work and the ability to think out of the box of these guys is udoubtdly remarkable.
Ths is a lesson in many ways
Af somali ku hadal waa luqadadiye
Rafaad kii ugu xumaa oo an soomaray waxaa uu ahaa habenimo bada ayaan saarnaa waqtiguna wuxuu ahaa 2:30 baduna way kacsanayd ugu dambayn doontii way rogmaty intii kugeeriyooty allaha unaxariisto 😭😭😭😭😭
Mohamed Mazka Alxamdulilahi dheeh wll Allah aya mahad leeh
wall kasoo shekeey plz waiyaha lasoo xariir
things wll madoonayo inaan kasoohadlo mxaa yeelay dad badan ayaa habeenkaas naftooda kuwaayay marka wll familkilkii ay ka geeriyoodeen ayaa soo xasuusanaya 2013 ayay ahyd
@@illahayayamahadleh5358 alx wll qofkii waqtigiisu dhamaado ayuu alle oofsada
@@mohamedmazka3863 haye wll wa mahdsnthy
Cabdixafid waad mahadsantahay waan salamayaa wiilkaan Somaliyeed oo Aqliga badan. Waxaan waydiinayaa wiilkii yaraa ee hooyadiis lahadlay ee wax mahayyo ku tiri muxuu warka hayyaa waan kanaxay 😪😪hooyadaas allaha ugargaaro bal muxuu kudanbeeyay nooga soowaran mahadsanid 👍
Yurup ayuu so galey wllo jarmalka ayan wada jognaa wilka❤
@@SadaamMrMasha Allah Saddaam waad mahadsantahay waa war fiican hadduu Nabadqabo alx hooyadii ha kawar qabo haddii ay nooshahay iyo hadday Dhimataybo
@@SadaamMr war sxb ma ruunba yarkas ma Germany bu jogaa
Waxaa wanaagsanaan laheed Brit somali tv iney kasameyaan decoment somali library ku keediyaan inleen waan ilowsho dhownahay waligey matagin 🇱🇾 Libya iyo sudan 🇸🇩 wlh kuwa bahdilay dadkeyga ma iloowi duuno nolasha waa wareegto aduunka waa maalmo Alx 😢😢
Sax abayo iyo sood africa decoment in laga sameeyo
Abdihafid waa kugu dhiiri gelinaya zxb qali sidaa dhalinta soomaaliyeed ugu dadaalaysid keep going zxb🥰
Scw walaa Xawla Walaa queata ilaa bilaahi cadiim. Yaa Rabi astur dadkeyga soomaali. Meel kastoo aduunka ay ka joogaan duruufa culus yaana ka dulqaad. Ilaahayow waxa keena nabad iyo barwaaqo ah nooga dhig dadkeedana. Isjecley sii yaa alaah musta jiib dacwaatanaa
I am glad he safe and made it. What crazy sad story. 😔 He needs to write a book. A movie needs to made from these stories.
Salamad allow qaran barakaysan kaa barinay dadkan Kala jedana qalbigooda mid ka dhig abdihafid shaqo wacan haysaa ilahay hakuxifdiyo u are always king ❤❤
this man is a story teller plz soo bariya sheekoyinka nucaan wlhi maskaxdyda ad by isku badashay
Aniga wllalkey lagu wayay Libya since 2008 war laga ma hayo Ilahy haso sahlo Hadu nolyahy hadi kale Alaha haunaxaristo
aamiin
Amin
Aamiin sorry wll
Asc wll aniguba wllkey ayaa lagu wayaay 2008 walhi 😭 kama samir wllkey inuu nolyahay ayaa u haystaa lkn ilaahay baa og meel uu joogo aduun iyo aqiraba yaa Allah adigaa wac og
Aniga aabahy iyo 2aderaday ah baa laalayahay 2009😭😭😭😭😭😭 allow nolol igu tus
Waan ka xumahay walaal key dhibka uu soo maray walaal anigu marbaan carab aaday waana ka qoo mameeyay 3 sano aan sucuudi joogay hadii aan cimrikayga aan ka jari karo waan ka jari lahaa masha alaah hada muqdisho aan ku nolahay ganada ama marekan midna ma rabo waxaan ahay bajaajle oo giro kutahay waana ku farax sanahay hadii aan 3 dolar ka helo iiga fiican 1000 dollar oo aan yurub ka shaqeyo maalintiiba dalka allaha inoo maceeyo
Waw wa sheeko xiiso bdn
Murugteda wadata
Wad ku mahadsantahy wariye abdi xafid sida wangsan ee aad bulshada uga wacyi galineyso
Arimaha noloshooda qatarta ku ah
Sido kle waxa aad uga mahdcelinya wiilka dhalinyarada ah ee sida wacan nooga shekeyay qisooyinkiisa xanunka bdnaa 👍👍
Wallhi waa Qisso xanuun badan wiilkaan sheekadiisa wali kamadhargin waa dhibaato aad ufaraban subxanallah soo painful 😓
😭😭
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abdixafidoow qisooyinka tahriibka maalintii nosoo daa wlhi waa qiso xanuun badan
Qisooyinka tahriibka soo badi cabdixafid dadka hajoogaane.
Somalidu waa dadka dadaha adunka ugu tahribka badan wana dhibana yaal hasa hatee weey dadaal badan yihiin 👍👍
Abdalle wlhi wiil adag oo raganimo leh weeye guulayso wll dayaca iyo dhibka tuugta wadan keena haysata ayaa sabab u ahe
Dhalinyaroy wad maqlaysan joojiya tahriibka BRIT SOMALI TV thanks wllo
Hada baa rabaa in aan tago oo tahriibo😇😇
@@zuldaanbotan9232 hno ducan kugu daraya iska joog
Quruxey soomaaliya waxa yaal maleh
@@zuldaanbotan9232 wllo ana tripoli joga allow mar iga sar adna ha so adin hno
@@maryamamahamad3477 waan ku sugin inshaa allah
Waa wax wanaagsan in beeraha lagu fashay, oo cabiid Laga dhigey Wiilasha somaliyeed, wax yeelo mooyee wax tar maleh 90% Dalkii wey dumiyeen , qabyaalad bey na bareen aysan wax ba noogu qabaneyn, caruurtii by laayeen, gabdhihii bey kufsadeen, balaayo badan bey sameyeen.
Barnaamij yadan waa muhim aad soomaali u anfacaya👍👍👍
Waa waxanuun aad qalbiga u dhawacaya 💔💔💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭💖💖💖
Somalia nolol ma taalo waa laga wada cararayaa qof kasta muraadkiisa Alle ha u sahlo
Waa qiso xanuun badan illahay ha badbadiyo umada islaamka ah wllyaal wiil baa sas noga maqan libya ka soo baxay bishii tobaan 2008 ayay ahayd nolaal iyo geeri ilaa hada ma jirta mar baa hooyadis qolo la aqoon wacday oo umalayn inay yahiin Taliyani Allaah ha soo sahlo in baaraha lagu fasha laga yabaa inuu dhintay na waa macquul
Bismilah wa murugo marekan visa ku imaday lkn wilkan rafad usomaray 😞thank yu Allah.
Walal ninkan nasiib ayuu leyahay dhebka anga sow marnay
Ayaa ka daran
Hi
Doqon carbeed ima gumesan doono iyo mid kaleba in sha alaah meel ugama socdo dalkayga hooyo i lov somalia ku raaxayso dalkaaga hooyo ama sidii ninkii madowga ahaa ee marekan ayaa jilib lagugu dili doonaa fifa somalia waan ku fanaa dalkayga
Ninkaan waa nin aad u adag oo fur furan allaha xafido❤
Wiil oo abtigeygi dhaley .aa lasooxadey ..Libya aalageystey .alhamdulillah maanta woxookunool yahey wadan ka jermany
Yaaxaday waa watay
INTA HADA KU FIKIREEYSO TAHRIIB JOOJIYA INSHA ALLAH ILAAHAY BAA IDIN IRSAAQI
This is so painful walai especially that mother. Please noo soo badhi real story like this. It keeps motivating not to travel
Coloolxumo
2023 ayaa la gaadhay hada ayaan baxaa.
Geeri aakhiro ama guusha nololeed.
Masrata meesha Somalia lagu gumaadi jiray wlhi meesha ku dhiman gaadhay gaajo darteed allah dilee dhiinta
Masha allaha waan ku aqoosaye waxan ahey reer shusha camp
M.a wiilkan walahi wa ninraged ilahow xafid somaliyey qata wacgalinta wadankena wxnoga fican majiro wadankena anjogno silacas aya yalo admaqlesan
Subxaanaallaah cuqubadii soomaalida ayaa ku dhacday Liibiyaanka maanta ayey hayaan Aaway dalkoodi, Aduunku waa harka labadiisa gelin.
Alla xanuuun badana ilaaahow rabiyow noo naciiim libiyaaan xasidsanaaa
Ana qisadayda inan dadweynaha la wadaago rabaa halkeen kaala soo xidhiidha wllo
سبحان الله ربك رب العزة عما يصفون وسلام على المرسلين والحمد لله رب العالمين
inaadeerkay bay kudhacday shansano uunbay lacaga kaguranayeen libiyaanku aakhirkiina tiibasho kudhacday alhamdulilah waanoolyahay laakiin naf uugumay lato galin
WAA wacyi galin abdixafiid had ayay wali kusii socdan ha joojin program kan one a week please meesha waa lugu dhamaday
Keep going abti abdixafid illahay haku hiifdhiyo adun iyo aqiiro dhamaan walaalaha Islamka ah scw scw scw illahay dhawfiqda haawada wafajiyo
Salamu Alykom,
Thank you brother Abdihafid may Allah (SWT) reward you. I truly hope my brothers and sisters who will try to attempt to migrate in this way to ponder to these horific and severe oppression.
I am truly saddened by what my people gone/going through.
To those who can't pass the qabiil narratives no matter who they are; family, relatives, friends other qabiil , I can no longer pair to hear you. Isn't the dignity of our sisters, mothers, daughters and brothers sufficient enough to understand that we had enough.
As an individual, I'll make sure myself and my children advocate for our unity, to love one another and work for the betterment of mankind starting from home "SOMALIA"
TO SOMALI PEOPLE, WALLAHI AFTER ALLAH'S HELP AND GUIDANCE, WE ONLY HAVE OURSELVES TO HELP ONE ANOTHER. THIS LIFE IS ONLY A FEW DAYS, LETS HOLD HANDS AND CROSS THE BRIDGE AND HEAL
2021 qof tahribaayo hadaa aragtaan waa qof walan
Alla allow dadka int hartey badbaadi yaa rabbi yaa rabbi noo gar gaar soomaali yaa rabbi
Ax wllky IGA wayna iyo asxabtaydi Ayan Ku wayay 😭😭😭😭
Ax wll waa halkee adiguse halkeed joogtaana
yaa illahii somalidena saxriir iyo dhibato kadhowr . wanii jeclahay somaliyeye
mashallah wanin adakeysibadan ellah haku xifdeyo
Shubxana allh waxan kaxumaday marka gacantisa laguciyarayay iyo faylka lagucilcinayay marka horta ajaanibtu xasisaxaa wllhy waxan aaaminsanahy adunka inay somali ugu asxan badantahy haybad waxaakuledahy dhulkaga hooyo waana lamahuran alow dalka nohagaji
somliyeey dalkiina iyo dadkiina ku kalso naada somliyeey waa ika dar daaran laa ilaaha ilallaah muxumeda rasuulu laah🥺😰🥺🥺🥺😰😰😰😰😰😰😰😰😰
Lailaha-Ila - Allah. Muhammad rasulu- Allah.
Hedaha wa DULINIMO IYO IMTIXAN XAGA RAABI. WAYO COLAD AAN CHIRDIN AYAD SHEGATEN. NICMADA ALLAH AYAD KABEN SHEGTEN.
“ TUMA LATUS ALUNA YOUMA IDIN CANI NACIIM. “
Wale RABI WUNA WEYDIN DULKA BARWAQADA AAH INAU KHARIBNAY O KABEEN SHEGNAY.
Wadankeyga waa la heystaa hadii la leeyahay qof dhintay baa lacag laga rabaa asagoon lacag laga bixin la,aasi maayo
Ilhayow libiyan ka na hoos keen Oo wadanka nooso celi 😅❤ hadaan dameer ahaan ugu shaqaysan waayo
This is most intriguing and ,emotionally turn u upside down. Thanks.
Ala Geesisanaa mashallaah ilahay wuukuu maxiinay inaadeer
Wlhi wax la ilaawi karo maaha dhalinyarada somaliyed Allah dhibka haka qaado qabyaladana Allah hanaga madoobeyo
ABDIHAFID NIN QALBI WANAGSAN KEEP UP
Asc eedo sheekooyinkaan qoraal bugag ka diyaariya. Kheir badan allaha idinsiiyo
Anagoo qooxoti ah oo kenya 🇰🇪 joogna ayey sawaxiliga aminsanaa somalida inay dollar haystaan. Anaga barnay inaa lacag laluush siino
Waa ku mahadsantahy legend cabdull xafid keep going guuleyso 💪🏽👍
Hhhhh and Hhhhh
Masking
Ninkan walhi qisadan film walaka sameyankara😢😢
Wan dareemi karaa xanunka oo so maray qof tahribay uun baa dareemi kro alxmdulilah lkn xasus I galshey dhibkan wnso maray 😢😢😭😭😭🤲🤲🤲
Somali silicaamiyaa udabbayse
siman hada xagee joogta wllo
Wlhi waa nin rag ah horay usoco bro
Alaahu Akbar walaalkay ayaa liibiya kudhintay ilaahay haunaxariisto yaa Alaah yaa Rabi
Alxamdu lilaah in uu Ilaah ku soo dhaafiyay
Asc hn hooyada waha iko dabaasay 2004/2005/libaya, (rabeha abdi holad)😢 🤲 ilahyo
Yaah hooyo miyaa😢
Yaah hooyo miyaa😢
Haybad wxd kuleedhy dhulkaaga hooyi😱😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Carabta waxaan ka maqli jirey oo xumaan ah shaw wayba kasii daranyihiin inkaari idinku dhacday idam alle
Please kindly consider subscribing if you haven't already. Your presence makes a big difference. Thank you very
Inshaa Allah sacadankadib hadan arkoo pof Libiyan AA hadan diliwaayo insha'Allah
Waqalad qofan waxba kdhibin karabta
Manshaallah wiilka karti bu leyahay wa nin rag ah
😭😭😭😭Subxaan Alle farajkiisa wuu ula maqnaa waanu helay
cabdixafid wanku salamaya walakey wiilka somaliga ah sadaqo ayaa ku waajiba sadaqo baxso kudheh
Allow muslimka u gargaar allow farad qeerqaba noofur amiin yarabi
Respect!!!!
Ilahow somali u gargar🤲🤲
Wiilkii beerta ka baxsaday oo hooyadiis bilaa guriga ahayd raadi walal
Haa Abdihafidow raadi wll💯💯
Walhi wa xaqiiq wll wad so pax did ayan lahaa ilaa liipiya tahriip lakiin goorroon ayan wareysi gaaga lakulmay wan iska joogaya ina duceeya umada musliminta ah in aanan tahriipin llahayow arsaaqad xalaal ah isii umada musliminta ah na dhipka ka qaad intii gacan cadaw ku jirtana kasiidaa yaarapi 🤲🤲🤲🤲😭😭😭
Ninkan inta meel uusoo maray ayaa soomaray dhibaato waa ay taalaa tahriib
Wll hada inte joogta
Anba wallo alx illahay ina nabad keenay illahay intii inaga dhimatay haw naxariisto
Dulmigaas bay la bur bureen, saas u nac Itoobiya Ilaahay ha idinka xoreeyo
Walahay waa cajiib
WXn tahriibAy anOo 14 saNo jirA hAda Yurub joogA Alx🥺🤌🏿
Wa runtii Biyahana waxa loogu badhxinaya Basiinka ma gaajonaysid wd iska dibirsananysa xalada u kahadlayana ninso tahriibay unba dareemi karama liipiyanku arxanmale allah cadabee
True true qurbaha walagu washay shock Ilahay Somali hau sahlo
waa dadka aduunka ugu cunsurisan Libyanka waanecebahayi liibiyaanka waa daalimiin
wll dhowr liibiyan ah hadad somaliya ku aragto maxad ku sameyn laheyd ileyn weyku dhibeene
SOUTH AFRICAIYO LIBIYA SOOMAALIDACQABUURAHEEDA😢😢😢😢😢
سبحان الله سبحان الله
Subxanallah. Aaaaax walalhi
Dhib 😭
Subxanllah kuwaasa islam sheeganaya libiya dad fican maha
Inta 2024 daawandoonto wansalaamaya
Haben saq dhexe aya number libiya isowacay o igudhahay wllsha wey dhimatay waan aasayna usheg rerkina😢 talaa igu cadaatay bal maxn walidki ushega
Ugudambeyn wey kusamren
Allah kunaxaristo wll
Allaha Unaxariisto aamiin bro Hada Walasha Miyaa Tahriib may eheed Runtii waa naxdin xanuun
Ka soo socdoow ka joog.
If iyo aakhiro waad seegiye.
Wadankiina jeclaada soomallaaay isuna hiiliya
Subxanallah illahow dhaliyarada inta dhiman nooga badbadi 😭😭😭
Best barnaamij dhirigalin wax Rajynyaaa in abdixafid wareysto dadka mara turkey 🇹🇷 iyo magafayaasha somalida sAy dadkooda udhacaaan in kahadsho meshaaa hawal talaaa yadna
Turki🇹🇷Anika kusocdo wll
@@abdiazizabdallamoha9203 Alle khayer hakaala kulmiyo Walaal welcome
Subxaan Allah illahayoow umada soomaliyeed dhibka kasaar
Ilaahow Umada u gar gaar somaali meel walbo ey jogtaba waxaa lo maleya lacag iney yihiin cairo ayaa jogaa Alxamdulilaah waa ku nabad qabnaa laakin waxey no maleyan inaa nahay lacag socoto ilaahey ayaa og mesha ey kaso gasho ilaahow adiga mahad leh
Wow walahi it is heart broken 😞